NUURADIIN
5:53
Added: 2 years ago
From: Siciidnayl
Views: 38,392
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkk dhimasho la jeclidiinaa  ninkan miskiinka ah qofbaa been iska mala awaalayo yaab hubsiimo halbaa lasiistaa ee nuuradiin xogtisa ninkii haayaa dhimasho ama geeri haka soo jawaabo

  • dhulkaad ku dhimo ama ku noolaawa dhulken quruxdiisa araag iyo baada quruuxda badaan oo soomali iska dayacdaay ilaahow nabaad ka dhiiga dadkeenan is jecleeysii fanaanka dhulkeena ku faanyaay nuuradiin

  • nuurudiin wuu noolyahay walaal waxa uu marki igu danbeysay ku danbeeyay hargeysa

    he is one of the best

  • heestani waa hees wacaan maansha allah nuuradiin thanks

  • DAlka qaar way dhahaan uu dhintay nuradiin markaa ma runbaa in uu dhintay walayaal! waxaan idinka rajeynayaa jawaab!

  • @walal, ma maqal, lkn dabcan markii iigu danbeesay wuu noolaaa,,, inuu noolyahay ayaanse, ufilaya, qaali

  • @Qanciya1900 mahadsanid walal anba waxaan rajaynayay in uu noolyahay

  • @YasminOh adaa mudan walalo mcn

  • @Qanciya1900 mahadsanid walal anba waxaan rajaynayay in uu noolyahay

  • Awsome cool place I wonder where it is really?

  • nuuradiin ...... fanaan jira

    sida heesaha aad u sawirtid ayaan jecelahay sxb

    fanaan iyo badh

  • i hate cag yar

  • xidig..xidig..xidig..xidig..xi­dig..xidig..xidig..xidig..xidi­g..xidig..xidig..xidig..xidig.­.xidig..xidig..xidig..xidig..x­idig..xidig..xidig..xidig..xid­ig..xidig..xidig..xidig..xidig­..xidig..xidig..xidig..xidig..­xidig..xidig..xidig..xidig..xi­dig..xidig..xidig..xidig..xidi­g..xidig..xidig..xidig..xidig.­.xidig..xidig..xidig..xidig..

  • Sadaha Chirkadu waa uskag

  • Sagal aragtidaadi caashaq sow imuu helin w0w NUURADIIN NOLOOW AXLA SOWT,,,

  • nuuradiin axmed waxaan ku arkaay hargaysa main...

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more