Added: 4 years ago
From: sayidgedo
Views: 83,058
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (43)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • good leadership=== peace, fun, passion, and love for all. amazing how quick we lost!!

    -----------I CRY, DO YOU???????---------------can u see how people had fun while they were from all diffrent tribes? reer baadiyoo yaa ku dhalay? ka xaab xaabi waa taasaaye!!!

  • AAAAAAAAAAAAAAAAX, THX FOR THE MEMORY. EX FIYOORE !!!!!!!!!

  • Somali use to RAB CHECK 01:46 I mean it she is

  • dalays xasan baxsan iyo qalanjo hakaba hoo sedeebu hoorada biyee caleeeeeeeeek maama dalees

  • Lan naftiis bilaan lee.....maskantiisi lee etee.......ganyoo laabadee....lugtoo lee ki roogoo.......dooga lamalamayaa libintii gugee....loooool da is the best.

  • AMAANDHOOREY actually waa qadiijo c/llaahi daleys xassan aadan samatar seyban xaaji cali baxsan & qamar c/llaahi xarawo ee qofka aad qadro ku qaldeyso waa qamar

  • actually waa khadiijo c/laahi daleys & xassan aadan seynab xaaji cali baxsan & qamar c/laahi xarawo ee qadra halkaan kuma jirta

  • waraa AMAANDHOORE af raxanweyn mataqaano qadro daahir wey jootaa laakiin heestan waxba kama jiibineyso fankana kala baro waa Daleeys.Samatar ,Harawa iyo waliba BAXSAN LAAKIIN KULANKAN WEY JOOGTEY QADRA DAAHIR CIGE AFKA RAXAN WEYNTANA UMABA BILOWNO

  • hal maka fahmoyi bisinkow af somali miyaa omg laakiin waa waayeelo baashaalaayo amazing

  • bellakiin hadaa fahmi weeyso waa lagu taabanaa maalugu dhahay waaba is dhiboosaaye iska dhaaf noo hadaad fahmi weeyso dad fahmaayaa jiree

  • waw maash allah illaahow waxaan kaa barkynaa somaliyoo nabadeedii ku soo noqoto runtii markaan arko waxyaabihii hore ee wadankeenu hahaanjiray aad baan u calool xunaadaa waa yo markaan indha ha soo kala qaadnay wadankeenii dhibbaa ka taagnaa ilaahow sidiisii noogu soo celi AAMIIN

  • that was when somalia was peace and it's were happy,

  • waa fanaanad qaali ah waa fanaanadii qaranka soomaaliya.....

  • Vivaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa Daleeys. Daleeys ROCKS Masha Allah

  • Eeddo Khadiijo Cabdullahi (Dalleys), waa hobaladdii ugu horreysay ee koonfurta Soomaaliya. Aabbaheed waa Cabdullaahi Camey, turjumaankii ugu horreeyay ee Soomaaliya. Soomaali qabiil laga kari waaye waa Marreexaan, Reer Diini, Reer Kooshin. waana dadkii hormoodka ka ahaa dhisiddii Soomaaliyadii kaska loo burburiyey.

  • Dalays , Xasan , Baxsan iyo Qadra oo ku heesaya AF RAXANWAYN beri samaadkii SOOMAALIDA SOOMALI AHAYD.

  • beelakiin ma waxaa lagu dhahay hadaad fahantid heesta lacag aa lagu siinaa waxaa u hadloosaa sida ruux raba inuu fahmo oo hadana ay dhib ku tahay oo kale

  • Xasha! good ol' tymes lee iga dheh..arliyo ahaa iyaah....nooloow dalayseey, idinkama qasneen waan arkaa......bashaalka aduuunka

  • Maay Maay Mother

  • She is Marihan but from Baydhabo, she has never been to Galgudud. Baydhabo is a home to all somali citizens.

  • baydhabo dadkii leh ayaa guri u tahay ok,inkastoo somali oo dhan gacamo furan lagu soo dhabeeyo

  • caleeeeeeeek daleeys af maay feeylaha

  • maryooleey hora waxa lo yiri geel indha kuul muxuus ka kasaa kurtunkas ku rugtaayee Arllaadi waaye dakaan makasaasaan isin isiiba ani libeeh la foofee asarshey lugooykun nankale ma sheegne viva Arllaadi isiiiiii

  • Lol, Like samatars move on 0:46

  • meva02 Samatar is from Diinsoor not Baydhabo

  • Abdi Jabar let Baidoans be proud of their great singer Daleys . She is from Isha quarter of Baydhabo, Samatar is also from Baydhabo.

  • is anybody can answer please,i wanna know weather DALays is from BAAY OR from PUN LAND

    .but she is well done with RAHWAYN LANGUAGE

  • Brov, she is original from GEDO but also lived in Baydhabo.

  • she is marixaan from galgaduud

  • This is memory time sayidGedo Well done mate

  • Baxsan , Xasan Eedan are with Dalayes -- good old days!!

  • This is real entertainer!! by the way is she is alive,anybody know that??

  • alive and kicking

  • sayidgedo i love ur videos pls can u minimize or remove that red line.wuu naga dhabqinayaaye.

    thanks alot. good job

  • Gobolka Bay produced great singers like this Legend Daleys, Samatar, Qoomaal.

  • anii luun dhabaayee abuurshee lahaaye' anii libee la foofee. reminds beer abuurka waaaaaaaaaw

  • wow i love the move she makes in 2:04 she is a true entertainers.

  • Woow!!! what a old school song that reminds me back home. She's a songbird,Lagend, and bilingual. Thanks Daleys

  • I saw her in Beled Xaawo and Mandera in Kenya back 1992 and that was the last time I saw her. Daleeys is one of the prominent figures of WAABERI band.

  • Woow. the lgend. Thanks sayidgedo. Have you got more surprises for us?

  • xalweeste

  • She is crazy as ever I love her she is a true somali legend we love you Daleys

  • I didn't understand the song, but I enjoy it. She is a true Somali Legend!

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more