Added: 10 months ago
From: qooqane65
Views: 9,370
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heestu waa hees macaan layskuma haysto laakiin fanankan wuu ku ceeboobay wax uuna lahayn ayuu xaday heestaan waxaa alifay oo laxameyay nin holland ku nool oo layiraa aaden gaab wareysigiisa ayaan ka dhageystay harwanaag news

    marka waa ceeb in lasheegto wax qofki lahaa uu noolyahay

  • somaliland alaha u barageeyo nabadooda waa walalahayaga anagana somaliya sidii hore ala nooga dhigo aloow xamar iyo xeebteeda xayi aan uku baashaalee alshabab iyo ku wa lamikaa na ka qabo

  • woow waa hees qiimo badan......viva

  • waaaaaaaaaw somaliland ilove u so mach guul waligaa

  • wuuuuuuuuuuuuuuw somaliland duushayeeeeeeeeey

  • rageedii baa heesaya.maansha allah.

  • Somali man: Walaahay anigu waa hees aan kahelo oo aan caadi aheyn, markasta inaan dhageystaan jecelahay. waa hees sida loo habeeyay waaa si wanaagsan.

  • Somali man: Walaahay anigu waa hees aan kahelo oo aan caadi aheyn, markasta inaan dhageystaan jecelahay.

  • Comment removed

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more