Added: 4 years ago
From: Gobanimo2007
Views: 7,908
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (38)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ninkan waa benale dakane onlf kama soo goosan waa ciyaal uu meelaha ka soo aruuriyey lakiin benalow yaa ku aaminaayo ilahay agtiisa waaad ka fogaataye inaad afkaada ku hadlaynin waa laguu jedaa in gus amxaaro dabada kaa jiro ogadena ma tihid waxaa tahahay kuwa xumaantooda raadiyo oo qurunka ah ee sheego cidaad udhalatay nacalaa adiga iyo reerahiino ku yaale xaranyahow basaaska ah

  • long live O.N.L.F insha'allah OUR land will one day be free from ethiopian occupation....

  • doqnkii sulub maanta hageed ku danbeysay......looool......caq­li daro maanta my jabahd ONLF waata aduunka laga yaqaano, waata habashi gafuurka ku dufatey, waata bari qabsanaysa dhulka, waata ghadey shinile shalay, waata harar u sii socota, waata mustaxil qabsatay, waata wardheer qabsatay, waata magaalakasta kor faida ee doqon naar baa ku dambeysa

  • CANEY WAA DABAQOODE....N0 1

  • Waa Nin caqli badan . oo xalada ogadeen kujiro kasaari kara. ee caqli ma ahan IN HAWIYE AY KU DAYDAAN OO TOODABA U YAABAN

  • horey ayey itoobiyaanku isugu dayeen inay barnaamijkan oo kale dadka la dhexyimaadaan.

    midka hadda hadlaya ee iska dhigaya inuu taageersan yahay itoobiyaanka ayaa beri xamadda wuxuu ku ridi isla itoobiyaanka amxaarada iyo tigreega ah. haddaba, soomaali nin la yiraahdo RICHARD BURTON oo muddo ku dhexnoolaa ayaa ka sheekeeyey isaga oo soo xiganaya hadal Sayid Maxamed yiri, wuxuuna yiri "soomaali mid kaa jira iyo mid kula jira kala saari waa kuu wada soofeysanayaan mindi". marka tii ayaa taagan

  • somali caqli xumadeedaa lagu kala qaybinayaa: horay ayaa looo dhahay lax walba meeeshay isdhigtaa lagu qalaa : onlf maxaakiim isbahaysi dib u xorayn dowlad alshabaab iwm marka dambe ayagaa la iska horkeeni doonaa ogaada haday saan ku sii socdaan o aysan caqliga adeegsan

  • Haddii ay sidan ku socoto soomaali galbeed waxa kasoo hadhaaya ONLF:ta duurka ku duumaaleysaneysa. Dadka kale waxa laynaysa tigreega. ONFL:na illayn jawi ay ku taranto (there is women left all killed by tigree, so there won't be reproduction!) ma haysatee si TARTIIB ah ayay u dhamaaneysaa.

  • ONLF waxay u dagaalamaysaa waa gobanimo doon. Sax, laakiin marnaba ma iswaydiisay waxa ka danbeyn haddii ay hesho xoriyadda? Ethiopia waxa dagan inka badan 70 jinsiyadood oo kala duwan. Maxaa u diiday soomaalida(5%)inay wadanka la qaybsadaan jinsiyadahaas? Jawaab: Soomaalidu markasta waxay raadisaa oo u dagaalantaa "IDEAL" world, oo aan ifkan aynu ku noolahay marnaba ka suurtoobi doonin. Aakhiro allaa og.

  • hoyada iyo sadax la dhalaty wass sagalay wax wadagan waa amxay waxaad mesha la timid hoyada caar dhab ku dheh .Marki aad Tagtey Adis Ababa ayaa Church ka gashey dhiladii ku dhashay wax adiga aaba Ethiopia ayaaa u deegi jire adiga wali waad u adeegta horey ayaa loo dhahay Ay waxo dhalaan Ey adiga waxaad raacdey aabihii ku galay mana ahaan ciibtada ee waa caadada hee la soco ee walasha ha fuula Ethiopia hooya sariirta ugu firaaash Ethiopia

  • Ethiopia iyo wixii raacsan halaag baa usugnaaday.

    Nimaan Soomaali dhalad ah aheyn East Africa xaarka ayuu ku cunayaa.

    VIVA SOMALIWEYN.

  • dhiladii ku dhashay was..waryaaa..war kan waa tigre ee iska illaaliya..war ogadenia way xorobe idim alle...ninkaagan xaarka cunaya...awoowgaa la shid..war xaaaraamigan xaaraamiga dhalay ka kaxeeya meesha

  • waxa hubaal in onlf aay dhibaato uu gaysatay somaligalbed oo aay asageed ka rebtay waxana dhibku ka yimiid argagixiso ku dhexfirta oo ONLF sheganaysa waxan lenahay ilahow ka qabo argagisixada dhabaam somali meleey jogto

  • beenaale beenaale dhalay cid ku garaneesa majirtee kac dabada dhiibo tigry wax ha ku fuulee waxaad sheegayso iyo wax wax kaa dhagaysan iyo waxaad diin ka taqaano malahaan beenaale xaguu ku arkay yu wax ka ogaaga onlf muxuu kayaqanaa naftan awalna onlf halkamusan ogeen markuu soo galayna waxba kama ogeen

  • I've more reasons to support AL-shabbab and ONLF now.

    VIVA ONLF

    VIVA Islamic courts union.

  • As Ur Nickname denotes, U are a typical born terrorist. Just like those resort 2 terrorism when they fail to pursue like a good normal guy. Terrorist Bloodmoney I like 2 tell U that the days of Terror in Somali Soceity is OVER. We'll no longer tolerate the likes of U, M O Osman, Adani, Gen A Mukhtar, M Isma'il and Terror Co. 2 disrupt our lives

  • ...tigre bastard pretending to be a somali calls "bloodmoney" a (terrorist). Mr tigree ass-licker, we will defeat you and all of the tigre Christian bastards!!!

    my tigree ass-licker: i'm somali and i 100% support the ONLF. so go and tell all of your tigree masters.

  • Time will tell that U R real Terrorist, The Terror era is over. We R awake. Soomaaliyeey Toosoo Toosoo Isku Tiirsada ONLF way na gubtaye Kacoo Dhulka Ka Saara. Hadba Qabiil bay noogu soo gabane Baabi'iyoo Bakaaraha ku celiya. KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • hoyada was

  • Ninku in uu qaladkiiso fahmo ma ceebaa? maya waa raganimo, si'aad dhowaan cashir kuugu noqoto. Wadajirbaa qaranimo keenta. Sulub saaxiib waan kusaamaxnay sxb.

  • Someone Finally realized the destruction of the clan Mooryaan, the so called ONLF. Somaligalbeed ha'israacdo.

  • what a lair he calms that he knows much about allah if thats is the case why is he got so much arm gurd police around hime? let me gus he is goin back to the person soon after the speach thsi is kinda menz that ethopia use and abouse them ... just look this guy he is tryin to brain wash this old mens ... without having real evedance ... your sick for life.

  • Xaqiiqadii ONLF dhibaataday u gaysatay Somaligalbeed gaar'ahaan Ogaden (somali sub-clan) ninkii damiirle waagaranaayaa waayo qori dabay lawareegayaan oo xabashidiina dadkiibay kudirayaan kaamana celinaayaan

  • Don't lie about the Koran. You're such a big liar! You're scare to death from the Tigrain regime. Mr. Gobanimo, stop spreading lies and distortion against your own people. You're either related to this liar or you're one of them. If you look this picture very careful, you can see a dressed army officer walking left side. This is a propaganda created by the dabaqodiga Ethiopia in order to confuse the people.

  • What a liar? Markuu jago ka waayay, ayuu been halkaan noogu aqrinayaa. Somali Hadaan nahay waxaan caado u leenahay, in haddii aan kursi ama darajo wayno waxaan olways lasfanaa cadawga somaliyeed. Ninkaani sidaas oo kale. Ninkaani wuxuu ka mid yahay lix nin oo ay jabhadu iska ereysay sabab laxiiirta musuq maasuq.

  • VIVA ONLF

  • rajada aan leenahay waa jwxoooooooooooooooooooooo ee alla kucadaab yee caaaaaaaada ladhaaf meesha

  • sulub doqon daafi cun badan, caruurta xaafada hooda laga soo uruuriyay ayaad anaga onlf nooga dhigaysaa, beenaalayohow, nacalaa kutalaa adiga iyo lugbuur ilay iyo zanaawi iyo ina taani

  • MA XISHOODE NACALAA KUGU YAAL

  • Ha nacaladey inanka ilaah ka baq nacalada kugu soo labatee badowyahow nacaska ah

  • TIGREE HA KU MEHERIYO

  • NACAS CALOOL WEYN

  • 'Waxa loo maleegtami jahaad, milaygii joogaye, Muslin iyo Kufraa loo xarbiyi, labada meeloode,

    Murtad weeye gaalada ninkaan, moosinkow tegine'Waxba Diinta ha ku gabban!!! ee ama toobad keen ama adduun iyo aakhiroba guuldarro u diyaar garow!!

  • Nayee nacastiiyey, hadaadan diinta lagu gaban ma gashaan ayaa ku gaban. Doqon ha noqon oo ha u kufrin waxa lagugu cadaabaayo, waa runtiisa doqomiinta dibadaha jooga maxey ka ogyahiin dhibaatada dadka ku nool wadanka?

  • I won't bet on that! The ultimate truth is no one can prove that! Anigu waxan rumaysanahay aduunkan inuu ugu liito qofka sida fudud looga diraa. Mida kale maanta haddii muslim iyo kufur laysugu dhaco, waa la ogyahay cida loo yaabo!!

  • @digasho

    heedhe ma fahmin jawaabtaada, laba af maxaad miduun ugu gaabsan wayday toloow?

  • Gobanimo2007 Thanx for posting this.

  • Wow this is the first time I see any Somali guy speaking clean with a big heart that fears only Allah, Mansha Allah Illaah hanaga qabto wixii dagaal doonaya oo xabad ku adeegsada

  • Suluboow Gadbadii Qaban-diga ahayd ayaa kaa dhex hadlaysa,ONLF na waa Danjiraha Dhabta ah, Laakiin midbaa runa:: inay Xubnihii Jabhada ee Golaha dhexe isku dhacsan yihiin,Taasna waa wax laga naxo,, ONLF Waa rajada kaliya ee Umada reer Ogadenia

  • Nin gaal hoos jooga mise mareykan ha ahaato mise europe suu qof somalia jooga ugu dhahaa dagaalama, taasi xaq maaha, dadkan dibadaha jooga ilaah hasoo hanuuniyo.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more