Maasha Allaah I love this Riwaayad kkkkkk jayte naag lafuray fadhi umayaal kii furayna falkiisa alle kuceshay shuruf lana shaqadii baa alle kubadshay caadi mahan 15kii shumeey Aliciid wakumahad san tahay sxb wax kudhaama maba arag oo soo gasha riwaayad dhamays tiray thnks again
cuntadi ba igu tagtay wa igu dhexdadatay kulaha lol
mariamcaliguul 1 week ago
Mahadsanidiin soo gudbinta Riwaada .
micnamalahan 1 month ago
aniga suuqale soo diray kkkkkkkk shuun shuunka aha miyaaaaaaa ceyb waye adeer ha igu soo celin warkas wanku tuga shuun ceyb waye jeyte allow kuu naxariiso
garaadist 1 month ago
C/qaadir cusman calasow caadi ma ahan jiladaaada sxb aliciid thnx
Ma jidho oo majidho kkkkkkkkkkkkk
shaawey1 2 months ago
Merci Ali pour ce souvenir d'enfance ! Thanks Ali ciid , I used to watch this riwaayad on Tv in my childhood ! A beautiful Ceremony !
sajokal20 4 months ago
Maasha Allaah I love this Riwaayad kkkkkk jayte naag lafuray fadhi umayaal kii furayna falkiisa alle kuceshay shuruf lana shaqadii baa alle kubadshay caadi mahan 15kii shumeey Aliciid wakumahad san tahay sxb wax kudhaama maba arag oo soo gasha riwaayad dhamays tiray thnks again
butterflySom 5 months ago