heestani waa hees iyo badh ereyadaa aan la dhacey ee hestani ku jirta waxaa ka mida " cashaaqu ii food saar igu sii fidyo dhacey , naftu iney fadhido meel ka fogaato ma ogalaa agtadeey ku farxadaa aragaagey ku faanta farxadii aduunkaay qurux lama filaaney dadba adaa ila ficane hala fiqin farda saar filkay aniga oo nool farta yey inagu godin " waa heesta sanadka ayaan ani ahaan ugu codeeyay
masha alaah heesta kaas woo iska lee yahay mahinee heesta ninkaan ee kusoo baxee wlh mash aalah feysalyare guleeyso cade
warsame128 8 months ago
war naga amus
Ruru88ful 8 months ago
heestani waa hees iyo badh ereyadaa aan la dhacey ee hestani ku jirta waxaa ka mida " cashaaqu ii food saar igu sii fidyo dhacey , naftu iney fadhido meel ka fogaato ma ogalaa agtadeey ku farxadaa aragaagey ku faanta farxadii aduunkaay qurux lama filaaney dadba adaa ila ficane hala fiqin farda saar filkay aniga oo nool farta yey inagu godin " waa heesta sanadka ayaan ani ahaan ugu codeeyay
cadnaanehel 1 year ago
waa alfanaan faysal yusuf faysal yare waa fanan da a yar oo imin kasoobaxay cood macaan kolaba heeso cusubo midba midka kali kadaran ayuu soo saraya
maxamud555 1 year ago
heestan waxa iskaa lee wiilka laa dhaho mukhtar osman ee dagan dubia rag badan oo joga yurubna way kuso cayaren heesahisa waar nimanyow xishodaa oo fanan isagi dayer oo hada soo baxay uu daya heesahisa oo heeso sameystaaaa wad indho adagtinee
kashife1000 1 year ago
kanii waa wajiyo xunti asalka aheed heesahi ragu kuso wada cabaday ciidlaa ayuu iskoga qushucay kkkkkkkkkkkkkkk meel fan yaloo muu arag waligiii maskiin
kashife1000 1 year ago