markii uu yiri Sharciga lagu heshiyey halagu dhaqmo oo doorasho hala aadana Qaylodhaan hees ayay u soo saartay o ay leedahay soomaliya waa iib oo sharif xasan aya ibsaday!
Unka markii uu 270 xildhiban siiyey sheekh sharif sacabadey tumayeen marii maanta la yiri balantii jabuuti hala oofiyana Mahiga ayay hees kudurayan u qaadeen!
so am asking you people the same question i ask myself.
Wale been maadan sheegin Xuseen Shire Jama Ciyaar Jecel, afkaaga caano lagu qabay sharafoow!!!!!!!!!
Nafteeduroon 8 months ago
funny song, I love it
Ibrabdi 8 months ago
markii uu yiri Sharciga lagu heshiyey halagu dhaqmo oo doorasho hala aadana Qaylodhaan hees ayay u soo saartay o ay leedahay soomaliya waa iib oo sharif xasan aya ibsaday!
Unka markii uu 270 xildhiban siiyey sheekh sharif sacabadey tumayeen marii maanta la yiri balantii jabuuti hala oofiyana Mahiga ayay hees kudurayan u qaadeen!
so am asking you people the same question i ask myself.
What Qaylodhan Stands for?!
Demineedun 8 months ago
Heestaan waxa la sameeyay markii markii Prof. Samatar BBC da ka dhaliilay Farmaajo oo markaas Sheekh Sharif magacaabay.
Professor oo dhan ayaa dhulka lagu jiiday. Qaylodhaan waxay sidoo kale hees u sameysay baarlamanka markii ay kasoo horjeesteen Farmaajo.
Shariif Xasan markii uu Itoobiyaanka & Cabdullaahi Yuusuf kasoo horjeestay ee uu lahaa Sharciga halagu dhaqmo , Qaylodhaan Banaanbaxyada lagu taageerayo ayay dhinac kaga jirtay.
Demineedun 8 months ago
War ilmahan qabyaalada dilooday yaa naga dhacsada wala yaabayee
Demineedun 10 months ago
WAXAAN BEYDKA HEESTIYO
MURTIDII KU BAAL JARAY
ISBADBAADI SHACABKOW
BURCAD IYO JAWAASIIS
YAAN BEYLAH LOO NOQON
ls827 11 months ago
ls827 11 months ago
ls827 11 months ago