hibaaq@rabbigaa ka cabso been dumarka ha u sheegin..wax ay cadayso ayaaba iska yar. waa kiimiko! waxaa laga qaadaa cancerka dhiiga...habloo rabbigiin ka cabsada oo aamina midabkiina quruxda badan ee illaah idiin siiyey.horrible
@Hibaaq2010 hehehe xaasid sanidaa hibaaqay jar baad kasii tuuraysaa gabadha ee ka daa ha sii diline. haddayba u dhibbantahay xagtintii ilmaha yare hadday dubkeedii allaah siiyey ay iska sii qaaddo xaggay hadhaw u doonan?
Subxaanallaah walaalayaaloow midabkiina ku qanacsanaada cancer baa laga qaadaa waxyaabahan oo idil xitaa jidhkiina ayaa ku khafiifaya oon la dawayn karin hadii ciladi ku timaado
Betnovate iyo Dermovate daawooyin halisa oo loogu tala galay in cuduro lagu daweeyo pharmacy-gana lagu iibiyaa, dalalka dawladaha adag lihi kotaraban bay ka yihiin qofkay ku qabtaan isagoon cadayn doctor haysan waa halis. cream-ka diana iyadana badhitaan lagu sameeyay laga helay maado khatara.
Waryaada relax, Adinkaa ka masuula, naagti casba, attention ka niman ka dhan ay hele, tii qurxana oo yara madow, lama fiirio, shit dheh
sahaam2 2 weeks ago
Comment removed
SuperSection3 2 weeks ago
caajiib
xfagadhe 2 weeks ago
Waxaan leeyahay dumarow ku qanca abuuristi ilaahay idin siyay ayada yaa original ahe
samiircg 3 weeks ago
"bacbaa layku xidhaa kadibna shaad" rubish rubish and rubish
jama10033 3 weeks ago
allah maxaa siday alle u abuuray iskaga badashay. ALLE abuurtiis wax la badalo ma ahan maxaa rafatka iyo bac isku xirka alow bac hanagu xirxirin
NajmoSomaliyeyNolow 3 weeks ago
Subxaanalaah walaahi waxaan ka maqlijirey qaldaanka oo leh war dee wey is bacaysey waxaan uhaystey waxkale inay kahadlooyaan ,,, damn bacda lasheego matanaa walaahi sheekadaan waxay katimid djabuuti kadibna waxay soo martey waqooyiga kadib hada inay koonfur usoo gudubtey ma garanaayo... daawadaan waxaa africa soo geliyey Faransiis waadna ogtihiis Djabuuti inay tahay guri faransiis oo uu daawooyinka kutijaabiyo sida Westerenku ay Dooliga{Jiirka} ugutijaabiyaan daawooyinka.
biixi65 3 weeks ago
waa wax cajaa'ib leh
calibile 3 weeks ago
waa naagihii ku noolaa lasacanood loooooooool uuuuuuuf
KAMANEFlSO 4 weeks ago
doqon iyo habeen baa madoobaaaaaaaaaaaaaaaaa.......shit iam black and iam not doqon duh proud being madow u should change the ciwaanka man ......
sniperperson1 1 month ago
why she hide her face? coward!.
TheMohadam 1 month ago
hargeysa naagaan bacdaa tolani maba jirto intay dawo is wada mariyaan bay is baceeyaan
Cabiira1 1 month ago
ayadaaba is marisay intey dadka wax tuseysay
sho7834 1 month ago
This is just sad!
munirafaith 1 month ago
self hate
abdi1983 1 month ago
VIVA COLORKA MADOW NAAG MARIIN AH BAAN AHAY WAANA KU FARAXSANAHAY COLORKEYGA ILAHOW DIANA HA II GEYNIN RABIYOW
KAMANEFlSO 1 month ago
acuudu bilaaaaah
MIZZBORAMA 1 month ago
In lays nuur nuuiryo naagta waa jeceshahay
lakin jawaan isku xir??! iyaah kuma jiro
midakle habeenki see u seexane bacda sharqanteeda aaba madaxa i xanuujin
maxa dhib soo martay walaaleey!
Duqdaa 1 month ago
Gabdhow jidhkiina iyo dubkiinna Allaah idiin dooray ku kalsoonaada oo daysta Allaah nimankuu idiin qoray midabkiina qurxoon buu idinku siine caddaan gacmaha iyo lugaha keliya ah cidina idinku dooran mayseee.
Gacmadheere1984 1 month ago
lolz dhilo iyo dharaar baa cad
hibomaxamed5 1 month ago
war ilen ibtilo oo hadad gacmaha lugaha iska mariso inta kale kumadow waxd u ekaneysaa waraabe
Mrxuuriye1 1 month ago
ewwwwwww nasty.. I would never do that to my body...
UmmuMuheem 1 month ago
SOMALIA IS WHITE NATION'
TheSomalia154 2 months ago
war aduunka dadka oo dhan weey is cadeeyaan xataa dadka cadaanka' indianka ah' somalidu cadaanta weey u dhasheen '
TheSomalia154 2 months ago
hibaaq@rabbigaa ka cabso been dumarka ha u sheegin..wax ay cadayso ayaaba iska yar. waa kiimiko! waxaa laga qaadaa cancerka dhiiga...habloo rabbigiin ka cabsada oo aamina midabkiina quruxda badan ee illaah idiin siiyey.horrible
abdshkr 2 months ago
The video is pointless, you need to complete it to make point to all Somali girls.
garweyne 2 months ago
gabartaan sirtii haweenka banaaanka keentay waa maxay naa orodoo sifacan isku cadeey wali waa madowdahay bacyaasha double iskuku xir sidaaa u cadaatid
Hibaaq2010 2 months ago
@Hibaaq2010 hehehe xaasid sanidaa hibaaqay jar baad kasii tuuraysaa gabadha ee ka daa ha sii diline. haddayba u dhibbantahay xagtintii ilmaha yare hadday dubkeedii allaah siiyey ay iska sii qaaddo xaggay hadhaw u doonan?
Gacmadheere1984 1 month ago
haruudki malaga ilbaxay?? yaab. naag nuureeso wax ka fiican malahan, laakiin iska dhaafa indho sircaadka aa beenta u sheegeesaan ragga.. Ilmahiina waxee noqonaayaan digsi gubtay dabadii
zipviruss 2 months ago
Subxaanallaah walaalayaaloow midabkiina ku qanacsanaada cancer baa laga qaadaa waxyaabahan oo idil xitaa jidhkiina ayaa ku khafiifaya oon la dawayn karin hadii ciladi ku timaado
Betnovate iyo Dermovate daawooyin halisa oo loogu tala galay in cuduro lagu daweeyo pharmacy-gana lagu iibiyaa, dalalka dawladaha adag lihi kotaraban bay ka yihiin qofkay ku qabtaan isagoon cadayn doctor haysan waa halis. cream-ka diana iyadana badhitaan lagu sameeyay laga helay maado khatara.
SoldierGirlSsc 3 months ago
BISMILAAH
ALANLEEY 3 months ago
قال سبحانه: (صِبْغَةَ اللهِ ومَن أحْسَنُ مِن اللهِ صِبْغَةً ونحنُ له عابدون
cisiley 3 months ago