Added: 2 years ago
From: mrissyas
Views: 149,242
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (130)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ADigaa dunidaba shidee bal maxan kugu diiidaya eesha qiyaasak murti mesha way ku dhmatay alla ya cisak degan iyo dhukur l00000l

  • Raas from new Hargeisa Hargeisa  Nimco Dagan from Qudhac-dheer Hargeisa

  • raas from jigjiga yar hergeisa hahaha

  • nimco dumbuluq girl from hergeisa

  • wwwwwwwww mansha allaaah jacayl saan hakaa ahaado lamaano isku fiican waaye noolaaada cimri dheer alaha idin siiyo

  • hees jacayla oo qiimo leh iyo cod macaan. well done waaaw

    wanaag ku waara

  • hees jacayla oo qiimo leh iyo cod macaan. well done waaaw

    

  • wooooow caadi maha 

  • @samiira78 ma xuma in aynu isku heesno lakiin dee adiga dhankaaga ayay wax kaa dhiman yahiin calooshii meeedey lolz

  • nimco iyo raas mansha alah ilmo qurxoon waa iska dhalaysiiiiiin raaso noolol dheer iyo cafmaad ku waraaaaaaaaaa

  • @samiira78 kkkkkk maxaaa ku qososhey

  • @dhuungal inagana aan isku heesno dee

  • Comment removed

  • walacii ayaa tusey dumarku markey walacayaan waa nooocyo badan yahiin

  • @dhuungal kkkkkkkkkkkk

  • Salam All-.......

    Xishoodkii iyo dhaqankii Somali ku caaanka ahayd maxaa qaaday ragii somali ma sidan baa inoo dambaysay qof marwo ah in sidaa foosha xun loola hadlaa ma banaana in labadan qof hadal dagan lagu la hadlo ayaa qurux badan maaha inaan waxaan jirin iyo xajiimayn dusha uga saarno qof marwo ah....halkaa hoose waxaan ka akhriyey mid le isku reer baan nahay Nimco oo hadaad isku reer tihiin ma inaad ceebteda qarisaa mise banaankaad soo dhigaysaa ta kale maanad dumar la dhalan ....ceeeb

  • waa hees u qalanta in laga dhigo best song ,taas waxa dheer sida dareenka(emotion) leh ee loo qaaday. hadii aan heeso samayn lahaa nimco degan uun baa ii qaadi lahayd.

  • caleek caleek waxaas ayaa jaceyl layirahada inaba caadi mahan runtii ninkan iyo xaaskiisuba noolada saxibayal

  • war raasoow qooryo xero kadabagaalay maku dhahaaye....... gabadhaan heesteede iyo codkeeda keliyaaba kugu filane xajiso inta tabartaaya lols

  • wow wow wow caadi mahan heeska iyo nimca iyo ninkeeda nicaay wax qeer qaba ilo aah ku sii walaasheey jaceelkaagana ilaah ha adkeeyo kuwa aad daraadii u nacdayna ilaah ha idinka qabto in u dhageysto waa iks kuu nin ahaaye waa iloowsha badan yahaye adigu samir

  • waw waw waw !!!!!!! maxay tahay hees jaceyl iska dhaafe waxaad kadhadhansane kalsoonida ay sinesyo ninkeda nimco RAAZ dareen ahaan waxa dareema in ay tahay qof daacad ujeceyl nikeda mansha allaah maansha alaah

  • waw alla meshan jaceyl ayaa kudhamaday illaah waba lama aha in uu iskugu dhameeyo inta cimrigooda kadhiman AAMIN AAMIN AAMIN RAAAAAAS IYO NIMCO DAGAN

  • Allow nimco degan & odeygeeda Raas isku daa wey ka muuqata iney is jecelyihiin

  • woow jaceyl iga dheh nimco iyo odeygeed isha baxarka biyaha bada

  • WAAAAAAAAAAAAAW WAA HES AAD U MACAAN AAD AYAA U JECLAHAY BALSE SOMALIYEEY MASG QUULKA DHAAFA DADKEENA KII RAYI LA IMAADO AANGARAB QAWANO

  • mashallah waxaas ayaa jaceyl kaa ah, waxaana maqlay lamaane dhab ah waaye ilaahay caafimaad qab iyo cimri dheer ciwaada suuban ha'idin siiyo----jacaylkiinana ilaahay ha isku kiin haayo isha dadkana ilaahay ha idinka qabto.

  • hadal jacayl ah wey u egtahay murtidu lakin markad duxda u dhadhacdid wad daremeysa in nimco degan ay odayga raas la dardarmeyso waxna u shegeyeyso waxayna ku hadleysa afka dumarka qurbaha lakin aniga waxa i ga talo aney tahay in ninku u isagu wax u sheego kana danbeyso xaaskisu lakin hadi ay xaasku ka horeyo ninkeeda adiga wa ninka raganimo ka dhimatey raas taas waxan filaya in u ogyahay oo an la hos marin karin?? qof waliba sida ad u aragtis ra'yiga kaso dhibo cay iyo af xumana inaga reeban??

  • ma ninbaa murti lagu dulfuro xasuusta maskaxda ha ka dhintaanee inta aan aabahay ka aheen

    nimco maasha alaah abayao aloow kuu adkee jaceelkaaga aamiiin soomaalinimo

  • warba adigaa hayee

  • war heesta caadi maahan anigeyba qushuuc igalisey nimco waxaan marqaati kanahay jacey dhan ah in uu ninkaaga kuuhaya seygaga dareen ahaan xita wa dreeme hah hah hah loz

  • waaaaaw WAXAASA JACEYL AH NIN IYO NAAG IS QABOO ISKU HEESAYA MASHA ALLAH NOLADAA ILMA ADEERAYAAL

  • Maasha Alaaah Codka Macaaan, Jacaylka Dhabta ah, QuruxDA Waxaan leeyahay Raas Waad Ku Qanacsantahay Ood Ku faraxsantahye Weligaa ilaahay Hakaa dhigo mid farxad kula nool Gabadhaas Codka Macaan Oo Aaaad nasiibka u heshay.. Nimco Degan Waxaan Leeyahay Adigaa Dunidaba shidee Wiilkaas Weligaa shid lol Rabi Hay idin la Jiro

  • bisinka

    

  • i love the song what is it called plsss

  • waaw waa hees wacan ..love it

  • ilaahaw isu daa labadan qof , waligaa nacab lama noqdee

  • Comment removed

  • waar heesta ama daawada ama iska eega la idiin ma dirin caloosheede

  • heestu hees cadi ah mahan waa hees iyo badh lkn sxb gabadha uur keeda ha ku mashquulina ee dhagaysta heesta midhaheeda iyo laxan keeda

    wooooooooooooooooooooow waxaasaa cod lagaa yidhaahdaa!!!!!

  • masha allah waa fanaanad fiican waayo waxaa icajabiyey sidey u asturan tahay walle qaali fananad fiican oo icajabisey baad tahay isha baxarka NIMCA DAREEN IYO FARXIYA FISKA ,,,,,,,,, ALLL ADIGAA UGALEH MACAANTO DHIBCO BAAD KUIIYEY EEEEEEEE KEEP IT UP NICE VOICE NA MASHA ALLAH

  • caadi matihid sis

  • من شاء الله ياحبيبتي نمعة "أحبك في الله "واحب صوتك حلو :

  •  War Hadii ay Leeyahay Inantu Uur Waayo Uurku Ma Ceebaa? Qofkasta Sow Uur Laguma Soo Qaadin Usa Usa Aamus Kaad Ku Fiican Yihiine dee waxba haku maqshuulina wiilka iyo gabadhu waaney is qabaane nimco kakakak walaal haa way is qabaan woooooooow man sha allah cod bay hayaan

  • uk sxb dad nooc kalle ah baa kasooo baxaya

  • Nice Song Indr Nooloow (Nimco Degan Adiga Iyo Xaajigaaguba)waxaad haysaa wadadii fanaanadii waynayd ee khadra daahir eggeh waanad ka gaaadhi fanka meel wacane haw joojin kuwa xaaasidka ah ee qoraya comment ka cuqdadu ka buuxdo :)

  • waa labo fanaan oo is qabo miyaa ?

    dagan cod macaan malahan

    laakiin fanaan kaas raas ee meesha taagan

    ayaa aad u codmacaan in kasta

    oo aan youtube ka waayay wa fiidiyow ah

    oo uu lee ayahy raas

  • Allow isku kiin daa amiin mansha allah i love this songs 

  • is badalka fanka dhiniciisa wanaagsan ayay tusaale u yihiin maangaabkuna hayska hadlo aad baan uga helay

  • Heestan ma khadra dahir ayaa heesi jirtay ninyow horta, waan u maleeyee, yaa iska lahaa?

  • ee shacalaa jacayl

  • masha allah waxba jaacel leedhaha nimco waxad tahay fananda jiirtay

  • heesta macnaheeda maydaan fahmin waxaay ku leedahay, makaad maqashay waay tuman jirtay malaha waad iga didaayoo dareen baad iga qabtaa maxaa kaa galay wixii hore adigaa dunidaba shidee.....vs waxba igama gelin wixii hore mar hadaan iminka ku shido.....waar wuxu damiir wacanaa ma neef baa

  • Waxaan idiin sheegayaa ninmanka inanta caayaya maad ka hinaasaysan tihiin lamaanaha... dee anigu wanaag idiinkama arkayo..mida kale maxaad ka faaiidaysaan waxaas oo xumaana ee aaad inantaa ka sheegteen.. waar islayaaba.. goormuu inan rag sidaas udhintay...waxaan la siiyaabay ka kenyata sita waabu dhaaranayaa.. yaa kaa iibsanaya hadaad kun goor dhaarato...

  • @hamaraza nin iyo naag toona xumantoodu ma qarsoonto waxaan aaminsanahay qofkii xun ha la sheego hana la takooro hadii kale dad kaluu xumaaynayaa..........waxaas kenyaairways qoray iyo wax ka daran horaan u maqlay

    kolayba in laga sheekaysanyo waan garanayay ..kolayba iyada waxani waxba ka dhibi maayaan internetkana ma gasho ..

  • ceeeeeeeeeeeeeeb caleeyk.... gabadhas miskiinta ahna ilhaamada aad public ugu soo qortay ilaahba kaa jaaseeynaya...... kana waantoow waxa ku hadlayso hadii aa nin raga tahayna oo princible leh waxaan masoo qorteen...... sorry bro.... !!!!

  • @hamaraza waxa dhacay maalin ayaa gabadh aan qaraabo nahay igu tidhi nimco saaxiib keedii hore ayaa suuqa ka caayay orodoo soo garaac muxuu ku yidhi ayaan idhi waxay tidhi wuxuu yidhi siilka dhinaiisa bar madoow ayaay ku leedahay badhidana waay godan tahay ayuu suuqa ka yidhi waxaan ku idhi maxaay iyadu mar kii hore u tustay?

    xaraan ninkii kuugu tagaa wuu ku caayi karaa laakiin xalaal kugu caayi maayo.

  • @SuperOsloman sxb xishoo oo ilaahay gabaq qofkan aad ka sheekaynaysaa waa qof dumar ah dumarkana in la asturo ayay ku fiican yihiin... xataa hadii ay dhacday ilaahay nin raga ayyuu gaa dhigaye haka sheekayn dumarrkaa sheekkada leh ragu waxaas kamma sheekeeyo..

  • waxas hees ah waxasan jecaylah

  • waaaaaaaaaaw waxaasaa jacayla ALLAW isku kii daa c/kariin ismail muse iyo nimco dagan halkaa kawada noolaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­ada

  • weligay gabadh ma caayin ,nimcona walaahay waa qabiilkaayga. gabadh sharaf badan oo la qabo oo loo han waayn yahay ayaay ahaayd.

    ninkeedii markuu soo diray wax ha kuu soo kordhiso ayuu is lahaa laakiin maay dhicin. sidii ciyaalkii marba nin ha la saaxiibto.

    aakhirkii nin aan meher u haayn ayaay haaysataa , xalaal ayaay xaraan dhaafsatay walaahay cuqubaa ku dhacaaysa. dumaroow ha ku dayanina Nimco doqon.

  • Kenyainairwayz wuxuu qoray waa run, Anigu sorry ayaan u ahay Raas waayo nagta ayuu u qalmaa waa miskiin. Laakiin dhulkaay la dhacday

  • masha allaah gabadha wa is asturtay

  • allaa yacisakum waa wax loo qushuuco loogana baahan yahay dhallinyarada inay u duceeyaan labadan ruux kuna daydaan.

  • Eesh calaa hees...Magaca loo xanbaariyay iyo waxa ay meesha hoose ku qoreen isma laha Nimco dagan iyo cayda lagu caya yaa isma laha .. haduu calafku xumaadayna imikaba wataa heshay mid ay is jecelyihiin kan cayaa ya inantuna koley waa mid ka socda ninkii hore uu sheegayo haduu jiraba nin hore viva Raaz ilahay ha idinka dhigo kuwii isku waara......heesta inata ay leeday / adigaa dunidaba shidee maxan kugu diideyaa ban ka helay)))))

  • ninka ilma xalaalki ma caayo dumarka waayo way la dhasheen wayna dhaleen, ee ilma xaaranka halka hoose ku qoran ka daadhe cayda hooyadaa ayaa ahayd waxaad ku sheegayso inantee, raasna waa abtigay allow nuux ismaciil daa amiin

  • Aflagaadadu w ceeb walaalayaal, Nimco dagan ceb maleh,

    weyna is qabaan labadooda,ilaah reerkooda hawga yeelo

    kii lagu reysto.

  • wax kama jiraan

  • waxaan ka yaabay maryoolaydu xan iyo cay badanaa maxaa idinka galay uurkeeda just ku raaxaysta codkeedaa macaan.maxaad walaalayaal ugu mashquulaysaan inanta.

  • Raas waa nacas waalaan walaahay waa rag ceebaays

  • . ilaayn soomalid waxaay ceebtada qarisaba maalinta aad guursato ayaay soo saraane. xitaa weeka uu guursay weegii ka horeeyay in nin la deganaa aay saxiib ahaayeen oo ninkii dham gareeyay dabadeed Raas guursatay si aay isugu iloow siiso.

    ka dib wuxu waxaas oo dhan maxaad iigu qarisay?

    waa laay slaayey ka dib ayaay heestaaq qaaday waana xaqiiqa sheekadani

    anigu hadaan raas ahaan lahaa heestaas lama qaadeen waayo dadkii sheekadan ogaa isga ayaay la yaabayaan

  • Heestan sheeko dhaba ayaa ka danbaaysa:

    Heesta originaly cumar dhuule ayaa qaada.

    gabadhan iyo ninkani week ayay sheekaysteen markaay is guursadeen.

    mudo yar kadib guurkoodii ayaa ninku soo maqlay gabadha historygeedii oo dhan inaay naag dhilo ah ahaan jirtay oo xitaa afar goor caruur iska soo saaratay oo xitaa ninkeedii hore weli meher ugu xidhan yahay.

  • @kenyaairwayz maxaa waxaa oo macluumaad ku ogaysiiyay malaha waxaad tahay kaa aad sheegayso ee meherku ugu xidhnaa. cajabeey cajiib.

  • kkk

  • hahaahaha waa runtaa waxaas ayaa jaceylah

  • wow heeska caadi maaahan mudnaanta koowaad waxaaan siinaa gabadha nimcaa asturaada ka muuqataa walaahi i cajabisay walee nimco raeen maahan thnx sis nimco saas ku wad teeda kale sydcgarka plz ka daa gabadha walaasha ah qabiilka qabiil waa wax xun

  • U Guys so cute mansha Allaah .

    Allaah 4 ever together ahaata idinka dhigo .

    Allaah umada xaasidka idinka qabto . AAmiin

    ilmo caafimaad qabana idin kala siiyo.

  • Allaah gabartan cunugeda caafimaad qaba Allaah kale keeno .

  • Sawir qurux badan ayaa iiga soo baxay fanaaniinta Soomaaliyeed marka aan arkay Nimco degan, ayadoo asturan ayeey haddana heeseysaa, inkastoo fikrad xun ka bixiyaan Al-shabaab hees oo dhana lana tusiba karin dhiiga qofka muslimka ahina layahay waxba!. waxa aan waxba ahaayn ayey waxweeyn kaaga dhigaayaan kii dembiga weeyn ahaayna waxba lama ahan wa islaam se ah kasi?

  • hadaan dar alee ku idhi adaan dadka kuu jeclahay qalbiga adigaaw dawaa dookhuna ruux kale ma raboxxxxxxxxxxxxxxxx heestani waxay dhaqaajisay xidido badan oo dhiiigu marijiay oo in dhawayd is awday runtii waa hees qalbiga iyo intuu jacaylku galaba taabanaysa murtina ku dhamatay HADII AAN DHIBCO LA SIIN LAHAA HEESAHA WAAYADAN DAMBE ANIGU TAN BAAN 100% ´SIIYAY! thanks nimco degan and raas waxaan idin leeyahay sidaas udaadihiya jacaylka..

  • waan jeclay hesta nimco degan way kurux badan dey ila sawt

  • hadalka kii dabac san baa jacaylku ku diirsadaa farxadaan laga daalinyo nuxbay sheekadu u tahay xxxxxxxxxxxxxxxxxx eesh calaa hees afkaaga caano lagu qabay nimco dagan, lov ur sweet voice

  • kkkkkkkkkkkkkkk waaaaaaaaaaaw hesta waymaraysaa lakain waxathay kuwii dumarkoga siyaya ingriska xashaaaaaaaaaaa

  • nimco dagan waan kugu haystaa lakiin iidoor ayaad tahay intaas ayaad ku xuntahay somalida kale haadad ahaan lahayd waan kusoo guubilahaa lakiin waa nibcahay wacalada

  • @sydcgarka sxb maxaad ku nacday iidoorka miyaanay somalida kale uun la mid ahayn.miyaanay dad xun iyo dad wanaagsanba lahayn.

  • heestaan maqsuud aan ku ahay :)

  • nimco cad ba haysa heestan ciiid mahan dulqaad baan ka rabaa waa sida jeecaylka dhabta ah

  • waxaan murti kugu dulfurey adoo dusha ka xifidiyo dulqaad baan ka rabaa

  • marmar baan is dhahaa dadka somalidu ma dad waalan baa mise waa quruun aan waxba u fiirsan walaala yaal gabadhu waa asturan tahay maansha allah music xunna ku ciyaari mayso ee waxa ay gabadhu sheegayso ku waana qaata oo ilaahay baan idin ku dhaarshee xishoodo muslim baad isku sheegeysaan hadana gaalada ka akhlaaqxumudin nimco well done walaal

  • is he the dad? bcs i am feelin the connection here?lollllll

  • acually yes he is the father your feeling is right! they both live in London and they are both nice people.

  • hey dhaliyoro xishoondku waa muhiim, hala xisho .thanks all of you.

  • halkaakahaya

  • Way cod wacantahay lakin.........

  • cod fiican tahay lakiin ilahay u dhawoow hooyo uur leh baa tahay

  • how.this is real love.good walahi.u both look sexy and nice.keep the love alive.raas take care of her walalo.she is dacaad for u and ur love. nima huuno adna take care of him.

  • nimco waada jirta walahi waxba jeecayl leedaha jeecayka waxa uu fiican runta

  • wallaashay aad ayaad u mahadsantahay..noolooow 10 wiill alla haku siiyo ...aaaaaaamiiiiiiiiiin nooolooow

  • ar wax ba jacayl mahaee innatu uur bay leedahay iska naso dheh

  • Bal aamusa! Maxaad ugu mashquulsan tihiin gabadhan inay uur leedahay iyo inkale. Miyaydaan xishoonayn horta?

  • @MyLissu waxaa fiicnayd in reerkiisa quraanka iyo diinta baro. maadaama guri asaas ah yahay awlaadna soosocoto

  • @MyLissu ..Cajiib maxa ka galay uurkeeda mada uu yeelay bal amuurtaan eega dadaw hagu mashquulin marwada ninkeeda la joga

  • @MyLissu ..bal amuurtan eega maxa ka galay uurkeeda afdheridada ninkeedi ayaa la jooge sxb

  • mansha allah waxas ayaa jecelkaa ah cunuga calosha ku jirane fanan uunbu noqan

  • nimco dareen_and raas__haye haye haye waxaan murti kugu dulfuray adoo dusha ka xafidiyo DULQAAD BAAN KAA RABAA.........DADKA ISQABA EE XAASLEYDA AHOW FADLAN FURITAAANKA YAREEYA OO JACAYLKA BADIYA OO ISU DULQAATA WALIGIIN....THANK U NIMCO AND RAAS _____GOOD DELIVERED

  • Comment removed

  • wow  keep it

  • Adigaa dunidaba shidee bal maxan kugu diida yaa! Raas iyo Nicmo aniga iyo jacalkii bay nagu ka lifeen inaan musiga hestan iyo mic soo iibsano laakiin waxaan iska hadhnay markaan codba iska waynay, lakiin waxa nasiibwanaag noo ah in aan idinkula jirno Bahda ehlu jacaylka oo meelkasta oy dunida ka joogaanba idin soo leh hambalyo.

  • luv u guys! taasi waa nolosha uu mustaqbalku ku jiro ........... Halkaa ka haya

  • luve you guys! masha allaah ilahay ha isku kiin daayo.....

  • aniga heestaan fanka soomaaliyeed waxaan ka galiyay laakinta 1,2,3.....

    maxaa yeelay heestaan waa hees murti dhab ah heestaan oo kalena maynaan qaadin fanaaninta maanta murti ilaa fanaanintii hore ma ahane fanaaninta maanta waxaan leeyahay hees murti ah qaada sida (Nimco Degan iyo Raas) noolaada

  • jacaylka dhabta ah waa kaas ilaahay baanu idiinka barinay cimri waara iyo caafimaad qab labadiinaba gaar ahaan mujaahid raas anigoo fanaan ilkacase ah iyo bahwaynta almisartcenter minneapolis mn usa waxaan ku leeyahay sxb dulqaad baan kugu ogahay nimcona sidoo kale

  • Shut up dude! and listen the girl!

  • taayar ee dj ga ah ma kaltuun bacaado walaasheedbaa

  • iskander302: ayaan sheegayaa

    sxb gabadha xaamilada ahi jacayl uma baahna miyaa ,waad lawayday sxb, jacaylkuba markaasu macaan yahay loolz

  • i luve capan i luve song iluve singers,

    mirqaan time walaahi waan jeclahay,,,

    noolaada raas and nomco looooolz

  • woooooooooooow waxsa jacayl ah

  • omgggggggggggggggggg I was looking for dis for agessssssssssssssss...thanksss­sssssss mateee

  • Thanks mrissas walal mansha allah waa labo qof oo is jecel

  • walalayaal waxan maglay way is qaban ma runbaa

  • haa way iqabaan.

  • ''Halkaad Deeqoow Rabtiyo Dalkaan Kula Joogataa,,,,Sidaynu Isu Dooraniyo Duntaan Kula haynayaa ''

    fantastic Absolutely Fantastic Lyrics.!

    Waar Waxa maanaa Tiriyey

    Bartaa ka haya

  • BIIG TUNEE!!!!

  • Maxaa Gabadha iyadoo uur leh heesta ula qaaday ma sidan ayaa kutahay Ninkeeda ,war nin yahow miyaadan xishooneyn,Ma kaa idladay Dhaqankii Suubanaa iyo Dhowrista ay u baahan tahay Gabadha Xaamilada ah iyo Ilmaha ay uurka ku sido.

    halkii aad dami dhaaf alle iyo kala keenis u weydiin laheyd ayaa hees iyo wax aan loo joogin ku dafsiineysaa .

  • Comment removed

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more