Added: 2 years ago
From: 4zeberga
Views: 875
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (6)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waa yaab dadka af somali kuturjumaya waxaan leeyahay ILLAH kacabsada waan ognahay gaalnimada waxeetahay qof aat been usheegi kartaan majirto. daka lumsan kahara haraacinaha oo ILLAH u soolaabta ALLIHI idin abuuray aduunkana abuuray iyo aaqiro usoolaabta. waxaat fidineesaan kadaaya umada run iyo been iskuma'ekee ALLAH cabasada oo raaca qur'anka iyo sunada NABIGA (SWC) cadaabta ALLE kadhoorsada maxamilikartiin aad iyo aad ayeey u gulushahay BEENTA KADAAYA DADKA WABI LLAHI TOOFIIQ

  • kkkkkkkk Yaab annaga yaab Aragnay Quraafaadka adduunka ugu weyn, bal ILAAHAY la xir xirayo oo la dilayo oo haddana la suuradaynayo oo misna la baryayo inuu cadaab dadka ka bad baadiyo ama uu nolol siiyo, caqli xumaa waxii keeney waxaase ka sii daran kaddib 2000 oo sano kaddib inay haddana dad Muslim ah ay quraafaadkaas run u maleeyaan kkkkk ALLOW na hanuuni

  • SORRY THERE ARE NO SOMALI CHRISTIANS.

  • jesus said ;as it is you are looking far away to kill me aman who has told you the truth that i heard from god, (john 8;40) marka soomaalida gaalada sheeganaysa xagey ka keenen jesus waa ilaah ma wiilkii ilaah bal cadeyn keena dheh, mise dhega,la,aan baad ku raacdeen, waa kaa hadalkiisii mana dhihin ilaah baan ahaay ama wiilkii ilaah,,

  • mida aan halkan ku hayaa waxa ay tahay waxa uu yiri saamax iyaga raboow waa ayo isagoo ilaah sheeganaya oo hadana ilaahaykale siibaryaya yaa waa cajiib ilaahay geed lagu xir xiro halkee lagu arkay k nabiciise cid wax gaar siisay mjirto ninkani waa ninkii basaaska ahaa ee  ilaahay ciise u eekaysiiyay ayay moodayaan in ay ciise dileen ..

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more