Marka cumar codkiisu ama kaban ha ahaado ama organ/keyboard ha ahaadee waa cod cajiiba aad baana looga dhex gartaa boqol fannaan haddiii lagu dhexdaro ankee
@farsameeye saaxiib shalaad barataye waa la shubi jiray. Waxaan ku idhi soo kala baro fanka, Heestan sxb waxa lagaa oo qaadi jiray oo xitaa laba cali is weydiinayn Fanaankii soomaaliyeed, laxamiistihii, jilaagii, abwaankiii weynaawaa CUMAR DHUULE CALI, Kala baro bad iyo wabi, biyahooga kala saar. waa ku sidee, seed yarehe noqotay lol
waaaaa cumar dhuule ooy heeeee
amiinxc 4 months ago
@ farsameeya sxb waa cumar dhuule isagaana heestan leh waxayna ahayd 1993 iyo dur dur . fuaad cumar barigaasi waa loo qubeyn jirey waa halkii reer xmaarkeee
dhuungal 1 year ago
codkani waa codkii cumar dhuule cali isagaana heesta leh fuaad cumarkani waa fadhateystay heesta
dhuungal 1 year ago
Heestan waxa iska leh cumar dhuule cali heestani 1993 ayay durur u tuntey cumar dhuule cali aun
dhuungal 1 year ago
cumar dhuulo heesahiisa waxa u baadnaa oo umaad soomaaliyed ilaahy ha u naxariisto
ubaxwarsame 1 year ago
Sxbayaal farsameeye iyo kudaare waad mahadsantihiin. Lkn fannaadka heeskaan hadda qaadaayaa waa cumar laftarkiisa IHU.Waxaanay ahayd garaacistii kooxda Durdur addisababa 1993 sxbayaaal.
Marka cumar codkiisu ama kaban ha ahaado ama organ/keyboard ha ahaadee waa cod cajiiba aad baana looga dhex gartaa boqol fannaan haddiii lagu dhexdaro ankee
shaakir36 1 year ago
cumar dhuule maaha sxb. waa fuad cumar. se asalkeeda waxaa iska lahaa cumar dhuule rip.
farsameeye 1 year ago
@farsameeye cumar laftiisi ayaa qaadaya hadaba sxb codadka maba kala taqaanide
kudaare 1 year ago
@farsameeye cumar dhuule laftiisi ayaa qaadaaya anaga ayaa saanu ugu qa yilaynay baranay fanaan walba codkiise na waydii
kudaare 1 year ago
@kudaare miyaad sxb iska murmaysaa ninkan heesayaa waa fuaad cumar not cumar dhuule cali ilaahay ha u naxariistee cidaad doontana waydii waad ku dhacday imtixaankii fanaaniinta codadkooda.
farsameeye 1 year ago
@farsameeye saaxiib shalaad barataye waa la shubi jiray. Waxaan ku idhi soo kala baro fanka, Heestan sxb waxa lagaa oo qaadi jiray oo xitaa laba cali is weydiinayn Fanaankii soomaaliyeed, laxamiistihii, jilaagii, abwaankiii weynaawaa CUMAR DHUULE CALI, Kala baro bad iyo wabi, biyahooga kala saar. waa ku sidee, seed yarehe noqotay lol
Hargueez 1 year ago
somalilandinfo hambalyo sida quruxda badan ee aad iskugu habaysay amaba isku dhexgalisay cumardhule waxaad modayaa inuuqadayo 2010
100jire 1 year ago