Added: 3 years ago
From: ramnet55
Views: 128,825
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (71)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • bal dadyahow gumeysigu ma dowbaa ma wax loo dulqaatoo la deystaa gobanimada dahabkaa lagu doorsadaabaa idinkuna dadkeygow ma dowbaa inaa diriri weydaan ma dowbaa nagu daawaneysaan ma dowbaa caadi maaha hees wadani tii ugu fiicneed 2otankii sano la soo dhaafay

  • Allah Ayaa Xornimada Inoo Haya Anaguna Dadaal Iyo Sidaan Ku Heli Lahayn Ayan Ku Jirnaa... Gooooor Ay Noqotaba.... Dagaal BAAAN KA XIGAAA DULI. GOOR AY NOQOTABA OGADEENYA CALANKEEDA WAA LA TAAGI INSHA ALLAH..... LUUL THANKS IS NOOLOOW...

  • Ogadenia ha xorowdo Dalkayga somaliana alaha nabad ka dhigo

  • amxaaaro waa duli duli

  • waxba maha adeero dulmiga waynu ka baxaynaa inagu

  • من اجلك يا وطني ….. افديك بروحي ودمي

    Youth of somalia revolution , freedom for peaceful land..Welcome to our group .facebook

    معناها ..شباب الثورة الصومال، وحرية الأرض. السلمية..

    من اجل الوطن قم لا تنتظر احدا ……

  • One love to my Ogaden people, from Hargeisa..

  • lul we love you very much.

  • ogaden haa xorodo

  • waxan kaa xumahay dad muslimin ah oo laa gumeysanaayo aad baan ugu damqaanayaa insha laah waad xurubeeysan insha allah guul baan iidiin rajeeynaya.

  • xornimada dalkeenii kuwa doonayaa nahay dadyahoow gumeysigu ma dawbaa ma waxloo dulqaatoo la daystabaa gobonimada dahabkaa lagu doorsadaabaa kuwa duurka galayoo gumeysiga ladiriroo aan daal aqoon xaqoodii ladoodsiiyay udagaalamaa nahay xornimada dalkeyniyoo kuwa doonayaa nahay kuwa cadawga doontoo inuu nawad kudaaqiyoo hurdadii udiidoo jwxo danabyadeedii dabka qaatay baanahay

  • waw waw inaba caadi ma ahn hestan alfanan jango all the way from Boston Ohio california maine i love this songs waw wadani iga dheh

  • ogadenia jaango iyo luul jilaali hees wadani ah onlf jwxo somalia ogadenia jaango iyo luul jilaali hees wadani ah onlf jwxo somalia

  • succees and freedom for somali galbeed.

  • @omarwadani ur talkin shiiiiit........mj all ways rulezzz and i know for sure we ar the best.......fuckzzz

  • @omarwadani fuck u..say sometin bad about mj...u nut mj all ways rulezzz men..and u will never be free unless ..

  • soomaalida iyagaa xoog isleh cadowga iskama dhac shaan aloow yaa siyaa siyiinta soomaaliyeed is caaya yiraahda sidii dhoocilo foodlay ah mid markuu hadlo kan kale kadaba qaata war qabiil tuura iyo in aad soomaali kala goysaan dalka ilaasha dadkana nabad u fakara siday ku heli lahaa yeen

  • Comment removed

  • Somaliland, somalia ,Ogadenia, Djibouti, iyo somalida kenya ba waa dad wada walaalo ah war dadka quluubtooda halaga mideeyo oo dadka hala simo. Gobonimo waxay inoogu jirta inga u magaca islaamnimada ku midowna.

  • @ethdiredawa somaliland has one brother and thats djabouti the rest could go and suck some big isaaq dick motherfuckers and stop lying to the people.

  • hadaad necebtiin Ethiopia joojiya qaadka iyo ka kenyaba wuxuu anfacyaa naftiina, maalkiina, diintiina, wadankiina iyo wadajirkiina.

    MURQAANDIID 2010

  • walahi waa hees qiira leh inshalah wan ka wada bixi doonaa dahan Somali weyn nahay GEMEYSIGA, ilaahow somali oodhan ka saar dhibaatada, Muqdishana Dib nogu dhis, Aamiin Aamiin Aamiin

  • viva ogadenia

    proud of my brothaz unlike bitchland ani walaalahee waajecelnahe

  • cadi maha hesta. hesta aduunka. somalieye maqal

  • yees waa hees qiiro leh

  • dadka magaca ogadenia way isku mash quliyaan war qabilma aha hora loga daly xita madaxda onlf heer ay dhahdo war magaca siwadan mayno oo wanu badali markaan xarowno hasa yeshe magacaa unbaa umuuqda war hal haday kaa fakato sumadeedaa lagu donta sumadii wadankana waa ogadenia ku so ddhiciya horta kabacdi haalaga doodo magaca ileen gumaysta bixiye

  • soomalay ma dowbaa in aad ku daawataan walaalihiin gumaystaha? ina aad dirir waydaan ma dowbaa

    meeshaad wax ka celin lahaydeen aad cadowga u dhiibtaan ma dowbaa..

  • ohh :'( this song touched my heart wallahi!!

  • sharka111, SHARKAAGA DHINAC NOOLA DHAAF. OGADENYA way xoroobi mar dhow MEEL AAD CAANO GEEL KAGA CABTO WAAD KA HELI DOONTAA, LAGUU DIIDI MAAYO IN AAD KUNOO LAATO. niyada qayr u sheeg LAA TANAX NAX WALAA TA WALWAL

  • lil kid who was direct decendent of great sayid was sloughtered by buqlaan inlagafarxiyo xabash dats how much they hate u

  • Dagaal sii rahman oo berrito Somali isku dili doonto cidina u diririmenyso.

    Dhul berrito la dhihi doono reer hebel baa qaas u leh cidina u diririmeyso.

  • onlf ha noolaato laakin goormuu ogadenya is raaci doonaa waa ba yaabee labada isugu dhaw ayaa is basaasaya

    any way i prey allah for them to get their independence again from ethiopia.

  • Waxaad leedahay maxay isu raaci la'dahaya,Ogadeniya ayaadna ugu yeereysa, sow la yaab ma aha?

    Waxaad rabtaa in halgankii magac qabiil la huwiyo, deetana hadhowtoole lagu diriro.

    Dhulkaasi waxaa deggan qabaa'ilada Somaliyeed sidey u dhan yihiin, wey ku kala badnaan karaan, laakiin waa wada deggan yihiin, marka maxaa la isugu dhejinayaa magacaan baase qabiil, ma is weydiisey?

  • Huuno wa runtaa dhulkaasi somaliweyn dhan ayaa tagan inkasto oo u badan yihin OG....Mada kale anaga waax qabiil ku sabsan ma wadno,somalideena si qalad ufahantay arintan wayo Magaca OGADENIA wa magici lagu dibe gobol kan markii ingriska gumeysiga itoopiya u siye...qarada meel kasto firi walal OGADENIA ku qoran markas magacas la'an tis dhulkan laga ma so celin karo gumeysiga marka Somaliyeey dhaman isku daya magaca in a fahantiin...One love

  • sxb waad khaldantahay inaad saas dhahdana maaha wadanka waan wada dagnaa lkn magaca ma bixiniin ogaden ee waxaa bixiyay gumaysi maangaab ha iska dhigin sxb wadan walba magac ayuu leeyahay wadanka magiciisa ayaa ah Ogadenia

  • Heestaan aad ayay u macntahay runtii maashaa'alaah wadniga ha noolaado

  • shaahidka ilaahaw ha kusoo hanuunsho aniga waxba kaama sheegayo cudurkana ilaahay ha kaa bixiyo waad bugtaaye

    dad walaalahaa oo somaliyeed oo islaam ah ayaad cudur uqabtaa gaal dadkaada iyo dalkaada cunaayana waad amaanaysaa mida kale meeshan calaacal mayaalo sxb dagaal baa yaala

  • Waxaana noqonay kuwa isdila,kuwa u doogsada/raadsada aqoonsi gaara,kuwa loo adeegsaday in aan somali dagin waligeed,kuwa qaxootiya,kuwa xabsiyada ku jira, kuwa ETHIOPIA daldasho,kuwa diin iyo been ku ganbanaaa,kuwa nolasha meel ey kaga jiraan aan aqoon iyo Kuwa micna la'aan loo dilay loona dilayo ilaa hada.

  • Jaangow adiga sxboow ILaah noo kaa deysto OGADEEN wey xoroobeysaa mar dhaw Idi mana daawaneyno ee colaadbaa dhexdeena laga shiday xiligii aan somali inta maqan dooni laheyn oo GREAT SOMALI la isku keeni lahaa.

  • i love songs like this. very godd song!

  • shaahidk sxb these r ur poeple and they r our blood sxb. being from puntland doesnot mean we hate Ogaden bro they r good poeple indeed. mayb u never interacted with them but i did and i know how good they are.

    Omarwadani nin ku abtirsanaayo ma jiro itoobiyaan futto xun sxb and i can see u have offended me so watch ur words before u post them. hal qof ha u caayin whole qabiil.got it.

  • adinkuna dadkeygoow ma dowbaa, inaa diriri weydaan ma dowbaa, nagu daawaneysaan ma dowbaaa.

    I have looking for this song for so long wallahi am happy that i got it .ramnet55 thanks sxb

  • ohh ya allah dis song made me cry im not even ogaden lakin they are our people allah ha cawiyo amin

  • OMG! shaahidk what have we(ogaden) ever done to you? who the hell do you think you are? how can you be happy about the massacer that is going on in ogadenia. Don´t call your self a somali becasue you are not.

    Inshaallah My beloved people and my beloved country will be free, and i hope the same joy and happines for all the somali people where ever they are. See, unlike you shaahidk i wish for no harm to any somalians.

  • way way.

  • Nacas yahow naga aamus adoo kalle puntland hasheegan iyo soomali midna illeen waxaatahay majiraane . maxaad uugu farxey saa ogaadeen dhibka kuheysta itopiya . Maxaay dambi kuu geeysten ama godob ah .

  • wara heedhe ma anigaa walan mise dadka baa walan.

    war ani ogadeen waxna ma kaasheegin ee waxan sheegay waxay yihi ..

    maxay somali usheganayaa waba Ethopian beee yaab badana yaa idin gumesaanyo Malez wa walakiin

  • adinkaa ka itoopiyaansan oo intaad axmaaro soo kaxeeysateen dadkiini gumaadeen saaxiib, markaasad soomaali sheeganeysaa.

    Adiga cidna wax masiin kartid cidna wax uma diidi kartid. Hadeey ogaden itoopiyaan yihiin saad sheegeysid maxaan 77tii udagaal galney oon ubaaba, ney. Run,ahaantii waxa itoopiyan ku,abtirsada oo kufaana waa mijeerteen oo taariikhda soomalida raad foolxun kulleh .

  • adeer igadaa calaacalka ... calaacal waaxaan unacay naggihiineee kkakak somalia adeeer mj baa maxad u aha wixi hada iyo tariikha hayo balaanka ha iskeeno aniga calaacalka waan necbahay

  • Adigu majeerteen mamatashid umanahadli kartid Naftaada umbaad masuulkatahy. ogadeen iyo majeerteena waadad wada dhashey.

    dadka noocaaga ookalle weeyaan waxaan rabno inaan soomaali kasifeeyno .intaan daadku kuqaadin cagadhigo baan ku'irri.

    Aniguna cidaan ahay kuuma sheegin kuuna sheegi maayo.Dadka aad kugafeysid baan kaxumahay oon kaadifaacayaa.

  • kkkkkkk waxan oo kale ayaa iska nool..markasa la'dhihi somali maxey u midoobi ladahay...bakhti yahow istoogo..wax kale oo aan ku dhaho garanmaaye.

  • beter keep ur secret and dont talk about my peaple again nigaa ogaden for life jwxo

  • ilaahow xorey ogaadeniya iyo dhulalka kale ee daarood kamaqan oo dhan sida NFD.waxaan ku hamineya ogaadeniya iyo NFD oo xorowda iyo daarod oo midowba oo hal mamul oo u khaas ah sameysta

  • NoBody Can Take Mah Place OGadenia Im Going Baack 2 mah Home Town SHilaaboTown (Doh)

    Sweet Homie Sweet

    Daaimow lahayu Doh Idaa iyo Dacaldii Badhaadhe

  • freedom !! ogadenia!!! peace !!! prosperity !! ogaden.....

  • wooow jango&luul jalani haasstan cadii mahan walalahi long live ogadania woow ogadania haa jirto waligaaaaad amiiin love this song

  • Ogadenia Ha Jirto Ha Joogto

    Guuuuuuuul insha allaah

  • Luulka jeylaaniga mii iyo jaango jeego dheere lol.....mashallah heesta inaba caadi maaha ONLF, iyo Somaaliya inteeda kaloo dhanba ilaaheey ha garab galo oo guul iyo barwaaqo waarto aloow naga sii..aamiin!

  • ogadenia haa noolato

  • hi mahmud ahmed jaanjo i love your song it makes me a live ramember nuloow waligaaa amim----

  • Long Life OgadeNia

    OgadeNiyaa Ha NolaaTo

    5 *

  • ha noolaato..ogadeniaaaaa!!!!! 4 lif3

  • FREEDOM IS A SOLUTION TO WAR!!!!!!

    jaangooo manshallah, beautiful country, long live ogadenia, freedom is our answer...... ogadenia haa nolaato****

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more