Added: 4 years ago
From: sayidgedo
Views: 109,289
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (52)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heestani waxay ku jirtay riwayadii "Allah Aamin Ma iishaa?" 1964

    fikradii & erayadii abwaankii reer waqooyi ee Axmad Saleebaan Bide

  • masha allah boqtoyadi diret quruxdodi tahey seynab xaji cali baxsan waxatahey fanaanka kaliya ee wadaniga ah ee dalkisa kasotagin  NOLOOW SEYNAB XAJI CALI BAXSAN

  • meeshan waa ex fiyoore,sidey ila tahya weyna qayillayan waa iska marqan wadaniyad ah maxay ku dambeysey qofkii caqligiisa ka shaqeeya wuu dareemi karaa in mesha wax lagu hayey ay ahayd riwaayad ee aysan wadaniyad hadii aysan taasi sax ahyn maxaa manta loo wayey qof wax wanajiya mid wax bi'iya mooyee! marka taas baa cadeyneysa kii caqligiisa ka shaqeeyana wuu fahmi karaa kii kalana malin kalad garan oo weli la isma garin! somali huridoy qabil cabudoy godkina biyo nogu galene sidee uga baxn ciyar

  • Comment removed

  • maasha allaaah qurux badanaa , fanaaninta oodhan waa soo baashaaleen walaahi! waxaanse aad uga xumaaday saynab x baaxsan oo shaah bakaarha ku karinaysa ! qaran dumay iga dheh somaliya inkaar weeyn ayaa ku dhacday, allhaaah ka dul qaado dhibka anaka oodhan iyo musliminta aduunka! amiin

    RAMADAM WANAAGASAN DHAMAAN REE youtube!

  • saynab yurub or america intee joogto ayaa fiicneed

  • saynab yurub or america intee jooogto ayaa fiicneed

  • This song is not Wadani, its about love, i wonder why people think its war song.

  • Caleeeeeeeek Baxsan tima dheer !!!

  • ffsdfds

  • heesta wadaniga saynab xaaji cali baxsan kanaxow fantawaah dakii mucaarakaak baa ka naxyaa siida shariif jookar

  • Saynab xaaji cali Baxsan, Alla yaa cizak. thanks sayid gedo

  • Great time, beautiful song

  • Rabi guuloow geedkaan igu xidgan galadaaduu hayga gooysoo, galadaaduu hayga goyso

  • Gardaraa xadhig gacmahaygii,

    loogu giigshoo laysu geeyee,

    guul Allah lahoo iigargaaryee,

    yaan xumaan gocan aadmi gaystee,

  • Comment removed

  • Godob sidoon galay aan qur gooyey, gooniyoy galay is guhaadshee. Gacal waxaan lahaa adayga gaar ehe, garana maayo xumaan aan gaysatay, Rabbi guuloow aduunyada geeri toortee maanta aan go`o ax geeri doortee maanta aan go`o

  • Comment removed

  • Nooloow Baxsan  waayo****waayo

  • Comment removed

  • Hadaan gashaantii mowdku gaadhin, koley gaankaa eed ujoogtaa, yaad gaboobine guurso baan la`haa, guri barwaaqo ubad kugaare, sowtan geedkiyo gadhka laysuray, geeri doortee maanta aan go`o geeri doortee maanta aan go`o go`o geeri doortee maanta aan go`o

  • Dhowr guyaalbaad guur la`eyde, guurso baan lahaa guusha qaade,

    Guri samayso aan talo kugoostee, sowtan geeskale iila guurtay. Sida laygalay garawsan maayeee, geeri doortee maanta aan go`o geeri doortee maanta aan go`o ax geeri doortee maanta aan go`o

  • Comment removed

  • geri doortey manta ab go, rememmer she was on tankers invading our eneymy

  • i like this song shuru what u talking about who is u enimy lol

  • mmmmmmmmmmmm

    I Luv It

    that was really Somalia

  • Caleeeek!

  • woow waaberi had fun walaahi, viva baxsan I alwasys liked her.

  • waaaaaaaw caleek yaa baxsan

  • woow this is a old school......country music

  • i didn't understand.

  • waaryaadhaheen rugcadaagii hayaaay sayneb inaalilaa muqdisho iyada oo maqaaxi haysata ayaa la isheegay tolow xagay ku danbaysay.. 4ever saynab baxsan.. ninka bahalka tumayaa waa goobe ha udaymo la'aanina idho barar

  • Saynab Xaaji Cali "Baxsan" ILaahow ku daa, wadaniyad baad aheyd maantana wali tahay bari aad ahaan doontaa.. Abaalkaaga ubadka Soomaaliyeed ma ilaawi doonaan.

  • When was this? This is really good one.Sayid gedo, please give the credit where it is due. Don't take the credit. Who produced it first? Then you can take the credit.

    But thanks for sharing!

  • we are a walking dead meats

  • Waaaaaaaaaaaaaw. Qamar baa, quruxdii Baxsan, si wanaagsan usoo bandhigtay!.

  • this is really wonderfull song

  • baxan waxaay haid fananiti ugu horisay ee somalia waxaan dor laxad lee kaa qaibqatay xorainti somaligalbed ee dagaliki laku jabiya gumaisid

  • baxan waxaay haid fananiti ugu horisay ee somalia waxaan dor laxad lee kaa qaibqatay xorainti somaligalbed ee dagaliki laku jabiya gumaisid

  • baxan waxaay haid fananiti ugu horisay ee somalia waxaan dor laxad lee kaa qaibqatay xorainti somaligalbed ee dagaliki laku jabiya gumaisid

  • I love Sayanab xaaji cali BAXSAN ...to death!

    A legend calaa legend fooqul legend -inaba caadi maaha!

  • waw loving it. baxsan shake it

  • Pure Treasure. Geeri doortee maanta aan go'o. Indeed. Thanks for posting.

  • oh no ukaadiya dumrka miyaad ilahay kayaabtaan

  • Baxsan Baxsan yasalaaaaam ,oh! ax ! way! Saynab xaaji cali siigale, Love her! what a performance! what a singer, she was born for it, yes yes she was. she got it in the blood. This song was on a play (riwaayad) where she gets marry with this guy and shortly after he travels and sends her a letter saying he married another woman, so she sings this one, "geeri doortee maanta aan go'o"! Baxsan is remarquable with a sustained voice. thnx sayidgedo, this is the one

  • Dear Garoweboy - heestani waxa ay ku jirtaa riwaayad uu sameeyey Axmed Saleebaan bide - Alla aamin ma iisho. Waxaana ay Baxsan la mataleysey fanaankii Maxamed Yusuf Cabdi. Heeso badan ayaana ku jirey oo ay ka mid yihiin: Hadaad gabadh yahay wax garad tahay ninkii ku gayee gu' wada dhalateen, garayskaaga sow ma goyn kar?" Waxa aan u malaynayaa in qisadu sida aad sheegtey ay ka duwaneyd. Waxa ay loo diidayaa inay guursato ninkii ay jeclayd

  • @YusurBurco sidaan filayo riwaadu waxay ku saabsanayd abwaankii cilmi booldhari iyo hodan cabdule walanwal waana runtaa iyada iyo maxamed yuusuf cadi baa metalayay riwaada laakiin qisadu waa jacayl dhab ah oo ka dhexeeyay labadaa qofee cimlmi iyo hodan riwaayad kaloo laga metelay iyagana waa bal aan qodo xabaalaha

    waata le garayskayga gacanta ha'ucelin

  • waan ku salaamay walaale, sida aad sheegaysid baan ku qaadanayaa. Anoo yar baan daawaday riwaayada heestu ay ku jirtay, ulajadeeda way iga daahnayd.

  • VERY CLASSIC THANKS SAYIDGADO.

  • Thats Baxsan in good old days.

  • Sayidgedo. this is the real treasure

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more