Added: 3 years ago
From: ojalan1
Views: 72,412
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (45)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Omar Dhuule was one of a kind, unique in a sense, as there was on one like him when he was alive and there'll never be another that even comes near him. Allahay ha ku naxariisto.

  • Nin mixer ku hesayo o codkiso caadi hesi karin iyo nin bila mixer hesaya la leyahay isu firiya adunyo iyo jahil an fan aqon ba kulmay wilashan hesayo laga yabo ineysan raali ka ahen e maskin cidu u adegayo la kasen ayaa ku salalay lol

  • Sry Omar dhule ina ciyal lagula mid dhigo

  • Heestaan waxeey ku tuseeysaa BILILIQADA HEESAHA FANIINTA, WHAT A DISRESPECFUL ACTION!!!!!!!!!!! GUY SHOW SOME RESPECT

  • @shumeeey raggii waa waasheene adiga lee yaan lagu biliqeysanin is ilaali,,, lugaha isku qabo.

  • FUAD HEESTAN XITA MARXIIMKII KAGA FIICAN FIXERKAN AAD SHEGTAANA BAL IDINBA COD HA IDIINYEELO IYO KUWAN KALEE CADILAN MIDA KALE MA DHAGAYSATEEN WALI FUAD OO QARAAMI XUDEEDI U TUMAAYO WALLEE QAAR BADAN OOD FANAANIIN WAWAYN U TAQANAAN AYAAN KA SARI KARIN MEESHA UU KA SAARO

  • Copy waaye kuwa kule......Alaha unaxariisto Cumardhuule he is the best

  • ma haboona in cumar dhuule la barbar dhigo ragaan ee waxay ahayd in la yiraahdo biif iyo fuaad yaa ku fiican sidaa haday tahay aniga waxaan is lee yahay axmed biif ayaa kaga cod macaan

  • BIIF S TE BEST IN TIS COMPITION, EITHER U SAY PIRATE ARTIST OR YOUNG ARTISTS, I BLIEVE TAT MR BIIF IS WON IN TIS GREAT COMPITION. AMAZING VOICE AND GOOD STYLE.

  • BIIF S TE BEST IN TIS COMPITION, EITHER U SAY PIRATE ARTIST OR YOUNG ARTISTS, I BLIEVE TAT MR BIIF IS WON IN TIS GREAT COMPITION.

  • allaha unaxariisto cumar dhuule fanaan udhigmo majiro ee <=======<

  • alaa yaa arxam fanaan weyn

    ayuu ahaa oo dadka somaliyed

    baray habka dabac san

  • yaa is barbar dhigi kara cumar dhuule iyo tuugta heesaha xada

  • FU'AAAAAAAAAAD top 10 ka

  • ahmed biif baa ka wadtoo labadoda viva ahmed biif .

  • Comment removed

  • Axmed biif ayaaba la qatay, Fu'aadku waa tacbaan, tan kale xitaa is-bar-bar dhigaan oo ah mid fool xuma ah ayuu u laqimayaa wiilasha yar yar ee burcad-faneedka ah; naxariista Eebe iyo nabadgelyadiisa Allah a siiyo Cumar Dhule

  • somaliayeey runta habaar ayaay idinkaga dhacay walaalyaal fua cumar iyo axmad biif codkooda koombuyutarkay ku hagaajiyeen heeso aanay lahayna way ku heesaan lakiin cumar dhuule codkiisana %5 ma keenayo midna heeso uu leeyahayna wuu ku heesi jiray

  • I totally agree with you!!! Cumar dhuule ayay geeri ku hubsadeen oo inaan cidina ka daba qaadayn ayay ogyihiin ee midna ma soo dhaweyn heesta iyagoo xataa adeegsanaya Musiga casriga ah, studio iyo duubid laga soo shaqeeyey.

  • run ha la siku sheegi ma isku dhoho kala wacan ahmed biif ayaa ku leh music cod alaa si a

  • xidgyahay

    1, ahmed biif waa qofka ugu dhow ee soodhaweeye omar dhuule aadna waau codmacaanyahay

    2,fuaad waa iska ciyayaa ee cod malaha

    biif viva forever bro

  • omar#1

    biif waa ok laakin omar waa legendry

    and fuad is ok ,,but none artist can be camparing with omar dhuule

  • very disappointed with the person who posted this video how can you match-up or compare the legendary [Omar dhuule] with these new artists? F.Y.I Omar dhuule is in NO competition with no-one certainly when he composed this song himself and sang it brilliantly unmatched till now. i dont care if these 2 artists are using latest technology to produce music.

    so, what im trying to say here is, i wouldve appreciate if it was just between Ahmed Biif & Fuad Omar or any other new artists. peace! :)

  • OMAR DHUULE 98%

    axmed 1 1/2 %

    fuad 1/2 % rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi.

    naago waa kuwii hore quruxna waa tay la dhinteen.

  • adigo waxad dortay cumar dhuule

  • 1 omar dhule ,2 ahmed, 3 fuad omar that is my choice.

  • mid waliba midka kalle ka si macaan lakin mar walba waxa ku leh usdaad umar biif ayaa ku xiga fudana kama dhaco waxana mahadin mudan dadka sogaliyey

  • Aniga waxaan codgeega siinayaa biif laakiin 1. cumar dhuule. 2. biif. 3. fuad.

    sababtaan cumar dhuule kow u siiye wax kale ma ah ee waa legenda. laakiin heestaan markii la qaadaayo biif ayaa ugu cod macaan.

  • fuad is da beste auto tune,buu isticmaaley mixer,,,buu isticmaaley oo yaa u diidey qofkasta wuu isticmaale,fuad is numba somali singer,hadaad diido waa arki doontaan,future insha allah

  • Fuad waxaa dilay codka uu gadaal ka jiidayo but Biif and Omar is nice

  • cumar dhuule cali allaah u naxariisto wax soo dhaweenkara xataa malaha ilmahaan mixerka iyo auto tune la ordaayo heesaha sulfa iyo cumar dhuule waa ku dhex dhumeee ee isaga jooga

  • fuaad cumar way ku daadatay mixerka xataa wax waa u tari wayay codka waa loo dhashaaa fanaanimadana waa loo dhaSHAA cumar dhuule may gaaraan ilmahaan mixerka isku dileen viva cumar dhuule

  • if you listen to fuad omar his using auto tune for this song

  • Omaar Dhuule Gold

    Ahmed Biif Silver

    Fuad Omar Bronze

  • waar ciyaal kan iska ciyaya way is bahdileen oo nin ayna codkiisa halka uu dhigay dhigi karin ayay hees kadaba qaadayaan waar fanaan hadaad heestiisa qaadayso ama ka cod fiicnaw ma la cod noqo hadii kale waad khashifmaysaan

  • NINA TUUGO IYO TOOBUL-CAARO MIDNA QURUX KUMA LEH!!!So CUMAR DHULE is the BEST.

  • wlhi run hadii la doonayo codka waxaa halkeeda dhigayo cumar dhuule cali,,,, fucking fu,aad dhaxal doon,,,,,, or axbiif

    dhegeyso kumaa codka jiidayo oo qalbiga soo kicin kara ?

    ax axxa xa xa cumar dhhule ilaahya haku naxariisto

    kuwan yar yari heesta way boobsiiyanaa waxooda wa bila calacal jecaylna waa calaacal llike dhuule shay mare and lafole

  • they actually have the audacity to make an album when they're singing someone else's stuff? come one, where is the respect, thats straight up fraud if you ask me... fucking sad, somalis' we dont have a music industry any more, we have copy industry for now.

  • fuad omar is the best mashalaah keep it on bro u rock

  • ninkii baashan iska lahaa uun baa keeni kara codka ugu fiican

  • biif is ther best fuad he only got music bt biif masha alah he doin it walahi

  • Comment removed

  • aniguba waan ku luuqeeyaa meesha cid walba inay ku luuqaysa maahe somali oo dhanbaa ku luuqayn karta lakin heesta cida lahayd haloo daayo kuwani aroosyaday ka qadan cumar dhuule iyo dhamaan fanaannita heesahooda haloo daayo munasabadaha in laga qada laysku maaweeliya waxba maaha laakiin alban in loosoo saaro amaa fanaan la agdhigaa wax soconaya maaha

  • biif aa ku leh

  • he is legend and he looks like akone

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more