Ninka heestan Erayadeeda sameeyey waa Jamaal Cali Xuseen waana madaxweynaha mustaqbalka Jamhuuriyada Somaliland.
awdalboy1 3 weeks ago in playlist SomMusic
that guy at the start on the keyboard is mean! and that dude showing off his garden is pimp!
physikarl 2 months ago
woooooow caadi maahan heesta
gacanbistoolo 3 months ago
maye maye abdi diini seedigiis waaaye lafoole waana saaxibo
doqondiida 4 months ago
Noolow diini ure my hero !!
awdalboy1 5 months ago
kan sidii xaldii ciyaya muxuu yahay
mojjeable 8 months ago
Marka laga hadlo Cod macaanta runti diini, kaskey, biif. 3 dooda caadi maahan
riishba 9 months ago
yaasalaam cabdi diini inadeer afkaaga caano iyo jicib lagu qabay ur good looking with great voice reer hiiraan codqurxoonidii lagu yaqiin baad la soo baxday well done
TheUgaaso 11 months ago
waa hees qaliya eesh cai fanaan,,,,,,alla kujecaleya
mona21645 1 year ago
Cabdi Diini waa fanaan WEYN oo weliba farshaxan ah, waana murtidii Al Abwaan iyo Aqoonyahanka weyn ee Jamaal Cali Xuseen oo ay Cabdi Diini saaxiib yihiin. Heestan sida farshaxanimada leh ee ay codka, midhaha, laxanka, iyo Muusikaba u wadato.
Tusaale1 1 year ago
runtii fanaankaan cabid diini waa fanaan dabeecad wanaagsan walibana qalbi furan codkiisana waa heersare in uu xaasid eheeyn sida fanaaniinta qaarkood waxa daliil u ah fanaaniinta cusub ee hada daneeynaya in eey kor isku soo qaadaan karab buuxo ayuu siiyaa asagoon wax maal aduun ah ka qaadan waxaan leeyahay cabdi diini nabad ku nooloow sxb waan ku taageeraa runtii waadna mudantahay
abe6672 1 year ago
waaaaaaaaaaaaw heestan caaadi maaha alfanaan cabdi diini xasan xuseen noolow lkn dadka isku qaldaaya inay walaalo yihiin lafoole maaha walaalo lafoole waa sxb kaliya labad gobol ayay kasoo kala jeedaan la socda
safa748 1 year ago
@safa748 waa Walaalo walaal SIda Uu la foole ku sheegey Waraysi uu siiyey TVga Horn Cable anigu maanba ogayn balse halkaas ayuu ku sheegay Youtube ka ayaadna ku arki karta walaal
dhoorre11 11 months ago
cabdi diini waa fanan aan aad ugahelo codkiisa
waana fananka sanadka codkiisana
qof walba soo jiita.
cabdi hanoqon fanaaniinta qaarkood
meel walba taagan
mohamedbidaaye 1 year ago
waaw heestan caadi maha abdi diini waa fanaan buuxo
baabul1 1 year ago
abdi waa fanaan kasoo baxay xaruntii fanka ee lafoole waana fanaaan somaliyed noolow waxaase layaableh midkaan somaliland iyo qabyaalada heesta soo galinayo war kuraaxayso heesto
MrJamhuuri 1 year ago
ilove this song so much idont give up to listen to
MySarah1983 1 year ago
isii diini ....da killer voice ......da guy so fun when get to know him diini maisha marefu
Abbydore 1 year ago
caleeek ya diini
layla8013 1 year ago
Woof caleek waa hees macan fanaanka iyo
Abwaankuba mahadsan yihiin
shankabood 1 year ago
fanaanka waxaa ka mahadnaq horeeya ABWAANKA reer somaliland ee jamaal cali xuseen jamka KADIB AYAA WAXAA MAHADA LABAAD LEH fanaanka abdi diini
abifatah1656 1 year ago
caadi mahan heestan runtii ani waa la dhacsanahay in badna Abdi Diini aad ba kuu taageersanahay runtii
ahlam148 1 year ago
nice song
liibaan998 1 year ago