Anigu waan Qayilaaa,Qiiqana wan cabayaa sharaabka waan Qarsadaa, Kolkuu i gaadho qadhaadhkuna tuyaroo qac kasiiyoo qol dugsoon kula qalaaba Gudoomo qalbigana u safeeyo Qudhaydu wan ka helaaye qarishkaas bal xisaabsha.
Qofka sheega ma dhafto qudhinuna waad ku jirtaan qodobna waa idiin haya kaa kasii qara wayno qatar baa layidhaye qararkayga bal dhageysa dhug dhug anagibaad no rakibteen war nimayahaw waad qayishen qaxweysen dharagteen ana way qadiseno .............. Boon xirsi ilahaw ku da that's so funy
Qaadka waan cunaa , Qiiqana waan cabaa , sharaabkana waan qarsadaa , Kolkuu i gaadho qadhaadhkuna , ama aan qabow doonana , dee steeliyo leefbaa , dhawr midh aan ka qabtaayoo , qadaadkaasaan u dhacaaye , qarashkiina xisaabsha , oo qaybtaydii halaysiiyo , hadii kale anigaa qarxinaayoo dhakhtar aan qaylayn iyo Islaantii qarsanteene ,, Allahu maa balaqtu
SuperBarkhad 1 year ago
Anigu waan Qayilaaa,Qiiqana wan cabayaa sharaabka waan Qarsadaa, Kolkuu i gaadho qadhaadhkuna tuyaroo qac kasiiyoo qol dugsoon kula qalaaba Gudoomo qalbigana u safeeyo Qudhaydu wan ka helaaye qarishkaas bal xisaabsha.
xirssi 1 year ago
Anigu waan Qayilaaa,Qiiqana wan cabayaa sharaabka waan Qarsadaa, Kolkuu i gaadho qadhaadhkuna tuyaroo qac kasiiyoo qol dugsoon kula qalaaba Gudoomo qalbigana u safeeyo Awan helaaye qarishkaas bal xisaabsha.
xirssi 1 year ago
kkkk Boon xirsi hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh adaaa ku leh
jamaal2071 1 year ago
naagahaa lagu caaynayaaaaaa beeeentiiin
kalaycunoo 2 years ago
"hada wuu is xariifinayaaye markuu iskuulka kuu jiray anaa baada ka qaadi jiray" qosol weeye
Hayden02356 2 years ago
Qofka sheega ma dhafto qudhinuna waad ku jirtaan qodobna waa idiin haya kaa kasii qara wayno qatar baa layidhaye qararkayga bal dhageysa dhug dhug anagibaad no rakibteen war nimayahaw waad qayishen qaxweysen dharagteen ana way qadiseno .............. Boon xirsi ilahaw ku da that's so funy
Aragsandjib 2 years ago
heheheheh boon xirsi so funny walahi micaad maygan 2 i like all dis guyz
Djqalinle 2 years ago
@Djqalinle qosol badana
kudaare 1 year ago
caadimaha riwayadan qbl balayirahda taxi iniqaday kkkkkkkkkkkkk
hodan614 2 years ago
Ninkan aad qamacdeen
bal aan kaaga qisoodee
shalay goor qadadiiya
qariib aan lacag haysan
kolkii aad qasabteen
kharashkii aad qabteen
iyo jawaankii qaadka ahaa
ninkii qaabilay weeye
Hargueez 2 years ago
Hargueez 2 years ago
Hargueez 2 years ago
looooooooooooooooooooooool hahahahahahaha
gabarsomaaliyeed 2 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk waxaa lanoo qaday in aan sidiina waaga ugu barino
tgadhay 2 years ago
waleeeeeeeeee waa aftahanoo kkkkkkkkkkkk sidaasaa loo hadlaa
hargaysaawi10 3 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
jasminabdo 3 years ago
so funny ...idinku xalay waad ka seexateen ku lahaa
dxd20 3 years ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
celgaras 3 years ago
kkkkkkkkkkkkkkk waa ruyadii intan ruwayad dawanayay iigu qosolka badned aniga dhibcihii waan siiyay
qardho75 3 years ago
qosol
cawoo7 3 years ago 2
kkkkk
cawoo7 3 years ago
kkkkkkk qasbayaal way iska camiranayaan
cawoo7 3 years ago
kkkkkkkkkk ereyga camiraad waayo waayo
psIronman 3 years ago
kkkkkkkkk. way iska camiranayaan qasbayaal
cawoo7 3 years ago