heestaan waxay i xasusisaa 8 jirkaygee aad ayaan u jeclahay xaasus dheeer i love it so much ila jiclaada ala maalmahaas qurox badnayeen tolw ma so laaban doonaan realy was beutiful days
@kamkam22100 walaal xasuus qoto dheer baan galay I think i was about the age of 7 or 6 markaan maqli jiray heestaan oon waliba aad aan ujeclaaday. Alla waagaas noloshu macaanaa Alla qurbaha foolxumo iyo stress badanaa walahi Ilin baa iga imaaday markaan heestaan arkay.. waxyaalo wax muhiim ah kusoo xasuusiyo baa jira and this song definitely does that for me. I miss my childhood years... Somalia is the best
kkk rer xamarka malah halabure fican oo hesa fican u qora waa free waxay raban ha copyaan mida kale hesa hooda sas ayey eetahay waa macan yihin so i like it lol
WaaW Caadi ma ahan walahi sxbnaa Badal.. Heestaan Xasuus dheer waaye.. Album kii la turjumay ee Seeftii Sajal eey ka mid aheed.. Man Thnx 4 da upload.
maansha alaah waa hees macaan
DrHalyey 2 months ago
heestaan waxay i xasusisaa 8 jirkaygee aad ayaan u jeclahay xaasus dheeer i love it so much ila jiclaada ala maalmahaas qurox badnayeen tolw ma so laaban doonaan realy was beutiful days
kamkam22100 7 months ago
@kamkam22100 walaal xasuus qoto dheer baan galay I think i was about the age of 7 or 6 markaan maqli jiray heestaan oon waliba aad aan ujeclaaday. Alla waagaas noloshu macaanaa Alla qurbaha foolxumo iyo stress badanaa walahi Ilin baa iga imaaday markaan heestaan arkay.. waxyaalo wax muhiim ah kusoo xasuusiyo baa jira and this song definitely does that for me. I miss my childhood years... Somalia is the best
Truthteller872 1 month ago
kkk rer xamarka malah halabure fican oo hesa fican u qora waa free waxay raban ha copyaan mida kale hesa hooda sas ayey eetahay waa macan yihin so i like it lol
samian2050 8 months ago
SEEFTII SAJAN !
micnamalahan 9 months ago
wow nice song heestaan waxaa lagu duubay studio CABIZA >3>3
stevencali7 9 months ago
reer xamarkaan maxishoodaan waxay rabaan ku heesaayaan
sahal270 10 months ago
@sahal270
somali dhanba xishood 1990 kii aa uku danbaysay,
sahaam2 8 months ago
woow heesatan caadi mahan i lke it
MyMuhaa 10 months ago
waaw heesta caadi maahan xusuus waayay ..
micnamalahan 11 months ago
WaaW Caadi ma ahan walahi sxbnaa Badal.. Heestaan Xasuus dheer waaye.. Album kii la turjumay ee Seeftii Sajal eey ka mid aheed.. Man Thnx 4 da upload.
ahmedgedoo 1 year ago
WAR WAXAAN HINDADA ISKA DHIGAYO MAXEY AHYAN
babakismayo 1 year ago
Comment removed
babakismayo 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
yasin2010yaska 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk somali waxan kulayabay kkkkkkkk loooooool
muktar462 1 year ago
jaww ar waxan maxay ahayeen islamaba yabayane ka waran malaha idiin kama qasnaba dhagaax uu dhiga basha niyow bal wakuwase ha idin maqlaan hindiidu dhagax bay idin kaga sarayan studioga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
NAFTIHURE 1 year ago
this song is my fov
TheJetli04 1 year ago
khatar :P
sxb5551 1 year ago