allaha siiyo kheer iyo waliba jannatull fardoowsa sheekh mustafa waxan jeclan lahaa in aan is aragno markeey noqoto allha ii kaso la kulankiisa waa sheekh aan jecelnahay hadaan nahay somali waliba sida wanaagsan ee noo saxo waa si aan la dhacsanahay mahasanidiin sheekha allaha xifdiyo amain amin amin
kaligaa maahan brother, dhalin badan oo aan aniga ka mid ahay ayaa jirto oo daneyneeso kulankiisa, that's why we're planning now inuu noogu yimaado S.Africa this soon insha'allah..........
masha'allah allaha noo xuxifdiyo sheikheennaa ..runtii waa sheikh aan ku fani karrno hadii aan nahay somaalia
Dully05 1 week ago
ALLAH HAKAA ABAAL MARIYO SHIIKH.
miikaaiil6 1 month ago
Allaaah Yajzaaak khyr yaaa sheekh mustafa
007force 1 month ago
Ilahay kheyr ha siyo shiikha..ajar iyo xasanaat nah allaha ka siiyo asaga iyo wixii so galiyay meshan
Aisha2009100 1 month ago
mashallah wa maxadiro qayim ah, ilaahay khayr ha siiyo sheekha
TheMuhammad2020 1 month ago
Alaa yaabarik ilaahey miisaanka xasanaatka ha kuugu duro,waxaad tahay hadyad illaahye usoo direy umaada musliinta gaar ahaan soomaalida
TheEgggggggggggggggg 1 month ago
masha allaah waxa ade iyo adee u wagsan ayaad dadka u sheegtaya khastan anigu waxa ka fa,iday waxa yabo badan oo wangsan oo dadka anfacayo ilahay ajar iyo axsanada haa ilahay haa ka siiyo inasha allaah janada ilahay haa ka warabiyo
MsLodon 1 month ago
maanshe alaah shiiqa ajar alaha ka siiyo waa muxaadaro qiima leh
bweyntown 1 month ago
masha allah sheekh ilaahay haka abaal mariyo waxan ka faa'iday waxyaabo aad u badan
lamiis21 1 month ago
Baarakallahu fiika wa fi cilmik.... Ilaahey waxan kaga baryaya Janatul lak wa lana jamiican ..
HamzaHamud 2 months ago
Asc wrt wbr, alaha ku xifdiyo sheekhunaa Mustafa, alah hanoo barakeeyo cilmigaga kuwii ku camal falana allah hanaga dhigo.
abuzakiyah114 2 months ago
Allha ku xifdiyo sheakh mustafa
aaahared 2 months ago
jazaa kalaa yaa sheekh mustafa
cawilccfm 2 months ago
manshaa allah this fantastic jasakalaah khayr
muqaxwe 2 months ago
ALLe ajar iyo xsanaad ale hakasiiyo
MrAbdirahman11 2 months ago
masha allah this is very intersting and nice
123whooh 3 months ago
Illaah ajar iyo xasanaad badan haka siiyo Sheekha muxaadaradan micnaha weyn leh, sidoo kalena ajar iyo xasanaad Allaha haka siiyo walaalaha soo uploadgareeyay fiidiyowgaan.
baidoa1000 4 months ago
masha alah
GetHighInHeaven 6 months ago
walaahi waaruntii imika marakan dhalinyaradiiba music baa kawaalay waaxa haysta african americanka sports and music lakin imika waxbarrashadaa ayay usoo jeedsaden sheekh mustafa thank u wax aanaan ogayn bad noo shegtay
Abdi2824 6 months ago
allaha siiyo kheer iyo waliba jannatull fardoowsa sheekh mustafa waxan jeclan lahaa in aan is aragno markeey noqoto allha ii kaso la kulankiisa waa sheekh aan jecelnahay hadaan nahay somali waliba sida wanaagsan ee noo saxo waa si aan la dhacsanahay mahasanidiin sheekha allaha xifdiyo amain amin amin
wiilsomaliyed 7 months ago
@wiilsomaliyed
kaligaa maahan brother, dhalin badan oo aan aniga ka mid ahay ayaa jirto oo daneyneeso kulankiisa, that's why we're planning now inuu noogu yimaado S.Africa this soon insha'allah..........
anwarabdow1 6 months ago