hhhhhhhhhhhhhh war ninkani waxa u eeg yahay nin burcad badeeda lacag ka doonaya oo lacag doon ah walahay waa dadkii dadka afduuban jiray ee safiirada u aha ee ingriiiska jogay
@honestdude2 , In aad sidaas u ceyso qabiil dhan ma aha, aniga ila ma qurxoona mana ila wacna in jamac ahaan reer loo adlagaaddeeyo. Wan aqaan Abdullahi Hussein, nin reer iyo qabiil ku qaraabto ma aha.
@honestdude2 Saxiix dadka magaca reerka sheegta ma aha dad hadal maqla oday, adeer, & wadaad. Fikraddeydu waa in aan "collectively" guud ahaan loo magac xumeyn reer dhan oo idil. Waan hubaa inay jiraan dad badan oo aad uga xanuunsada mar walba ceebaha & falalka xunxun ee beesha kasoo sharqama. Dhac iyo burbur looma xambaaro reer oo idil, uma maleynaayo in dadka aad sheegeyso inay dhac iyo burbur ka dambeeyaa ay yihiin kuwo war ka maqla waalid iyo walaalba.
C/llahi Maraaya waa shaxaad doon - oo wuxuu raba in burcad-badeed ay wax ka siyaan lacagta ay helaan . Waayo wu ku oraan waayay war dadkan wayeelka iska si daya, sualihiisa waxay kuso aruuren yaan lacag idin kaga raadsha.
Wareiye ka xun ma arag weligeey, ma weydiin sababta ay u heystaan labada qofood oo waayeelka ah? iyo in sumcadda ummadda soomaaliyeed ay dilayaan, iyo in la heystayaashu xanuunsan yihiin oo ay fadeexad ku noqoneyso haddii ay dhintaan.
@JIBRAAHIIL brother taas waa kugu raacsanahey ciidan xaaranta aya lamacan xalashana waa la qarartahey.. wa dugag.nacallatulaha ya muryan
honestdude2 1 year ago
@3DeepCuts # 3DeepCuts
SuperMusa1234 1 year ago
Comment removed
SuperMusa1234 1 year ago
lol
CushiticSomalianMale 1 year ago
kill this 2 fulthy kufars
SuperMusa1234 1 year ago
@SuperMusa1234 fuck off raghead
3DeepCuts 1 year ago
hhhhhhhhhhhhhh war ninkani waxa u eeg yahay nin burcad badeeda lacag ka doonaya oo lacag doon ah walahay waa dadkii dadka afduuban jiray ee safiirada u aha ee ingriiiska jogay
somalifans 1 year ago
honestdude2 naag xunbaa tahay habargidr afka kalabax kahadal fikradaada iyo wixii dood ah aad qabtid dhoor meelna waan ku arkay cuqdad habargidir aad qabtaa
lugdameer 2 years ago
@lugdameer adiga aya nag ah moryankii ku dhaley wase midgan yahow midganku dhaley .. hooyadadii ilakaha dheerhdeered wase
honestdude2 1 year ago
kanisga xita waa habar gadir waa moryan kale nacalatulaha habar gidir dad iney xaaran ku nnooladan rabu ..... idiots .
honestdude2 2 years ago
@honestdude2 , In aad sidaas u ceyso qabiil dhan ma aha, aniga ila ma qurxoona mana ila wacna in jamac ahaan reer loo adlagaaddeeyo. Wan aqaan Abdullahi Hussein, nin reer iyo qabiil ku qaraabto ma aha.
ThePestControl 1 year ago
@ThePestControl sxb hadii reerka wax qabtu malaha miya culumo malaha udey dhaqameed malaha .. maxey xumanta iskugu eegtan hadii sida ad sheegeysu dad fiican ku jiran maxan u arki la nahey ilaa hada wax wanag ah lagama hayo aan dhac iyo isbaaru aan aheen
honestdude2 1 year ago
@honestdude2 Saxiix dadka magaca reerka sheegta ma aha dad hadal maqla oday, adeer, & wadaad. Fikraddeydu waa in aan "collectively" guud ahaan loo magac xumeyn reer dhan oo idil. Waan hubaa inay jiraan dad badan oo aad uga xanuunsada mar walba ceebaha & falalka xunxun ee beesha kasoo sharqama. Dhac iyo burbur looma xambaaro reer oo idil, uma maleynaayo in dadka aad sheegeyso inay dhac iyo burbur ka dambeeyaa ay yihiin kuwo war ka maqla waalid iyo walaalba.
ThePestControl 1 year ago
cawaantan haddeer heystan labadan qof ee waayeelka ah, waa kuwii madax furashada u qabsan jirey SOmalida iyo beerahooda iyo guryahooda, dhibtan ayey ku hayeen SOmalidana, iimaanka alla idinka qaad.
Midda kale, odeyaashooda aawey, oo tolkooda aawey, waxaa halkaa ka caddaaneysa in lala oggol yahay waxay sameynayaan.
sharka111 2 years ago
C/llahi Maraaya waa shaxaad doon - oo wuxuu raba in burcad-badeed ay wax ka siyaan lacagta ay helaan . Waayo wu ku oraan waayay war dadkan wayeelka iska si daya, sualihiisa waxay kuso aruuren yaan lacag idin kaga raadsha.
Wadhoor 2 years ago
hhhhhhhhhhhhhhh waan kugu raacsan ahay fikirkaasi waayo sidaa u hadalayo ayaa laga garan kara
somalifans 1 year ago
sababta meeqo mar ayaa laguugu celinaayaa ma waadan maqlin inuu leeyahay qof kasta oo lacag dhiibeyso ayaan la macaamileynaa ujeedada waa uun lacag waax siyaasad ah ma jiraan
dayax11 2 years ago
@gayax11 sababta qof kasta waa ogyahay iney lacag doon yihiin, laakiin ujeedadeydu waxaa weeye in loo tuso in habka ay wax ku doonayaan uu yahay mid qaldan in la tuso, weriyuhuna haba yaraatee ma u muujinayo ineey ku qaldan yihiin qafaalashada lamaanaha. suaalihiisa oo dhan waxay ku soo urureen lacag baan idiin raadinayaa iyo dad baa wax u ururinaya, oo idinla soo xiriiraya, waxaaba moodaa ineeyba isla shaqeeyaan. Waxay aheyd inuu weydiiyo su'aalo concrete ah oo dareensiisa ineey qaldan yihiin.
gabalaax 2 years ago