somaliland cidna ma daba socoto xoogna laguma haysan karo ee saxiixooda ayaa daba socda ilaa ay somalia dowlad rasmi ah ka dhalato oo ay ku hishiiyaan in ay kala go aan saxiixaas ma jabi karo inta ka horaysa i feel so sry somaliland kkkkkkkkkkkkkkk waa in aad sugtaan no more calaa cal plzzzz very good hees khalad yaan loo arkin qoraalkan waa mid sax ah
setuio
SuperHadi73 7 months ago
-- Doraad waxaan tabanayiyo Shantaan isla doonayiyo dareenkii, dareenkii Lixdameeyadii haduu dayaxoodii dhacay - - damiirkii shalay i baday inaan labada isku daro maantana dib u gurasha iyo xududa xidha buu iyidhi ----
Yaaa SALAAAAM -- - - -S.N.M -4-LIFE
worldwidedahabshiil 8 months ago
somaliland cidna ma daba socoto xoogna laguma haysan karo ee saxiixooda ayaa daba socda ilaa ay somalia dowlad rasmi ah ka dhalato oo ay ku hishiiyaan in ay kala go aan saxiixaas ma jabi karo inta ka horaysa i feel so sry somaliland kkkkkkkkkkkkkkk waa in aad sugtaan no more calaa cal plzzzz very good hees khalad yaan loo arkin qoraalkan waa mid sax ah
MrShaRoTo 9 months ago
wooow eeeesh cala hees weeye wale viva somaliland wey socote allow dhowr
qoslaaye2010 9 months ago
dadkaygu haduu tashaday maxaa loo daba socdaa?????/
good question walahi.
MultiRussian123 9 months ago
hees la mid ah heestan ma maqlin nolashayda
somalilandburco4 10 months ago
waa hees aad iyo aad u fiican
jamhuurka 10 months ago
waw what a great song for somaliland, i love it
MegaHibaq 10 months ago