Added: 2 years ago
From: WaayahaCusubNews
Views: 56,313
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (51)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • best song ever!

  • waw i love it

  • frank ifka ale ha kugu gubo oo kugu cadaabo

  • Comment removed

  • Haaa wa sax @ ayanafrx lkn ninkan 2daba ma aha siduu shegaya i dont know wuxu yahay may be kuwa loda cabuda mu yahay lkn waxa tahay bo waxa ku shegaa hadii aa tahay qof diin leh lama cayo diin kale hadii aa tahy de cawan na da dood ma doonee

  • NA\CALD KUGU DHACDE FRANK ka dhax bax muslimintam iyo somalidaba bax christaaminta meshee maxa ku dhax dhige muslimka walahi waxan cml aa joogo adunka Ilaahee waa awooda intaa akhiro la gaarin inuu adunka kugu cadaabo i wish in cadcad u goo'go'di markas aa xassuusane shekdan aa qoresi akasu nas aa tahe hana dhihin gabadha muslimka sis bcz only musliminta sis iyo bro isku not u

  • @kunciil1 Saaxiib waxan aaminsanahay Soomaalinimo., qof kasta oo Soomaali ahna waa walaalkay ama walaashay aan dhiig wadaagno. haddii adigu aad qof kula walaaloobayso Diinta Carabta adiga ayay ku qusaysaa, Laakiin aniga waxan aaminsanahay Diinta Carabta ee Maxamed alifay iyo Soomaalinimada iyo wadadhalashada. Wada dhalashada ayaa horeysay, quraafaadka Maxamed mar dambe ayuu yimid. Saaxiib midda kale aniga ma ihi Kirishtan nabad gelyo

  • @frankie3005 Gaal waxa tahay Jahil ah waxan kuu sheegaya inaad qadarisid dadka diintooda aadan wax ka sheegin hadaa galowday aday ku taala oo dab ololayaa lagugu cadaabi waxan ku oran lahaa diin galadi lahaydba ey ogadeen ineey feeg tahay ayaad gadaal ka soo kortay bacada qorsagaro ku haysa hada aaminsantahay marka dhimato inaad cirka duul duulaysid sidi shinbirta 7 dhul hostooda lagugu cadabayaa hadada ka toobad keenin balse toobada rabi subxanuhu watacala way furantahay

  • @knaanbest Qof kasta oo aan diinta Carabta aan haysan ma waxad ugu yeertaa jaahil. Goorma ayuu quraanku noqday cilmi? Muxu yahay farqiga u dhexeeya, gabaygii Sayid Cabdulle Xasan iyo midka Maxamed Cabdillaahi, waa laba gabay

  • @kunciil1 Waa Sax Muslin iyo chirstian meel isla ma galan walaalo neh ma ahan

  • she's sooooo beautiful with the xijab:)

    never take your xijab off falis ubax.

  • Comment removed

  • saalim xayawaan ayaatahay waryaaa dadka gacanta laga gooynaayo ma han mooryaanta waa dadka iska masaakiinta oo awal baahi iyo qax joogta ah kujiray markas aya loogu daray gacmo goon ilaahow adaa joogo

  • inaa lilahi maxaa akwadaa gacmaha laha gooyo illhay kama xishoonayisd miyaa kitaabka ,aa lagu qoeay gacmalaha laga garco dadka tabarta daran oon haysan mel ay dagaan illhay haloo yaabo walayaal aan illhay ka cabsano bismilaah maxaa dagaal nago wato

  • war dowlada iyo wixi taageera ha bilaawan gacmo gooyn hadii kale shariif waqtiga waa uu ka dhacayaaa

    hadii qolo kasto gacmaha gooyso waxaa yaraanaya ragii dagaalami lahaa somahan

    marka bal haloo soo jeesto jihaadka gacmaha ragii qoriga in ay dhigan wa diideen e

  • somaliya xiliigii hishiiska hada ayuu so dhaw yahay wlh

    whyooo

    ragii badankoodii waa aay soo wada tahriibeen amaba ka soo wada tagen dalkii intee hartayne cudur gacmo gooyn ah ayaa u soo baxay marka meesha sanad ka dib waxaan u noqoneeynaa ragii oo mi hal gacan iyo hal lug leh oo ananba qaadi karin qoray marka dan baa loo hishiin soomahan kkk

    ilaahoow alshabaab iyo gacanteeyda ha is tusin lug warkeeda daaybo

  • saaaaaaalim sxb caadi matihid waad iga qoslisay,

  • guryosamo sxb lacala hadii aad somaliga tageeyso gacanta midingta iyo lugta bidixda ah ethopia ama kenya sii dhiga hadii madaxa lagaaa soo gooyane niisbkaada qabtaaa

    somalida inteeda kalene garsi dardaarankeeyga

    lkn aniga malaga yaabo inta nin alshabaab somalia dhinac ka joogo ma igu arkeeysid taasi hubaal

  • falis quruxley macaan xijaabkad ku quruxbadantahay,, heastana waa heer sare noolaada waayaha cusub,,

  • war kan aduunka ayaa lagu ciqaabayaa iska dayaa waxuu noqonayaa sida gabadha aflagaadeesay diinta alaah waad argteen sida looga dhigay xayawanka qeebna dad ayee kaga egtahay qeebna xayawan kan adunka aya lagu tusidoonaa inshaa alaah

  • maasha alah inantan la anded wayaha cusub majirin lahen

  • dadyahaw maxaad ugu danbaabeeysaan ...maa iska deeysaan malin ayuu macaansan doonaahee.

  • acuudu billaahi mini shaydaani rajiim !!!!

    muxuu ahaa qofka ku hadlaaya waxaas oowaliba somali ku qoraayo

    innaa lillaahi wa inna ilayhi raajicuun

  • war waxaa macquul ah qofkaan allaah wax ka sheegaayo in maskaxda looga jiro marka waxbo yaa lagu dambaabin sxbyaal alaah ayaa kajaaseenayo gafka uu ugeestay nabigeena muxamed N.N.dushiisa ha ahaatee

  • frankie waridkaa was adigoo tabartaas leh ayaa ilaah wax ka shegeysaa alle ciil badanaaa meel aan joogo maxaa u joogi weysay ..... war kufaar ayaa tahay qofki islaam ah oo ku arkaa wajib waxaa ku ah inuu dhagax kugu dilo nacalad baa kugu dhacdaye waxaan dhaho ayaanba aqoon la,ahay ... ciil badanaa waxaas ayaa somalinimo kula sheganaa

  • heestu way fiican tahay, wayaha cusubna way fiican yihiin waaw go ahead guys... laakiin ILAAHAY KA CABSADA ayaa xoogaa cajiib, maxaa yeelay waxa wadankeena waalay hadda waa ALLAH oo ah sanam la caabudo oo uu Maxamedki caruuro waska ahaa uu aliftay.... marka waxaan rajaynayaa Soomaliyeey inaan garno waqti aan tirtirno Allaah oo ah sanam psycological noo haysta oo aan jirin.. sida kuwa masiixiyiinta ahba ay ugu waashen JESUS iyo wax la mid ah

  • frankie cadaabtii alle gal waa maxay waxad dhahayso miyan xishoon adiga kaalay meeshan oo kale inaad ka hadasho mahan dhulka kula go e ee gaal ayaa tahay futa cad gaalka futada cadna waa jibkiisa waxaa waaye in lala dagaalo ee meesha muslimka ha isku soo galin xaran yahow meelkasta aan arko qoraal xun ayaaad la taagan tahay wajigada cadabta lagu gub alle ayaan ka baryee waa adiga futada ku urka badan oo diinteena wax kasheegaysid

  • Ilwadqurux88 lol. oo adigana ma i daba taagan tahay.Ok sister wayahay wan ku dhafay Allahaga iyo Maxamed kaga wan kuu dayay raali iga ahow, inkasto anan adiga waxba kaa shegin weligayna anan kaa sheegi doonin hadana wan ku raali galinayaa.... waa sax maahan in dadka Diimahooda wax laga sheego, inkastoo idinka marka wax laga sheego Allah aad dagal iyo cay isku dartan way ficnaan lahayd madama ad aminsan tahay in Ilaah xog badan yahay inuu isagu iska kay celiyo haddii uu run yahay why aad u diface

  • waad arki doontaa alle waa kufiirinayaa aduunkiisa saad ku tahay ee waa kusoo socotaa adaabka ilaahay eesugi wayn insha alaah wax yar sug islaanimada indhabtay ayaad ogaan doonaa kufaar yahow

  • frankie hadii adiga aad gaalowday hadana afkeena ku hadlaysid nin yahow diinteena iyo nabigeena wax haka sheeyin illahay ku qaad noo nafta waa. cadaab laguugu shishaaray adiga camal waaye kuma magaca nala wado dandeeni iyo diinteeni iyo dalkeena ka gatay gaal daba ur badan ee nacalaa kugu taale ee nadaa mell kasto hana daba taag naan ee gaalda waxooda fiirco ee diinta iyo somalida fadliga illahay ugu daa doofaar yahow urka bdan...

  • somalikaliya, maxaa ku maray ma waalatay oo hadda maxaad igu caysay maba i taqaanide, anigu adiga kuma caayin, waxba kaama sheegin maxaa kugu kariyey dhiiigga runtii waad iga qoslisay isdeji saaxiib

  • Frankie 3005 in lagu caayo waa qalad laakiin 2 bilyan oo dad Nabigooda iyo ilaahooda inaad ceysid waa qalad aad u weyn ... waxaad doonto aaminsanoow laakiin  Nebigeena (csw) iyo ilaaheena faraha nooga qaad

  • Ok Ugaascadde saaxib, waa balan ma caynaayi mar dambe, waan xushmeeyaa inta badan ee marka ay aniga personally i caayaan iyo waalidkayga o ay ii dhaartaan ayaan caayaa oo keliya.

    mahadsanid saxiib

  • ninyahow naga bax inkaari kugu dhacdee ilaahay dullinimada iyo mushriknimada ka bari inuu kaa saaro

  • Comment removed

  • @TheAyanfarah waad salaaman tahay waxad ii soo dirtay comment aan ereyo ku jirin, ma aqaan miyaad i caayi lahayd? ma i habaari lahayd? maxaa yeelay walaalahayga Muslimiinta Soomaaliyeed qaarkood cay iyo hanjabaad ayay ii soo qoraan. anyway mhadsanid haddii aadan i caayin kkkkkkkkkkkkkk

  • @frankie3005 Caaydaada maxa ka dheefa oo aan denbi ahayn wadada qaldan aad kusocoto mar ayaad ka shalaayi doonta weli ma is weydiisay meeqo qof o somali ah ayaa qurbo joogto laga yaabe iney dhaqanka badashaan lknse malaga yaabo iney diinta badashaan so adiga hal far ayaa tahay far kaliged neh fool ma dhaqdo ayaa lagu maahmaahay somali marka Ilaah ayaa dadka hanuuniyo hope inad ka towbad keento waxa ku jirtid lknse please somali ha sheeganin inta aad diinta badalaneysid somali diinteda ma badasho

  • @TheAyanfarah Marka hore aniga ma ihi Kirishtan, Muslinna ma ihi Diin oo dhanna ma haysto. Laakiin waxan haystaa Soomaalinimadayda iyo concisouskayga dabiiciga. Haddii ay kugu xirnaan lahayd adiga Soo galinta iyo ka saaridda qof soomaalinimadiisa mar hore ayaad iga sari lahayd, lakin waxa ku faraxsanahay inaan ahay Soomaali jecel dadkisa iyo dalkiisa. dadka Muslimka ah ee aan dhibaatada aan cidna u gaysanayna waan ixtiraamaa, keliya waxan wax ka sheegaa kuwa ii dhaarta ama waalidkay caaya

  • sida loo matalay waa qatar,,,,

    baby hogaamiye diimeed iyo baby hogaamiye kooxeed lol

    ii noolaada waayaaha cusub

  • 87missmona ...shaydaanka ku tusey halkaas weynaa walaal?? qof muslimaa hadaad aragto qof banii'aadana cawradiisa isku day inaad asturto??dadkana ka qariso? waligaa saas hasameyn walaal..dadkana attention ha usiin inaad fiiriya tiraahdo... hadda anigu maba u jeedin cajalkana waan dhameystey ay aheyd balse qoraalkaada markaan akhriyey ayaan cajalkii dib ugu laabtey aan fiiriyey ..danbigaasna adigaa iska leh walaal??

  • ala!!! kkkkkkkkk nin futodiisa ayaa muuqata @ 1:58 futo madoow waliba kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­k..

    :::DDDDD

  • ha waxaan kaa ilaaway falis sxbeey xijaabka qurux ayaa ku tahay ee saas ku wad cadeey quruxdaada ha tusin nimanyaasha

    ;)

  • kuwaan wax hishiinaayo uma eka 20 sano ayee wadan la'aan na dhigeen hadana waxee rabaan in 20 sanoo kale noogu daraan balse kama fakarin in dhalinta wadan la'aan tahay meel kasta ee aduunka ka joogan xitaa hadee wadanka joogaan xurnimo kuma haaystan wadankooda Ilahey hanaga dhameeyo duqooshinkaan kkkk..

    (:

  • Masha Allah Wayaha Cusub Qeyb weyn Ayaa Ku Leedihin Somaliya Haday Israacdo Thanks For Everything Wayaha Cusub

  • maasha allaah xijaabkaad ku qurux badantahay falisey

  • Manshallah Falis I loooooooove you abaayo walahi dadnimada iyo codka iyo quruxda intaba waan kugu jeclahay

  • filis ilave macaanto fankiina wajeclahy falis dhanwalba waa ku jeclahay

  • great song

  • mashalaahabayo,wacxatahay adirashada gabdhaha somaliyed,markailove u macanto,andalsothanksforinspri­ng puntlandtate

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more