Added: 3 years ago
From: dalmar46
Views: 5,486
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Waaaaaaaaaw Xirsi Aadbaan Kuu Salaamay Sxb Kolay inagu Halkii Baynu Sxb Ku Ahayn Nacam Maxaarkiiiiiiiii kkkkkkkkk  Noooolow Sxb Xirsi Viva Fanaaniinta Reer Jigjiga

  • wax ba kamaad hadlin ee i dhaafi lolz

  • xiirsi walalka xamdi ka waraan nin yahow long time iskugu keen danbaysay mashalah waa taagtaay

  • xirsii wa kula heesi doona markaan imado balan kaga qzaday waa imana mardhoow

  • sxb abshir ayaan ahay aadbaanan kusoo salaamayaa sxb aduunbaa iga dambeeyey ee hambalyo.

    wana inoo carwadii cabaas dhawaanbaan imanayaaye.

  • YAAAAAAAAAAAAY Xirsi...raggeedii.

  • Reer Jig-jiga rageedii.....

    Good job Fanaaniinta Reer jigjiga

  • Sidoo kale musikestaha garacaya heestan waa Cabdiwali Ibrahim oo ugu haysta garaacista musica deeganka somalida Ethiopia.

  • Dalmar.46 walal mahadsanid. Xersi walee hees cajiib ah ayuu noo qaaday Ciyaartuna sidoo kale waa heersare. Xersi waa aniga Maame oo ku soo salamaya walaal fanaan casri ah ayaa noqotay halkaas ka sii wad fanka. Reer Jigjiga waligood fanka somaliyed way jeclaayeen-.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more