Inspiring video. Thanks for sharing, we need women for change ! Anyways i just discovered you guys on Facebook, i'm glad i did because now i can hear/read stories like this. Thanks for keeping the Somali hope alive. God bless. After my studies i hope to take part in helping the people in need. I'm studying International Relations/ development and Women's studies. I hope to work with human rights organizations someday (Insha'Allah).
Sido kale dowladda waxa u dagalama waa dhalinyaro madaxduna madaxtoyada ayay ganbad ka dhigteen. sidaa darteed.
Hadaanu nahay dhalinyarada somalida meel walba an adunka kaga nolnahay wa inan sii daawan dhibatada wadankena hooyo,oo wa inan sameysano sistam aan ku midowno fikrad ahan iyo siyasad ahan oo aan radino habka ugu macqulsan an ku midobi karno, plze keyd media raadiya fekerkaasi sidee lagu heli karaa?????
waad ku mahadsantihiin howsha wacan aad umadda u heysaan, waxaan idiin leeyahay kaliya taariikhda ayadaa is qorta, qof walba wuxuu u qabto umadda waa la xusi doonaa hadhowaato ama ha dheeraato.
Hal talo ama fekrad; dhalinyarta ssomalida waxay kaalin kaga jiraan hurinta colaada wadanka ka jirto waayo waxay noqdeen xaabada lagu shito holaca siyasadeed ka jira wadanka tusaale inoo wada muuqda: mucaradka ama qolyaha al_shabaab waxa u dagalama waa dhalinyaro
Ninka keydmedia sameeyay waa dadaalay, lkn u fiirsada ninka, waxaad dareemeysaa inuu qabiilku ku weynyahay.
Waxaa tusaale kuugu filan video-ga ku saabsan Odayaashii Suluxa waday ee 1990, waxaad dareemeysaa inuu ku fikir yahay Jen Ceydiid oo dad badani aaminsanyihiin inuu mushkilada jirta qeybta ugu weyn ku lahaa, odayaashu waxay leeyihiin duqu ha baxo oo aan dowladnimada meesheeda ka wadno, Janankuna wuxu leeyahay aan burburino wax jira oo aan hada bilowno, taasna waa mida meeshaas na dhigtay,

Thanks so much. - ikraan (new fan).
Amour445 10 months ago
Sido kale dowladda waxa u dagalama waa dhalinyaro madaxduna madaxtoyada ayay ganbad ka dhigteen. sidaa darteed.
Hadaanu nahay dhalinyarada somalida meel walba an adunka kaga nolnahay wa inan sii daawan dhibatada wadankena hooyo,oo wa inan sameysano sistam aan ku midowno fikrad ahan iyo siyasad ahan oo aan radino habka ugu macqulsan an ku midobi karno, plze keyd media raadiya fekerkaasi sidee lagu heli karaa?????
hasanyare2011 11 months ago
waad ku mahadsantihiin howsha wacan aad umadda u heysaan, waxaan idiin leeyahay kaliya taariikhda ayadaa is qorta, qof walba wuxuu u qabto umadda waa la xusi doonaa hadhowaato ama ha dheeraato.
Hal talo ama fekrad; dhalinyarta ssomalida waxay kaalin kaga jiraan hurinta colaada wadanka ka jirto waayo waxay noqdeen xaabada lagu shito holaca siyasadeed ka jira wadanka tusaale inoo wada muuqda: mucaradka ama qolyaha al_shabaab waxa u dagalama waa dhalinyaro
hasanyare2011 11 months ago
Ninka keydmedia sameeyay waa dadaalay, lkn u fiirsada ninka, waxaad dareemeysaa inuu qabiilku ku weynyahay.
Waxaa tusaale kuugu filan video-ga ku saabsan Odayaashii Suluxa waday ee 1990, waxaad dareemeysaa inuu ku fikir yahay Jen Ceydiid oo dad badani aaminsanyihiin inuu mushkilada jirta qeybta ugu weyn ku lahaa, odayaashu waxay leeyihiin duqu ha baxo oo aan dowladnimada meesheeda ka wadno, Janankuna wuxu leeyahay aan burburino wax jira oo aan hada bilowno, taasna waa mida meeshaas na dhigtay,
jibriil500 11 months ago
Keydmedia Masha allah runtii wax walba la idinka sheego, Adinka waxaa tihiin WADANIIN oo run ahaan raadinayaan NABADA WADANKOODA. Mar labaad Masha'allah
sasadada2007 11 months ago 4
Thanks keydmedia
naciimo21 1 year ago
Where can i get the song at the end please?
somaliangle 1 year ago
@somaliangle Hi, search for (Waayaha Cusub - Dumar Waa Doorka Nabada) here on Youtube
KEYDMEDIA 1 year ago
@KEYDMEDIA I found it thank you.
somaliangle 11 months ago
HEER SARE. Keydmedia.WAA HEER SARE.
Tiro ahaan, dumarku waa ka fara-badan yihiin tan ragga, deegaan kastaba hala joogee. Xagga aqoonta, is-xilqaanka hawl-qabadka iyo hal-curinta maankaba, ragga way ula siman yihiin; waxayse dheer yihiin hawlo badan oo kale, sida: Ilmo-qaadidda iyo ...iyo....
cayuub 1 year ago 5