Added: 1 year ago
From: aliel69
Views: 36,203
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (19)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • thanks leila for your hard work.. do u translate for a living or just for fun? u must be doing marvelous work...thank u ;)

  • ALLAHA NAXARIISTA JANO HA SIIYO

    

  • Waah Waah Allaah Ya Raxma, Baaba Killer, Naxariisti Janno Illaah haku siiyo Aamiin, Brotha afgooye luula mala qaadeyso waa Maryan Nasir saas u ogaw aba Baaba Killer he's ma idol, Aaah aah, geedkiisa ninkii gubta ma laga gaaraayo,gibilga mana la go goyo gabalki hari ku gabyaa, yaa salaaaaaam, wallaahi baaba killer caloosha kaa hurinaa markad wada dhageysatid heesihiisa oo dhan wa Top, midba mida kale ayey ka sii shidantahay ka sii calool xanuun badantahay specially marku jeceel ku haayo viva love

  • Where is the part of Luul Jeylani? she was singing with Killer ALLA YA RAXMA RAXIMIIN in this song. This was the concert called CADAABTA CAANSHAQA what an amazing memories back home in Somalia especially in Afgooye..

    Oh why why why the hell we had this an endless civir war in the first place?.. I miss home so much ;( Oh my ALLAH PLEASE PLEASE HELP US TO RESTORE PEACE AND HARMONY IN OUR HOMELAND AMIIN

    Peace and Love to all Somalia over and beyond

  • killer ilaah naxariistii jano ku geey aaammiiin xasuus aan la iloobin karin aa noo reebtey

  • Godka, good = (mas) ku jiree

    Manaasna (hadii uu) dhexyaal

    waxaan ahay kii gudbee!

    Ty aliel69 shaqo fiicanaa noo heesaa.

  • wasalat al amaana

  • Comment removed

  • allah yarham axmed shariif waxaa isku xiran codkiisa iyo xusuus qurux badan beri samaadkii ilaahow xamar nabad xagee ka heli karaa kiler albumkii 90ka

  • meeshaan aa cilada ugu weyn ka jirtaa oo asxaabta iga horeysay isku dayeen laakiin iyaga xitaa way ka hoos baxday oo sida saxda ah uma sheegin :

    Gotgot god ku jiree - ku bedel - Got oo Good ku jiree? oo micnihiisa uu ka wado got ama duleel (hole) oo mas ku jiro hadduu na dhexyaalo xitaa waan kaaga soo gudbaayaa.

    goot iyo abeeso meeshii laga dhahayey waaye, good ka uu sheegayo oo micnahisa yahay snake ama mas.

  • Waxa ka qaldan gedisa nin gubto ma la gar gari karaye, Waxa kale o qaldan gibilkeyga mana la goy goya gabalki hero ku gabya. wan isku dayay wax kale o qalad ahna ma arko

  • Heesta dhan oo qoran waa kan :

    Soo guuree gaabooy goobtaan imaaweee gacalkaagaa igalee ma iiga go'aayee god intii liga geeyoo

    adigoo gidigoo jirtidee an gidigoo kale joogee

    godka goos ku jiree manaas na dhaxyaal waxaan ahay kii gudbee

    Soo guuree gaabooy goobtaan imaaweee gacalkaagaa igalee ma iiga go'aayee god intii liga geeyoo

    gaaynuunka islaan iyo garta waa lagu guuraa geedkiisa ninkii gubta maa laga gaari karaayee

    gibilkeyga manaa lagoo gooyaa gabalkii hero kuu gabyaayee

    Soo guuree

  • soo sax kulahaa lolz hala saxo hala fahmo ka horeyso sxbey any way ty abaayo

  • qalad kalaa la helay meesha ah gotgot godku jiree ma ahan sidaas ee waa god god koo ku jireee lolz hhh qalad kale maba jiro inta kale waa sax hhhhh

  • well done almost gabal kii hero nd some vocals mising da lyrics

  • heesta waxa ka qaldan oo kaliya meesha ah adigo gedigood jirtidee aan ka gidigoo kale joogee aa laga rabaa aan gedigood ma ahan mida kali meesha aad ka dhigteyn gibilkeyga mana la gooyyooyhaa gabalkii helo ma ahan ee waa gabalkii hero kuu gabyaa lolz waa aragtideyda bal idinkana ila eega

  • Comment removed

  • ar sidee waaye xamar na geyseen iyo waayo waayo waxaan xusuustaa gurigeena hortiisa oo la isku shakaansado gabdhaha heestaan loo qaado aniga iyo ciyaal kalena aan isha ka quudano oo nalagu dheho socda seexda nin iyo waayihiisa haddana annaga wax seexina thanks you amaze me every time.

  • woow nice song thanks leila

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more