Added: 3 years ago
From: dalmar46
Views: 8,171
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dhamantiin wad halayseen fananka wa fanka dadayar ee reer qabridahare beeele hadana wuxu kamid yahay fananinta ileys band ee dowlad deeganka soomaalida

  • the young singer is well talented,what a beautiful picture I impress and surprise when i saw that. i knew who build the statue. the city of jigjiga in short time from township to real capital city.no more muddy streets or dusty streets,every road and streets are asphalt with pavement on the side, for pedestrian walk.all that has been constructed recently.what a development our region never had such investment since we become part of Ethiopia in 1948 the reserve area and 1954 the hawd.

  • jigjiga iyo fanaanki cabdi beele ,woow ogadenia and PL noolaada m,,

  • Comment removed

  • waa Fanaan kii Waynaa ee Reer Jig-Jiga Cabdi Beele...

  • Sidoo kale muuqaalka heestu waa Caasimada deeganka somalida Ethiopia Waa JIGJIGA. walee meeshu way dhisantay Allow anoo nabada mar dib ii tus waan u xiisay Jigjiga wanaag.

  • walaal kaligaa maaha dadka ilaahow mar anoo nool igu celi jigjiga lihi way badanyihiin.

    insha allah i will go there 3 years from now if i don't die before that!

  • heestu waa hees fiican fanaanka muuqaalka ka muuqda waa reer Jigjiga laakiin codka waxaan u malaynayaa in uu yahay codkii fanaanka da,da yar ee reer Hargeysa saxardiid. Dalmar46 walaal waad ku mahadsan tahay sxb waad daalaysaa reer Jigjigaad tahay baan u malaynaya ana sidoo kale xaggaas baan ka imid. walaal Ma soo galin karta heesaha Fanaanka cusub ee reer jigjiga Xirsi cabdi haddii aad heli karto. sidaa iyo nabad iyo barwaaqo.

  • Adiga ayaa muddan, Walaal ma ahi reer Jig Jiga laakin qarabo ayaan ku leeyahay, kamana fogi, waxaan ka imid Hargeysa.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more