Added: 3 years ago
From: dalmar46
Views: 158,690
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (40)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Enjoyable video and song.

    Hamitic Union forum

  • wow nice song 1980's song.quruxleey

  • caleeg caleeg yaa Aamina Faarax

  • naftaydaa agtaadiyo aragaaga jeceloo indhahaa ku weheshada eesh calaa song th's the best  song i have ever seen

  • djibouti is a fairy tale country god bless. we all remember when amina gacanla was homeless and came from borama by foot. in mid seventies and her hand eat by a snake from her country borama.suffer from neglect and poverty. but the otherside of the border uncle sam was waiting for her. djib country of opportunity that period of the time djib was called the hong kong of the horn. amina was wellcomed and never leaved out of djibouti. she is a leaving legend completely adopted.beautiful girl.&voice

  • one of the djubutian womens that i rate in every way, altough theres others but this one is bingo right in anyway,

  • qurux eebe waa siisay maa sha alaah

  • Allow yaa u sheega Isma Ogee. Is astur...Ilaah ka baqo.... Naar hees kaa celin mayso.... Quruxdaana ninkaaga cidaan ahayn inuu arko loooguma talo galein.

    Kuwiinan eesh calaada haya....dadka ha lugoynina....yaan danbi idinka soo gaareine...... Islaamka waa kuwa wax wanaagsana is fara...xumaantana iska reebo....

    itaqulaah

  • aad iyo aad ayeey uqrux badan tahay cayuuma naska eebe hakaa ilaaliyo

  • waaaw nice song vive amina waa fanaanad qaali ah waxaa sameyay heesta hasn cilmi alah yu arxam

    iyo laxankii abdirahman cali hersi dhamaantood waa reer awdal

    noolow amina

  • hees aad u fiican iyo fanaanad qaliya weeye masha alaah amina u r favorte fanaanad sis

  • eesh calaa fanaanad

  • Aamina faarax waa fanaanad ka kuwa ugu wanaagsan dalka jibuuti

    asal ahaana waxay kasoo jeedaa somaliland

  • Inantani qaabkii la yiqiin bay u heeseysaa. Heestuna hees wanaagsan weeye. Kabanku af soomaaliga wuu la dhashay. Waa walaalo. Waa sidii

    ku-dhufte iyo Ka-dhufte aan kala dhicin.

  • heestan waxaa iska leh saado cali

  • saalim madaa siiyay sodo malaha waxale inan ta heesay sda waa aamina faarax ok

  • viva djibouti walee waa dad hore wana dad jira vivaaaaaaaaaaaaa

  • viva amina , maxaa habar wareerta rabat inay amina wax kasheegto

  • ala maxaa meesha ka buuxa jalas xaasidnibo way uquudhi laayihiin qurux deeda iyo cod keeda

  • that is old classic song. when somali was peacefulll 30 yrs ago

  • she is soo ugly, and not much of quality voice...

  • i agree with u

  • so haday foolxumo tan tahay quruxina mee dee... maryan mursal iyo magol iyo

    amina 100% qurxlay amina and hig and good cod macha allah

  • subhanallah don't say she is ugly cause the blind one could see that you are hating. she is far from being ugly and her voice is nice too but not one I am down with

  • Ma garbaa ummadyeey garaadka qabtaa ruuxii gaban ah een gugeedu dhamayn.

    In falaadho lagu gano nafteeda gubiyo, in lagu gambiyaa god aakhiro.

    Mabay garan waayin talada ka gudubtayee.

    Gacalkaad lahayd baa yaxaas afka kaaga gashee, gubataye waxba hay guhaadin.

    Galbataye Allow gabadhyey ku gargaar, garabkaaga Ilaah ha galee.

    waa heestaan dunida ugu jecelahay...

  • Yaa salaam waa fanaanad top ah, oo macaaaan macaaaan macaaaaan, codka, dirica iyo quruxda is raacsan ooof ooooof. waa dookheyga caashaqa.

    Waxay i xusuusisay mid aanu ilaa hadda is jecelnay iyadoo 5 dhashay. si walaaltinimo ah! oo reerkoodu meel daran ka rideen. ooh ooh.

    Dareenkiyo xiisa haan ku badbaadin doonaa, bartuu igu xareeyaan ka dhex baaqi doonaa, ubax baal casuus laan ka dhex beeri doonaa.

    Allay baday jacaylkee,allay baday jacaylkee. waayo waayo.

  • nice song and pretty women ure amina farah long live huuno

  • wakaa amina farah boqoradeena one of my favorit hmmmmmmm via djibouti unity equality n peace fuck tribe

  • amina farah i promise inaad aroskayga aad ka heesto

  • oontiraha beerku olol iga baxaayooo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi sheeko cajiiba ku xasuustaa hadalkaa kkkkkkkkkk

  • Somaliman100 wixi ku so daafey waxba ha u calacaliin!! Quruxdeeda AMA fuulxumo iyada labada ba wada wadaata so hadalka iska yareey, cilka iska dhaaf noca ku garab huruda kole waa wax waarabo u eeg

  • amina  faarax indha qurux hanoolato

  • dumarku markay waynaadaan oo 37 gaaraan quruxda masiiwadaan i used to love this girl,but hada aad ayaan ugu farxay in ay foolxumaatay,waayo hurdo iyo huyaad waan katagay jacaylkeedii waa iga baaba ay,ilaahay mahadiis maantana markaan arkay waxaa moodaa in aysan ahayn aamina farax aduunyoy xaalkaaba

  • hhehehe xuskaa laga hayaaa, wan farxa kulaha markan arkay foolxumo inay noqotay, so that means dee markaagi hore ayad necbayd ilen hadad jeceshay wad ka nixi lahayd wad isku dhex buqday walee

  • nice song , amina you are the best singer at all somali women , and very very beautifull

  • Excellent video. Thanks Dalmar46

  • maansh alaa AMINA FARAH FROM AWDAL CODKEEDA AYAA AAD IYO AAD UU FIICAN WELL DONE.

  • Fanaanadeeni codka dahabka leh..Amina 'Gacaleh' Farah, in beautiful Djibouti...Masha Allah

  • Waad ku mahadsantahay wargelinta

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more