walaal aad baan kuugu mahadcelinayaa sida wanaagsan eed ugu caqli celisay the Gashamo. Xaggee buu inoo kala wadaa? Anigu 'comment' giisa ma arag balse hadalka sidaan ka fahmay wuxuu sheegay in Gashamo iyo Aware iyo Jigjiga ay nabad yihiin. the Gashamo ma laga yaabaa in aadan hadallada qabyaaladda mooyee waxbaba aadan war u hayn? Gashamo maxay Ethiopia u tartay? Dadka joogana Ethiopia way necebyihiin, ee sida meelo badan oo Soomaali ka mid ah Odayaal/qabyaalad baa hor taagan!
walaal haddaan la kala roonaan roob ma da'o. The Gashamo aabbihii maxaad u nacalayn walaal? Waxa Soomaali halkaa dhigay waa khalad khalad ku sax. Waxaa laga yaabaa in haddaad si cilmiyaysan wax ugu sheegi lahayd inaad wax badan oo wanaag ah soo kordhin lahayd; haddii Haddaad qof fiican tahay waa sidaan filayee qoraalkayga waxaad u qaadan waano walaal.
@Nuurcabudhiye

ifaas 1 year ago
@ogadenquen

@theGashamo sxb maxad benta kufali oo aad dhinacaga ugadan miyaadan dhimanaynin? Dhulka aad shegayso waaba meelaha ugudaran. Jig-jiga waa xarunta dadka Ogadenia odhan ay kuxidhan yihiin. aaway dhulkii kale gashamo iyo awaare miyad kataqana ?? Dhaman Ogadenia oo dhan cadadis iyo gumaysi aya jira. Hada adiga hadii heerkiinu kunabad qabo sidas lama dhoho. Waxa lagayaba nabsiga iyo beenta aad kashegayso dadka kale inay kugudhacdo oo herkiina ladilo ama lakufsado. Axmaradu dadka makala socdo e kajog
Nuurcabudhiye 1 year ago
Comment removed
TheGashamo 1 year ago
@TheGashamo
idoor foquul idoor nacala abaha kuyaal...
ogadenqueen 1 year ago
guul iyo gobanimo Halkaas ka Sii wad Kowsar,
Afarmagac 1 year ago