Added: 3 years ago
From: MizzFaiza
Views: 8,658
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Wonderful man, good for you proff. Smatar. Thanks Faiza for your upload sis.

    @Waanshe1 hahaha balo ku dagtay, maxaad maseertay dhaaxo in badan lol.

  • Aqoonyahanoow ba. Phd ha ba'do. Odaygaan waxba ma oga. walaahi inaanan Galdogob qayb kamid ah ku aamineen kkkkkkkkkkkkk

    war i dhaafi waxa//////// Iga jiid axadka.

  • ahahah jealous go 2school inta mesha laajogta attitude niinka maxakarabta

  • war cawaankan afsoomaaliga wuu dhibaayaa af ingiriisigana wuu dhibaayaa marka anaa ku waso adiga iyo wariyaha ku wareysanaayo

  • War luqada labadaba waa dhibaysaa..... Luqadaada wax kuudhaama maleh....

  • waar waa cajiib wariyuhu yuu uwaramaa yaase dhagaysta sidee ku gartay nin soo maaliya oo aytahay inay dadka somaliyeed dhagaystaan inuu inglish ku waraysto mida kale aqoonyahankan somaaliyeed siday kanoqotay ma arimaha maraykanka ayuu kahadlayaa miyaanay ahayn somaliya miyaanay ahayn dadka uu lahadlayaa soomaali ? miyaanu kahadlayn xaalada soomaaliya ? waa cajiib waa bal ninkaani aqoonyahanka ah iyo kan waraysanayaaba ha isa saxaan wabilaahi tawfiiq

  • war ninkani waa Soomaali, maxaa af-ingiriisi

    loogu wareysanayaa??? wariyaha midka sheeganaya waa cawaan cawska cunta.

    Wariyeyaasha ama waxa loogu yeero suxufiyiinta soomaaliyeed dhamaantood waa cawaan and cawaantaas waa in dalka laga xoreeyo oo aan loo ogalaan inay sal-dhigaan

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more