yaa ii heli kara film isagoo ah IMTIXAANKA ADUUNKA,iyo heestii ku jirtay ee ahayd UMAA YEEY IYO AABE ABAALKIIN MA, ILOOWNEE, PLZZZZZZ HEESTAA AAN IDNKA CODA SANAYAA
Allah Yarahma Dr Rafi Heestan caadi maahan miiraha laxanka saaran yaa saancamal hees u sameen karaahe hada oo una heesi kara dad aa dhamaaden dhulka hadii as wax sheegi lahaay dadka ku duugan sheegi lahaay waa u cishooday dalkeena markii aan hesahaan maqlo yarabi dalka no hagaaji jahilnimada nahaasto naga saar ,,,,, Amiiiiiin
alah yarxam dr kii qaranka soomaaliyeed ahna abwaankii qaranka soomaaliyeed i love this song and i have been looking for ages thanks nadir waxaan soo xasuusanaa ciyaalkii xaafadeyda wardhiigley oo shidan oo teatreka usii dagaheyno xasuus macaan badan many thanks anyway
yaa salaaam waa hees aan raadinaayey oo waayo waayo na soo xusuusinaaya NADIIR RAAFI AAD BAAD UGU MAHAD SAN TAHAY HEESTII UGU HOREYSAY OO YOUTUBE KA AAN KA HELNO HEESAHII ALLAH U NAXRIISTO ABWAANKEENA CAANKA AHAA EE DR.... RAAFI MAHADSANID
yaa ii heli kara film isagoo ah IMTIXAANKA ADUUNKA,iyo heestii ku jirtay ee ahayd UMAA YEEY IYO AABE ABAALKIIN MA, ILOOWNEE, PLZZZZZZ HEESTAA AAN IDNKA CODA SANAYAA
zuweeys 2 weeks ago
This has been flagged as spam show
Allah Yarahma Dr Rafi Heestan caadi maahan miiraha laxanka saaran yaa saancamal hees u sameen karaahe hada oo una heesi kara dad aa dhamaaden dhulka hadii as wax sheegi lahaay dadka ku duugan sheegi lahaay waa u cishooday dalkeena markii aan hesahaan maqlo yarabi dalka no hagaaji jahilnimada nahaasto naga saar ,,,,, Amiiiiiin
jokoraaw 2 months ago
Walle heestaaan wax badan ayaan raadiyey....
Waa ruwaayaddi IMTIXAABKA ADDUUNKA,waxaana jilaaayey aun Dr mohamed iikar jeesto.
codkii aun Dr Raafi.
sanweyne100 2 months ago
wooow heestaan caadi maaha luv it,
sihaam1000 3 months ago
Legend Dr Rafi, abwaan qaran buu ahaa, saxiibadiis badankood waa dhinteen sida Faadumo Qaasim, jilaa Iikar Jeesto iyo Killer, waxay ku jirtey riwaayaddii Imtixaanka Adduunka 1988, kooxdii Iftin ayaa alaabtaan isku dubba dhacaysa ku fara yaraysatay, anigoo yar baan xafiday heestaan iyadoo cusub, waayo waayo, adduunyo, walle adduunkaan inaan lagu waarayn la iskuma hayo e towxiidka inoo qabta iyagana ilaahay ha u naxariisto.
Hindisaa 3 months ago
DR RAAFI AL HA NAXRIISTO HEESTAAN XASUUS DHEER AYAY I GALINEYSAA BACK HOME AND I FEEL NOW HOME SICK,
Madhuuse 5 months ago 2
heestaan qatar waaye xasuus ay nagu reebtay dr raafi ala ha naxriisto
madhuuse MAYAANIYOW WAAYE
Madhuuse 5 months ago
heestaan qatar waaye xasuus ay nagu reebtay dr raafi ala ha naxriisto
Madhuuse 5 months ago
yasalaam hees macaan
MrLiibaan998 5 months ago
alah yarxam dr kii qaranka soomaaliyeed ahna abwaankii qaranka soomaaliyeed i love this song and i have been looking for ages thanks nadir waxaan soo xasuusanaa ciyaalkii xaafadeyda wardhiigley oo shidan oo teatreka usii dagaheyno xasuus macaan badan many thanks anyway
muscadde 6 months ago
salaam bro nadir rafi you killin me nadirrrrrrrrrrrrr put song lookin 4 agesss
okkkkkkkkkk u remind me our legend dad dr rafi and back home
shangani/xamar weyne/via roma /xamar jajab thankxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxxx
MrMao1998 7 months ago
Best song ever the legend my hero dr.rafi {camalkaaga samaado cizo weyn ku heshaa aadey buwe
aadey78 8 months ago
adiga mudan malaaqeeyna wiilkiisa axmadey buuwe muude...
kingnur 9 months ago
yaa salaaam waa hees aan raadinaayey oo waayo waayo na soo xusuusinaaya NADIIR RAAFI AAD BAAD UGU MAHAD SAN TAHAY HEESTII UGU HOREYSAY OO YOUTUBE KA AAN KA HELNO HEESAHII ALLAH U NAXRIISTO ABWAANKEENA CAANKA AHAA EE DR.... RAAFI MAHADSANID
bravo24b 9 months ago