Waa hees qimabadan xasan baashe waa fanaan qaliya runtii. niyow lakiin mid baan is waydiiya dadka rerxamarka marka ay hesayaan lah jadoodo waxa ay isu badashaa rer waqooyo bal ufiirso xasan adan, jubba marka ay hadlayaan waa rer xamar asalha mar alal iyo marka y qabsadaan mic ayuu ninkiiba aad modaysaa rer waqooyo. waa sida ay ila tahay aniga . hana uqadanin in aan xumaan uga jeedo i love somalis
@craxmaan10 ada mudan walaal- runti wa hees erayo iyo magacyo muhim u ah afka somaliga ay ku jireen lagana faaiidayo inta waxa dheer tilmaanta dadban ee abwaanku ku qaadaa dhigay quruxda gabadha. brilliant n rich lyrics
cute song
thelawabidingcitable 4 weeks ago
waxaan hee ladaha mise waa laiska daaya ohjhjk
thelawabidingcitable 1 month ago
ehehehehheheheh walahay kuwaan waa iga qoslisiiyeen Gabdha sida la isku ruxayo ehehehhehe FUNNY
TheSomalia154 2 months ago
kenya caadi ma ahan bajaq ku soo hartay tan waxaa ka helay gacmaha lux luxeyso bishimo kudhmaday lkkkkkk
balack761 3 months ago
Waa hees qimabadan xasan baashe waa fanaan qaliya runtii. niyow lakiin mid baan is waydiiya dadka rerxamarka marka ay hesayaan lah jadoodo waxa ay isu badashaa rer waqooyo bal ufiirso xasan adan, jubba marka ay hadlayaan waa rer xamar asalha mar alal iyo marka y qabsadaan mic ayuu ninkiiba aad modaysaa rer waqooyo. waa sida ay ila tahay aniga . hana uqadanin in aan xumaan uga jeedo i love somalis
casoowe100 3 months ago
Heestan waxan maqlay inuu sameeyey Abwanki qallig aha ee Huryo A.H.N. waxanan lo tiriyey Shamsa Cumar A.H.N waxan u malaynaya inay dhimatay. Shamso waqtiga xaaska Xassan ayey ahayd.. waxay heestu ku timi si kaftan ahayd.. waayo Shamsa oo maraysa suuqa Hargaisa oo si wacan u labisan ayu xasan ilaaqay manu moodayn inay iyada tahay.. Intu Huryo ku yidhi waar maxay ahayd tan aad waqalka isaso hadoodilay mooda! ayu Xassan ilaaq bilaabay.. marki dambe ay iyadi noqotay ayu heesta sameeyey abwaanku.
madheedhle 4 months ago 2
@madheedhle
mahad sanid sida wacan aad noola sharing garaysay sida ay ku timi samayntii heestan.
craxmaan10 4 months ago
@craxmaan10 ada mudan walaal- runti wa hees erayo iyo magacyo muhim u ah afka somaliga ay ku jireen lagana faaiidayo inta waxa dheer tilmaanta dadban ee abwaanku ku qaadaa dhigay quruxda gabadha. brilliant n rich lyrics
madheedhle 4 months ago
@craxmaan10 salaam
erayada heesta qaar baa sixid u baahan xaga qoraalka sida:
Hiyigana udgoonkaan hanqalka ula sarakacayeey
Goray hiimsa hiimsaha hawd iyo ka yimid bari - isna ma adigu ahaa?
Higilkana madowgii isa soo hadoodilay ma timahan halaage halabsaday daruurtiyo dabayshaa hirdamayo, Hirkina ma adigu ahaa? tks
madheedhle 3 months ago
@madheedhle
waan eegi oo sixi haday khalad yihiin....mahad sanid sxb.
craxmaan10 3 months ago
wow heestan waxaa mudan in la xuso abwaanka sameeyay xasan xaaji c/lahi (XASAN GANEY) humaan cajiib ah ayuu ku amaanayaa gabadha uu tilmaamayo waana heesaha lagu xasuusto abwaankaasi qaaliga ah sida heesta dalsan, iyo sanka kuula raacaa waan u hambalyaynayaa abwaanka iyo fanaanka qatarta ah ee qadayaba heesta
maaiida1 6 months ago
hassan baashi waaye
ilwaad2004 7 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaw heestan waa hees mudan xasuus lkn ila firiya ninkan sulka afka gashanayo waar ma ogiid miya in lagu dawanayo
jiijacadeey 7 months ago
heestan waan jeclahay haadba haad kici lool laakiin pension kuma wacna, hassan aden samatar iminka iska badbadatee xaga diinta u weeco insha allaah adiga iyo inti kula ayni ahaydba .
SmartGirl878 7 months ago
samater we miss u reer canada waye
kavinkavi 7 months ago
maaha iswaydin hobal iyo fanaan mid ay tahay qaado oo hees la soco cod wanaagii samatar iyo cawaaska nugaaleed midna kama baqado hadii alle qoray .hamo waa ta kugu ladhan helistana ani iyo nasiib wacan
naasnaas15 8 months ago
wowoiam crying i wish i was there take alot of photogragh hassan aden samtar
SuperHONEY2003 10 months ago 4
@SuperHONEY2003
me too.
craxmaan10 10 months ago
hasan aadan the greatest somali singer of all time
abdirachid1 10 months ago 2