asc walidkey wan jeclahay waxii ka danbeeyo maba isku dhacno hadanisku dhcnana wan isku qusolnaaaaaaa hooyo iyo aabo waba lahuraan xariirkena ma dhamdo sida xariirada kale ey u dhamdan
dhanka kale gabadha sida sharafta leh ee ay u xijaabatay waanba ugu mahadcelinayaa wlhi waayo goormaa iigu danbeysay gabar soomaaliyeed oo xijaaban maashaa allah waan ku faraxsanahay arintaasna
Afka soomaaliga way kaa badisaa sxb yaa kuugu yiri ma taqaano ee laakiin waxay na tuseysaa in ay Englishka taqaano marka sii wad waan ku faraxsanahay in aad luuqad kale taqaano hehehehehehe
wallaahay billaahay waxaa ii muuqata in afkeena hooyo uu naga dhumaayo siiba marka aan u fiirsaday dadkaan la wareesaday in eey luuqada ingriis ah ku daraayaan c/rashiid baa si fiican ugu hadlay dhaqan kiina ha ka tagi nina diintiina na ha ka fuqinina afkiina na ku hadla dhaqanka na qatar buu ku kiraa boqolka sano ee soo socda ...asc
Shiiqa xitaa waxaa ka fiican c/rashiid nuur (2:18 min) oo aan ku hadlin af qalaad inta uu kajawaabayay su'aalaha, cajalkaan ama kuwi horabba. Shaqo wacan, sii wad xilkasnimadda.
erayga ay istic maala yaan ee ay leeyihiin xariir maaha eraygu sax ee waa xiriir ereyga xariir wuxuu noqonayaa micno kale
Cabiira1 2 months ago
This has been flagged as spam show
Aniga Hal wax ayaan ka ciishoodaa, waxaa weeye, maxay ilmaha soomaaliyeed oogu hadlaan afsoo maaliga qaabka daran oo affafka kale lagu walaaqayo,. waxaan umalaynayaa in qaladku yahay mid kayimid xaga waaridiinta, waayo waxaan u arkaa ineysan lasheekeysan ilma hooda. markaa ilmihii waaa macalin unoqonaya umada kale. haye yaa igu raacsan yaasey igu diidaya bal gacanta hala taagto.
mawand33 2 months ago
Am in love with BADRA.....
affelay101 3 months ago
C/llaahi yuusuf codkiisa ayaa cajiib ah waxan kula talin lahaa in uu wariye noqdo, waayo aniga ayaa wariye ah kkkkkkkkkkkk
SOOMAALIDA1 11 months ago
waalidka hala la xiriro waa ariin aad uwanagsan mashallah
MrSubayr 1 year ago
war tayari afsomaliga ma taqaan miyaa mise waa nooca la sheegay ee ka faana,ilaahaw soo hanuuni hadday caynkaas tahay
kalluun 1 year ago
lol MASHA ALLAH
KamaNeeFiSoDaLacDay 1 year ago
Aniga Hal wax ayaan ka ciishoodaa, waxaa weeye, maxay ilmaha soomaaliyeed oogu hadlaan afsoo maaliga qaabka daran oo affafka kale lagu walaaqayo,. waxaan umalaynayaa in qaladku yahay mid kayimid xaga waaridiinta, waayo waxaan u arkaa ineysan lasheekeysan ilma hooda. markaa ilmihii waaa macalin unoqonaya umada kale. haye yaa igu raacsan yaasey igu diidaya bal gacanta hala taagto.
rajoqabtooy 1 year ago
waaaaaaw
MsGuure 2 years ago
asc walidkey wan jeclahay waxii ka danbeeyo maba isku dhacno hadanisku dhcnana wan isku qusolnaaaaaaa hooyo iyo aabo waba lahuraan xariirkena ma dhamdo sida xariirada kale ey u dhamdan
sucdi1 2 years ago
indhaheeyga maa laciifeen mase dadkaan wajigooda ciyaal oo u ekaaday?
zipviruss 2 years ago
hahaha waa yaab mantay xiriirka waalidkaada soow yahay meey maraysaaba?
wlh waa dad waa weyn ilaahaa weyne oo sidii caruur uhadlaayo war waalidkaa iyo adiga xiriirkiinu suu yahay waa qalad in lagu weydiiyo.
waalidkaa asaa ku dhalay qalad maba imaan karo soow ma ahan? waalidkaa maa lala tirsan karaa waa yaab?
mantay sidaan hadeey joogto barine hooyadaa inaa guursato ceeb makaa noqonayso ee somaaliyeey ilaah halaga baqo.
waana iga waano hadaa qaldamane ha layga raali ahaado.
cules19 2 years ago
way dhici kartaa in khalad uu kaga yimaado waalidka dadka qaarkii, markaa ha odhan taa waliba dhalinta iminka jirta problems aad u wayn ayaa kala haysta
somalilanderboy1 2 years ago
dhanka kale gabadha sida sharafta leh ee ay u xijaabatay waanba ugu mahadcelinayaa wlhi waayo goormaa iigu danbeysay gabar soomaaliyeed oo xijaaban maashaa allah waan ku faraxsanahay arintaasna
baaruud1 2 years ago
Wiilka sadexaad waxaa laga yaabaa in uu Englishka ka badiyo kuwo ag jooga oo dhan laakiin luuqadiisa ayuu sharfay mahadsanid sxb dhanka kale
Mpendawa waad ku saxantahay waadna garatay broo waxaanna rajaynaa soomaali badan aysan isku qaldi doonin luuqadaha hadda ka dib,
baaruud1 2 years ago
Afka soomaaliga way kaa badisaa sxb yaa kuugu yiri ma taqaano ee laakiin waxay na tuseysaa in ay Englishka taqaano marka sii wad waan ku faraxsanahay in aad luuqad kale taqaano hehehehehehe
baaruud1 2 years ago
kuligood wax fiican baay kahadleen laakiin wiilka sadexaad aa ugu hadal qorxoonaa oo halka luqad kujawaabay. Af somali iyo af ingiriiis iskuma darin.
mpendwaa 2 years ago
wallaahay billaahay waxaa ii muuqata in afkeena hooyo uu naga dhumaayo siiba marka aan u fiirsaday dadkaan la wareesaday in eey luuqada ingriis ah ku daraayaan c/rashiid baa si fiican ugu hadlay dhaqan kiina ha ka tagi nina diintiina na ha ka fuqinina afkiina na ku hadla dhaqanka na qatar buu ku kiraa boqolka sano ee soo socda ...asc
og2me 2 years ago
jazakalah qayr thank you brother's and sister's dis infomation will help people who underestimate their parents
rahma123rahma 2 years ago
sax
MsGuure 2 years ago
Shiiqa xitaa waxaa ka fiican c/rashiid nuur (2:18 min) oo aan ku hadlin af qalaad inta uu kajawaabayay su'aalaha, cajalkaan ama kuwi horabba. Shaqo wacan, sii wad xilkasnimadda.
wadani2007 2 years ago
she cant speak somali well ...but i wil i giver her pass for having the heart to be stage and speak her mind.
ihavedream 2 years ago
were you practising how to shoot something. coz i dont get it what is the point of this.
4580273 3 years ago
What is the point of this clip? I don't think anyone would complain about his/her parents infront of a camera.
Ducaale179 3 years ago
What is the song? can you download it pls!
Gutsyndicate 3 years ago
Thanks All of you. Maasha allah. This will help our young kids.
haduuman2007 3 years ago