Added: 4 years ago
From: guledcase
Views: 24,395
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (48)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • ha kala qadina absame

  • @nasriaamin maxaa tiri ? dadkan wax ogaden ah kuma jiro kkkkkkkkkkk.

    Fiiri microphone qado kadibna dadka u sheeg. Dhulka cida maamusha loguna abtiriyo Waa OG. marka huno Ogaden waa walalada ee mucaradka iskada. Hada Jig-jiga wax ayan kaga ogolnahay lakin hadi an xita kudayno walee inadan haysanaynin o waa laga qadan. Marka Ogaden dhulkisa wa dhulkaga. Dhulkagana wa dhulka Og ee inta ad xisabtanto ayar o sacabka no tun aan kumaamulne. Jidwaqdan yaa yaqana ? somalida iyo adunkuba mayaqanan

  • kkkkkk maxaa tiraahdeen jidwaaq aya leh, kkkkkkkkkkkkk. Haday jidwaaq leedahay marka nabada lagahadlayo maxaa loogu yeedhaa nimanka reer cabdile ee malinguur. Babile yaase daga? jidwaaq miyaadagan kkkkkkkkk funny ayaa tihiin walahay. Wardhulkan jidwaaq way dagantahay lakin waxaa ooga badan Ogaden. Babili harar ilaa adhisabab way tuuran yihiin. Ninkii raba inuu ogaado runta dadka dhulkas kayimid ee cidkasta leh hawaydiiyo. Jidwaaq maba awodikarto inay dagto dhulkas. lkin jidwaq iyo ogaden wa same

  • @nasriaamin, huno dhul miyaad adi haysata ? adigoo lagaqatay oo xabashi iyo oromo kaqadatay ayan kunimid oo aan kaa kicinay kuna sodhicinay Jig-jiga. Ilahada oromo aya qabaleyo kaqadatay waxana kusoceliyay Ogaden. Huno tayo iyo tiro midna malihid ee aamus aan kudifacne. Midakale dhulka maba kala taqanid miya away nimankii reer cabdile e malingur harar ila adhis-ababa ayay dagan yihiin. Marka amniga lagahadlayo malinguurka iyo jidwaqda aya lagalahadla nabada bal dadka waydii waxba war umahayside

  • ogaaden wuu xoroobay ku lahaa war daboqoodhi yaal baad tihiin meesha afkiina xunka ah ka daaya yaad ma tashaan idinka dadka waxaa matala ONLF ma tigree dadka uu haysto ayaad leedihiin wuu xoroobay wali dabaqoodhi waa dabaqoodhi

  • woow its really nice song i have not seen home almost decay so markan heestan maqlay waanba badal may runtii

  • jidwaaq bro runta hadiidin jigjiga maxaa ka tihiin waa su aale

    meelahaa ka tuugsatiin wadanka oodhan dadka maamulo waa soo arkay

    dhulkiina xataa xoog aa lagu dhistaa kama hadli kartin hadaa hadashina xabsi ayaa idinyqano oagednka markay idin imaanayeen baaldiyaa ku xaari jirteen axmaaraa la idinka dulqaaday masakin aa tihiine maamulka sacabka utuma koleey cuqadad kunool ayaa tihiine guleed casowe idinku karbaasho jijiga waa wasiirka warfaafinta kilil5

  • long live ONLF fuck ethiopia

  • nice wadani song 5 ta somalia ha'israacdo

    cadowga waan ka'adkaan karnaa  after that

  • haa jidwaaw iyo ogaden waa dad isku mid ah hal aabo ayay kasoo wada jeedan aabohod absame iyaga ayaa iska keen jeclaa marka maxaan isku qab qabsanaaba

  • ilhanable nacas aya tahay oo aan wax fahmayn waligiis meelkale ayan qoraalkaaka kusoo arkay adiga oo iska dhigaaya reer xamar markiina wan kugartay inaad tahay ogaden ckuheeysa orod caano doono jidwaaq wuuka sharafbadan yahay kaana dhulqurubadanyahay adiga abaar baad dagtaaye mida kale waxan laqabyaalada halka ay kula gashay oo reer xamarnimada iskaka dhigaysay ma xaasidnmo ayay kaa ahayd mise jidwaaq nacayb yaaaaaaaaaap wad iga yaabisay

  • abti... long Live Jidwaq iyo all Absame...

    Ogaden and Jidwaq is no different wallahi.. same blood, same people and same land...

  • ahaha ioi

  • jidwaaq waxyar ayaan usheegi lahaa lakiin meeshan ayaa ah meel lawada akhristo marka iska noolaada masaakiin laangaab ayaa tihiine ogaden ayaadna kudaba nooshihiin

  • aryaa dalka yaa xoreeyay been ahaa heestan

  • dhulka jidwaaq iyo kalasaara midka ogaden isku mid maahan dhagax bur hasoo dhaafin hadii kale wacdaro ayad arkaysaa

    mida kale dadkan heesaya hal qof o ogaden ah kuma jiro walahi ee sidas ula soco magalada aya jogana jidwaaq aya leh

  • i luv des song

  • W0ow i love it'

  • REER JAAMAC WALAABI AYAADAGA DAGMADA JIGJIGA warso AL THE PEOPLE

  • ka daran weliba ramadaanow dhulkaas ma ogaadeen keliya baa dega,dadkii kale meeye waa su,aale

  • Dhaanto kulahaa waar miyaad waalan tahay cajaa,ib,

    Viva HOBOLADA ILEYS BAND

    Ogadeni Ha Noolaato

  • Good Suggestion

  • Good Suggestion

  • nice dhaanto walaahi laakiin naga daaya QABYAALADDA KHURAAFAADKA AHEE OGADENIA AAD KU WAALATEEN , Walaahi waa wax laga naxo in 2008ka ay dad soomaaliyeed ku hayaan Ogaadeeniya iyadoo sida dhabtu ay tahay Ogaadeen ha noolaado oo marka lasii jilciyo ee screenka la saaro ay kasoo horjeedo soomaali ha noolaato, marka qabyaaladda walaalayaal yaan la dhiiri galinin ileen qabiil wax hor mar ah ku gaara oo soomaali ma haynee

  • huuno marka hore salaan sare iga hano. Talbaad walaal maga hadaad kawadato wadankana waxaan umalaynayaa in uuna kaaharayn marnaba sikasta hadii aad yeesho. Tansadaxaad, hadii aadan u xiiso qabin ama aadan usoo socinin wax lagaaga baahanyahay ayaaba iskaba yar. Mida afraad waxaad ogaata wadanka aad hada kunooshahay in aad Qaxootinimo kujoogtid. hadii adba saas kufikiraysid. Ogadenia waxay kuleedahay karuurtaad iihaysid bada kudar. waadna mahadsantahay raalina waad noqon.

  • nice video i like the song very much

  • This is what i am talking about. What a wonderful song i have respect for you guys. i see you straggling God bless Ogadenia. one love let the freedom rain.

  • HAHAHAHAHAHAHAH. Wa kaa marka runta la idiin sheego ayaad didaysaan. Ta kale, waxaan rabaa waxyaabo kale inaan kuu sheegee waxaad fiirisaa messageka aan kuugu soo diray inboxga acountkaaga You-Tube

  • oonan loo ogolayn inay isku dhaqaan ama garsoorkooda ku saleeyaan caqiidada diintooda. Maantase xukunka Maxkamada Shareecada Sare ee Gobolka Qoraxeey ama Degmada Danood ayaa xukun fulinteeda laga sameeyaa Maqale ama Aksum oo ah xudunta Diinta Orthodox ee Itoobiyada Buuralayda. WAAAW saw cajiib ma aha?

  • Waxa weeye Ethiopian People's Revolutionary Democratic Front. Waa ururkii naga dhigay heeryadii Gumaysiga, waa ka noo saamaxay in maanta caruurtayada ay wax-ku-bartaan Afkeena Hooyo, ooy kobciyaan dhaqanka & hidaha shacabkeena. Waa ka noo saamaxay inaad dan kastoo yeelataba aadan xafiis lagaga turjumin. Sharecadii Islaamka ayuu ogoladay inaan garsoor ka dhigano, AYAANKAYAGA inaan dhaano dalal badan oo Europe ah

  • Walaashay Wanaag & Badhaadhe ayaan kuu Rajaynayaa. Kolay waxa aanu haysano waa wax Soomaali oo idil, oo walaalahayaga ah aanu u hayno. Maanta Xoriyada aanu helnay, Ilaahay baa mahadeeda iska leh & EPRDF oona soo gaadhsiisay waa xoriyad aan maanta anigoo Danood jooga aan kaala sheekaysanayo adigoo Europe jooga

  • Walaal cahsa123, dadkan waa fanaaniin, rayi'gooda ku cabiraya dareenka ay qabaan. Ma hor-istaagno in qofka uu suugaan ku cabiro hadafkiisa. OTOH, xornimo naga maqan ma jirto, wax walbaan haysanaa, hadii aad timaado welcome, hadii kalana dhib ma laha

  • guled case waxaad tahay kuwii ilaah damiirka kaqaaday e walaki maydkiisa lasoo hordhigo malin kasta ee xabaalan karin,,bakhti

  • darwiish sxb waxaa loo dalxiisayaa wadankiiyee yuuna bassku kaa tagin mida kale miyaad diidan tahay in maanta tigree calankiisii sii liicaayo dhinac kasta siyaasad iyo dagaalba saxaafada caalamku meesha ay la mareyso saw lama socotid

  • Waligey wax kaa axmuqsan marag Guledow. 15000 oo reer Ogadenia ah ayaa bilaa sabab uxidhan nin wadankooda uggu yimid oo waliba kudulmaya adna waxaad leedahay jeelkey udalxiisiin? Dhiigga alle kaa qaad koley dhiigga kugu jiraa dhiig doofaare. Koley waxaad tahay kuwa marka hooyadood ama xaaskiisa ama walaashii nin askar tigree ihi hortiis kufuulayo dhahaa "Allaa qadarey"!

  • Waa run in dad la xidho balse Darwiish77, xadhigu dhimasho ma aha. Waxa aanu anagu ka soo hor-jeedno ee ha la joojiyo aanu leenahay waa dilka ay ONLF gaysanayso. Yes, dad waa la iska xidhaa, balse kuma waaraan xadhiga. Aan kaa qosliyee, Armuu xadhiguba ka mid yahay Bilicda loo soo Dalxiisayo? Kkkkkkkk

  • guledcase bless u boro... and i hope u show some love to thows whos sleep out to unite threr people.... gul to ogaden

  • Thanks Bro. Another great one is coming up just after few hours

  • fuckin great song thnx.....

  • RoadRunna09 I like that tone. Let's forget our differences once. We have more common things to share.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more