ahmed biif waxaa lagu sheega inuu yahay fanaan wax uu bilaaban yihin run ahaantina waa yahay heesaha inta badan isaga leh ama waa cusubyihin waa ka ficanyahay WAJIYO XUNTA
mashalah heestaan wa hes cajiim ah wana heeso lala dhacey qofki dhageystana jecelba u siyadaya wa qofki damiir leh walah, lakin waxa iga yabiyey somalidu maxey heeso qiiro u qadaan (jecel) kumana dhaqmaan jecelka sida lagu heesey yaqaniin wa yaab wa ina so baraa cudurkaas haya somalidu ,, peace somali weyn,,
@ShibisGurl NO WAY BEYONCE IS MA GURL THERE IS NOT SOMALI GURLWHO HAVE BEYONCE BODY THEY ALL OVER WEIGH FAT LOOLS AND BEYONCE IS CURVEY SHE GOT THE BODY TO DIE LOLS VIVA BEYONCE LOL
fanankan wuxuu muujiyey gabdhaha somalida inay u deyrsheen mid rabta inaysan jirin ay dani ku qasabtay inuu biyonce oo nin kale qabo inuu sawirkeeda halkan gashto si kastaba ha ahaato waa wax laga fiican yahay.
abdulahio1 what amazing,where he is from, NBO ???? bro iska hubi i knew him and all his family,he is from bosaso,and he is reer cariga dhalinyaradooda ayuu ahaa,gurigoodana,dul cariish restourant kan ku xiga weeyaan,marka dadka yaqaan wax waydii,mise waa la faanaa ayaad maqashay
I hve never heard or listened to any thing as beautiful and sweet as this in my entire life. WaaaaaaaaaaW I am really amazed by the non comparison golden voice and polished lyrics.
waah waah asc wr wb somali maxamed wad salaman tihiin meel walbood dunida joogtan heestan hes ka macan waligey marag axmed biif nolow codka iyo musica hes macan la iskuma helo waxa tahay nin nasib leh koobka fananinta 2009 adiga ku leh waxan meshan ugu mahad noqa axmed biif waxaan kalo u mahad noqo kuwi alifay hesta kuwa musica saray waan ku farax sanahay nolaada hesa jacelka tan mid ka macan wali ima so marin gabadhan u shido hestan indhaha ayey isku qabata iyado farurta qanineyso
wooooow its really nice song and sweet lyrics extra good voice came on axmed biif you are singer of the future thanks for the song that let all the girls to feel us
mansha.allah u got nice voice but i don't think so somali man's the knw wt love mean's but the knw how 2 make money anyway nice song brother and keep it up
Ahmed is very talent young Somali singer... i like his songs really and his best voice...what i can say is that maanshaa allaah Isha Baxarka..i'm accually one of his best fans.....
woooooooooow amazing walaahy maansha alaah axmed biif cod ilaahay wuu kuu dhameeyey sxb 2000-2009 ma arag qof codkaaga oo kale leh ooooooiiii nooloow sxb ahmed biif fanaan reer puntland ah
yaa salaam, waxaaba cod laga dhahaa, Ahmed adiga horta ma arkin fanaan sidaan u da yar oo saan u cod macaan ama fanaan dhan kastaba ka dhameys tiran, U got everything brother,the voice +look. Bismilaah masha allaah, keep it up ya!
hey, jabwarabe it's not that we r niggers first of all. Secondly, it's not that he is calling Beyonce ubaxay this is personal graphics if u do understand what that means. This is personal preference and interpretations of captions that the poster finds suitable to relate the song. Well,mmmm I love the song anyway. Weldone Biif!!! 5 stars
nice song!
SoomaaliWaaKuma1960 4 months ago
woooooooooooooooooooooooooow.. biiif sxb cadi matihid.. big ups to man.
khalaf2007 4 months ago
wooow this is the best song ever i have ever herd wooow masha alh
GLiiNTZZZ 5 months ago
woow heestan waan ka helay runtii waan hees qaali
MrBurco4life 8 months ago
This has been flagged as spam show
i love this song..it moves me!!!!!!!
luulcaddey 8 months ago
biif needs some dance lessons , he good though ,,,,
straight from the uqator where it is 40 degree cekcieous
6elmis 8 months ago
that 's coole song offf caleeeeeeeeek
MrGalbedi 8 months ago
damnnn peoplee where can i find the lyrics of ahmed biif ubaxeeyyy loooool
Somaligirl1000 9 months ago
@Somaligirl1000 abayo i just made my first lyrics song so if you whant this song lyrics il upload to youtube l8ter on
GLiiNTZZZ 5 months ago
ahmed biif waxaa lagu sheega inuu yahay fanaan wax uu bilaaban yihin run ahaantina waa yahay heesaha inta badan isaga leh ama waa cusubyihin waa ka ficanyahay WAJIYO XUNTA
zakaria6037 9 months ago
asc aqayaarta dhamaan salaan sare marwo iyo muadanayaalee. qaasatan inta af soomaaliga sida fiican u taqaan jaceeylkana qadarisa, lool walee heestaan waxeey igu noqotay waran beerka lagu suray oo waa hees aan caadi aheen runtiina meela badan taabaneeysa, koleey anigu waa igu socotaa kaan kahelinaa dabcan waxaan u maleeynaayaa mid iska yara maseersan kaliya kkkkkkkkkkkkkkkkk lool
jamaalos 9 months ago
Comment removed
hamdi193 1 year ago 12
al fanaan ahmed abdikarim mohamed (biif) waxaan ku timaami lahaa anigu cumar dhuulaha qarnigan markaad eegto codkiisa aadka u macaan meelo badan ayey iska shabahaan fanaankii weynaa cumar dhuule cali
MultiGeeljire 1 year ago
caadi ma ahan heestaa n
micnamalahan 1 year ago
Codko waa ok, laakin vidoe-ga ma jiro
cabaadaaye 1 year ago
wan ka helay heestan? jeclku dhib badanaa? nolashu waaya badanaa? waqtigu warara badanaa?
manaaification 1 year ago
I love this song waa hees dareen laha wan ka helay
manaaification 1 year ago
mashalah heestaan wa hes cajiim ah wana heeso lala dhacey qofki dhageystana jecelba u siyadaya wa qofki damiir leh walah, lakin waxa iga yabiyey somalidu maxey heeso qiiro u qadaan (jecel) kumana dhaqmaan jecelka sida lagu heesey yaqaniin wa yaab wa ina so baraa cudurkaas haya somalidu ,, peace somali weyn,,
sweety071000 1 year ago
dis s realy so nice! lyk it n its 1 of da best songs i cm across....
mowlidgreen 1 year ago
STOP HATING BEYONCE BITCHES THERE IS NOT OTHER SOMALI GURL KAQURUX BADAN BEYONCE SOMALI WOMEN FATTY FATTY FULL OF WHITE MAKE UP UFFF
Childish91 1 year ago
@Childish91 stop hathing u betta ina amanto gabdhaha somalida ah ayaka ku danbeyan beyonce waxba kuma tareso viva gabdhahena Beyonce ayaka ka qurxan
ShibisGurl 1 year ago 3
@ShibisGurl NO WAY BEYONCE IS MA GURL THERE IS NOT SOMALI GURLWHO HAVE BEYONCE BODY THEY ALL OVER WEIGH FAT LOOLS AND BEYONCE IS CURVEY SHE GOT THE BODY TO DIE LOLS VIVA BEYONCE LOL
Childish91 1 year ago
okey saaira46
waa ka sareena adiga sawirkaaga
sawirkaaga sodhiib kaga ayaa ku badaleena
lollolololollsssssss
yontoy101 1 year ago
sawirka beyonce waamaxay gabar somaliyeed sosara gabar somaliyeed aya auqalanta so hesta aad ayey umacaantahay fib viva codmacaan ayaa kugudhacay mansha allaah
raaliya100 1 year ago
his best song :)
manch001 1 year ago
Where can I find the lyrics for this song?
qablanblack 1 year ago
heestani wa hees qiimo baden aaaaaaaaaaaaaaaad
Guidow072 1 year ago
somali songs is very amazing and all about real,love 4 my somali poeple 4 ever.i love u somalin's.
moooow11 1 year ago
fanankan wuxuu muujiyey gabdhaha somalida inay u deyrsheen mid rabta inaysan jirin ay dani ku qasabtay inuu biyonce oo nin kale qabo inuu sawirkeeda halkan gashto si kastaba ha ahaato waa wax laga fiican yahay.
TheWaiting22 1 year ago
same here he is the best somali singer out therei saw him in dubai he is great guy
Childish91 1 year ago
dis song adopted my attention. i really liked nd still can't stop listen each and everyday
Fahinka1 1 year ago
\biif ilove cod halaysiya aleedahay
hazlia1 2 years ago
biif ma baby
hazlia1 2 years ago
QALAANQAL AYA LUGO QABTII
SAMdaMAN0000 2 years ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw viva biif caadi maahid ninyahow
janagalee 2 years ago
Comment removed
QALAJIYE 2 years ago
fanaan axmed biif caadi maahid heestaan waan jeclahay maasha allah waa hees aad u wanagsan
ibnujacfar 2 years ago
way wayahmed sxb caalosh iyo beerka dhexe do baaya i iga dhacaya caadi mahn heestna
mizzlaascanod 2 years ago
Dad ka fananka ku mashquulsan fanaan qabiil malaha somali buu uheesaya marka plz anaguba bosaso ayan kanimi ee fananka daa waa fanan somaliyeed bosasona waa kayimi that is onine anaga jogay habeenkii biif iyo banaroma mgrty markaa axmed biif waa fanaan somaliyeed hakusoo koobin reer bosaso
ksk4ever1 2 years ago
caadi ma ahan heestaan waan jeclahay aniganeh kamadaalo dhageesigeeda
markaan maqalo waaba iska oyaa calool jileec lee lool!!!!!
yawaayegril 2 years ago
BACJABIYE................dont be reer baadiye just enjoy the song............ha ku mashquulin ninka
uuminow3 2 years ago
hahhahahahha
quman100 2 years ago
caadi maha nice song
iskorisgirl 2 years ago
abdulahio1 what amazing,where he is from, NBO ???? bro iska hubi i knew him and all his family,he is from bosaso,and he is reer cariga dhalinyaradooda ayuu ahaa,gurigoodana,dul cariish restourant kan ku xiga weeyaan,marka dadka yaqaan wax waydii,mise waa la faanaa ayaad maqashay
bacjabiye87 2 years ago
Comment removed
KAMANEFISO 2 years ago
i love dis song ahmed well done bbe
Iky482 2 years ago
axmed biif nolow masha allah
jirde2004 2 years ago
woooooooooooow i love this song axmad biif waxaan ku leeyahay waat sidataa calanka
zaahir100 2 years ago
waa fanan ad ucodmacan oo da aa yar run ahanti waa niin qalie sxb wan kugu sexda wanan kugu sotosa alaha iska ka dayo adunyado waa cisho
SidneySpencer22 2 years ago
I hve never heard or listened to any thing as beautiful and sweet as this in my entire life. WaaaaaaaaaaW I am really amazed by the non comparison golden voice and polished lyrics.
wardi6 2 years ago
he is from NBO kenyan
i known that song is good
abdullahio1 2 years ago
Absolutely incredible voice, and i heard all his songs are new.
wardi6 2 years ago
I love this song, but beyonce sawirkeeda saa and replace it sawir gabar somali ah... ty
saaira46 2 years ago 8
waa fanaankii sanadka laga daba dhacay axmad biif sxb nolloow weligaa waxaadna tahay fanaanka fanaanada 2009 viva biif sxb
darawish121 2 years ago
woooooooow! afkaga cano lagu qabay axmed, ad ayan u jeclahy hestan wana hes jacayl ah keep on.
somaligal100 2 years ago
nice song i lve it.
somaligal100 2 years ago
ololo wat een moi lekker liedje ik geluister meer dan 10keer oer dag
Qarni1000 2 years ago
waah waah asc wr wb somali maxamed wad salaman tihiin meel walbood dunida joogtan heestan hes ka macan waligey marag axmed biif nolow codka iyo musica hes macan la iskuma helo waxa tahay nin nasib leh koobka fananinta 2009 adiga ku leh waxan meshan ugu mahad noqa axmed biif waxaan kalo u mahad noqo kuwi alifay hesta kuwa musica saray waan ku farax sanahay nolaada hesa jacelka tan mid ka macan wali ima so marin gabadhan u shido hestan indhaha ayey isku qabata iyado farurta qanineyso
geedixer 2 years ago
wooooow i love this guy he have good voice manshalah
TIFFANYEVANS1000 2 years ago 2
walahi waan jeclahay fanankan iyo codkisab marka dhagasto waxaan noqdaa maqsud kkkkkkkkkk
nuune2008 2 years ago
masha alh fanaanka cadai maaha heesihiisa sxb nooloow sxb aniga shaqsiyan waxaan kahelay heestaan asxaabta yaan loo bixin wixii kaftan ah
BanwaTaah 2 years ago 2
kkkkkkkkkkk caku mj naagaha laqabo un bay ugu baxdaa yaaaaaaaaaaaaaaab walaahi
BanwaTaah 2 years ago
SiDii OwR HaYiNaa I HoGaaMiSee ...
Waa Maasha Allah Heestaan Caadi Maahan Waa Hees Macaan Ahmed Biif Sxb Codkaagu Caadi Mahaan
aqbariya 2 years ago
man sha alaah waan kahaley codkiisa dagerahiisaan u hureyaa keep up bro marlabaad waxaan kulayahey man sha alaah isha alah kaa duwo aamiiiiiiin
HasanManchester26 2 years ago
wooooow its really nice song and sweet lyrics extra good voice came on axmed biif you are singer of the future thanks for the song that let all the girls to feel us
galkey1 2 years ago
waa hees an ka helay ad walaahi
buckwezzy123 2 years ago 2
fotball lovers visit at freakyview com
best fotball site
soccerfans1000 2 years ago
waaaaaah waah noolaw fanaan somaliya afkaaga caano lagu qabay
haadil209 2 years ago
Axmed biif ciyaal xaafa isla ahayn xaafada Santos Bossaaso maasha allah Big upp Axmed Biif bro
nasiibgoobe 2 years ago
This has been flagged as spam show
i luv diz song
rear555 2 years ago
i hear this song with my qaalidayda
its nice i liked imazing vioce
axmed biif keep it uppppppppppppppp
ubax kala baxay ma abalkayba inaan
ilin tiree wooooooooooow
qaala 2 years ago
qaalidada hadan qabto walahi waa kaa wasayaa sxb futada lee hal mar
inaxasan 2 years ago
Lol, Sxb adiga caadi ma tihid kolay aniga sxkey gabadhiisa kama waseen, in uu raali ka yahay mooyee. marka sxbkaa gabadha wuu jecelyahay heestaan markay isla dhagaystaana wey isla qashuucaan muxubo, kalgacayl, caashaq, iyo jacayl aawadii marka haka wasin fadlan...lol
alikomn 2 years ago
mansha allah wat hot voice,all i got 2 say is wow
shankaron143XOX 2 years ago
This comment has received too many negative votes show
it's suck
ikraaaaey 2 years ago
i luvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv this sonnnnnnnnnnggggggggggggggggggnnnnnnnngggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggggg>>>>>>
Najima56 2 years ago
lol
proudSomalisis 2 years ago
Jubba Hotel @ 2.06....cool
proudSomalisis 2 years ago
i love this song...i would like him to sing at my wedding...where can i find him, where does he live?
proudSomalisis 2 years ago
kkkkkk
Goodiez123 2 years ago
nice hees but the who made the video is retarded
Nappy2Notez 2 years ago
nice music
caaliya3 3 years ago
woooow. i love his songs caadi mahaan runtii.. barniyey, ubaxeey wtever i really like them..
saaira46 3 years ago
damn this isa cool song i really like it..
abdi899 3 years ago
mansha.allah u got nice voice but i don't think so somali man's the knw wt love mean's but the knw how 2 make money anyway nice song brother and keep it up
XuMEYGiRl 3 years ago
abaha boqorka hessaha jaceylka...
yaxaska 3 years ago
Ahmed is very talent young Somali singer... i like his songs really and his best voice...what i can say is that maanshaa allaah Isha Baxarka..i'm accually one of his best fans.....
TheEastCoastBoy 3 years ago
woooooooooow amazing walaahy maansha alaah axmed biif cod ilaahay wuu kuu dhameeyey sxb 2000-2009 ma arag qof codkaaga oo kale leh ooooooiiii nooloow sxb ahmed biif fanaan reer puntland ah
afcasebootaan1 3 years ago
woow
afcasebootaan1 3 years ago
oh my good this is so nice btfl voice nice keep it sxb good work.
casoowe100 3 years ago
wooooooooooooow caadi mahan codka
abadiro09 3 years ago
yaa salaam, waxaaba cod laga dhahaa, Ahmed adiga horta ma arkin fanaan sidaan u da yar oo saan u cod macaan ama fanaan dhan kastaba ka dhameys tiran, U got everything brother,the voice +look. Bismilaah masha allaah, keep it up ya!
shiina21 3 years ago
Fanaanka cusub Axmedbiif codkiisu waa jiraa
qaranradiye 3 years ago
omg I LOVE THIS GUY VOICE
I WISH I CAN FIND HIM
MASH,LAA BRO UR WIFE IS LUCKII
iyaano 3 years ago
intaa isaga raadinaysaysid aniga i raadi anigaa ka cod macaane...habeenkii sariirta korkeedaan kuugu heesaa, adna hoosteedaa fariisanee stage camal...tiyaatar...aniga waxaan kuu qaadaa "udgooney adiga wax ma dareentid miyaa" hees la dhaho.
alikomn 2 years ago
very talanted waaye laxanka heestana waa prefect wuxuu ku noolyahay dubai asaga iyo kaskey baa show ku qabanayo mardhow
aligii 3 years ago
woooooooow!!! Masha'allah Abdi Biif, wht a voice ilahey kudhaf long life bruh ur so talanted.
MadhiGurl 3 years ago
ala maanshalah wiilku codmacanaaaa walaahi waa hees aad umacaan alaha kudaayo aboowe waana hees magacayaga ah ubah columbus ohio
Queenofdat614 3 years ago
hey, jabwarabe it's not that we r niggers first of all. Secondly, it's not that he is calling Beyonce ubaxay this is personal graphics if u do understand what that means. This is personal preference and interpretations of captions that the poster finds suitable to relate the song. Well,mmmm I love the song anyway. Weldone Biif!!! 5 stars
alikomn 3 years ago
so now niggas r callin Beyonce ubaxxxxeey
jabwarabe 3 years ago
waaaaaaaw
waa fanaan ilah cod siiyey
fanaan ayaad hor muud u tahay
awjaama 3 years ago
i think am in love
halimasf 3 years ago
kkk waxaad umaleenee miyaa in uu adiga jaceel ku haayo cml caadi ma tihdi walaahi qofyahey baba waxaas ayaa lagaa yiraa jaceel qofaa tahey qofkii ku helana naag danbe ma raadinaayo caml
faaiido10 3 years ago
LOL thanks walaalo, it's just listening to this makes me sad and happy, lol i know weird huh? But i love biif he's my fave so far.
halimasf 3 years ago
wooooow mr biif sxb waxaad tahay fanaan mustabqal leh waxaan kugu dhiiri galin in aaad halkaaas ka siii waado alayacizak
ZAKERIYE 3 years ago