Added: 2 years ago
From: ibrahimbaafo
Views: 124,463
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (69)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • aad uma famin yaa kalimadah noo qori kara aan uduceene

  • waa mahadsanyiihiin kooxdaan wadaninimo aad u weyn ayey muujinayan mararka qaarkood marka aan fiirsanayo waan murugoodaa

  • ooya oo ilmeeya qaladkeena an qirano qofkoo soomaali ah wajib ayaa ka saaran dalkiisa waxa dhacaya qof kostoo soomaali ah oo damir leh ugu yaraan niyada ka nac soomaalaay isbadal sameeya dhalanyarooy kaca oo dalkiina ku laabta kacdoon iyo midow aan sameeno is badal waan sameen karnaa waa r power , we can make change 

  • Comment removed

  • @placegoumayoo2

    Calaacal maahan sxb.....Music is cool way of affection not violence. But don't you see how u r also making complaints and generalization. It is obvious that most of Somalis are ignorant. Your comment seems hoax and it doesn't make sense at all.

    peace!

  • @mucaad3

    What I want to see, that all Somalis become brothers and sisters regardless of their tribe, but that goal is far from being resolved. This is always the poor who suffer from this anarchy that lasted more than twenty years. And when I see the Somalis who are in the West, there is not much difference in those who are fighting in Somalia. May God protect Somalia

  • @placegoumayoo2

    AMIIN...

    Indeed well said. Most of the Somali diasporas express their emotional rather than coming up with new ideas that could resist tribilsm and promote patriotism. I don't blame them because it show that they are ignorants. Wouldn't be more worse if had lacked their expression? Also, for those who went schools in West end up pro West and secular ideas. I don't blame them either.

    I support who ever does atleast something good but not be silent.

  • @mucaad3

    I am from Djibouti but we are all Somalis of origin. I love this country and I hope that Somalis will wake up and become people who love their country. They must leave their differences and build their country and the future of their children. Somalis have suffered so much so it's time to rebuild this great country. May God protect all those displaced, those who suffer. Finally I hope a better future for Somalia

  • qaylo dhaan waa wadani team wlh viva qaylo dhaan

  • I reckon if we all somalis all go bk we can defeat and fight al shabab.. after all they r iraq and saudis lil bitch anyways its them bloody arabs who r giivn them free weapons so these monkeys can kill their brothers n rape their sisters.. uff may Allah burn u all in hell since u r using Islam to kill innocent muslims.. I pray Al shabab burns n we destroy them soon, b4 somalia becomes a graveyard

  • waa sax  arinkaa

  • salama aleykum. may allah rest their soul those victims who lost their soul they would be forever missed especialy the students who overcame the war and its stigma and actually acheiv the uncheivable they are the true hero of islam amen.Am really impressed by the writer ahmed gaas i wish he could teach me how to write wadani murti ah, somalia waxaan qani kanahay waxaa ka jira waa murtideena thanks for sharing.

  • Do these guys think they could persuade Al-shabab through the use of Music? Really??

  • xudubey jooqle wadaninimada waa lagu dhalay aabihii ayaa wadani ahaa firkuu kasoo jeedana waa wada wadaniyiin

  • maxa cey ah wa arin run ah in lagu karbaashay jooqle magalada sharjah hadii loo bahdo cadeymo ayan kenaya in kasto aysan ficnen ila her in qof la kashifo lakiin waa lawada ogyahay jooqle afka kama qaado khamro aniga waa iga waano inta adan dadka wanin is wani oo iska daa qamrad 24 sac cabeysid eimaraatka carabta waa ka caan habeenwalba cjman aya askarta qabneysay isga oo dhacdhacaaya markaas ayuu na leyahay waa idin waninaya waxas oo kale ayey somali la hagagiweysay

  • maxa cey ah wa arin run ah in lagu karbaashay jooqle magalada sharjah hadii loo bahdo cadeymo ayan kenaya in kasto aysan ficnen ila her in qof la kashifo lakiin waa lawada ogyahay jooqle afka kama qaado khamro aniga waa iga waano inta adan dadka wanin is wani oo iska daa qamrad 24 sac cabeysid eimaraatka carabta waa ka caan habeenwalba cjman aya askarta qabneysay isga oo dhacdhacaaya markaas ayuu na leyahay waa idin waninaya waxas oo kale ayey somali la hagagiweysay

  • @suuj77 hooyadaa ayaa jooqle qamriga la cabtay adiguna lugaha ayaad u heysay jooqle markuu ku curjinayay hooyadaa iyo gabdhaha walaalahaaba, waxaas oo xumaan ah ooy ka kacaan qoyskaadu waan qarineynay balse hadaad xishoon weyday waxaad tahay baan bulshada u soo bandhigeynaa, adigana guri ayaa kuu kireysan laguugu curjiyo ama laguugu booro. Maseyr iyo qaraar ayaa kaa keenaya in aad aflagaadeyso fanaanka qaranka ee taariikhda baal dahaba ka galay, adiga iyo wixii aad fanka la rabto waad lunteen...

  • jooqle alaha ka badbaadiyo alshabaab uk isaga noolaaw hiiraan ha isku imaanin

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk soomalida afkay kaga hadhay

  • wallahi waa hees wadani ah lakin hadi anahay wadaniyaal maxaan dalkeeni ugu labani la nahay war idhageysta wallalayaal wadaninimo 1991 iyay dhimatay marka wa wadani iyo wadani baa ahay wax matarayso ee inamarsha kuligeenba dalki akunoqono xunaha in kagasaarno gacanteena

  • @abou1897 Wadani afkaa laga yahay laakin wax dhab ah oo gudaha laga yahay ma aha. Aniga iskama saarayo dadka waayo lamid baan ahay.

  • abdiraaxamaan u are the best 2010

  • Alla iyo rasuulka Ashahaadda ruux qiray

    hala jaro unuunka Ma islaanimaa tidhi  Maya Maya

    ilaahay music halagu baryo Ma islaanimaa tidhi

    rag iyo dumar aan asturnayni hays dhex galaan Ma islaanimaa tidhi Maya Maya

    Labaduba waa khalad ee Diinta islaamka aynu u noqono oo qof waliba horta isagu ha isa saxo.

    Maroodigu tagarta ku taagan ma arkee ta kale ayuu arkaa baa la yidhi.

  • jooqle faruurey waligiis baahi kama baxo waxa calaacalkaan ka keenayo lilaahi kama ahan waa hunguri aduun dameerka dhiladii dhashay ha wasee yuhuudka afka ku filka daran

  • maya maya maya islaanimada meey oran

  • Jooqle iyo reer shire waa wadaniyaal dhab ah.

    Axmed Kulmiye

  • S/C

    soomaaliyeey aan JOOQLE u doorano madaxwaynaha qaranimada Soomaaliya waa wadani dhab ah. ANigoo ku hadlaaya magaca dhamaan umada soomaaliyeed kuwadoona wanaaga jecel waxaan leeyahay JOOQLE WE DO REALLY LOVE YOU

  • inaa tahay in kaar qabe arxan kisu daran yahay waa mid la isku racay >>>>> alaha iyo rasuulki ashahaada ruuxi qiray halajaro uruuraha ma islaanimaa tiri

  • @Saxweeyaan

    wasaqyahow digir cunka badan maxaa kaalay shalay haduu joogle iyo maryan mursalu heeseen cabdullahi yusef?? war waxaan haawiyaa ma cawaanbaa maxaa cabdullahi yusef kuudhimay maantaa habargidir iyo abgaal somaliya ka degiladahee maanta soo kursi maheystaan wax ku fala oo idinku ku heshiiya, walee daarood caqluulahaa markuu kursiga indiin dhiibay!!!!Viva darood !!!

  • Buch of idiots who dance for the warlords when they come to london, Ilaahay ma siri kartaan ducadiinana bada ku rinjiya. sowdinkii ciyaar jecel iyo marayn musrsal iyo washaynsi oo dhami shalay cabdullaai ukal dhuumanayey oo u heesayey. xagee islaanimo kaga warhesheen. you can fool some of the people but not all the people. gabadha codka macaan oo hadalka jiidaysa u sheeg waa warmooge intaad kiishash buuxsateen

  • ABWAAN GAAS waa abwaan somaliyeed oo wadani ah ad ayaan ugu mahad celina

  • ABWAAN GAAS waa abwaan somaliyeed oo wadani ah ad ayaan ugu mahad celina waxa uu kahadlay ama ubuurey miro sax ah oo katurjumaayo xaalaga ay kusugan tahay dalka iyo dadka siqaas ah waxa ugu mahad celina fanaaniinta qaranka ah ee kumuujiyey dareen kooda hestaan GAADACO. NIMCO DAREEN. FEYSAL YARE . JOQLE .ORTEGA .

  • Abwaan GAAS maansha alaah waxaad sameysay hees ama ereyo katurjumaayo xaqiiqda saxda ah ee kataagan wadanka (muqdisho) waxaana tahay wadani dhab ah waxaan kuucelina mahad gooni ah

  • somali damiirkii baa dhintey waxba xerin maayaan maxaa dhaman wax walba la samee

  • The MUSIC IS ethiopian and I even know the WOMEN who sings this song

    ******five star****** song, I love it because it is beautiful and moving.

  • @shashaniification

    Etheiopian Music???

    what are you talking about?

    havnt you ever heard somali music before?

  • I don't believe in any religion as all religions are clearly man made and propagated for the poor and the ignorant to rule them and control them, nor do I believe religion is important in one's daily life. It's true Muslims pray toward a black stone (Meccca) in Arabia they have been led to believe comes from a place called "Janna". Organized religions are steeped in pagan superstitions and rituals such as the Hajj. Pagans rituals have been absorbed by Islam and other "religions" of late.

  • @ogaal83

    lol

  • @mucaad3 Yes?

  • Ayaandarradu waxaa weeye in haddi af Soomaaliga lugula hadlo aysan garasho u lahayn iyo in af Ingiriiskoodu kaba liito af Soomaaligooda. Su'aashu markaas waxaa weeye; maxay tahay luuqaddaada hooyo? Barashada af Soomaaliga waxay u arkaan wax laga faano ama wax waayeel u ekaysiinaya, intaas baa kala qiino weyn afka. Afkuna garashadaas guracan buu ka weecin lahaa oo uu garaadkood tusi lahaa sababta oo ah dhaqan baa ku duugan af Soomaaliga. Barashadiisuna waa sooyaal iyo sinji ee dheeldheel maaha.

  • twilter sxb.

    qolo waliba afkeeda ayay horumarisaa markaa saaxiibadan kale sidaa umay fahmin.

    mida kale hadii qaranimadii inaga luntay maaha in afku inaga lumo.

  • jooqle aad ayuu u mahad san yahay iyo hobaladaba balse waxaan idin weydiiyay soomalida commenta qoraysa maxay af soomali ugu qoraynin

  • JOOQLE waa wadani dhaba aadna wuu u mahadsan yahay, sida fiican ee uu uga damqaday arintii xanuunka badnayd ee ka dhacday hotel shamo iyo kuwan imika dhacayaba.

    SOMALIYEEY SU'AAL?

    kan abaabulayee, aayaha dalkeenii iyo aasaya nabada ee indhaha inaga ridaaya, isaga qaban waynay? maxaa qabiil ina daba dhigay iyo tafaraaruq?.

    sorry SOMALIYEEY.

  • 2 shariif iyo kuba madax isku sheegaya waxay sameeyan ka daran dadka yay tariibiyaan visa gataann isma dhamaan waxaana kasii daran al-shabaab kuba bilaa diinta ah intii uu sheeganaya nin mudin hogaan dhab ah sidee hormar lagu garikaa nabad? kii madax muqalas mid xasuuqa marka waxaa u malayna somali lama gaarin wali waxba u dhiman illaah u maqan

  • dumar iyo rag aan kaladaboolneyn in ay meel kawadadaryaamaan madiinaa tiri?

  • Wahabbi extremists have invaded the country and they believe in death and destruction. Al Qaeda didn't come to Somalia, of all countries, to build schools and bring law and order. They came because it's a failed state that they can take advantage of and, as such, they've found a few illiterate traitors whose feeble minds they easily brainwashed and are more than willing to carry out their masters orders to annihilate the war weary population of Somalia. I think that essentially sums it up.

  • @ogaal83 , sxb that is constructive summing up of what these the so called Al shabaabs are doing on Somalis day by day, i wonder if you also have any 'constructive' solution for this mess? Allah wax kasto og.

  • I'm sorry, I don't understand what you're implying here.

    "Constructive summing up"? What does that mean? Also, by quoting "contructive," are you being sarcastic? Aren't "contructive" and "solution" basically the same?

  • Ogaal, not at all, its not meant to read 'Sarcastic', it all means that it was a constructive comment that was creative in terms of the capacity to invent of what it implied, the words are not quite same and have different meaning...i guess.

  • It's ironic that you say that I should live in Europe when you reside in the US and can't live in Somalia due to Islamic war, or any of the Arab "brothers'" lands because you'd have as much respect as a dead dog. I'm brainwashed because I don't believe in the ancient Arab moon god Allah? While you, whose whole life basically consists of praying toward a black stone in Arabia, are free of brainwashing - that is powerfully stupid. Derogatory terms are better than beheadings, that sums it all up.

  • inatahay inkaar qabe arxankiisu daranyahay anugau iskuraacnee waleen been mahan waa la isku raacay aqirana meel roon rabi kugu ma aadshee

  • Mymina1, it is sad when one cannot even write his or her own language properly. If you are writing Somali, please do it so correctly.

  • Alshabab waxaa ku filan caseeyaha xamar iyo kismaayo joogo.

  • maasha alaah fanaaaniinta somaliyed waligood ayay ka damqanjireen dhibaatada dalka waad ku mahadsantihhin lkn su aashu waxay tahay al shabab ma arkayaan hee oo wa maku qaadanaayaan

  • SOmaliyey nabad aanu kuwad ducaysano aamiin aamiin

  • maya maya islanimadu may odhan somaaliyey wax kuqaata ax ax meelaan aman jiri noloshu maAhaato walee warun lailahi ilalahu maxamad rasululah

  • Comment removed

  • Illahy naxariistii JANNO ha siiyey baatadi iyo masaakintii wax ku noqotay weerarkii naxaris darada ahaa ee lagula kacay ardaydii qalan jabinaysy

    AAMEEN AAMEEN AAMEN

  • Comment removed

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more