Koofi iyo calaamada ku qoran ayuun beey ku indho beelaan, maad musikada qiimaha badan ku raaxaysataan iyo dadaalka ay aqiyaartaan muujiyeen inaysay cajal diyaarsan hees ku kor duubin ee ay toos ugaraacan qalabka kala gedisan... Runti waxay mudan yihiin dhiirigelin iyo mahadnaq ee maxaad meel qaldan wax uga eegtaan Soomaaliyeey???...
Yaasaalaam Muudeey & Co, dadaalkiina sii laba jibaara....
@muudka wax la sheego ma waysay. Somalida waa dad maskixiyan dhiman, meesha wax muhiim ah ayaa la is waydasanayaa, adna wali waxa umadeena kala reebay ayaad la tagantahay, kaan waa hebel kan waa sankadhuudhi. Maxaba ka qurxoon, in dad kale afkaga ama heesahada ay bartaan. Yacni meehsa qaladka aad ka aragto wa halkee, waxay yihiin laguma dirsan.
Asaga calankeena ayuu ula jeeda. lakiin nasiibdaro walaalkay ma ogo in calakii yahuuda uu kofiyada ugu masiwarantahay.Waxa u modi kartaa in ay xidig tahay. lakiin waa david star. waxa hadaadan ogayn micna ma leh. Wadaninimo un bay ka tahay.

abucimraan 2 months ago
waxaan idiin sheegayaa ninka sita koofiyada waa xabashi falaasha ah waa musition bartey heesaha soomaaliga, kankale ee heesayana waa tuutsi ruwaandees oo isna bartey heesaha soomaaliga ah.!!!!!!!!!!!!!!
ogaaldaro uma sooqaadanin koofiyada haku mashquulin,waxaa laga yaabaa inuu yahay soomaali juwish ah.
muudka 3 months ago
@muudka wax la sheego ma waysay. Somalida waa dad maskixiyan dhiman, meesha wax muhiim ah ayaa la is waydasanayaa, adna wali waxa umadeena kala reebay ayaad la tagantahay, kaan waa hebel kan waa sankadhuudhi. Maxaba ka qurxoon, in dad kale afkaga ama heesahada ay bartaan. Yacni meehsa qaladka aad ka aragto wa halkee, waxay yihiin laguma dirsan.
Mahadjeey 3 months ago
Comment removed