Added: 3 years ago
From: Mudugboy
Views: 139,876
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (131)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • jaamac kadiye cimri dheer ayaan kuu rajeynayaa aakhirona jano waxaa tahay abwaan weyn somaliana sumcad iyo magac aad uweyn kuleh halkaa kaga hay abwaane i wish you long life mr jaamac

  • wadani ninkan aa laga dhah inta kale been walhi masha allah JAAMAC KADIYE illah haku deesto 

  • this man is my countrymen salam from Djibouti

  • hadi dadku ku dhaqmi lahaayen suganta micnaha xambarsan sidan maynan ahaanen

  • no segregations somalis, we are one don't let the other tell us; how to run our country. we are the only people who can do justice for our country , by forgiving each other and delivering equal love to everyone. ps

  • danku wel jamac.je hebt echt gelijk. soomaali baan ahay ooit en ooit

  • danku wel jamac.je hebt echt gelijk.

  • somalie baan ahay !!

  • I wish it was more ppl like him, proud of u my fellow somali :)

  • Waar bal nacas ciyaaya eega , gabay uu beelaha soomaliyeed isaaq iyo majeerteen uu caayaayo ayaan hayaa, imikana soomali baahan ahay ayuu leeyahay, kanu saado cali ayuu la maskax yahay.

  • @awdalboy1 adoo kala dadka ku dhex jira , sunta hargahaad tahay ,somalina adega oo kale waa in laga safeeyo. xaramihahayahow

  • masha allah ssc ayan ahay aderkay wanu kasalamay salanta islamaka asc adeer ilhay haku dayo eid mubaarik

  • Eeshcalaa gabay viva abwan jamac kediye

  • Abwaan jamac kediye nice gabay " somalibaynu nahay ee somalay ogada tas " !

  • markaasay dhakh kastaaba ilaahay soo xasuusata...jaamac kadiye imaku somali baan ahay ku meeraysanaya...hada waa ninki darood iyo dhulbahantaan ban ahayn ku gabyi jirey maxaa daaray imika...somali baan ahay kulaha walee baanad isoo dhuuman

  • abwaan haduu jir0 waa JAAMAC KEDIYE !!!!!

  • Isaaq take ur shitty land made up of one clan.(isaaq). U pick on small daarod tribes like dhulbahante and they kicked ur ass.u isaaq shit hed u lot use to exchange ur daughters for water.Silanyo is a theif and i hope somaliland is never recognised. viva Mareehan viva darood viva somalia

  • brothers & sisters we all talk about qabiil but my brothers from the up north are addicted to qabyaalad lets b real they always blame the great siyaad barre, whoe told u that hes the one to blame ,am sure u get that from ya hatefull dads ,siyaad barre was a dictator no question about that but he made us strong he was nationalist en great leader not like those basterds running to adisababa every day,SNM SSDF USC SPM ALL CREATED by the enemy of somalia en they distroy somalia,plz stop the hate

  • my dad loves this. maasha'allah i love somalia

  • iam issaaq ,,iam somali and u respect somali poem,,bulshit  think b4 u rite

  • u guys r allways tolking about qabiil bukud bro dont say that this man is best poemist in the horn i love u adeer us somalinimo

  • Adeeeeeeeeeer Jamac Kadiye Cilmi Aduunka barwaaqo & nabad Ku noloow akhirana Jano InshaAllah Amiiiiiiiiiiiiiin.

  • yes we know youre somali ya kula murmaya

  • OH WALAHI WAA NIN SOMAALI DHAB AH , SANKAAN UGA DALOOLAA SOMALINIMADA 

  • OH WALAHI WAA NIN SOMAALI DHAB AH ,

  • acs

  • true Somalian poet spittang that ancient Kushitic Puntland Somali poetry about Patriotism and keeping your blood pure and skin Darkskin pure...

    HOTEP and nabad galyo iyo bar'waaqo

  • if some one can translate this in english i'll give you million bucks..jk

  • somali baa nahey umadahan lasimanahey!! illahey dadkeenana qalbigooda ha mideeyo...amin

  • this man is deep nationalist

  • HE'S DHULBAHATE FROM BUUHOODLE SSC

  • Inkastoo sabanadaan saran seer la soo maray..abuu sooman haadiyo.. jireey saxar rabaaniye..ameey saar xanuun iyo suruc iyo ku ragen..umaduna sax iyo qalad kala saari wayen..Ma Saluugo Midabkiyo,Sinjiga Iyo Magacoo..Somali baan ahay Umadaha la simanooo....

  • Inkastoo sabanadaan saran seer la soo maray..abuu sooman haadiyo.. jireey saxar rabaaniye..ameey saar xanuun iyo suruc iyo ku ragen..umaduna sax iyo qalad kala saari wayen..Ma Saluugo Midabkiyo,Sinjiga Iyo Magacoo..Somali baan ahay Umadaha la simanooo....

  • naagaa somalinimada aan ogolayn ee iidoor awalba adigoo tuurta ku wada gumaysigii ingiriiska anoo dhulbahante ah oo darwiisha ayaa kaa dhigay ilaa hada gumaysi baad u ooyaysaa ina ingiirs hooyadaa la was

  • long live jama kediye

  • am 100% pure somali.......rageedi jamac kadiye

  • manshallah, illahoow somali oo dhan iyo muslim oo dhan is jeclaysii amiin!

  • MAASHA ALLAH VIVA SOMALIA

  • inta nin dhulbahante isaaq jago udoonanayo wale mj inuusan kuu dhimaneyn dagaalna kuu gali doonin cawaan yahay dhibta shacabka gaartey waxa laascaanood ka dhacey xasuuqa buuhoodle iyo widhwidh

  • cajiib wale daarood maxaa icon ku jira bal fiiriya ninkaan waxaa ilaahey ka dhaliyay dhulbahante oo yiri sidii daanyeer baan qaraab tagi jaamac kadiye ilaahow kudaa tol maleh nimaka yiri isaaq baan dhulsiineynaa hooyadiin waso jaamac siyaad iyo bah ararasame wale mj waad is heysaan waxaad kala heshaan maantaad tiri dhilo isaaq iyo daboole isaaq baan dhulsiinayaa adoo ragaas haysta balo idin dhufsatey naaleeye axmed ey wale qiimaha waxa laascaanood ka dhacy adinkaa bixin inta nin dhulbahante

  • WAA NIN RIYOONAYA WAX KALE OON DHAHO ANI MA AQAANEE

  • you guys i don't know why you admire with this man. he is dreaming somalia is dead and we have to say byebye to each other and forget somli. NO SOMALIAN NO SOMALIA so if you are a somali national where is your nation so please shame on your self . And This poet is dreaming he is talking about somali kkkk dead nation dead people SOOMALI WAX LA YIDHAADO MA JIRTO EE XISHOOD DHEH ODAYGAN

  • beautiful!!!!!

  • Awesome poem. Laxanka waxaa leh YamYam sooma aha? Or is this a different version of the same poem?

  • When i I hear this this Gabay the hair on my body stand up...We need to put Somalino above everyhing, which means being true to our regligion,to our culture,to our way of live , Somalians are very intelegent people they need to realise that qabyaalad will make them vanish on the face of the earth as peopl e with one country,one flag, one religion and one dhaqan

  • i wish all Somalis have this kind of spirit of somalinimo

  • @VivaSomalia1

    amiin walaal.. soon come when people learn from their mistakes(tribalism/clanism) then Somalians will learn, weather you are from Somalian-Ogaden region or Somalian-Puntland region or any where else in the Somalian Horn of Africa - east-Africa's Somali-coast

  • @VivaSomalia1

    Amen fam....

  • Salam walaalayaal: Fadlan u codeeya vidoegaan ilaa five stars.

  • waa nin waddani ah ,gabaygiisuna waan ka helay guul baan kuu rajeeynayaa.

  • Thanks to poets like this and other patriotic warrior poets of the Somali tribe.. thats how the eastern-Cush'itic af-Soomaali language survived through the ages....

  • 2:13 Af-Somali translation....... : Sawdkaan aqaanaa soomaliweeyo. sinjigeyga dhalashadu soomaliweeyoo. samayskaga aadane soomaliweeyoo. ruuxaan salaamaa soomaliweeyoo. se waxaan laquutaa soomaliweeyoo. saxiib waxaan nahay soomaliweeyoo. gogoshaan kuseexdo soomaliweeyoo. cagta meeshaan saara soomaliweeyoo. jidka meesha la i sarro soomaliweeyoo ma ogoli safaadkiyo kala sooci doodoo...
  • Dhulka aan hada ku taaganahay waa arligaygow

    Arligeygana Soomaali weeyoow

    Dalka iyo dadka aan u dhiman rabo na Soomaali weeyoow

    Sheekooyinka la ii sheekeeyey na Soomali weeyoow

    Tariikhda la i baray Soomaali weeyoow

    Wadani nimadeydii iyo qaabilkaygii na Soomaali weeyoow

    sabata aan xabashi o nacay na Soomaali weeyoow

    Awrkeygii ee ino Shaambis na Soomaali weeyow

    Gabayga hada nii tirinayo Soomaali weeyoow

    Soomaali baan ahay, dalkeygii ayan u dhimanayaa..!!

  • allah yacizak jamac kadiye

  • "inta saraca beertee, wax soo'saarka barate, salaan baan u diraya iyo sacaba furan'ne" Allow abwaanada Somalieyeed noo daa

  • beautiful thanks

  • Waxa namideeya, waa afkeena, midabkeena, iyo dhaqankeena, Abwaan kadiye halkaan ka yiri, waan kuwada raacsanahay, MudugBoyna waxaa leeyahay aad ayaad u mahadsantahay. Umadaha lama simanin ee waan ka sareynaa, intaana aan ku darsado.

  • mash allah, simply beautiful... somali baan ahay!!!!! thanks for posting aboowhiis:)

  • Thanks to poets like this and other patriotic warrior poets of the Somali tribe.. thats how the eastern-Cush'itic af-Soomaali language survived through the ages....

  • @CushiticSomalianMale this is not a tribal poet, it's an Somali poet wich says that i'm a somali and a somali only, not matter what, and to be somali is to be from a somali clan, not a tribe, clans and tribes are different.

  • 2:07

  • masha allah, Somali nationalism is the greatest, salam from Djibouti

  • Wow very good peotry brother may Allah bless your heart and soul. We dont need The Aji acceptance. VIVA BANTU. and GABOOYE.

  • abwaan jaamac gabay gaan waa gabay runta aad uga hadashay

  • Mensur wallahi sxb ana waxaa igu danbaysaan abwaan jamac 13 ka hor anoo joga baadiyaha meel lagu magacaabo baliyada gabdha..neefbaa habeenkii laqalaay abwaan meeshii ayaan laftoo soo tuuro ayaan qabanayay.. kkkk

    wallahi wali ma ilaawo..waa abwaan jirah mansha.allah

  • anigoo aad u yar baan odaygan meel cunto ka wada cunay isku meelbaanuna kanima laakiin 12 sano kahor baa iigu danbeysay meeshaas ee ila ogaada sxbyaal

  • This is Abwaan jaamac Keediye.. = Somalia's most famout top poet.. and he still keep producing these blessed patriotic Somalian poems... indeed Somalia = the land of punt and Poetry...

    Bless 1 united Somali Weeyn

  • waxaas aa lagaadhahaa wadani,,,,masha allah ilaahay hakudaayo jaamac kadiyo.......wadankeenii ilaahay nabad hanogadhigo..............wadan­i...somaali baan ahay and i am proud...

  • Jaamac Kadiye cimri dheer iyo cibaado suuban alaha kusiiyo. intii carshiga eebe harsatoo nabigu ishafeeco qaaday oo janatul fardoowso laga waraabsho allaha kugu daro insha'allaah.  Aamiin

  • masha allah.

    salaan kadimid somaliland

    maasha

  • jaamac kadiye waa abwaan somaaliyeed oo somalinimadiisa ku faanaya

    mashaa allaa

    from marqaan weeyne

  • Somali kediyaw saxbaad tahay waad sifayn taqaanaa

    Somaliwayn doon sawir keeda ii sheeg

    makuwan suyucayee qabiil qoorta wada sudhay

    waa seef laboodyoo samir-aan lahaynoo qabwayni sumsumaysoo

    Satirkaan baryaayaa inuu somali wada simo

    Saf u wada jeestaan

  • ma saluugo midabkoo sinjigiyo madaxiyo somali baan ahayoo umadaha la simanoo waw

    masha allah abwaan jaamac kadiye allah ku daayo wadaani

  • mashaa allah waa gabay aad u qiimo badan dabcan quality-ga video ma yara fiicno balse aad ayuu u sareyaa micnaha gbayga ialhay wadaninimada iyo qiimaheeda hana baro hadaan somali nahay maba naqaan wadaninimada kuweyna ku koray dagalada iyo qaxa iskaba daa warkooda ialhay umada ha dhex dhigo isjaceyl iyo is aamin dhibkane allaha inaga saaaro aamin.

  • masha allah gabaygan waa gabay aad u qiimo badan maxaa yeelay waayadan danbe waxaad moodaa soomaalinimadiiba inay sii madhanayso oo dadkii waxay u qaybsameen qayb xeryo qaxooti isaga jira qolyo qurbaha inta tageen ismaooday inayba u dhasheen meelahaas ay joogaan iyo kuwa xabadaba mooday naruuro oo iska wada si aay ayaguna u noqdaan qaxooti ileeen waxakale oo lahayaa majiraane marka ilaaheey waxaanu ka baryaynaa in alle na walaalaysiiyo wadankenana nabad iyo barwaaqo alle nooga yeelo aamiin.

  • sax, ninkaani waa in lacag loo diro

  • maasha alaah abwaan jama noolow noolow

  • sax somali baan nahey Abwaan noloow waligaa jir Abwaankan oo kale lama helo ilaahow dhaaf noloow abwaan

  • i love you Somali!!!! i love this poem... so emotional...

  • waa mahadsanyahay walaalkeen somali baan ahay anna

  • mashallah

  • brrrrrrrrrrrrrrrrrrra papapa, i did not undestand a word but SOOMAALI BAAN AHAY UMADAHA LASIMANOOOOOOOOOOOOOo. any body know where i can find this abwaan? what country does he live.

  • isaaq cuqdad baa dishay shinbir haday heesto waxy leeyiihhin anagay noo heestay ina gumeed waa ehlunaar isaaq waxy ka soo jeedaan reer binu israa iil xaasidnimada madax adeega doofaarnimada intaba waxaa is kale yahuuda

  • abwaan halyey wadani ah oo soomaliyeed

  • Soomaali'an Poet of Puntland-state of Somalia... ninkaan waa Harti, Dhulbahante, he is my broda fellow D-Block and fellow Somalian

  • nobody needs to know his clan, why is always someone always has to mention clan, this is about all somali race

  • Somali is a people NOT a race u nuthead, 2ndly offcourse theres nothing wrong to mention his clan.. every Somalian got clans, thats why us Somalians all look different.. u Somalia-landers look like half arabs because you are not asli/fullblooded Somalians, while us Puntland-Somalians, and Ogaden-Somalians and South-koonfur-Somalians we look like real fullblooded-Somalians = Tall, Darkskinned and strong and we can run fast, ever heard of Abdi bile, and President of Somalia = Sharif Ahmed... ASLi.

  • somaliland? can you even read? arabs? make sense, Somali is a race, our race is like no other, we are very distinctive, even white or chines can tell who is somali who's not, and lastly your beloved qabiil has destroyed Somalia, look at us in Djibouti we hate qabiilnino, we are very proud of our somali DIR ISSA bloodline but we dont mentioned it every minute like you retard

  • abwaan weyn, mahadasanid mudugboy

  • a,scnasl/ckmzc/lmx ?,

  • thanks mudug boy i'm somaali

  • i am isaaq n i love n respect the somali poems, jamac kediye is one of the best in the horn, isaaq didnt mess up our country, we all knw who did it, n the man is dead. so stop blaming n be n example our youth n stop chating shit

  • @bukud  LOL

  • its better to say i am somali instead . who caresabout isaaq

    qabiil is not doing any thing for u please change your point of view!

  • @bukud its not about qabil why is somalia in war no offence

  • IDOOR = ISSAQ WA ISKUMID wana YUHUUD somalid kale neceb oo cuqdad kaqab VIVA FANAAnka dhulabahnte jamac kadiye

  • afkaaga abdi caano lagu qabey, aduunka waxaa jira dad neceb ka wanagsa waa yuuhuuda somaliduna koley yuhuud waa leedahay waa isaaq

  • jamac kadiye wa nin xalad somali oo dhan aya jecal.marka laga reebo ISRIIL SOMALIDA IDOOR IDOOR ISAAQ

  • Jaamac kediye Abwaan somali ah wadani mujaahid ah , neceb kala geynta somaliya , somali oo han wey ku jeceshahay , marka yuhuuda somalida isaaq.

  • Somalinimo ahaahahah looool

    jamac kediye wa kii dhulbahante eh bukkay eeh siyaad barre gabayga oo tiriye in1984 marki gobolka sool looo sameeye wa miid bukka oo cuqdad qaba, jamac kediya ba la yidha kheyr ma leh. gabaygan markii reerkiisa la xanuujiye ayu somalinimo ku wasaha lol

  • haha... "LOVE IT"!!!

  • mashaalah.its a moving gabay and 4any self respecting somalian,somalia is united including nfd in kenya

  • waaw good gabay i liked it.

    Jirka meesha la i saro Soomali weeyooo........

    Proud to be Somali.....

  • ma ku sarnaa aan fiirinee in aad somali tahay iyo in kale ahhahahahaha

  • Maasha'ALLAH kheer Allah ku siiyo.. Viva greatest Somalia and somali people where ever they are

  • nolow jaamac kadiye...! XAMAR OO DHAN AYAA KU JECEL!

  • wah wah waxasa gabay ah soomaaliyey tooso isku tiir sada

  • masha.allaah Wadani from Puntland. somaliweyn 4love.

  • wow i love old somali man and women they have butuyful voice

  • Waa sidaan midda af Soomaaligayga heer sare gaarsiisay. Runtii, gabayadu way adag yihiin laakiinse waxay u baahan yihiin oo kaliya innuu qofku lexejeclo iyo niyad furan leeyahay. Ninkaan baadiye ayuu joogaa, saas oo ay tahay, wuxuu leeyahay qiimo aysan lahayn kuwo bannaanka jooga oo warbarasho iyo dhaqaale leh oo afkooda qabiil iyo wax xun aysan ka dhammaanayn. Waa waddani, waddani waa qaali. Ummadda qalbigooda iyo afkoodu ha yeesho meherad an qabiil ahayn. Maanta, erayo cusub baan bartay. Guul!

  • ogaal sax.walaal %

  • Yaa Salam:Ilaahay wanaaga umada Soomaaliyeed ha is tuso xumaantoodana ha kala qariyo.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more