Nice song but why somalis always use qaxooti country as a name...lol Are we proud to be qaxootis. Just a thought nice song i like this suxul baruur she is styling i wonder how many years she sang while she cut onions. hold up is the diric polyester lol
omg somali gabdhahaan oo kale aan leenahay maba is dhaheenin masha alaah nice song boqorada qarniga ayaan ku siyaya dear i feel love markaa wajigaga iyo hesta isku arko i love u dear masha alah
she is the queen of somali beauity look her thoroughly besides that she got nice smooth voice which can reach any heart her feature is the best type which is modest her choice of dressing is brilliant the choice of the place is extrordinary genuis ever green enviroment i wish her the best.
saaxiib heestan horey ayaan u heystay waxay iigu jirtay favourite waa laga saaray,maanta ayaan markale helay oo ay soo geliyeen himilo studio sidee wax u jiraan xaalka caadi ma ahow inqilaab miyaa dhacay
deeqa holland ...codkeedu ma xuma runtii.....yaan laysku khaldin....HEESTAN waxaan lahaan jiray KHADRA DAAHIR CIGE IYO CAABI MIRE WAA hees lamaane ahayd laakin DEEQABA SI FIICAN AYAY U QAADAY ....DHIB MA LEH HA KU SOO CAAN BAXDO .....anigu heeso kale oo ay leedahayba maan maqlin....soo dhawoow deeqa holland soo badi HEESAHA AYAANU KU LEENAHAY.
weeeeeeeeeeeey weeeeeeeeey ya deeqa manshalaaah axla sowt heestaan halkeeda ayaad dhigty ee khadra dahir baad badashay huunnno halka ka si wad caleek caleeeeeeeeeek
very good song laakiin khadra daahir cige ayaa heestan iska leh iyadana ku cod macaan gabadhana ma xuma sanqada ayuun baan ku dii day gabadhan kkkkkkkkkkk
kakakak hesta midhaheeda xafid horta intanad qadin waan ka yaba dadka qof kale heestisa duubaye ee qaldaya waliba
LalitaaMia 2 months ago
fanaanada arliga deeqa holland
hanad70 3 months ago
waaaaw cajiib cajiib amazing voice nd amazing words calayk yaaa deeqa fananad jirtaa tahay walaahi .....
0172440347 4 months ago
waaaw afkaaga caano kulul lagu qabey cod iyo qurux bey isku darsatey
ksdageneral 5 months ago
Thumps up if you think she look like khadra daahir!!!
eastman1905 5 months ago
sidi cambe bislaaday ama timir midabkeedu casyahay ayaad cunis ku macaanan lahayd deeqay :)
Teetano2008 6 months ago
ilma adeerayaal gabadhan meesha ay joogto uun ii tilmaama ticketka ii go an tan ookale waa xabatul cayn lama sii daawado horay ba laga dhuftaa
mrseeflabood 7 months ago
caadi ma ahan waa shidan tahay
gutalegeedi 8 months ago
anigaaaba jamtay qoftaaaan jacayl bay igu abuuuurtay!!!!!!!!!!!!! jawaabtayduna waa haa macaan!!
garowecity 1 year ago
Deeqo malab awgeed ayaan fanaan u noqonayaa dhawaan ayaan albam soo sarayaa aan deeqa holland ku amaanayo.
QaloocanHj 1 year ago
waaaaaaaw caadi ma ahaan heestan deeqa
hanad886 1 year ago
w0w0w0w0w nice voice deeqa waaka baxsatay noolow sis.. we luv you
Carfooncali 1 year ago
woow, waa hees aad aan u jecelahay, it reminds be back old days,,,, love it
lamiis21 1 year ago
masha allah fanaanada codka baxsan deeqo holland cadey caadi ma tihid jiroo joog waligaa codkaga macan wan ku raaxeeystaa runtii
daahircismaan 1 year ago
woow deeqa masha allah caadi ma tihid walal
kismaayo20 1 year ago
This has been flagged as spam show
fat and ugly women
placegoumayoo2 1 year ago
Deeqa Camerada axadka kaa duubey wuu ku soo saarey,
Marwo nimana weey kaa muuqata
Miraha waa Normal
IDIRIS20 1 year ago
Nice song but why somalis always use qaxooti country as a name...lol Are we proud to be qaxootis. Just a thought nice song i like this suxul baruur she is styling i wonder how many years she sang while she cut onions. hold up is the diric polyester lol
waarya1 1 year ago
Great song but Farhia Fiska did a better job...
TheSkeptikal 1 year ago
lol MASHA ALLAH NICE TRYING
KamaNeeFiSoDaLacDay 1 year ago
qotaan maylba saran way iska ficnanlahayt
MsWaayeel 1 year ago
qotaan maylba saran
MsWaayeel 1 year ago
codkii my amore ahaa lolz maanshalaah iga dhaaf calaacalka bilaahi caleek ,my nser ^m wt u
MrNajiibyare 1 year ago
himilo video u are the best wallahi kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
hargeisawi 1 year ago
himilo video u are the best wallahi
hargeisawi 1 year ago
omg somali gabdhahaan oo kale aan leenahay maba is dhaheenin masha alaah nice song boqorada qarniga ayaan ku siyaya dear i feel love markaa wajigaga iyo hesta isku arko i love u dear masha alah
sakariye0 1 year ago
waaw this is the most beautiful recorded Somali video ever deea keep up the good work himilo media u are the best
hargeisawi 1 year ago
whata wonderfull song and beutifull face i give u best sore deeqa long life
MrKujir 1 year ago
good work and beautiful plz bring some more vedios
unwr2007 1 year ago
waxaad joogtaa wakhtigii aad toobad keeni laheyd ee macaan ka fadhiiso heeshah
baashe1000 1 year ago
waaaaaaaw markaan heestaan maqlo waxaan soo xasustaa.
koos2011 1 year ago
Deqa cadi ma tihid wa shidan tahay runti cod iyo quruxba
masha alah alaha ku desto ayan ku dhahay
kole wan ku gu hesta aniga
muqalkaga iyo hestada hadana malinti sadaxda wakhti dawan waba xanunsanaya cml mcn
i miss u ina adigo live ku arko
keep it yr dream
mahuran1 1 year ago
she is the queen of somali beauity look her thoroughly besides that she got nice smooth voice which can reach any heart her feature is the best type which is modest her choice of dressing is brilliant the choice of the place is extrordinary genuis ever green enviroment i wish her the best.
TheWaiting22 1 year ago
Waaba Xab Xabee qoftu wooow maasha allah walaashiis. Codkuna caadi maaha...... Held og Lykke frem over....
ABDOWWWW 1 year ago
saaxiib heestan horey ayaan u heystay waxay iigu jirtay favourite waa laga saaray,maanta ayaan markale helay oo ay soo geliyeen himilo studio sidee wax u jiraan xaalka caadi ma ahow inqilaab miyaa dhacay
TheWaiting22 1 year ago
she is hooottt man also nice voice bt she is not my typ...........
ordaaye2000 1 year ago
deeqa holland ...codkeedu ma xuma runtii.....yaan laysku khaldin....HEESTAN waxaan lahaan jiray KHADRA DAAHIR CIGE IYO CAABI MIRE WAA hees lamaane ahayd laakin DEEQABA SI FIICAN AYAY U QAADAY ....DHIB MA LEH HA KU SOO CAAN BAXDO .....anigu heeso kale oo ay leedahayba maan maqlin....soo dhawoow deeqa holland soo badi HEESAHA AYAANU KU LEENAHAY.
kalature99 1 year ago
weeeeeeeeeeeey weeeeeeeeey ya deeqa manshalaaah axla sowt heestaan halkeeda ayaad dhigty ee khadra dahir baad badashay huunnno halka ka si wad caleek caleeeeeeeeeek
CaaYNaaN 1 year ago
wOw .... qoftaan istaanbo baraf cml ii dhex martay thnxx yaaqey
Awlio1 1 year ago 2
good lookin lady masha'allah deeqa
bushrayarey 1 year ago
very good song laakiin khadra daahir cige ayaa heestan iska leh iyadana ku cod macaan gabadhana ma xuma sanqada ayuun baan ku dii day gabadhan kkkkkkkkkkk
FreedomWriter21 1 year ago
@FreedomWriter21 runta maad rabtaa mise wax kale si kastaba deeqa kaga wacan heestan cod ahaan iyo muuqaal ahaanba,
TheWaiting22 1 year ago
Inaba cadi ma ah abee
duqbilow 1 year ago
gabadhan waanka helay eeshcalaa
MrQalo08 1 year ago
qoftan caadi ma ahan ...hesta iyo muuqaalkedaba waa ay kala daran yihin
24Dalmar 1 year ago
hej jirta caadi maaaho heesta walahay waa ka baxsate macaan badaneey hmmmmm kiss kiss taageero koow anaa ku ah lolz
cesc528 1 year ago
Comment removed
hurdaye1 1 year ago
Heestan Fiska ayaa iska leh lkn waaba laga sidaa.......Wishes gd jb dega holland..
MrCarabka 1 year ago
@MrCarabka WOT? Fiska my @ss!!! This song belongs to the legendary artist KHADRA DAHIR EGEH
iUser1000 1 year ago
wooooooooooow waxaas cod ah mansha allah ilaah ha ku deesto heeso badan ka sugenaa haduu ale idmo
AbdulStarter04 1 year ago
hees macaan iyo fanaanad cod macaan music macaan goog qurux badan =fantastic
ksk4ever1 1 year ago
woow, waa hees aad u macaan iyo Deeqa oo aad u macaan iyo Goobta ay ku qaadayso oo iyaduna macaan, waa macaan macaan dhalay walee.
QaloocanHj 1 year ago
walahi caad mahaa deeqa u r so beautiful waxaan ka soganaa hees danbee wooooow vivi deeqa
yes5232 1 year ago
CAADI MAHIN WALE HEESTA IYO DEEQA CADEEY
QATAROS WALE WOWOWOWOOWOWOWOOWOWOWOOWOWOOWOWOWOWOWOOWO
Geedishambow 1 year ago
deeqa waxaad mareysaa cod iyo qaab qurxoon marka
haka harin heeso kalena waan kaa su geynaa
dhaadeey1 1 year ago
woowwwwwwwwwww kkkkkkkkkkkkkkkkkk
yes5232 1 year ago
i love it! i love her!
proudSomalisis 1 year ago
Labaduba Subag Weeye Heesta Iyo .......... Isku Dhuuq Kala Dhuuq :)
Kaaaaskop 1 year ago
waaaaaaaaw eesh cala cod, fananadan way so baxaysa.. halka ka wad
viva Somaliland produce
madheedhle 1 year ago