Aaaaaaa Aaaaa Aaaaa...!! Guudlow Aboor Iyo inta Bahal Gur Guurtiyo God iyo Abeesaa Intaa Qabri La Jooogaa < Nimuu Gubey Cadaabkiye Kana Jarey Gasiinkiye Gantaalo U Ka Taagayee Hadaad Garasho Leedahay Hees Ba Ma Dhagaysateeney Ha I Dhagaysan Ha I Gubin Anba Kuma Danbaabsheeneey Nuur eebo Allah Yaraxmu
hi
ashkiira 5 months ago
waad slmantihiin dhaman taageerayasha fanaanka ween ee nuur eebo
kadiye4t 6 months ago
Comment removed
medahir 8 months ago
nuur ebo alah ha unaxariisto
medahir 8 months ago
nice song
medahir 8 months ago
masha allah nuur eebo fanaan aad iyo aad ucod macaan weeye, waxaa loogu yeedhaa mararka qaarkood faanka fanaaniinta wayna muuqataa inuu yahay fanaan buuxa
medahir 8 months ago
hees ma ahan tan ee waa heeso lakiinse kuma fiicneen ninkaan nuur eebo ladhahaayo nimanka waa weyn in loo dhiibo ayee aheyd sida totti cismaan ogaadeenia iyo ilkacase qays dadkaas camal gabdhahane farxiya fiska hadiibo ay dadkaas qadeenin heestaan iga ilaali nuur eebo
MsAbgal 9 months ago
@MsAbgal nice song
medahir 8 months ago
Comment removed
MsAbgal 9 months ago
nuur eebo fanaan weyn ayuu ahaa ilaahay ha u naxariisto, but, heestan waxaa iska leh fanaankii weynaa ee faysal cumar mushteek. my friends sidaa ula socda.
ibrahim8887 9 months ago
inti is rabto ama is jecel ilaahay ha isku sahlo
ubaxwarsame 1 year ago 3
@ubaxwarsame amiin ya alaah
jaaw200 1 year ago
heestaan waxaay kahadleyda wiil gabaar loo diiday ayadan rabto asigan rabo oo isku oynaay abaheedna bakoorad irida ula fadhiyo gabadh qalad malaho ee walidka didan in ay is arkaan
ubaxwarsame 1 year ago
hesahan jeclay ayeey kamid tahay
ubaxwarsame 1 year ago
ilaahoo ku naxariiso markaad maqash qof dhiintay waaxad xasuusaan in aad adigan dhimaneeysid
ubaxwarsame 1 year ago
Aaaaaaa Aaaaa Aaaaa...!! Guudlow Aboor Iyo inta Bahal Gur Guurtiyo God iyo Abeesaa Intaa Qabri La Jooogaa < Nimuu Gubey Cadaabkiye Kana Jarey Gasiinkiye Gantaalo U Ka Taagayee Hadaad Garasho Leedahay Hees Ba Ma Dhagaysateeney Ha I Dhagaysan Ha I Gubin Anba Kuma Danbaabsheeneey Nuur eebo Allah Yaraxmu
elninoo1986 1 year ago
alla ya raxma i felling mising this man and this song alle ya rexma
sabaxareed 1 year ago
This has been flagged as spam show
allahu raxmo nuur eebo
shukreena1818 1 year ago
This has been flagged as spam show
allahu raxmo nuur eebo
shukreena1818 1 year ago
allahu raxmo NUUR EEBO
shukreena1818 1 year ago
nuur eebo ilaahow u naxariiso aniga waxaan ku tilmaami lahaa boqorka codka in uu yahay nuur eebo sababtoo ah cod ayaa ku dhamaaday masha,alaah ilahow unaxariiso qabrigiisana u waasici aamin aamin inta muslim ahna ilaahay ha unaxariisto aamin
muqdishogirl143 1 year ago 7
@muqdishogirl143 wa sax ilahay ha u naxriisto oo qabriga ha u waasiciyo aamin .
nuur eebo wa fanaan cod macaan boqorka codka reer muqdisho.
MrXamzah 1 year ago
make a feeling from no where just
just Love !
GabarPuntland1991 1 year ago
heestan waxaa lahaa faanaankii macalin abwaankii waynaa ee FAYSAL CUMAR MUSHTEEG
psIronman 2 years ago
waa hees aad umacaan..
RIP my brother Noor Eebo...
hamdi193 2 years ago 4
nice song
mrmagafeKkk 2 years ago
am feelin this song
abdidini 2 years ago 5