abdi shire adiga iyo kooxda qaylo dhaan aad baa u mahadsantihin shacabka maskaxda madoobaatay sidi mayd u duugayeen, aan dantooda maalin u soo bixi karin, u dooda sxbyaal uga faaiideeya abwaanimada ebbe kuugu deeqay .
Dad aan tacliin laheyn markii xil loo dhiibo sidaan ayaa dhici karta, xildhibaan qabyaalada lagu keeney waxuu la mid yahay mooryaan aan qori sidan, laakiin kursi ayey qorigii bedelkiisa gasheen oo isku gareeceen
@is827 walalkey waan ku salamay marka hore waxa aana raba in wax yar ku sheego wax dowlad la dhaho ma jirto alshabab iyo kuwasna ilahay ayan ka man galnay ee walal heestan waxa aay ka hadleysa runtii xaqiqtii aana ku racsanahay hadeyildhibaano yihin maey sidii xoolihi iskugu dilayan mey wada hadal wax wal ku dhameystaan waxa aay isu dagalayana waa xoolaha ay umada soomaliyad ku qadaan ilahay aya umada somaliyed u maqan dowlad tan ka wanagsan an rajeynaya waana helayna insha llah
heestaan waa hees miraheeda lagu qancaaya maadaama aan nahay shacabka waxaan taageersanahay in waxii jira lagu sheego runta xildhibaanada hada jiraana waa laaluush ku shaqeeyayaal booli cun ah aan umada u naxey dowladana ma aqoonsani intay musuqmaasuqa jira xildhibaan u shaqeeya dantiis doonimeyno
wow walahi groupkan qaylodhan waan dadka dhisidona somalia without fighting if they allow to overtake the country...great job love my pple and all the fananinta somalia specialy this group
shiiiiiiiiiiiiiiiiiiiit fowqal shiiiiiiiiiiiiiiit xilabin somalia ah dadka nah wax ma uqabanayaaaaaa xilimannimo sheeeganayaaaaaaaa nacala ku talo xilibaaaaaaaaan ;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;
maxaa talabo ka qaadi kartaan just halxaafad leedagantihiin xaafadaas xitaa ma ka talisiin l'yahaeey xildhibaan laguma lahoow they are shit and doqonyaal
viv xussen & jooqle shamso & yusuf and all kooxda qeeylo dhaan
@mawlidjikako waxan rabey in aan kaka jawabo fikrada aat dhahdey kadhibta dadoo sidii laka yeli lahaa universel tv adoo ku edenesid in ee sosardey hees laku ceynayo xildhibanada lakin waxan wara in aan ku shego in eesan jirin wax caaye xildhibanada lakin laka shegey runta runtana laiskumanaco universel tv waxaa waaye tv casri ah hadee so dayena meeqo malyan oo dad ah ayaa kacodsadey matqana isku xishow hadala qarkodna in aadan qorin kafakar
kkkkk war meeshaan waxay noqotay waal qofwalbaa waxaa uu rabo qalad iyo doono kuhadlo isagoo anan ixtiramaynin bulshada u timi ama u fiirsanaysa sida haboon ee ah kor u qaadida fanka somaliyed qaasatan heesaha wadaniga bal hada fiirina nikaan wayn waxuu ku hadlaayo waxuu soo qoray barlamaanku ha qabsado universal tv cuze heesta ayaay soo dayeen frist U TV waa media madax baanan second maxaa beena oo ragan sheen hada war isla yaab xishood kana waxa aad soo qortay igana raali ahoow
somaaliyey maogtihiin hubka marka lasoo iibsanayo in shati loobaahanyahay waxaa na saxiixa madaxwayne wadan hadaba musevini sanawi iyo kibaki iyo riyaale ayaa laga iibsan jiray shatiyada 2010kii hubka inta uusan destinationka gaadhin ayaa lagu leexiyaa soomalia ee ma hees baa dan ino ah mise in aan xabada dhigno aan kurti xuduuda soomalia aan furun kadhigano oo aan dalka difaacno aqoonyahanada soomaliyeed culimada iyo fanaaniitow waa inaad arintaan kubaraarujisan shacabka oo aan lacabsan
run ahaantii heestan waa mid taabanaysa xaqiiqda jirta waxaana uga mahadcelinaya dhamaan dadkii waqtigooda siiyay , waxayna hurdada ka kicinaysaa cid walba oo ay ku danbeyso wadaniyad iyo dal jeceel
WA Dhab Waxa dhulkeena hooyo ka socdo ee magac uyaalada ah oo xildhibaan ku magacaban in loos heego in u qalmin magaca waana sax in la yiraahdo xildhibaanimoy xaal qaado xaal qaado waana ugu tahniyadeynayaa wilasha somaliyeed ee ka dhii dhiyay dhibatada somaliya ilma ciyaar jecloow halkaa kawada anakana waan idin kula jirnaa halgan ka nabee rag rag dhalaa tihin hesta un baa danbi ah diin ahaan ma ahane miraha aad soo sartee waa kaalay iska arag .....
aniga fakarkayga markaan ka dhiibto heestan waa hees dhaleeeceen ah aan waxba la harin lana dhihi karo waxay ku talax tagtay ama ku xadgudubtay dawgii toosanaa isa sixitaanka,dalku waa burburay qaranimadii waa baaba;day,dadkiina waaba doorsoomay xaaladas marka lagu jiro qaladka waa badanayaa fanaaniintana qayb ayey ka yihiin bulshada waa qaldamayaa sidatan oo kale aflagaado wax ma saxdo ee waxaan ku talin lahaa qaylodhaan kooxda la yiraahdo dib ha isugu noqdeen yeysan ka badbadin.
@TheWaiting22 Soomaalidu waxey ku maahmaahdaa: " DAD WAXAA U LIITA NIN QOORA BARBAAR QABA OO QOORA BARAAR RAADINAYA". Waxeyna ka soo jeedaa beri hore sheeko dhacday oo aheyd sidaan: Ninbaa reer nin ka dilay, labaatan sanno dabadeed ayaa nin ka tirsan reerkii ninka laga dilay wuxuu ka qasay am hogeystay wan baraar ah, a ninkii wanka la qashay intuu qori soo qaatay u yimid reerkii kuna yiri hadaan ley magan wankii balaa dhaceysa, oday xog ogaalaa baa saa yiri, baarlamaankuna waa mid raaga ku jira
@af644 Nimanka baarlamaanka ku jira waa kuw dadka xasuuqay, marka nin dad laayay, dhacay, kufsaday, guryahoodii dumiyay, dadkii qixiyay, hadda la sheegayo soomaali lagu gaaleeyay xeryaha qaxootiga, deeqdii aduunku u soo diray la leexsaday ama akoono dibadaa lagu shubtay, nin caruurtiisii dibada uga soo tagtay dalxiis ahaan baarlamaanka ugu jira, wax kastoo xumaana shacabka ku sameeyay, in aad tiraaho waa la aflagaadeeyay waa kuu damiir xumo hadaadan aheyn iyagiiba, foolxumadaas ma heyno sifo ..
@af644 fadlan heestan meesha ka saara oo mid ay asluub iyo aqooni ku dheehana tahay keena e looma baahna in loo dhaqmo qubqacda dalku ku jirey 20 sano iyo mindi mindi ku taagid.teeda kale kor in laga soo bilaabo ayey aheyd uu ugu horeeyo raisulwasaare,madaxweyne,iyo guddoon baarlamaan kuwa qalinka iyo powerka ku fadhiya haddii kale arrintu waxay noqoneysaa timir lafbaa ku jirta iyo wixii ina daashaday ee meesha dhigay somali oo ah qabiil difaac
@TheWaiting22 Saaxiib sow wax laga xumaado maa ha in aad tiraahdo heestaan Xildhibaanimooy xaal qaado oo ay ka raali noqotay malaayiin Soomaaliya, ahna heesta loogu jecelyahay heesaha la tiriyay labadii boqol ee sanno oo la soo dhaaftay, ha laga saaro halkaan, annigu qof ahaan waan la fajacay balse garaadkaa ayaad hadashay.Baarlamaanku isagaa hooyo iyo aabe u ah dadka lagu sheegayo masuuliyiin, maxaa raiisul wasaare wax laga sheegaa maanta ka hor maba jirin raiisul wasaare la eedeeyo-xiixaa weye
@TheWaiting22 Ka dib markii dalkaan ku dhashay, ku ababay, wax ku bartay oo wax ku dhalay dhex sabbeeyay sas iyo soos oo ayaankay noqday inaan magan ku ahaado dal fog, baa dareenkayga daahsoon igu gujiyey inaanan saas ku abaadine, wax un taarto dhulkii awoowayaasha iyo ayeeyooyinka. Waxaan garwaaqsaday in burburka baaxadda weyn ee saabtay dalkii samaha badnaa uusan ku koobneyn meelo gaar ah ee uu si walba uu u taabtay baaba’u. ..taas ayaa keentay tirinta heesta i.e waa dreen...
@af644 saxiib xaal qaado runtii waan garwaaqsaday hadalkaagii xanuunka badnaa oo wallaahiya labaatan sano oo cimrigeyga ka mid ah ayaan banaan joog ku dhameystay oo ah intii nolosheyda xoogeeygu ugu badnaa,dalkaan u dhashay wax ku bartay ku guursaday inaan maanta tegi kari waayo ayna sabab u yihiin kuwa heestu tilmaantay xaq ma aha.af iyo adin iyo maskax in looga hortago weeye,waxaanu noqonay wax la dilay wax la qixiyey wax sideeno kale lagu xukumay banaan joog waa waxaan la qaadan karin
@TheWaiting22 Waad mahadsantahay. Dagaal Soomaaliya kama dhaceen haddii dadku sidaa ukala garqaadan lahaayeen, dadbaa dooda in la lagdamo ka jecel, waa sida uu qabo nin aan jeclahay qoraaladiisa ee la yiraahdo cabdi jaamac aw-aden.
@TheWaiting22 Waad mahadsantahay. Dagaal Soomaaliya kama dhaceen haddii dadku sidaa u kala garqaadan lahaayeen, dadbaa dooda in la lagdamo ka jecel, waa sida uu qabo nin aan jeclahay qoraaladiisa ee la yiraahdo cabdi jaamac aw-aden.
xeebaha ku wii iibsaday ............. c/shakuur warsame ayaa lagu ee dayeey in uu ga tay xeebaha somaliya ayaan hore ayaa laga dhex arkay isaga oo dhahayo
walaalyaal runta dadka way ka nixisaa laakiin way anfacdaa
hadaba hestani ma 'aha meel ka dhac ee waa hees taabanaeysa meesha bukta oo ay soomaliya ka daawoobi weysay maxaa yeelay kuwa ku adeeganaya magaca qaranka soomaaliyeed hadana meelaha sidaa isugu fadaaxeynayo marka ma mathali karaan kuwaa qaran soomaaliyeed marka iyadoon la eegin heesta bal horta hala eego dadka ay ku saabsan tahay heesta markaa waad ogaaneysaa inay heestu tahay meel ka dhac ama inkale

The best song of the year. If Alshabaab is accused of killing people, that is right, But the upside of that is that they brought peace and tribal equality, Government kills, kills and kills, instead of peace, they brought Amisom troops, who kill shell,shell and kill.Jooqle made songs crtical of 4.5 and shabaab and everything, nowTFG MPs in the criticism seat. Stand the heat IS 827.
SO HEARTBREAKING SOMALIS NATION. VIOLENCE IS NOT AN OPTION. ENOUGH IS ENOUGH. SHAME ON SOMALIA. LONG LIFE ETHIOPIA NATIONS. RESPECT ETHIOPIA THAT GREAT AFRICAN NATION.
Universal waxey sii daysay hees lagu caynayo dawladda iyo xildhibaanada, meelna looga dhacay sharafta iyo karaamada qaranka Soomaaliyeed. Heestaas magaceeda waxaa la yiraahdaa xildhibaanimooy xaal qaado, waxaa hadaba laga codsanayaa in baarlamaanku arrintaas iska arko si uu war cad uga soo saaro wixii laga yeeli laha universaal tv, in dalka laga mamnuuco iyo in talaabo kale laga qaado", sidaas waxaa yiri xubin MP,Dadka heestaan fiirsadoow maxey idin la tahay? fadlan fikirkaada ka dhiibo.
@ls827 Sxb Dowlada iyo Barlamanka aad sheegeysid xagee ka jiraan. Adiganba ka yabanahay indho adeega meesha laso tagan.
War dawlada Sheikh Shariif, Xagee ka shaqeysaa, yeeysana maamushaa? Bal qof walbo oo Soomali Ah taas widii?
Meesha waxaa ka jira Dawlad Magac u yaal ah, hadii aad afsoomaligeyga fahmeysid. Nimanka caloosha waweyna 500 dollar ka qatan bishii. That is it. Sheikh sharifna Halsano ba u hartay, sidaan ayuuna ku dhameysanayaa. Marka sxb riyada hamiga weyn ee kugu jirta sii wado :)
@ls827 heesta dowlada looga hadlaayo xaaladeeda hadii la sii daayo meel baa looga dhacay meesha laga sii daayay iyo dadka soo saaray wana in xukun lagu soo rogo sida aad sheegtay. Laakiin dadka maalin walba aad gacmihiina iyo amarkiina ku xasuuqdaan ayagu xukun dad u hadla malaha miyaa aad baan uga xumahay
mashalaah weyka baxsadeen fanaaninta somalaiyeed waxii run ah aayay sheegeen oo xil dhibaanada ay ku dhaqmaan afkeeeda caanoh mac oo heel lagu kar kariyaay halagu qabtee shamso xuma malahan ruuxii dadyahow xaraan kunaaxaayee masha laah
waaw waa hees taabanaysa xaalada dowlada somaliya ay ku sugantahay. Qaraa xilkaba qaadi karin yaa la soo xulaye. Dadka kuwi xasuuqaa ku jira oo xumaha dhigaye xabadoo dhacayseey rabaan xoola booliyahe. caadi maaha inta aftaan oday ay isku bad badalaayaan oo marba mid loo magacaabaayo daawo ma jirto
aad iyo aad ayaan hees taan u jecleestay marka aan dhageestay waa hees xiligaan maan ta lagu jiro loo baah naa oo ka hadleeyso wax yaalo badan oo shacabku is wii diinayaan marka aad iyo aad ayeey u mahad san yihiin kooxda wadaniga soomaaliyeed ee qeylodhaan oo ah koox buu xisay booskii kooxda caan ka aheed ee waabari markasta kooxdaan wadaniyiinta ah waxeey ka hadlaan waa qiciga kolkaas taagan yaa salaam
@diinoos64 Saaxiib waxaad ku khaldeysaa isla heestaan oo aan muuqaal aheyn oo asbuuc ka hor ay soo saartay kooxda qaylodhaan ee inaba ma jirto laxan kale oo mar hore iyo mar dambe ah oo kan la mida oo la soo saaray. Aad baan kaaga mahadcelinayaa fikirkaada suuban.
@ls827" Universal waxey sii daysay hees lagu caynayo dawladda iyo xildhibaanada, meelna looga dhacay sharafta iyo karaamada qaranka Soomaaliyeed. Heestaas magaceeda waxaa la yiraahdaa xildhibaanimooy xaal qaado, waxaa hadaba laga codsanayaa in baarlamaanku arrintaas iska arko si uu war cad uga soo saaro wixii laga yeeli laha universaal tv, in dalka laga mamnuuco iyo in talaabo kale laga qaado", Dadka heestaan fiirsadoow maxey idin la taha? fadlan fikirkaada ka dhiibo.
waxaan si weyn u soo dhaweenayaa heestaan sida runta ah lagu cabirayo xilmadhibayaasha xamar fadhiya,. waxaan maalintii jimacaha ka dhageystay BBC da xilmadhibaan Cabdirasid ciro oo leh waxaa meel looga dhacay xildhibaanada somaliyeed, waxaan rabaa in aan xasuusiyo Cabdirashid Ciro maalintii uu BBC ka lagaa Gudoomiyaha barlamaanka Shikh Adan Madowbe wax ma qoro mana akhriyo markaas uu u kefayo gudoomiyaha miyuusan ogeen in uu caayay xildhibaanada oo dhan.
Xusseen shire Cadho ayaa ka muuqaa kkkkkkk wuxuu hada u egyahay muwaadin hadhowse aan sugno duugiisa!
AbidahmanWadani 3 weeks ago
This has been flagged as spam show
ahahah alla maxaa idhaafay waan kamaqnaa meeshaan ciilbadnaa waan faramacaysan lahaa cml
lafatosiye 1 month ago
kakakakakakak xabadoo dhacaysay rabaan xoola booliya'ee
SoldierGirlSsc 1 month ago
kooxda qayla dhaan looma gelo karo, waa xaalada dhabta ahee ka jirta somalia. ilaahayoow u gargaar somalia iyo umadeedaba.
SoldierGirlSsc 1 month ago
waa tan hadana maanta taagan walee Qeylodhaan team waxaad ka hadasheen runta waana idunku taageersanahay jira oo jooga Alaha noo kiin dhaafo
Socdaalsuperstar 1 month ago
probably the 2 people that disliked this are xildhibaans. Ha ubixinina runtaad ka hadasheene
love4macountry 1 month ago 2
qaaladhaan waa salaamantihiin geesiyiin wada shaqadaan waa arimaha aad u fiican
MrChickenjuice 2 months ago
viva qeylo dhaan ilma ciyar jecel afkina caano lagu qabay iyo fanaanta da'da yar idinkula jira videos aad aya ugu mahad santihin shacabka somaliyeed sidaa aad ugu dheeri galisaan wanaaga
faatush1 2 months ago
viva qeylo dhaan waa hees loo bahanaa waqtigeedii marak qeylodhaan cadawikiin cagata ka hoos viva qeylo dhaan qofkii ka xun sakiin laqa dheh
shoolicade1 2 months ago
abdi shire adiga iyo kooxda qaylo dhaan aad baa u mahadsantihin shacabka maskaxda madoobaatay sidi mayd u duugayeen, aan dantooda maalin u soo bixi karin, u dooda sxbyaal uga faaiideeya abwaanimada ebbe kuugu deeqay .
marxaba 2 months ago
Dad aan tacliin laheyn markii xil loo dhiibo sidaan ayaa dhici karta, xildhibaan qabyaalada lagu keeney waxuu la mid yahay mooryaan aan qori sidan, laakiin kursi ayey qorigii bedelkiisa gasheen oo isku gareeceen
nuurkey 2 months ago
waa hees qiiro leh oo ka turjumasa xaqiiqda dhabta ah meesha taala, allow amuuuraha sahal
wadani412 3 months ago
@is827 walalkey waan ku salamay marka hore waxa aana raba in wax yar ku sheego wax dowlad la dhaho ma jirto alshabab iyo kuwasna ilahay ayan ka man galnay ee walal heestan waxa aay ka hadleysa runtii xaqiqtii aana ku racsanahay hadeyildhibaano yihin maey sidii xoolihi iskugu dilayan mey wada hadal wax wal ku dhameystaan waxa aay isu dagalayana waa xoolaha ay umada soomaliyad ku qadaan ilahay aya umada somaliyed u maqan dowlad tan ka wanagsan an rajeynaya waana helayna insha llah
hanan952 4 months ago
jooqle iyo qoxda qeylodhaan nolada
jabz1101 4 months ago
hees cajiib oo marka kooxdu aragtay habdhaqanka guracan ee kolaha shacabka baarlamaanka aay u dhaqmayaan ayaa ayaa kooxdu heestaan ku cabireen sida aay tahay.
waa waa koox baarlamaan ku sheeg qowleysta ah
dhaadeey1 6 months ago
viva kooxda qaylo dhaan
SSUJ2011 6 months ago
waan taageersanahay xildhibaanada islaynaya maadaama aanan waxba soomalia ka aqoon laakin dadka dhibaataysan allaha kasoo saaro ayaan leenahay
1996abdullahi 7 months ago
heestaan waa hees miraheeda lagu qancaaya maadaama aan nahay shacabka waxaan taageersanahay in waxii jira lagu sheego runta xildhibaanada hada jiraana waa laaluush ku shaqeeyayaal booli cun ah aan umada u naxey dowladana ma aqoonsani intay musuqmaasuqa jira xildhibaan u shaqeeya dantiis doonimeyno
yuugacade 7 months ago
maasha allah, heesta runta ayeey taabatay, i like it, xildhibaan nimooy xaal qaado, @ shamso foodey xijaabka ayaaad ku qurux badan tahay
mssfaska 7 months ago
Waan taageer sanahay in la dilo oo waliba nafta laga qaado si naxariis daro ah,,ninkii dhaho ethopia wadanka hala keeno-----dadka aanan la socon baarlamaanka maalintaa waxeey isku tumeen waxeey aheyd--rag baa dhahay ethopia waa la keenayaa,,, markaa ayaa ragii wadaniyiinta ahaa dagaal bilaabeen----allaahu akbar---ninkii amxaara jeceloow amaba raacsan kursi iyo wax ka weyn ayaa lagu tumayaa---waana lagu jihaadayaa allaahu akbar---somaliyeey mala socotaan cadaawada inaga dhaxeysa inaga iyo ethopia
Muqdisho111 8 months ago
Bismilaaaah waaa wax laga xumaado waxee samenayaan Odayaasha somaliyeed, Kooxda Qeeylo dhaaan waa fanaanin muwaadin ah .. ilaah ha'idinla garab galo , baraarujinta aad wadaan.. lkn somaaalida wax ma fahmaayaaan .... :(((((( wakasaaaa Xildhibaanada sidey isku dilayaaan Dad xishonaayo maba ahan alaa noo maqan walahi :((
Xafsah1 9 months ago
walahi bilahi talahi waan oooye somalia waxa oga so tagne marka qurbaha imane ayaanba hada fahay ODEY WEENO DHULKIISA KU IIBSANAYO JEEEB KADA BUUXSO WA CEEB SUBXAANLAH WAR YADA SOMALIA INTA FICABN HALKAN ISKA DHIBNA DHUL NO AH RAGAAS WA WEENO CEEBEYSAN KURASTA ISKU TUMAYO UFFFFFFFFFFFFFF HA ISKU HALEEY NINA SUBXANLAH WA DAD DIINTA IYO QARAN NIMADABA KU DHEELE DAMIRTANA MA SIISO WAXASO KALE QARADAHA ADUUNKA SHITTTTTTTTTTTTTT
jesto12 9 months ago
waleee kuwaan in ay mooryaan yihiin .. waqtigood waa dhamaan doona maalin uunbaana lala xisaabtamo doonaa insha allah
wakiil2010 9 months ago
heestaan waxaa loogu tala galay in soomaalida lagu dhiira geliyo balse nasiib wanaag markii loo shiday dad carab ah kadibna loo fasirey ay xaafadihii kasoo bexeen iskana ceyriyeen dowlidihii gumeesanayay ee sooaamlidi loogu tala galay oo fahmayay weey kasoo bixi waayeen xaafadihii iskana ceyrin waayeen amisom iyo dowlada iyo shabaab...!
wadanisomali 9 months ago
Al shabaab singing kkkkkkkkkk
Wallaweyn kkkkkkkk
Noo5etha 9 months ago
wow walahi groupkan qaylodhan waan dadka dhisidona somalia without fighting if they allow to overtake the country...great job love my pple and all the fananinta somalia specialy this group
Abdirashid2010 10 months ago
masnha alah intan nilahey aad ayan utakera kooxda qeelo dhan oo aan dhihin lahaa anika manta kooxda qaranka somaliyed
MrJustinkwk 10 months ago
mansh alah dadkan ayaa anaka noo nool oo nohadlayo
MrJustinkwk 11 months ago
war qeylodhaan saa ba la idinka rabaa inaadnu koox la jirsan oo wixii qaldanba ka hadashaa waa mahadsantihiin
macaanjecel1 11 months ago
shiiiiiiiiiiiiiiiiiiiit fowqal shiiiiiiiiiiiiiiit xilabin somalia ah dadka nah wax ma uqabanayaaaaaa xilimannimo sheeeganayaaaaaaaa nacala ku talo xilibaaaaaaaaan ;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;
sarasamiir 11 months ago
Whoever It Is That Disliked This Song Is A Fool...
yoocali 11 months ago 8
Comment removed
TheGudov 2 months ago
@yoocali May be he is a Xildhibaan!!!lol
TheGudov 2 months ago
amisonbay xayndaab ugu jiraan xerayaroo oodan, xabaduhu waxaydilaan maalintii maato xoogdarane, xinjiraha shacabkaydaadiyaan kuna xashaashaane, xafad qurayku wadanoolyihiin xamartii waynayde XAMARTII. WAYNAYDE WALAAHAY HEESTAANI WAYKU TAABANAYSAA WIXII WADANI AH WALIBA MARKUU DHAHAYO XAMARTII WAYNAYDE WIXII XAMAR YAQAANAYBUU JIRKU JIRIRICOON I LOVE IT
sahracadey1 11 months ago
@ is 82 ninka wata kuwa ay alshabaab ku caaynayaan waa ogoleed kuwa tuugada lagu caaynayo maxaa ku diideey ?
jamacjj 1 year ago
universal is the best t.v
maxaa talabo ka qaadi kartaan just halxaafad leedagantihiin xaafadaas xitaa ma ka talisiin l'yahaeey xildhibaan laguma lahoow they are shit and doqonyaal
viv xussen & jooqle shamso & yusuf and all kooxda qeeylo dhaan
qalanjo2011 1 year ago
what is sharaf maxeey ee sharaf eey leeyihiin xoolo waaye inteey doofaaro kadhargeen iyo dhiiga dadka ayeey hadana isku tumaayayan magaca xildhibaanimo ayeey ku dheeleen doqomada
qalanjo2011 1 year ago
waaw heestani inaba caadi maaha waxayna kahadlaysa xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta somaliya waliba dawlada iyo baarlamaanka bilaa awoodaa war nacas fanaaniintun waxay wadaan dhiirigalin
mawlidjikako 1 year ago
@mawlidjikako waxan rabey in aan kaka jawabo fikrada aat dhahdey kadhibta dadoo sidii laka yeli lahaa universel tv adoo ku edenesid in ee sosardey hees laku ceynayo xildhibanada lakin waxan wara in aan ku shego in eesan jirin wax caaye xildhibanada lakin laka shegey runta runtana laiskumanaco universel tv waxaa waaye tv casri ah hadee so dayena meeqo malyan oo dad ah ayaa kacodsadey matqana isku xishow hadala qarkodna in aadan qorin kafakar
MrJustinkwk 10 months ago
This has been flagged as spam show
xaafad qura kuwa nool yihiin xamartii weyneede
mussemasaay 1 year ago
xaafad qura kuwa nool yihiin xamartii weyneede
mussemasaay 1 year ago
kkkkk war meeshaan waxay noqotay waal qofwalbaa waxaa uu rabo qalad iyo doono kuhadlo isagoo anan ixtiramaynin bulshada u timi ama u fiirsanaysa sida haboon ee ah kor u qaadida fanka somaliyed qaasatan heesaha wadaniga bal hada fiirina nikaan wayn waxuu ku hadlaayo waxuu soo qoray barlamaanku ha qabsado universal tv cuze heesta ayaay soo dayeen frist U TV waa media madax baanan second maxaa beena oo ragan sheen hada war isla yaab xishood kana waxa aad soo qortay igana raali ahoow
alamagan100 1 year ago
xarfantan caadi ma aha ..heeso qiiro leh ayay sameeyayn ...qeela dhaan group meesha ka sii wada howsha
MrMugdishoboy 1 year ago
alshabaabey adinkuna caraabtan baas oo diin ay haystaan aan jirin falastiin bay wax uqabaan lahayeen hadii ay cid wax utarayaan oo waad ogtihiin in aysan waxay wadaan aan ey islaanimo ahyn oo gaalada udeegaan .amisom iyo ayagana u adeeegaan vatican oo loomaro dawladha gaaalada dantoodan aytahay in aaney soomaliya jirin ee walalyaal xaq baan iskuleenahaye maisraacnaa oo ajnabi oo dhan maka hadhnaa
Gaashiredlegirl1010 1 year ago
somaaliyey maogtihiin hubka marka lasoo iibsanayo in shati loobaahanyahay waxaa na saxiixa madaxwayne wadan hadaba musevini sanawi iyo kibaki iyo riyaale ayaa laga iibsan jiray shatiyada 2010kii hubka inta uusan destinationka gaadhin ayaa lagu leexiyaa soomalia ee ma hees baa dan ino ah mise in aan xabada dhigno aan kurti xuduuda soomalia aan furun kadhigano oo aan dalka difaacno aqoonyahanada soomaliyeed culimada iyo fanaaniitow waa inaad arintaan kubaraarujisan shacabka oo aan lacabsan
Gaashiredlegirl1010 1 year ago
waxey ila tahay nimaan sheegta xildhibaano waxwalba oo lagu sheego oo xumaana waa ey kasii xunyihiin waa niman dhamaantood denbiila yaala, waa nimanka usabab ah dhibka jira maanta, waa nimanka ogolaaday in magaala madaxdii dalkeena lagu laayo shacabkii udhashay magaalada, waa dadka ugu xun bil aadamka dunida geesaheeda kunool, waa nimankii gatay biyaha somalia, waa nimankii gatay domain-kii somalia, waa nimankii ogolaaday iney ethopia soo gasho ciidena, ayagaa kamasuula dhamaan dhiiga dadanaya
boharsvizzera 1 year ago
runta in la sheego aa dadka qaar dhibeyso
hobyo2005 1 year ago
Somaliyana MPs ma haysato Universal-na TV ma aha, Midkood Walba Waa Aalad Dano Gooni u adeegta,
Afarmagac 1 year ago
@Afarmagac lol halayaabin dadkaan qaarkod baa weli uhaysta in waxwalba in ay dawlada iskaleedahay wana wixii dalkeni baabiyay realy dadka waxay uqabeen wax walba in uu siyaad lahaa markubaxay ayeey baabiiyee oy kalqaybsadeen
Gaashiredlegirl1010 1 year ago
Af644 iyo is827 waa labo xildhibaaan waana aqaan dib ayaan kasoo sheegi magacyadooda
Hag082 1 year ago
@Hag082 Saaxiib haddaad igu sheegtay xildhibaanimo waad ii gaftaye i xaal mare haddii kale waan ku inkaarayaa oo waxaan ku leeyahay Rai'isul wasaare soomaaliyeed Eebbe ha kaa dhigo, anniga iyo Ls827 xildhibaanadii qarsoodi kuugu dooran lahaa ILaahey markaas ha naga dhigo.
af644 1 year ago
im english !! but my mum is somali !!
can someone explain this to me plzzzzz
SuperLoves2dance 1 year ago
@SuperLoves2dance Its about the voting in Somalia. Its saying we need change. Its time for peace.
somaliangle 1 year ago
run ahaantii heestan waa mid taabanaysa xaqiiqda jirta waxaana uga mahadcelinaya dhamaan dadkii waqtigooda siiyay , waxayna hurdada ka kicinaysaa cid walba oo ay ku danbeyso wadaniyad iyo dal jeceel
absuge2010 1 year ago
rer ciyaar jecel baarlamaanka maku darteen shabaabna meel ayuu nee fadhiyaa dowladana waa ku darten yaa nee harsan
hilaac89 1 year ago
WA Dhab Waxa dhulkeena hooyo ka socdo ee magac uyaalada ah oo xildhibaan ku magacaban in loos heego in u qalmin magaca waana sax in la yiraahdo xildhibaanimoy xaal qaado xaal qaado waana ugu tahniyadeynayaa wilasha somaliyeed ee ka dhii dhiyay dhibatada somaliya ilma ciyaar jecloow halkaa kawada anakana waan idin kula jirnaa halgan ka nabee rag rag dhalaa tihin hesta un baa danbi ah diin ahaan ma ahane miraha aad soo sartee waa kaalay iska arag .....
MrCanshuur 1 year ago
ilaheey dadka masakiinta hakaqabto xildhibaano ma' ehee waana run heestan wexee taabatay runta aad bee ixanuujisay markaan arkay dadkane wexee xasuusineysaa dhibatada ee kuhayan shacabka somaliyeed iyo sharci xumada. ilaheen dad daacad somaaliya haukeeno iyo xukunkeena iyo sharafteena soociliyo amin
yasmin59596 1 year ago
aniga fakarkayga markaan ka dhiibto heestan waa hees dhaleeeceen ah aan waxba la harin lana dhihi karo waxay ku talax tagtay ama ku xadgudubtay dawgii toosanaa isa sixitaanka,dalku waa burburay qaranimadii waa baaba;day,dadkiina waaba doorsoomay xaaladas marka lagu jiro qaladka waa badanayaa fanaaniintana qayb ayey ka yihiin bulshada waa qaldamayaa sidatan oo kale aflagaado wax ma saxdo ee waxaan ku talin lahaa qaylodhaan kooxda la yiraahdo dib ha isugu noqdeen yeysan ka badbadin.
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22 Soomaalidu waxey ku maahmaahdaa: " DAD WAXAA U LIITA NIN QOORA BARBAAR QABA OO QOORA BARAAR RAADINAYA". Waxeyna ka soo jeedaa beri hore sheeko dhacday oo aheyd sidaan: Ninbaa reer nin ka dilay, labaatan sanno dabadeed ayaa nin ka tirsan reerkii ninka laga dilay wuxuu ka qasay am hogeystay wan baraar ah, a ninkii wanka la qashay intuu qori soo qaatay u yimid reerkii kuna yiri hadaan ley magan wankii balaa dhaceysa, oday xog ogaalaa baa saa yiri, baarlamaankuna waa mid raaga ku jira
af644 1 year ago
@af644 Nimanka baarlamaanka ku jira waa kuw dadka xasuuqay, marka nin dad laayay, dhacay, kufsaday, guryahoodii dumiyay, dadkii qixiyay, hadda la sheegayo soomaali lagu gaaleeyay xeryaha qaxootiga, deeqdii aduunku u soo diray la leexsaday ama akoono dibadaa lagu shubtay, nin caruurtiisii dibada uga soo tagtay dalxiis ahaan baarlamaanka ugu jira, wax kastoo xumaana shacabka ku sameeyay, in aad tiraaho waa la aflagaadeeyay waa kuu damiir xumo hadaadan aheyn iyagiiba, foolxumadaas ma heyno sifo ..
af644 1 year ago
@af644 fadlan heestan meesha ka saara oo mid ay asluub iyo aqooni ku dheehana tahay keena e looma baahna in loo dhaqmo qubqacda dalku ku jirey 20 sano iyo mindi mindi ku taagid.teeda kale kor in laga soo bilaabo ayey aheyd uu ugu horeeyo raisulwasaare,madaxweyne,iyo guddoon baarlamaan kuwa qalinka iyo powerka ku fadhiya haddii kale arrintu waxay noqoneysaa timir lafbaa ku jirta iyo wixii ina daashaday ee meesha dhigay somali oo ah qabiil difaac
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22 Caqliqaa baad hadashay, dawladu waxey ka timid baarlamaanka, Soomaaliyana waxey qaadatay koobka musuqmaasuqa iyo xumaanta, waa baaritaan lagu sameeyay wadamada aduunka oo idil. Kooxda qaylodhaan markey soo saartay heesta qaylodhaan dad baa ka xumaaday adiguna kuwaas uubaad la fakir tahay, sheekadu dhankaad u duweyso ka waaweyn ee qabyaaladu ha dhacdo-qaylodhaan dalka wey xoreyn-buradiina wali waa dhiman tahay waa hadaad murtida garatay-bilaahi towfiiq.
af644 1 year ago
@TheWaiting22 Saaxiib sow wax laga xumaado maa ha in aad tiraahdo heestaan Xildhibaanimooy xaal qaado oo ay ka raali noqotay malaayiin Soomaaliya, ahna heesta loogu jecelyahay heesaha la tiriyay labadii boqol ee sanno oo la soo dhaaftay, ha laga saaro halkaan, annigu qof ahaan waan la fajacay balse garaadkaa ayaad hadashay.Baarlamaanku isagaa hooyo iyo aabe u ah dadka lagu sheegayo masuuliyiin, maxaa raiisul wasaare wax laga sheegaa maanta ka hor maba jirin raiisul wasaare la eedeeyo-xiixaa weye
af644 1 year ago
@TheWaiting22 Ka dib markii dalkaan ku dhashay, ku ababay, wax ku bartay oo wax ku dhalay dhex sabbeeyay sas iyo soos oo ayaankay noqday inaan magan ku ahaado dal fog, baa dareenkayga daahsoon igu gujiyey inaanan saas ku abaadine, wax un taarto dhulkii awoowayaasha iyo ayeeyooyinka. Waxaan garwaaqsaday in burburka baaxadda weyn ee saabtay dalkii samaha badnaa uusan ku koobneyn meelo gaar ah ee uu si walba uu u taabtay baaba’u. ..taas ayaa keentay tirinta heesta i.e waa dreen...
af644 1 year ago
Comment removed
TheWaiting22 1 year ago
@af644 saxiib xaal qaado runtii waan garwaaqsaday hadalkaagii xanuunka badnaa oo wallaahiya labaatan sano oo cimrigeyga ka mid ah ayaan banaan joog ku dhameystay oo ah intii nolosheyda xoogeeygu ugu badnaa,dalkaan u dhashay wax ku bartay ku guursaday inaan maanta tegi kari waayo ayna sabab u yihiin kuwa heestu tilmaantay xaq ma aha.af iyo adin iyo maskax in looga hortago weeye,waxaanu noqonay wax la dilay wax la qixiyey wax sideeno kale lagu xukumay banaan joog waa waxaan la qaadan karin
TheWaiting22 1 year ago
@TheWaiting22 Waad mahadsantahay. Dagaal Soomaaliya kama dhaceen haddii dadku sidaa ukala garqaadan lahaayeen, dadbaa dooda in la lagdamo ka jecel, waa sida uu qabo nin aan jeclahay qoraaladiisa ee la yiraahdo cabdi jaamac aw-aden.
af644 1 year ago
@TheWaiting22 Waad mahadsantahay. Dagaal Soomaaliya kama dhaceen haddii dadku sidaa u kala garqaadan lahaayeen, dadbaa dooda in la lagdamo ka jecel, waa sida uu qabo nin aan jeclahay qoraaladiisa ee la yiraahdo cabdi jaamac aw-aden.
af644 1 year ago
universal lee haku indho cadeeynina universal waa saxaafad xor ah qabiil maleh heestaana waa hees runtii ka hadleeysa mar labaad xildhibaan xaal qaado universal iyo kooxda qeylo dhaan dadaalkiina meesha ka sii wado runta haka qambanina thank you
ali2010uk1 1 year ago
xildhibaanibooy xaal qaado ............ xaal qaado oo qaado ..........xush mad baa lagaa doonayaa hadaad xil dhibaan tahaye ..........................xeerka oo aad ilaaliso haboon iyo xumaha oo aad diido ..................qaar aan xilkaba qaadi karin baa lasoo xulay
xeebaha ku wii iibsaday ............. c/shakuur warsame ayaa lagu ee dayeey in uu ga tay xeebaha somaliya ayaan hore ayaa laga dhex arkay isaga oo dhahayo
raiisal wasaare yaan loo codeeyn ?????????
maxaa sababay
dhaadeey1 1 year ago
marka hore aan u mahad celiyo abwaanka heestaan cajiib ka ah sameeyay
badanaa na sameeya heesaha kahadlaya xaqiiqda dhabta ah iyo waxa jira
waa abwaan alifaa sare Dr cabdi shire jaamac colaad ciyaar jacel
waa nin geesi ah badanaa na jacel in uu ka hadlo waxa jira
si kastaba ha u dhacdee hadeey tahay kooxda qawaarijta shabaab shegta
ama dowlada madaxweyne shiikh shariif oo la dhaho dhab kama ahan ladagaalanka kooxdaas ayuu badanaa heeso kasameeyaa .............
Amisom ayeey .....xeyn daab...
dhaadeey1 1 year ago
waa hees dhabtii kahadlaysa sida ay tahay iyo sida ay u dhaqmaan xildhibaanada soomaaliyeed
sahalruute 1 year ago
waaw waa hees aad u qima badan lakin aaway dadki wax qaadanayay illahow dalkena nabad inooga dhig isnaha llah
saacid4 1 year ago
This has been flagged as spam show
walaalyaal runta dadka way ka nixisaa laakiin way anfacdaa
hadaba hestani ma 'aha meel ka dhac ee waa hees taabanaeysa meesha bukta oo ay soomaliya ka daawoobi weysay maxaa yeelay kuwa ku adeeganaya magaca qaranka soomaaliyeed hadana meelaha sidaa isugu fadaaxeynayo marka ma mathali karaan kuwaa qaran soomaaliyeed marka iyadoon la eegin heesta bal horta hala eego dadka ay ku saabsan tahay heesta markaa waad ogaaneysaa inay heestu tahay meel ka dhac ama inkale
tan kale univeral oo kal
tahiryare 1 year ago

tan kale univeral oo kaliya soo
tahiryare 1 year ago
@tahiryare
sahalruute 1 year ago
The best song of the year. If Alshabaab is accused of killing people, that is right, But the upside of that is that they brought peace and tribal equality, Government kills, kills and kills, instead of peace, they brought Amisom troops, who kill shell,shell and kill.Jooqle made songs crtical of 4.5 and shabaab and everything, nowTFG MPs in the criticism seat. Stand the heat IS 827.
Wankaawaa 1 year ago
Aad baad u mahad santihiin, qof Somalida taabsiiya arrinta runta ah ooy iska indhtiraan waa loo baahnaa.
Noolaada oo meeshaas ka siiwada.
harsons 1 year ago
Qaydhaan runta ayaad ka hadasheen noolaada waligiin. waxaan u baahanahay wadaniyiin badan oo soomaaliyeed sida QAYLODHAAN TEAM.
Anabey2010 1 year ago
AMISOM bay xeyndaab ugu jiraan xero yaroo oodane..................... xaafad qudh ah ayay kuwada noolyihiin xamartii weyneyde. Alaa yaa run sheegey. viva qeyladhaan. I give 5 stars!
adaweaden 1 year ago
SO HEARTBREAKING SOMALIS NATION. VIOLENCE IS NOT AN OPTION. ENOUGH IS ENOUGH. SHAME ON SOMALIA. LONG LIFE ETHIOPIA NATIONS. RESPECT ETHIOPIA THAT GREAT AFRICAN NATION.
sally1940able1 1 year ago
walaahi waxay heestu sheegeysaa runta. waa shaydaan layiri barlamaan ayaad tihiin. kooxda qaylo dhaan hambalyo hambalo. markaan ka hadla AMISOM. dadkii waa dhameeyaan. war kuwaasna wax ka dhaha adinkaa soomali u hadli kara maanta. mahadsanidiin
blk200028 1 year ago
20 Sano waa markii ugu horeysay, oo wax dhaxal-gal ah laga sameyey siyaasadda Soomaaliyeed.
mahasanidin... Qeyladhaan.
NurNasib 1 year ago
Universal waxey sii daysay hees lagu caynayo dawladda iyo xildhibaanada, meelna looga dhacay sharafta iyo karaamada qaranka Soomaaliyeed. Heestaas magaceeda waxaa la yiraahdaa xildhibaanimooy xaal qaado, waxaa hadaba laga codsanayaa in baarlamaanku arrintaas iska arko si uu war cad uga soo saaro wixii laga yeeli laha universaal tv, in dalka laga mamnuuco iyo in talaabo kale laga qaado", sidaas waxaa yiri xubin MP,Dadka heestaan fiirsadoow maxey idin la tahay? fadlan fikirkaada ka dhiibo.
ls827 1 year ago
@ls827 Sxb Dowlada iyo Barlamanka aad sheegeysid xagee ka jiraan. Adiganba ka yabanahay indho adeega meesha laso tagan.
War dawlada Sheikh Shariif, Xagee ka shaqeysaa, yeeysana maamushaa? Bal qof walbo oo Soomali Ah taas widii?
Meesha waxaa ka jira Dawlad Magac u yaal ah, hadii aad afsoomaligeyga fahmeysid. Nimanka caloosha waweyna 500 dollar ka qatan bishii. That is it. Sheikh sharifna Halsano ba u hartay, sidaan ayuuna ku dhameysanayaa. Marka sxb riyada hamiga weyn ee kugu jirta sii wado :)
Waranle 1 year ago
@ls827 shut fuck & fuck xildhiban !!!
KingKismayoGeljirHOP 1 year ago
@ls827 heesta dowlada looga hadlaayo xaaladeeda hadii la sii daayo meel baa looga dhacay meesha laga sii daayay iyo dadka soo saaray wana in xukun lagu soo rogo sida aad sheegtay. Laakiin dadka maalin walba aad gacmihiina iyo amarkiina ku xasuuqdaan ayagu xukun dad u hadla malaha miyaa aad baan uga xumahay
Wadani48 1 year ago
@ls827 dee malaa adigay xildhibaano kuu yihiin, waar waa la caayayaa cidii umada ceebaysa. dadka marka kufaartu xasuuqayso miyay wax ka yidhaahdaan.
naga daa kuwani xildhibaano maaha waa XAARDHIBAANO
MrDangarad 1 year ago
@ls827 masha allah weyka baxsadeen fanaa niinta somaliyeed xildhibaan ka maanta waxuu rabaa wax uu xado moojee waaxaa run aha mida ay leedahay afkeeda caanoh halagu qabteee shamso
abaaja
MrAbaaja 1 year ago
@ls827 mashalaah weyka baxsadeen fanaaninta somalaiyeed waxii run ah aayay sheegeen oo xil dhibaanada ay ku dhaqmaan afkeeeda caanoh mac oo heel lagu kar kariyaay halagu qabtee shamso xuma malahan ruuxii dadyahow xaraan kunaaxaayee masha laah
abaaja
MrAbaaja 1 year ago
mashalaah weyka baxsadeen fanaaninta somalaiyeed waxii run ah aayay sheegeen oo xil dhibaanada ay ku dhaqmaan afkeeeda caanoh mac oo heel lagu kar kariyaay halagu qabtee shamso xuma malahan ruuxii dadyahow xaraan kunaaxaayee masha laah
abaaja
MrAbaaja 1 year ago
@ls827 you don't get it bro peace
MrJamhuuri 11 months ago
Comment removed
yahoongo 4 months ago
heesta caadi maha horta aniga shaqsi ahan wan ka danbe qaylo dhaan so sxbaya dadkina war so qoraya iska daya qoralada badan oo bila micnaha ah
in yar oo xaraabe ah oo xayi ah ba la so dhejiya . peace:)
bashkams 1 year ago
waaw waa hees taabanaysa xaalada dowlada somaliya ay ku sugantahay. Qaraa xilkaba qaadi karin yaa la soo xulaye. Dadka kuwi xasuuqaa ku jira oo xumaha dhigaye xabadoo dhacayseey rabaan xoola booliyahe. caadi maaha inta aftaan oday ay isku bad badalaayaan oo marba mid loo magacaabaayo daawo ma jirto
Wadani48 1 year ago
Comment removed
Wadani48 1 year ago
Comment removed
lafatosiye 1 year ago
Dr abwaan cabdi shire jaamac ciyaar jecel aan u mahad celiyo sida uu abwaanku waqtigiisa u siiyo in uu markasta isaga iyo kooxda uu gudoomiyaha u yahay ee kooxda qeylo dhaan aay markasta uga hadlaan dhibaatada aay markasta wadanka ku hayaan kooxaha argagixisada dhildhibaanku sheega dowlada labada shariif
4.5 ka dadka lagu qalday iyo wax yaalaha badan ee ka socda kudaha dalka
oo aay kooxdu si hufan uga hadasho
aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin
kor noqda
dhaadeey1 1 year ago
aad iyo aad ayaan hees taan u jecleestay marka aan dhageestay waa hees xiligaan maan ta lagu jiro loo baah naa oo ka hadleeyso wax yaalo badan oo shacabku is wii diinayaan marka aad iyo aad ayeey u mahad san yihiin kooxda wadaniga soomaaliyeed ee qeylodhaan oo ah koox buu xisay booskii kooxda caan ka aheed ee waabari markasta kooxdaan wadaniyiinta ah waxeey ka hadlaan waa qiciga kolkaas taagan yaa salaam
dhaadeey1 1 year ago
heesta laxankeeda horey ayaad u soo saarteen oo heesihiina inay ka mid aheyd ayan jeclahay...laakin heesta waa mid runta taabaneysaa!!
diinoos64 1 year ago
@diinoos64 Saaxiib waxaad ku khaldeysaa isla heestaan oo aan muuqaal aheyn oo asbuuc ka hor ay soo saartay kooxda qaylodhaan ee inaba ma jirto laxan kale oo mar hore iyo mar dambe ah oo kan la mida oo la soo saaray. Aad baan kaaga mahadcelinayaa fikirkaada suuban.
ls827 1 year ago
@ls827" Universal waxey sii daysay hees lagu caynayo dawladda iyo xildhibaanada, meelna looga dhacay sharafta iyo karaamada qaranka Soomaaliyeed. Heestaas magaceeda waxaa la yiraahdaa xildhibaanimooy xaal qaado, waxaa hadaba laga codsanayaa in baarlamaanku arrintaas iska arko si uu war cad uga soo saaro wixii laga yeeli laha universaal tv, in dalka laga mamnuuco iyo in talaabo kale laga qaado", Dadka heestaan fiirsadoow maxey idin la taha? fadlan fikirkaada ka dhiibo.
ls827 1 year ago
@ls827
waxaan si weyn u soo dhaweenayaa heestaan sida runta ah lagu cabirayo xilmadhibayaasha xamar fadhiya,. waxaan maalintii jimacaha ka dhageystay BBC da xilmadhibaan Cabdirasid ciro oo leh waxaa meel looga dhacay xildhibaanada somaliyeed, waxaan rabaa in aan xasuusiyo Cabdirashid Ciro maalintii uu BBC ka lagaa Gudoomiyaha barlamaanka Shikh Adan Madowbe wax ma qoro mana akhriyo markaas uu u kefayo gudoomiyaha miyuusan ogeen in uu caayay xildhibaanada oo dhan.
Kamiin77 1 year ago
@ls827
Kamiin77 1 year ago