kuwaan soomaaliland aa madaxa ka gashay, xitaa youtubka maku soo qoreeysaan ? walaahi waa yaab,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,quraca hoostiis aad fadhidaan weli ,,maxaad haaysataan, Soomaali makala maaranto ee gacalka ha iska boobina walaalayaal
Saaxib maya waxa iska leh heestan xasan xaaji cabdilaahi xasan ganay waxay ku saabsan tahay na waxaan ku maqlay dhow si oo kala gaar markaa madoonayo waxaanan hubin inaa halkan ka sheego. Heesta kale ee adeer dadaa bogo iyadoo maqal ah ayaan sxb hayaa laakin iyadoo video ah ma arag>>>>>>
kuwaan soomaaliland aa madaxa ka gashay, xitaa youtubka maku soo qoreeysaan ? walaahi waa yaab,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,quraca hoostiis aad fadhidaan weli ,,maxaad haaysataan, Soomaali makala maaranto ee gacalka ha iska boobina walaalayaal
jikaloobe 3 weeks ago
fule xantii mamooga !!!
suldanmuusealiguuled 1 month ago
Erayadii abwaankii reer somaliland XASAN XAAJI CABDILAAHI XASAN GANEY
CODKII FANANADII REER SOMALILAND KHADRA DAHIR CIGE
dhuungal 6 months ago
@dhuungal sxbow dood ha furin waa maxay Somaliland aad sheegeeyso Soow heesta Soomaali maaha ?
micnamalahan 3 months ago
@micnamalahan soomaaali waa sinjiyad sida carabta oo kale somaliland na waa qoomiyad ama dal sinjiyaduu ka soo jedaa somali yahey
dhuungal 3 months ago
maraan xalato falada wayaha ku foofoon fiirsaday aduunyada waaaaaaaw nolow khadra thnks allahoyow fogeyde naftan melan kala faqay fogeydee really so nice song
ayman2011143 9 months ago
Qofka Khadra foolxumo ku sheegow..wallee qurux wax kama taqaaanid.
Khadroooooooooooo.....Somalia LOVES u!!!.
sanweyne100 11 months ago
khadra daahir walee waa fanaanad weyn, aad baan u jeclahay, xagana waan ka salaamayaa, iyada iyo odaygeeda abdullahi cabdi sabriye, iyo wiilkeeda maxamed yare- sabriye, iyo hodan a ali egal, viva khadra ii noolow, iskastay fankiiba laalaabtay
shawaheed 1 year ago
khadra waa foolxun tahay aad timo jareer, minjo dhuub, dabo malaas, qaar sare weyn, illahey qurux ma siin tan odey qaniis ah bayba u eg tahay,
TheHiliso 1 year ago
@TheHiliso kkkkkkkkkk walahay quruxba ma taqaanid gabadhaada khadra foolxumo ku sheegaysa
kudaare 8 months ago
Ereyadii Maxamed Cumar Huryo (aun) iyo laxankii Salax Qasin.
sanweyne100 1 year ago
khadra sandheer fooolxumo ka dheer waleee yaa salaan
dhuungal 1 year ago
saado cali way qurux badantahay laakin cod ma hayso looma dhiibi jirin heesaha
SkinnyVille1 1 year ago
waw waayo waayo cadka fananada qaliga waan kujecelnahay khadro
haawis02 1 year ago
Alla maxaa dadka qaar afxumo ah. (xidigo222) ma Khadro Dhahir ayaad fool xumo ku tilmaantay, adaa dameer mudug ka foolxun ee afkaaga hagaaji.
Yaasalaam Khadra... simply on the best Somali lady singers.
abucimraan 1 year ago
waa fanaad aad u qaaliya khadra daahir markana waxay xidhantahay calankii laysku odhanjiray somaliya
kudaare 1 year ago
naagdan aad ayay uu fulxun dahay...she looks like aduun..maadey saado cali quruxbadan
xidigo222 2 years ago
sxb tixraac waxaan raadinaya hees ay qaado khadra daahir oo tidhaahda DEEGAANTA ROOBKIYO NIN WALIBA HALKUU DEGI ISAGAA U DOORTE CABDI WA NIN DOORO UU DADKIISU BADANYE
kudaare 2 years ago
Waaa midhihjii Xasan Haji Abdilahi (Hassan Ganey) allow hibo ku noolada ifka aakhirakna halkii roon
abdirhmn 2 years ago
waa hees aad u wanaagsan magaran karayo fananad noo badli karta khadra hadaanu nahay asxaabul mirqaan
TheWaraabe 2 years ago
waah waah khadra hargaysaan xasuustay jacayl isoo maray sheekh bashiir ag tiisa hindiya layn x hargaysa
DJIBMAN25 2 years ago
hees macaan
liibaan998 2 years ago
saaxiibayaal heeskan waa heesa khadra kuwaan ugu jeclahay..
waxaana igu maqaala ah waxa sameeyey Alla ha naxariistee(HURYO)
tixraan thanks sxb..waxaan sxb raadinayaa hees ay qaado khadra oo la yidhaa(Adeerow Da,daa Bogo)
cartawiil 2 years ago
Saaxib maya waxa iska leh heestan xasan xaaji cabdilaahi xasan ganay waxay ku saabsan tahay na waxaan ku maqlay dhow si oo kala gaar markaa madoonayo waxaanan hubin inaa halkan ka sheego. Heesta kale ee adeer dadaa bogo iyadoo maqal ah ayaan sxb hayaa laakin iyadoo video ah ma arag>>>>>>
yassin77777 2 years ago
waaw heestaan waan jeclahay khadra aad ayeey ugu luuqeesay waa waayo waayo iskastoo aanan joogin waqtigaas laakin taariikhada la socdaa wuxuu ahaa waqti bashaal
mawaification 2 years ago
Yaa salam Khadra daahir alayoow fogaydee nafta meel kala baqay fofaydee.
One of the most talented and gifted singer ever is Khadra. Thank you for posting this special song...
mhdinero 2 years ago
Waaaaah waaaaaaah waxaasaa cod ah, afkaaga caano lagu qabay Khadra.
Tixraac 2 years ago