Added: 3 years ago
From: bibasra
Views: 11,104
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (3)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • axmadiyah waa sheekh soomaali ah xerti tii hindiga háhaa maaha.

  • Allahii ku abuurtay ka baq, oo wax aad suaal ka qabtid dad ha ku sheegin, waa qatar aad u weyn jidka aad wax ku wadid. Hadaana hubin in dadkan ay axmadiya yihiin ha ku sheegin, saa axmediya waa gaalo oo muslim maha. Fadlan hubso waxa aad mediayaha dunaida maanta ugu weyn u soo badhigeesi. Saa dad muslim ah ayaad galo ku sheegtay.

  • @bibasra Fadlan iga caawi su,asheyda,Ahmadiyah somaliya ma joogtaa,hadey jawaabtu haa tahay ama adiga aad ka mid tahay fadlan ma aaminsan tahy in nabi Muhamed(SCW) uu rasuul ka danbeyyay magaciisa la dhaho Mirza Ghulam Ahmad. hadaad aaminsan tahay ama aad adiga ka mid tahay fadlan isoo sheeg ama websidekiina isii, si aan wax uga ogaado Ahmadiyah in my country Somalia. wanku salaamayaa

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more