masha alaah walaashey ilaah haku amaansado waxaad tahay gabar somaliyeed oo aad u wanaagsan.. waxaa kugu weyn wadaninimada .. sidaas darteed noolow weligaaga masha alah..
calakasomalia 4 weeks ago
woow manshallah yarta cod aya ku maqan
awdalboy1 1 month ago
gr8z and sweet voice dear sister keep up!!! happy new to u bilanahmed@ and thxx 4 ur sharing <3 ,,,,,,,,,, i like it very well
Hanad759020 2 months ago
hmmmmmmmmmmm qoftaan codbaa ku jira waan ka helay soo barbaar abaayo
suldaan31 2 months ago
nice song walaaleeey laakin mohamde saleebaan tubeec fanaan gaara ilaaa hada waan la nahay eee maxaa ku dhacay oo looo waayay fanaanin like boqorka coda
suldaanka13 2 months ago
sanadwanaagsan walaalo
masuulka90 2 months ago
Well done! That was beautiful! It literally made my day!
PrinceOfLogic 11 months ago
@PrinceOfLogic thank you mr prince
bilanahmed 11 months ago
fanaanada wayn ayaad tahay walaalo like i said before
beautiful
QURUXBADANE 11 months ago
Masha Allah Si fiican ayad u keentay Heesta lakin wax yar waxaad mooda in aad u baahan tahay HALKII LOOGU MAHADNAQAY sidaad u qaadeyso xoga heesta halkas lee ka BUUS BUSAN tahay inta kale waa Nice masha allah.
Axmeduu 1 year ago
@Axmeduu waad mahadsantahay walaal balse ogow fanaan maahi balse fanka waan iska jeclahay waanan alifaa ama curiyaa heesaha mana ahi abwaan marlaad mahadsanid walal
bilanahmed 1 year ago
walaalayaal waad mahadsantihiin dhamaantiin sanad wacan meelkastaad joogtaan
i love you all
walal aad ayaa uga helay codkaga macaan sanadkan ilah ha inoga dhiga kii noo hagaage noqo loo han weyn yahay 2011 amen amen
salmaan39 1 year ago
@salmaan39 salmaan thank u v much bro
Walasheen We Love You Intaas Iyo in ka Badan.... Ilaahey Ducada Hakaa Aqbalo... waana ku mahadsan tahay codka Macaan Ee aad noogu Raaxeysay....
2011 ILaahey Hakaa dhigo Hogol Da'aysiyo
Habeen DHalad barwaaqiyo
Nimco La Harsan Dooniyo
Cawo Lagu Heshiiye
Kii Noo Hagaage NoQo Loo Hanweyn yahay.
SOMALIA PEACE..... SOMAALIYEEEY NABAD
kaafikaali 1 year ago
@kaafikaali waad mahadsantahay walal
waad mahadsantay walal
maasha allaah walaal sanadkan sanadkiisa ilaahay haynaka dhigo kuwii wadankooda ku ciida
2011 kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay
2010 hodana na dhaafe halkii loogu mahadnaqay ka habaabi mayside
kuwa hadhayna dabadaaa waa la hubsan doona
shabeel120 1 year ago
@shabeel120 walaal macaane waad mahadsantahay