Gelbis
9:41
Added: 3 years ago
From: SomaliTotalMusic
Views: 162,219
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (71)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkk waxaasi waaa faaan gabdhaha mudug waxay galaaan iyo waxay gudaanba waa la garanayaaa

  • masha allaah gabdhaani

  • kakakakakakakakakakakakakak

    Lalalalalalalalalalalalal X2 waad ka baxsateen. hodan salaan qaalia ayaan hawada kuu soo marinayaa qurux.

  • waxaa farxaadle in hodan ali elmi ay kabaaxday fanka oo ay wadaad noqootay kuwa heesa ee kalana waxaan ku waniin laha in ay kawaantoban heesaha amiiiiiiiiiiin

  • waxaan leyahay kuwa gabadha cayaya yaa .arka walaasha noca aytahay ee ha cawriin indhaha wax kaga qadimeysid

  • beatfull lady maybe she is darood you n know why no other trubes beatfull necher like this

  • @carabonly

    I heard she is dhulbahante not that matters.

  • gabadhu quuruxbadana ma daroodba i.m sure she is ogaden or dhulbahante

  • @carabonly labada midna maaha sxb waa hawiye habargidir.

  • anaga dhan ayuu na gilgilay

  • somali women have the best booty in africa

  • caadi maahan heestaan wa ay iga sidataa wlh siiba gabadhaan gabadhaan gabdhaha nuucaan ah wadanka waa ay kuyaryihiine waxaan umaleynaa waxey waa galgaduud ama mudug lol akhayaarey yaan si kale loo fahmin waxaan sheegay waxa mac quul ahe

  • naagtu ninkibay baro dheratay dumarooow ma sana xishoodki loga taagay illahayo naso hade,,,,,,,,,,,,,,,,, sidakale she is good fudedka mahe......am not been hater

  • Abahaa maxan dhahaa war nagtu quruxbadnaa, waa wixii qoriga, gaala iyo fardaha laga bixin jiray waayyyyy loolz

  • Comment removed

  • i like the style good songs and gold voice

  • cabdi xakiin c/ diini iyo hodon cali cilmi waa fanaaniinteena qaaligaa codad kooda halaasigaa ada yaan ujeclahay inaan kuraaxaysto codkooda ayaga iyo inta lamida waa dhamaan fanaaniinteenee noolaada hadaad dhiamtaana halkii roon ....

  • wiilkan iyo gabadhan waa ubaxeena ilahay hanoo dayee somali hada waxay ka nooshahay waa fananiinta ilahayow somali isku keen waxan maqli jiray fanan la amano oo lagu fano hadana waxan aragnaa in la cayayo for my side i love u guys

  • waa kabaxsatay quruxey

  • dad is jecel ayaa laga sheekaynay ee waa maxaay qabiilka ad sheegeysaan qofka jeceyla haayo meeshaan wax ha ku qaro qabiil waa kaan soomaali dhameeyay

  • War ninka isaq mahan walalki baba aqan belo gabdha wa dhulbahante ban maqlay lakin ma aqan i hate qabil hadu dorashada u heeso so somali mahan walal qabyalad xumida ninkan qabilko ka so jedo wa marexan ani walalkis ban aqan iyo rerkoda dhan hadane uk bu yimid wad so heli karta hada radiso

  • ma reer jaoutiba waxu ala idha adaka

  • @kulmiye29 hahahahahahahah...

  • @Thewaiting22 mahe dad  yaqan ba i sheegay wlhi wa rer koshin ee fanan qabil malahan camal wa u heesi kara looooooooooooooolz

  • ooffffffffff caleek hestan cadi mahan Abdi din Horta abdi dini wa nin rer koshin ma run ba looool hodane ma dhulos ba tolow kaftan qabil iga mahan yah aqyarta 

  • @AmalDk1 ma ahan waa nin isaaqa miyaadan arag isagoo ka heesaya doorashadii SALAANYO gabadhana ma aqaan,maxaad ugu maleysay reer koshin.

  • amazing song i love at abdi diini keep at up sxb..

  • gelbis

  • dhalin yaro waad salaamantihiin mid baa iga baraarujina horta gabadhan aad dhanka ka wada marteen ee aad leedihiin codkeeda dheer way carab dheertahay waxa idinla haboon in aad xisabta ku darsataan in ay fanka ku cusubtahay oo ay marayso marxalad la qabsi raadina markaa wali muu biyo dhigin fankuye ha loo kaadsho fursadna ha la siiyo , hodan waa gabadh atrectioinleh oo cod aan xumayna leh markaa sidaan filaayo saamir fiican bay ku yeelan kartaa dhagaha dhaln yarada qarnigan 21 inshaa alaah

  • naa carab dheeridaa, ninku waaba kaa cararayaaye bal hoos u hadal oo xishood dumarkii waayahaan yaabay!!

  • Ani waxaan fahmi waayay dadka inta eey youtube ka soo galaan dad iska aflagaadeeynaayo qof aanan kugaraneeyn ama aadan garaneeyn caaydiisa maxeey kugu kordhinee oona nacasnimo eheeyn qofka youtube dadka kacaayo waa dadka markii lasoo hor istaago u sacabtumo waa xaqiiqo

  • woooooooooooooow it is so cool siduu laxawgu igalay

    excellent song on my side loooooooooooooooooozzzzzzzz

  • @qoslaay walal wa taan  la yaabanahay anba shaqo laa ana haysaa wlhi dadka caytamayaa

  • agle by

  • @Sacad11 ina adeer mahadsanid jawaabtaada horey ayaa loo yiri gabdhaha mudug waa geenyo wacanoo geestii aadka eegtaba guulle uuku deeqoo aan gaarsin lagu arag kkkk

  • Dhankastoo la'eegaba waa dhamaystir buuxoo ma dhantaalna inantuye dhabankeeda nuurka leh,Timaheeda dhuxusha ah,Ilkaheeda dhayda ah,dhakafaartay Dunidii. Ma dhal Awliyaadbaa mise dhankaas Galmudug baa lagu dhalay Xariirtaan? KKKK

  • @gorgornews lol indr waa dhal awliyaad waxaana lagu dhalay dhankaa iyo galmudug

  • cabdi diini cod debecsan oo degan ayuu leeyahay si qurux badana heesta wuu uqadayaa  lakiin gabadhan qaylada kulul maxay ahayd ??inay si naxariisi ku jirto u qaado ayay hayd heesta dagaal bay tani ku jirtaaba. i hate dumarka dhegaha ku dilaaciya kkk

  • @Libaan99 kkkkkkkkkkkkkk gabadha ha la yabin codkeda aya sas ahe ina ader,, tel u dir oo qaylada yara dhin dheh sida kale way u fiicantahay lakin,,,su aal yaa yidhi gabadhan aya dhanka mudug laga keenay??kkkkkkkk

  • Raga sanadkani jooga maxey dumar dhaadhaajiyeey. Akhas lagu lahaa Rag jiljilacsan maxey somali ka buuxan'!!!!!!!!

  • somalilandderboys sxb halqof ayaa waxsameesay ee qabiildhan maxaad u caynaysaa uqdadda iskadhaal sxb somalibaanahay waxii dhacay hadaanan hilmaamin hormar makaareeno

  • war siigadii islii ayaa codkii ka xidhay ee wuu iska cod fiicnaan lahaa

  • aad ayaan uga helay heesta abdi dini iyo hodanba waxaan ka sii jeclaan lahaa inay ila joogaan north america iyo musician kooda ceynba cayn

  • Sheekooy ku nac saan ma la keenay.....

  • Galgaceylkan Gaamuray Garba duubka ii Xiray...Gami Wayay Jiifkee...

  • heesta wa maraysaa

    keep up habaryar and wilkowba

    ilahay haa ina cafiyo

  • great song darandoorigaan ka helay

  • woow! unbelievable. amazing video.

  • aad ayeey u wacan tahay heestani diini iyo haodan ad ayaan idiin salaamayaa

  • waah waah xasuus danbe iyo atleast hidihii iyo dhqaanki o an aragno1 waa hees macaan masha allah!

  • mansha allah she is pretty and got the best voice

  • walaal ha caayina gabdhaha soomaaliyeed thanks

  • nice i love alll of your songs and i have  all of yor songs !!!

  • Waar waaxay dubaabadani! weyse cod macaantahay. ya salaam.

  • caqli xume miyaanay hablo kula dhalan cawaan maxaad naag ka caayay, dhamaan daroodka ayaa sidaas wada ah adna cid kale ma tihid naaguhuun bay ku foogan yihiin, akhas

  • walaal ha caayina hablaha soomalidu waa hablaha ugu qaalisan hablaha aduunka lakiin waxa aan garaneyn kan caayaya mana geeyaan caay waxa aay mudan yahiin amaan iyo qiiman aan xad lahaayn noolaada dhaamntiin

  • Run ahaantii waxaan jeclahay inaan dhageysto oon daawado heestan..aad ayeyna iisoo jiidataa.waxayna i xasuusisaa baryo baryo..gayaankay..iyo gayigii dhulka hooyo markaan joogeyd..balse heestani waxey ka tahay agteyda mid qaaliyaa oon dugsado mar walbaa..waa labo fannaan oo muujiyey powerka fanka soomaali leeyahayn iyo dhaqanka soomaaliyeed..runtii waa midaan u bogey waxaan jeclaan lahaa ayadoo runaa inaan daawado..meel walbaa hajoogaanee tickit ayaan u jaran lahaa message from Alaska

  • Abdi diini iyo hodan waa labada fannaanee aad iyo aad baad u mahadsan tihiin.run ahaantii hees fiican aad la timaadeen ..axanka iyo codkuma mid aad u sareeyo weeyaan .fanaaniintii hore loo yaqiin inaad kasareysaan ayaan u maleyn kuwaas oo heeso cusub la imaneyn oo ku cel celinaayaa heeso waqtigooodu dhamaadey oon waqtiga iyo waayaha la socon dhagaha maqalkaayagana daashadey..run ahantii labo fannaan ayaad tihiin ka gacan sareeya fannaaniintii hore u jireyd..dadkana waa soo jiidaneysaan aad

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaw kabax waxaana heesa ama hala amuso somaalaay very very good singers wixii qurbaha joogay xig madii baa kaguurtaye

  • wooooooooooow dhalxash hees ah, noolaada labadiinuba insha allah

  • nacalaba hees, people where can i find the album in london.

  • one night hadaan la kulmi lahaa oo aan sariir la wadaagi lahaa runtii one week waxba maan cuneen kkkk....indhaha iyo qaabkeeda ayaa i cajabiyey...noolaw ...gabadha magaceed laakiin akhyaareey

  • hodan cabdi cilmi lakiin sxbow fanaanad sidaas ha ula dhaqmin codkeedu halaasiga alle ugu deeqay ayey nagu maweelinaysaa

  • very nice, i never knew that somali have beautiful songs like this. it is absolute fab. thank you for introducing us to the beautiful somali music.

    thanks for sharing.

  • i knw her personaly, the wareysi was last ciid. she is sharp and inteligent. she is a current understudy student of the legendary somali musician abe cabdi taxlil.

  • Yeah, coz shez a harlot in tha streets no doubt..!

  • muufo..... sxb halkee laga wareysatay , BBC daa? mise mel kale?

  • gabadhaan BBCda ayaan kasalaami lahaa ee waanka gaariwaayey nasiibdaro lol waa gabar caaqil ah runtii marka aan dhageestay wareysi geeda. siiwad heesaha ileen naag lagu seexdo ayaa tahaye kunasoo barbaar fanka..

  • aad bay iila egtahay qof caafimaad fiican.

  • she's damn hott

  • waaw nice song

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more