Added: 3 years ago
From: mrMADAALE
Views: 238,607
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (140)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • axya fanann

    

  • woow al fanaan cali kaban afkaaga malab lagu qabay

  • ar marqaan staras cadi malahn walhi kkkkk cali viva kabn sxb

  • SAGAL is somali name wich means if translate in english means(The color of the rainbow after the rain)

  • kkkkkkkkkkk ala heestu weey macaantahay inan ka yaa u labiso oo video gana ka badala sagaloo soconeeysa mesha soo taga sagal mar fashka maxeey ka qabataa sxb ka ka meesha cod ba aheysaa walaahi laakin marqaan kaa kula haray kkkkkkkkkkkkkkk

  • Reer melbourne iyo qaraabo..lol

  • WaaaaaaaaaaaaaaaW Nice Song

  • ayadoo kaban aheen aan rabaa xagen kahela

  • @msdee516 waxaad qortaa 'new somali music' halkaas ayaad ka heli iyodoon kaman ahayn waxaana qaadaya fanaan la yidhaa axmed dhagax.

  • ii dhah all hibooy hibooy

  • waaw masha allaah Ragga Kabanki wey soo nooleeyeen shaqo wacan dhamaantiin iyo waliba mrMADAALE oo noo fududeeyay anaga oo goobta lagu heesayay ka maqan aan sahal ku daawano .

  • Comment removed

  • Comment removed

  • my favorit, this one is speciell..

  • wow waa hees cajiib ah waxaana dareemi karadra qofka wax kadhadhamiyey

    jaceylk waana hees qiso leh afkaada caano geel laguqabey

  • axyaa hees macaan oo dahab ah iyo cod dahab ah cali kaman caleeeeek

  • waaw maasha allah ugaas caadi mahan heesta beene nooh

  • qaaaco.com

  • magacyaashood labada wiile midna piano tumayo mid kabanka? Waa niman khibrad ku leh balse anan hada ka hor maqal.....waxaan la dhacay say isgu duba rideen musiga iyo heesta....

  • enjoyed it....kabax!!!

  • waaaaw hees tani inaba cadi mahaa waa hees aan ladhacay mansha allaah fanaan cod macaan iga dheeh best qarami song ever

  • wooooooooooooooooow cali caadi ma tihid sxb axyaa fanaan

  • Ali kaban is the best Somali singer by far.

  • gtfhjkgfrghjk

    

  • waaaaaaaaaaaaw heeskaan waan kahelay inana tii iigu horeeysay oon jeclaadoayaa la oran jiray sagal sidaas darteed xasuus ayeey ii leedahay

  • [iminent=h3V6j8YVffOB]

  • this nega can sing

  • this nega can sing

  • this nega can sing. just for advise make sure you dress nicely for the video before u put it on u tube in other words i dont want people say sawt bilaa labis

  • @acmilan0605

    Sorry but i disagree with you cloth doesn't make the man, you ever hear the term don't let the cloth wear you. the brother can sing so let it be that and enjoy the music please.

  • i wonder why our fanaaniin dont dress up. lol mirqaan.com

  • @mrmadaale wiilka gitaarka garacaayo caadi maahan siduu u jalboonaayo waxaa umaleysaa suufiyadii cirta sheikh aaden dheere lol lakin heesta aad ayuu u nuuriyay madama sifican uu utumay ina dheelay sida lagu yaqiinay ragii hore ee tumi jiray gitaarka hormar ayaana urajeynaa ninkaas

  • waad ka baxsatay

  • Wallee taasa raaxo la dhahaa!!!!!! I mean marka loo fariisto , Arizona wey idin sugeysaa saxiibayaal ee mar gitaarka soo qaatata.

  • heestaan caadi maahan sxbyaal,marqaanka isaxmay thnks cali kaban iyo aqiyaarta la tumayso thnks.

  • heestaan caadi maahan sxbyaal,meshaan wa uso qayilaad donana.

  • ninkaani heesta maalaha ,, let me tel u this .. this song ws written by abwaan (abib abdikarim) ho is my father an he gave this song to alfnaan (tagaayo) back in 1976 ..

  • man i like his voice i wish if he could sing in oromo

  • Saas u hees ama iska AAAMUS

  • @XHKSoomaaliyeed hooyadaa IIDOOR was. waad ku waalatay IIDOOR.

  • alla sagaleeey ala sagaleeeyy ii kaalay laabta igu qabo sagaleey

  • Sagaleey sad iyo Calaf Ninka uu ku siiyaa Hadii uu Sagaal Qado Hurduu Seexan Karayaaa MMMMM Alla Sagaleey , Suuradaada Quruxda iyo Socodkaada Laafyada Kolka Gacanta Seertaaa Jariiryaco I saaqdee . Alla Sagaleeeey !!! Inaba caaadi ma'ahan heestaan mar kaste oo aan dhageysto comment in aan ka bixiyo jeclahay thanks mudane Ali kaban iyo team-kaad faraha fudud .
  • nice song waa fananin weyn iyo abwano qatar ah lkn mal galin ayay u bahan yihn yaa mal galinaayo hee qaaraan haloo arooriyo lol

  • Nice! Thanks for sharing with us.

  • 69razak69 then u fat nd look like a raccoon-look LoL@@ !!!

  • oooooof SAGAL, i seegtaye salama.

  • MANSHALLAH WAA HEES MACAN

  • I swear 2 God he look like me big bro ALI

  • hahaha mr madaale give us gps point of melbourne.

  • love this song... my name is also sagal looool

  • Very marvelous song with pure Somali Kaban, they would enjoy with their instruments in either Mogadisho or Hargeisa, had there been a strong Somali central govt. Thanks brothers.

  • woooooooooooooow mansha allah waa hees macan iyo codba thanks mrMADAALE soo badi heesaha kabankaa waan ka dabeynaa hadan nahay bahda somali weyn thanks agian bro

  • waxaanaa hees la dhahaa

  • @shumaceey

    Shumaceey nuurtoo afkaaga caaano garoor oo baqay lagu qabay! Waa hees aan caadi ahayn

  • Caleek axsan yaa Cali "Kaban" anigoo kunool magaaladii marqaanka iyo cuudka, Mpls MN, USA waxaan ku leeyahay hambalyo ragii cuudka waa gaboobeen laakiin inta Cali Kaban noolyahay waan sii wadaynaa cuudka iyo jaaawaha iyo marqaanka lol laakiin yarka kaban tumaya ma marqaamayo maxaa khaldan? hahahahah mise waa afgabdheedle caadiyah

  • I'm glad to see the Somali kaban comes back in my generation time.

  • It must be Garaboo day..lovely song.

  • Waaw!! Afkaaga Sagal lagu qabay!!

  • waaw

  • Waaw hees hadii la qaadayo sidaan ha loo qaado ,Kabanka qaaciga ah ayaanba ka helay maalin walba ku baashaalaa

  • I can't get enough of this song it has stuck in my head walee!! sagal waxbey qabtaa!!

  • war meesha waa jigjiga ay joogaan

  • mahadsanid mrMADAALE and ali muse

  • war-meshu ma hargeysa ??

  • Maya sxb. Hargeysa maaha waa Melbourne australia. Magaala madaxda kabanka Qurbaha

  • thanx sxb halkiina kasiwadaa !! waloobahanyahayee. Mr Madaaloow weligaa hadaliin!!

  • @mrMADAALE salaan sare

  • Comment removed

  • ddddddddddddddddd

  • no i dont chew dhagax bisinka

  • @MISSHERMAN2007

    lol waan kugu ciyaaray abaao. Heestaa waxay tahay alaabaha lagu marqaamo nooh!

  • ala ala ala ala inaba caaadi maha eesh cala falaaax!

  • Ali Kaban caadi maha walee!!!!!

  • ihiihihi heestan jacayl i hayn bay igalisey *_*

  • WOW NICE SONG

  • heesaha mirqaanka lagu qaado wax ka macaaan kkkk caadi maha

  • i melt every time i listen to this song love iiiiiiiiiiiiiiittttttttttt am comming to australia :P

  • @MISSHERMAN2007

    Do you chew ? I like this song as well.

  • wooooooooooow inaba caadi maha ,heesaha murqaanaka iyo saamka danbe.........afkaaga cano lagu qabay .

  • alayaacisik sxb heesaha macaan iyo qaraamiga naftaan ku qaboojiyaa bro kuwaad qaadana runtiii aad ayaan ugu raaxeestaa keep it up bro

  • cali kaban waxad ka mid tahay dhalanyarada soo celinaysa qaabkii iyo dareenka loo qabay iyo wali inta loo qabo hablaheena xuural ceyn ta ah.

    mahadsanid sxb macaan mrMADAALE

  • magacaygaa sagal layidhaahdaa aad iyo aad baan u jeclahay heestana aad bay ii cajabisay waana ii qalantaa inan ka qaadayna qiimaheedii buu mariyey

  • waxaabad moodaa in iyada looqaaday

  • haa sxb saw ma arkaysid.... qof nasiib le ayaa hela....ALLANA waxan ka barbayaya in ay noqoto sawjadayda xalaasha ah..... aamin INSHA ALLAH

  • waah waah eesh calaa heees.. walahi waxabad mooda in loo heesayo qoftayda waayo ,magaceeeda weeye... nooolow habiibi sagal.. qaalidiii naftaydaay noolow love u 4ever

  • WOOOW WOOOW CLI MUSEEEEE

  • woooow SAAXIIBKEY CALI MUSE afkaaga caano lagu qabay

  • Could somebody, please, tell me what "Sagaley" means? Thanks!!

  • Sagaley its just a name of girl that he loves. Unique polite an extra ordinary girl.

    somalis usually admire girls with beauty and manners.

  • SAGAL, is a Female Somali name it means: Clouds, speacialy at the sunset when they shimmer with the rays of the seting sun.

  • welldone mr madaale.

  • THANKS SO MUCH!! :)

  • @mrMADAALE U dont understand wot sagaleey means that'S HOW U KNOW U HAMARI,

  • @mrMADAALE ...can u please upload the song "Hoodo" from Cali Muse, i cant find it anywhere...tnx

  • @Tambourineee you are not somali

  • @Tambourineee

    prénom d'une fille.

  • @Tambourineee  sxb sagal waxa weeye af ingiriiska ٌ Rainbow markuu roobku da,o ayuu soo baxaa

  • ahmed dhagax maxaa waaye fanaankaan baaba ka haystee

  • heestan marku axmed dhagax qaadayo xageebaa laga helaa ?

  • Can i just say i have the other version of this song sung by ahmed dhagax with a music, and i do not like it one bit..i think ali kabas voice, music and the song go well together it suits his voice..all it needs is his voice to be above the music but apart from the the song is a hit...can anyone tell me where i can download this verison in cd please. am loving this...thanks for uploading it

  • first for most u need to correct u r spelling n upgrade ur esl before u come here n insulted great artists like Ali muuse

    n siciid ibrahim n abdi nuur. who the f*ck told you this song belong to Abdi nuur awaale? who the hell is Abdi nuur awaale

    i never heard him before....there is no doubt about this great song belong to alfanaan Ali Muse ( Ali Kaban)

    Marka adeer sibiq sibiqdada mooye dhul u dhacaga hubso!!!

  • i really wanna know who give this song this guy....cuz this song belongs to dad...abdi nuur awale....who ever did the music there or sing in there will need to give back the song.......make sure u look for abdi nuuur awale and let him knowor take a permission from him to take the song losiers

  • sxb cali mahadsanid waa hees aad umacaan aniga xitaaa waxan isjecel nahay gawar lagumagacawo sagaley afkaga cana lagu qabay

  • Mr Madaale hadan u irahdo heestan sida ugu helay 20 jeer waan dhegeyystay hal malin,, heeska waan ka helay.

  • alla maxay sagal kibirtay mar haddo sidaa uu amaanay nice song

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw eesh calaa mirqaan dhe

  • wooooooooooow good song thats my name.

  • this song made go to my beuatiful wife sagal and to stay way from sam and other female.

  • in lagu heeso oo walibana lagu luuqadeeyo afka-soomaaliyeed iyo dahabnimadiisa waa wax aad u fiican, LAAKIIN inaad qabyaalad ay kaaga dhegto, walibana afka ku taagtid Soomaali kale sidii adiga oo ay ilbaxnimadu kaa soo hoobatay, waa daboolenimo dhinacwalibaa daboolenimo ka ah. marka, adiga haddii aad ilbax tahay, waxaad sameysaa hal arrin oo kaliya. ma soo bandhigi kartaa waxqabadkaaga ee ku aadan Dadlweynaha Soomaaliya, ma yahay mid dhaafsiisan dabo laga ursado shisheeye?????

  • ??????????????????????????

  • heestan music ayaan ka helay sxb musik only xagaan ka helaa pls and pls

  • sagaleey sad iyo calaf ninka uu ku siiyaa haduu uu sagal qado hurdo seexan karayee alla sagaleey suradada quruxdiyo socodkiyo laafyahaa kolkad gacanta saydha jidhiidhico i saaqda ala sagaleey salantaada oo qudhaa hubqaad ka sad weyno sam sameey i deeqdee alla sagaleey
  • sagaleey mid kula siman weli lama samaaynoo ifka lo ma saarin sintana laguma qadin ala sagaleey wana sabab jacaylo wadnahaayga sudhano naftaydii sir caashaqu sidan ahayba mooye alla sagaleey salantaada oo qudhaa hubqaad ka sad weyno sam sameey i deeqdee alla sagaleey
  • daaaanm dais nays song bro woow i like that song bro nays one wooow

  • daaaaaaaaaanm bro nays song i like that song wooooooooooooooooooow

    is good song

  • ninkaan marqaankiisa sagal ayeey ugu dhagtay mase hees kale ayuu aqoonin

  • i like hesaha kabanka xxxx. thnxxxx mrmadaale.

  • i love this song..good work brothers..

    Ala sagaleeeey.........Ala sagaleeeey......

  • kaman guy is cute keep it all up thankx for sharing

  • dhamaantiinba waxaan hawaada idiin soo marinayaa salaan cusub asxaabtayda qaaliga ah cali, c/xakiin iyo dhamaan inta kale sxbyaal fanku waa hibo keep up the good work...all the way from AUSTRALIA salaan qaali ah sxb ilma jaamac....next summer australia waan idinku imanayaa sxbayaal...

  • wooooooooooow caadi maaha heesta iyo laxankuba wa alagu fara yaraystay ninyoow anigu waxaaban la sii yaabay walahy labada wax qaraacaya siday ula haystaan cadai maaha reer australia waad shidantihiin heeso caynaknoo kale ayaan idiinka fadhinaa kollay cuud noogu badiya uun kkkkkkkkkkkkkk waad mahadsantahay sxbyaal

  • labada nin oo garaacaya kabanka iyo organka ayaaba iga yaabiyay caadi maaha waad mahadsantahay (MADAALE)

  • I was wondering if you could post the Lyrics to this and to some of ur Kaban stuff ...caadi mahaa...Wow....Thanks

  • Raggan waxay ku noolyihiin Melbourne Australia Sxb to see more Click on my name...

    Waa abwaanno iyo macalimiin music heesahana iyagaa leh oo sameeyey

  • sxbyaal xageey ku nool yihiin ragaan maashaa alaah nice song i like it

  • omg i luv it and am gona jack it i hope u dont mind waryaa ninka leeh o. let me knoo XD

  • woow  i love dis song .........

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    cabdiraxiim raaxeeye and his DJ CALI KABAN waxay show ku qabteen malaysia casimada kuala lumpur they were cool

    viva

  • lol... bro that was Dj Mohamed this is Ali Muse.

    ninkaad aragtay sxb waa Dj Mohamed ninkan heesayana waa Cali. ma garatay sxb?

  • oh I love this song and he did a good job.

  • Cali muuse caadi maaha. rageedi dheh. Thnx 4 sharing mate

  • cali muuse cabdi alla yaa cisaak sxb cod habsami leh ayu eebe hibo ku siyey oo hobolada qarniga hubashii wad u horaysa multi talent fanaan bad tahay anigu waxan ku odhan lahaba king cali muuse maxa yeelay waxad tahay fanan ku luqeeya heesaha laxankana sara midhahana curiya oo abwan ah cuudkana kaga san qadhiya magac cali kaban ciyaar uma sidatid maxa yeelay sanadadan mid sidada cudka uga guxiya ma jiro noloow sxb keep the good work

  • Thanks

  • waaaw heeso fiican baa laga soo tuurayaa australia eeh, yaaba reer australia ka filayay tan iyo wax la dhigma ba hehe...MRmadaale many thnx bro!

  • thanks man

  • ala sagaleey...waah

    thnx for sharing mr madaale sanad wacan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more