Added: 3 years ago
From: bibasra
Views: 129,320
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (116)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkkkkkkkkkkkkk

    bal waxuu ku shekaynayo de dad buu u gabyaya aushirbaya markasu kuleyahy waa din iyo cibaado kan dhigaya wax wen war mesha wax kumahaysan eeh adunka melkale oo islam jogo waxn lagama yaqano kkkkkkk ee iska dhafa waxn

  • Amar Alle ku Diin ma leh , waaba wadaado DHAANTO, WIGILO , WILISIQO , dheelaa cajabal cujaab , Alle ka baqa oo iska daaya sida tana idiinma khayr roonee .

  • One word for this: BID'AH.

  • chutiye qadiyani gaandu laude madarchod........haule bulle

  • bijahi nabiyi almusdafa haahey saas waaye xoojiya saliga allahu masalim wasalim ala nabiyunaa muxamed masha allah its so freat dikri

  • bijahi nabiyi almusdafa haahey saas waaye xoojiya saliga allahu masalim wasalim ala nabiyunaa muxamed

  • Mansha'allah i love it,,,

  • alhamdulilah......i wish somali would be the same as it was in the 70s and 80s...even tho i have never lived in somalia my parents told me great story about it...and these fuking alshabab guys are runing our country....

  • ilaahay muxuu dad abuuray kuwana maxay ahaayeen kakakakakakakak

    sida yuhuuda hoos u foorasanaya subxaanallaah.

  • @Samiira87 waan ka xumahaya inaa dad muslimimin ah ina ku tilmamamto yuhuud mid kali ayan kaga digaya hadad qof muslim ah ku dh'ahdo yuhuud adiga ayana ku kaloowaya sawabto ah ma banan qof muslim ina sida ku dh'ahdo

  • @somaboy2002 kaw waryaahee af soomaligaa cidhiidh kugu ah malaa

    sida yuhuudu madaxa hoos ugu ruxdo ayay u foorasanayaan baan idhi ee maan odhan waa yuhuud.

  • i am somali al-taxaad but i love dikri & my suufi brothers

  • waxaan ma diinbaa Ilaahey baa idinku dhaarshee

  • meeshaan bariis iyo hilib wadkiisa ayaa galey

  • @Saanjo1 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Bibasra brother could you play the whole video this is beautiful.

  • Exo 3:14 Markaasaa Ilaah wuxuu Muuse ku yidhi, ANIGU WAXAAN AHAY KAAN AHAY; oo weliba wuxuu ku yidhi, Waxaad ku odhan doontaa reer binu Israa'iil, WAAN AHAY baa ii soo kiin diray.

    Exo 3:15 Oo Ilaah weliba wuxuu kaloo Muuse ku yidhi. Waxaad ku tidhaahdaa reer binu Israa'iil. Rabbiga ah Ilaahii awowayaashiin, oo ah Ilaahii Ibraahim, iyo Ilaahii Isxaaq, iyo Ilaahii Yacquub ayaa ii soo kiin diray; kanu waa magacayga weligay, oo laygu xusuusto ka ab ka ab.

  • I used to do digri as a child. we felt it was wrong even as children because of what was said in it, which is known to those who have done it. Now we have found out that IT IS A BIDAH, AN INNOVATION IN THE RELIGION so do not practice it.

    Remember, as we are told at the start of every jumu'ah khutbah, every bidah is a misguidance, and every misguidance ends up in the hellfire

    Another thing to note is that almost all 'wahabi' scholars are against the actions attributed to groups like shabbab

  • ooo myyyy GOD !!!!!!!!!!!!! what is going on, are they not dancing ?

    of course they are ,

    so are they following islam or something else?

    for sure is something else ,

    astaghfirullaah ,

    i will never ever be part of them, or give them any support ,

  • are they not dancing ?

    of course they are ,

    so are following islam or something else?

    for sure is something else ,

    astaghfirullaah ,

    i will never ever be part of them, or give them any support ,

  • May Allah save us from the Wahabia who are worst of takfeeriis of our time. beware of them and their teaching that Allah resambles his creation. They say bida without fully understanding the ahkaam of sharia dealing with bida. They are fitna for the muslims the best they can produce is groups like al-Qaida and Shabaab. who cause great harm to the muslim everywhere.Ahlusunn Waljama will remain.wahabia will decline.

  • May Allah save us from the Wahabia who are worst of takfeeriis of our time. beware of them and their teaching that Allah resambles his creation. They say bida without fully understanding the ahkaam of sharia dealing with bida. They are fitna for the muslims.they produce is groups like al-Qaida and Shabaab. who cause great harm to the muslim evrywhre.Ahlusunn Waljama will remain as they alwys did throughout 1400yrs of history but wahabia will decline just like all other deviant sects in the past

  • macow72 waxad tahay wax aan edeb walidkiis barin culumada afkaga huurada leh ee aad qurunka iyo xaranta ku cunto haku tagin walhi hadan manta agtada joogi lahaa anoo naga baa gacan kuu geysan lahaa uff

  • macow72 waxad tahay wax aan edeb walidkiis barin culumada afkaga huurada leh ee aad qurunka iyo xaranta ku cunto haku tagin walhi hadan manta agtada joogi lahaa anoo naga baa gacan kuu geysan lahaa uff

  • mansha allah ilahayow adaa ehlusuna waljameec iga dhigay alxamdulillah wataa dariiqada sax ee raaca plz waa iga talo

  • bless my Somalian Cushite peoples..

    we rather be Black-muslims than christian crakkkers...

  • masha allah may allah swt bless them amiin

    "I like it "  ´very NICe

  • aslamu alaykum

    dadkan ayay u rukuucayaan, salaadna ma tukunayaan.

    waa cajiib.

  • put this in ur minds ?!

    dance ?? is this a religion

    cum on

  • @shiningbluestarz They are Stupid Grave worshipers & meles zenawi boot lickers

    and they will go DOWN WITH ETHIOPIA AS LONG AS WE GOT IN SOMALIA THE PROPHET'S SUNNAH & QURAN THEY HAVE NO PLACE IN SOMALIA.THEY CAN PRAY & DANCE TO AS MANY AS GRAVES THEY LIKE...

  • Ragan Islam-nimaa ka muuqato wayna yihiin (Alhamdulilah), lakin adinka youtube lee aflagaado la dul fadhiya iyo cay.

  • This is borderline funny and sad. How exactly will this rocking back and forth bringing them closer to Allah?

  • @Xalimotologist They are Stupid Grave worshipers & meles zenawi boot lickers

  • duf ku baxa waxyaheey diinta wax ka aqoonin. afkiina qorunka ka duwa culimadeena diinta uu tagaan. rabi yasir amaarana bijahi nabiyi mustafa aamiin!!!

  • Subxaana'llah SHiikh Xasan Macalin Sheeli laah maa diin ah diinta waa dinta qur'aanka alle ku taalo, waxaan diin maahan ee alle usoo noqda ninka ad shegeysaan oo ku digrineysaan waa nin idinla mid ah! waxaa nila qaatay idinkoo magaca alle xustaan ama Shubac Qur'aan gashaan!!

  • looooooooooooooooooooooooooooo­ooooooooooooooooooooooooool

  • Al shabaab iney gadaal kaga imaado ayaa fiican ayagoo digrinaya. this is not islam yaa akhii this is bacdal islaam,bacdal rasuul,bacdal asxaaba,bacdal taabiciin. ilaahoow muslimiinta hurdada ka kici yaa cadowga ka celinaya hadey san isaga cayaarayaan

  • @mocow72 haddii aan ku haynin wax la yiraahdo maseer wax ceeb ah malaha, balse waxan kugula talinaya intad radineysid qof kale cebtiisa ama dambi uu galayo, marka hore naftada ma isxisbisay mlinti meqa dambe ayad gasha, kaib kan walka firi, waa iga nasteexo- wabilahi towfiiq

  • @mocow72 waa runtaa, laakiin culumada waxay ku leeyihiin, waxba yaan laga sheegin banaanka halaga maro. Ilaahay hanoo soo wada hanuuniyo...

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    alshabaab hady gadalkaga yimadn kkkkkkkk wakalayacayan ila waxaaas faraha maran eeh gacamaha sa u lulaya xeey ogyihin malaha wa masakiin mesha lagu xeraystay oo an war hayn

  • @mocow72 muslinimo maaha qof ashahadahaayo in aad islaam mahan aad tiriaahdo iyaga wax eysameynoyaan ilaah ayeena uneysanayaa haduu ka aqbalo iyo hadii kalabo adiga islaanimadooda wax makasheegi kartid dami kugu waaye

  • somali rap, nice , ciyaartan magaceed , waraa suufiyada caadi maahan waa bashaalayaane ,

    alshabaab ayaga quraanka iyo xadiithta leey akhriyaan

    laakiin ragaan bashaal ay sii raaciyeen, caadimahan xagee lagu dhigay cayaartan

  • waraa

  • RAP maahan waa ciyaar kale oo ay ciyaaraan suufiyada wax baro somalia kuma noolaan jirin miyaa ?

    waxaa layiraa ciyaartan digri raga gadaashooda waxaa ku cayaara dumarka ,

    waan ka helaa ciyaartan waa baashaal

  • @ibraahim15

    Naftaada ka dhawro ciqaab Alle , Culumada Cayda ka daa.

    Hadii ay kula tahay in dikri somaliya culumadeeda kaliya sameeyaan, ku qor ytube : Zikr mise dikr iyo wadan magicii..

    mida kale cayaal suuq baa tahay (kuwa diinta ka jees jeesa!). Culumadan Diinta nabi Muhammed s.a.w bay xambaarsanyihiin ee adi maxaad taqaana (oo aan ahayn cayda diinta iyo culumada)?

  • @qaadiriyah kkkkkkkkkkkkkkkk

    

  • ciyaartan madhaantaa mise saar?

  • Comment removed

  • Sheekh Xasan Maclim Sheeli laah miyaa diin ah duf ku baxa maxay been isku sheegeen

  • kuwaan been badanaa may Night Club iska aadaan diin meesha kuma haayaan duf ku baxa duli baa tihiin ahlu bidci baa tihiin

  • @najiib2002 waa runtaa sxb waxaad moodaa inay masrax ka dul jaasayaan. ma ogtahay se sxb goortay ciyaartan ciyaaraan waa markay dhargaan ka dib. way ku dibira dhacsadaan. waa ahlul bidca wal khuraafaad maaha ahlu suna wal jamaaca.

  • RABI YAASIR AMARANAAAA>> BIJAAAHI NABIYI MUSDAFAAA.. mcnaaa Ilaahow amaradena nooo sahal nabiga fadligiisa yaqayoow dadow dhibka daaya Ilaah dambigooda ha dhaafo culumadan wanaaga ku dikrise iyo inti muslim ah wixi neceb idinkana no comments mesha mala codeenooyo wanaaga hakugu socdo ooku raaxeso afdal kalaam waye ama leerta na siiii

  • RABI YASSIR AMRANA ..BIJAHI NABIYI MUSTAFAA

    aaaaaammmmmiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiinnnnnnnnnnnn

    i finally know what they are saying masha'Allah

  • @MzMuslima waxaan ku idhi huuno labadeebaa ilaahay u dhaw ma kuwa ilaahay cid aan ahayn barya ee qubuuraha barya mise kuwa ilaahay toos u barya.

  • @farsameeye adoo kale huuno ma iigu wici karo magaratay...because you are so blind and dumb and lying through your teeth about THE MOST SUNNI/MOST RIGHTEOUS SOMALIS and saying qubuuraha ayey baryaan

    MAXAAD KU JAWAABI MARKII AAKHIRO LAGU KEENO OO ILAAHAY ku waydiiyo intaas oo sunni/sheikhs/caamo maxaad BEENTAAS WEYN UGA SHEEGTAY?

    i suggest intaad kheyrka videogaan kujiro aad been ka sheegaysid, FAKAR AND LEARN THE TRUE ISLAM FROM THOSE WITH TRUE KNOWLEDGE AND WISDOM.

  • @MzMuslima waa ararin kuu taala adi hadaad diiday yeedhmadii aan kuugu yeedhay huuno. mana indha li'iye adaa is indha tiraya ma waxaad beeninaysaa inaanay Suufiyiintu shuyuukhdooda dhintay aanay baryin si ay wax u tari karaan oo aanay qubuurahooda masaajid aanay ka dhigan. ilaahayna i waydiin maayo wax bidca ah maxaan bidca u idhi.dumb ma ihi ee malaha adaa ah oo caqligu meelkale kaaga yaalaa.

  • Masha'allah...Allaho na so hanuni

  • @ miyaan sxb kaa xanaajiyay runtuunbaan sheegay. nabi maxamad CSw iyo saxaabadii toona may samaynjirin waxay suufiyiintu sameeyaan sida ilaahay cid aan ahayn oo la baryo. mida kale sawtan suufiyadu sida shiicado oo kale noqotay. ilaahay ha kusoo hadeeyo hadaad ka mid tahay.

  • waa bidcoolayaashii laga nastay in muda ah.

  • naarta jahanabo alaha ku geeyo farsameeye. ka jog waxad ku hadlaysid

  • waa khuraafaadlayaashii bidcoolayaasha ahaa.

  • af carabai soo baro, wexey ku xadrinioyaan ayaado quraan, subciska ma bicdi ba? wahaabi najis ah aa tahay

  • @eyub77 labadeena keeneebaan carabi garanayn yaa jaahil ninkaaga qasiidada ku sheegaga quraan. ta kale wax wahaabiaya la yidhaa ma jiro ilaahay ayaa wahaaba subxaanahuu wa tacaalaa. sidiinana anagu dadka dhintay ma barino ee ilaahay ayaanu toos u barinaa.ilaahayna ha kusoo hanuuniyo.

  • @farsameeye listen.. hadii aad carabi taqaanid awalan ..waxaad kala garan lahayd mashaikhdan aa vidio-ga ka fiirsanaysid inay dad baryayan iyo inay allah baryayaan.... and mida 2aad maxaad daliil ah ood u haysa in nabiga iyo saxaabadu midna dikrin?

    hadiise wahaabi lagu yiri maxaa lagu dhibay? miyad ka xishonaysa inad sheikhaga ku abtirsatid?

  • @farsameeye RABI YASSIR AMARANA

    THEY ARE ASKING ALLAH right?

    adiga ISLAM iyo carabiga soo bari. AL-WAHAB is Allah's name and ha isku dayina wahabiyo inaad qaadataan.....because adinka bidca ayaa tihiin like the khawarij and kuwii rasuulka (pbuh) noo sheegay and warned us about.

    Also Allah magaciisa asagaa iska leh

    inaad u dhawaataan iska dhaafee, anaga iyo sunniga runta ayaa million jeer inkaga

    dhow

    adinkana waxaad u dhow dihiin ilaah aad lug iyo gacan ku sheekteen iyo shirk

  • @eyub77 lol so true laakiin big surprise for them when they go to aakhiro

    waxay isku maleenayaan in janada illahay galinayo with that messed up aqida of theirs

  • masha alah so sweet my allah bless them and all my muslim brothers ameen

  • wow somali style of rap music

    nice

  • all i can say is masha allaah. ilaaheey cimrigiina ha dheereeyo amiin yaa alaah.

  • Nirvana

  • this is the islam we knew and we want we dont need alshabab islam

  • Masha Allah this is true Islam. The khawarij/Wahhabis are trying to distort Islam. Look at what their deviatiated aqida Produced. Al Shabab, Hizb Shaytan. Their are all products of Wahhabiyah. Their days are numbered in Somalia. thanx to the Ahlusunna the true representatives of Islam. Insha Allah

  • yo khawaarij sxb nin afganistaan ah miyey kuu keeneen oo wax yar in ta kuu sheegay kugu kor ooyey ayaad rumeysatay.. walaal soomaaliya culamadeedu waa ahlusnna waljamaaca .. mana naqaano khawaarij ALQAACIDA wax been ah u soo sheegeen oo cmeel loo raaco la heyn

  • Mshaalh,  beautiful !!!

  • how about you just speak somali ur language......

  • wow mansha allah that's very beautyful no matter wat any stupid person says.

  • Comment removed

  • Kheer ilaahay ha siiyo culamada, digrigoodana allaha aqbalo.....AAMIIN!

  • sagrsomal waa laguugu qasaaray adiga sababtoo ah maba fahmeeysid nimanka wax eey dhahayaan markaas ayaa leedahay kitaab iyo sunna ayaa leysoo baray marka hore bal dhageeyso waxa eey dhahayaan ee isku day in aad fahanto YOU ARE VERY IGNORANT

  • waalidkeey ilaahay ha unaxriisto mee igu qasaarin bidni laah oo wexee ii bareen in kitaabka iyo sunadi nabigeena aa raaco inta odayaashaan caloshood uu shaqeestaan oo umadi lumiyay oo ka fogeeyay kitaabka quraaka iyo sunadi nabi muaxamad, marka ilaahay xamdigiis oo muslim iga dhigay oo iga fageeyay gaalo racyada ahlu bidca wal dalaalaa dabadhilifka itoobiya

  • viva digriga dadkan ayaan la jirna waa dadkii diinta na baray

  • Shiikha wuxu leeyahay ( Shiikh xasan macalin shiikh lillah) waxa aan idin weydiyay walalayal xagee diinta kaga jirta shiikh xasan macalin shiikh lillah... mida kale inta waxan oo dhan oo carabi ah la xafidayo maa Quranka iyo Xadiista la barto, Jihadkana la aado ileen dhulka gaalo ayaa weli haysata

  • anasAlsomali shiikh xasan macalin shiikh lilah meel eey diinta kaga jirto mid aad adiga iyo intii kula midka ahba aad fahmi kartaan maahan, mida kale culimadaan quraan iyo axaadiith intaba waa kaa madayaan oo ma ahan kuwa umada islaamka ah wax alle iyo rasuulkiisaba xaaraantimeeyeen u xalaaleeyay.mida kale jihaadka aad sheegeeyso waa kee saa maanatay addunkoo dhanaa ka war qaba waxaad ku jihaadeysan iney yihiin umad somaliyed oo masaakin ah iyo inti wax garat iyo culimo ahayd.

  • brother intaadan wax judge is dhihin wax soo barro

    waxaa fiican marka hore in aad wax soo baratidid kadibna wax sheegtid

  • tiro badana oo wax tar xumaa yaa yiraahda jihaad ay la adaaya mid meesha kuma hareen habraha camada ah ayeey xoolah ka qaadn yaqaanaan

  • abdiyare121 maxaad jihaad ka taqaanaan dhegtaas umbaad ka maqasheen micnihiisa iyo waqtiga iyo waxa jihaadka alle u jideeyay toona ma taqaanaan umadaan ilahey qeerkiisa heystaana idinka fakan la laakiin maantay maalin aan ahayn oo iska hadal aan loo hadli doonin baa qof walba sugeysee maad alle ka cabsataan oo iska deysaan wax iidnaan cilmi u lahayn inaad shanta la gashaan. WALLE MAXAA UMADEY AAKHIRO WAR YAALO.

  • Nijaas afdhuuban baa tahaye adigu ma adaa jihaad ka qayb gali lahaa, hooyadaa ayaad ku daba dhuuman lahayd. Duliyahow damiir la aan ta ah culumadan ilaahay sharafta siiyay afka ka sii jeedi.

  • Masha'Allaah!

  • culimadii dhabta ahayd wa kuwaas ilaahay ha guuleeyo AHLUSUNAH WALJAMEECA

  • Shaarkeey100 qof jiran baad tahay yaa alshabaab meesha keenay

    war baqtiyahoow halkee jirteen marki amxaaro dhulka ku xaar xaaraayeen oo dumarki kufsanaayeen

    war xata culumad tabliiqi ayaa niga fakan waayay oo leeneesiin wax kasto diin ka dareemtiin

    aloow alshabaab guul sii sdiaa wacelada amxaarada nugu biirtay ugu taqalusilaheen

  • sagrsomal adiga waalidkaa waa kugu qasaareen saa waxaad u doodid iyo waxaa ka doodid toona ma taqaanid taariiqda eey shabaabu sheydaan ku jihaadeen amxaaro soo sheeg iyo meeshey kula jihaadeen nac nac maala yacni ah baad heysaa ee qof xooloyohow orodoo la daaq xayaawaanada ayakaaba ku dhaama waa la dooda unbaad maqashay nimankaan alle ayaa la jira oo xaq iyo baadil meel ma wada mari karaan ee waxba yuusan habaarka kaa dhamaan bahasha khawaritiney ku hoobataye.

  • i wish it was longer : (

  • Waaa Culimadeenii diiinta na soo bartay, waa Macalimeenteeni Dugsi quraanka aan ka so dhiganay. Digri alle lagu xusana wax ka fiican ma jiraaan., Alshabab warkooda iguma socdo

  • masha'allah

    alhamdulilah!! for all this,

    insha'allah one day all muslims will understand and enjoy the beauty of this

  • shamanic chanting? sounds nice

  • ya salam ya salam, very beautiful.

  • culumadeena maahan odayaashaan qurafadkaan aqriya culumadeena wa culumu soomaaliyeed oo ilaahay ka cabsadaan umad wax ka istafiido maahan in afar iyo labaadanka saac bood bood ku jiro oo qurafaad iska dhaadhiciyay oo wax loo sheegi karin nimaanka wa juhalaa oo waba garaneen diin amo dunyada baa wa sidaa xoolaha beey uu dhaqmaan

  • beenta maxaa kugu wato?

    culimadeena waligood sidaan iyo si ka fiican bay samayn jireen ee adigaa quraafaad iyo bidcinimo la wareegayo!

    afkaada qurunkaa ha ku soo taagin sheekhyaasha

    alla yaa wajigaada i tuso maalinta yawmul qiyaama! markaad runta ogaatid

  • MASHA'ALLAH!!1

    BEAUTIFUL Allah(swt) bless them and answer their prayers and unite us all in jannah so we can do dhikr/hadra for eternity ameen

    and i usually say uweysi hadra is my favorite but this is one is addicting! ok i'm just going to love all the hadras equally THEY ARE TOO GOOD MASHA'ALLAH

    may Allah(swt) keep us remembering him and his beloved prophet(pbuh) and his people forever insha'allah

    jazakallah for posting

  • Is it some ahmediya community??

  • alaaaaaaaaah qurux badanaaa culimadii la yiqiinay waatay Ahlusunna Waljamaaca. Difaaca Kheyrkaan waa in loo is taagaa oo laga difaacaa bidcada iyo qurunka wahaabiyada. ilaahayoow bicada iyo baqtigeeda baabah kayeel. kheyr alaha ku siiyo bibasra

  • maasha allaah. illaahow ahlussuna wal jameeca kor ka yeel. aamiin

  • alhamdu liallah. si fiicaan baan ugu raaxaysaneynaa.

    laakiin maxaa ku xigo markaydhahaan 'bijaahi nabiyil mustafaa,.....

    (nibiyaan min amaraa?)

    waad mahad santahay bibasra. keep up the good work.

  • Waxay leeyihiin "Bijahi Nabiyikal Mustafa, Aslix Lana Amrana" oo ah Ilaahow nabiga fadligiisa amuureheena ku hagaaji. Maasha Allah! Aniga Qadiriya ayaan inta badan arki jiray lakiin Ahmadiya aad ban u jecladaay qaabkooda. Ilaahay qolada Ilaahay iyo Rasuulkiisa jecel kor haka yeelo!

  • waad mahadsantahay walaal.

    khayr kaan dadkii so gudbiyeyna alla ha abaal mariyo. khaasatan bibasra. thanks!!!

  • oh yeah It reminds when me and Tajir used to be staunch members of this group.sleepless nights!yeah man those old good days!!!!!!!!!!!!!!!!

  • masha allah, masha allah

  • Maasha allah!

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more