Added: 4 years ago
From: qadiriya
Views: 8,647
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • why would someone love a pedophile? ridiculous. smh

  • Waa nasheed fiican mansha Allaah ,

    Kalay nasheedka carabta waala dhageesta kan af Somaliga maay culumada aar u diidaan .

  • igooy00 inaad tahay adaaba is cadeeyay oo waxaaba kuu gooyay maxabada allah swt iyo rasuulkiisa scw 00 inaad meel cidlaa taagan tahay ayeey cadeyn u tahay marke ahlu bidcada aad sheegeyso waa nimankiina khawaarijta la yiyaah.

    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.bal axbaabey waxaanba sunnada rasuulka sheeganaayaan wexeyna ku leeyihiin saliga nabiga oo lagu dhawaaqo waa gaalnimo mowliidkana waa xaaraan SUBXAANALAAH ilahow kuwaan shartooda naga qabo walahi diin ma heystaane.

  • Maasha allaah, waa khayr weyn in culumadeenii fadhiga ka kacaan, midda kale, walaalaha soo qoraayaan waa khuraafaad iyo erayada aan u qalmin culumada ee ay ka buuxdo casabiyada ama qalbigoodu uu ku jiro ciriirigu in aysan ku fududaan wixii ay ku halaagsameen ahlu-bidacii iyo munaafiqiintii necbeed rasuulka csw. rasuulka naceebkiisa ayaana lagu gaaraa (waa quraafaad) iyo erayadaas oo kale. Marka iska dhaafa, waxaas ama commentigiina ayaan saareenaa) mana jecli in qof muslima ah takooro oo diido.

  • Subanaheena waan amaaneenaa waxaana uga dayaneenaa Alle subxaanahu watacaalaa iyo Rasuulka laftiisa iyo asxaabtii iyo taabiciintii iyo taabicu-taabiciintii iyo salafu saalixii iyo dhamaan intii amaantay rasuulka ee weliba xufaaddii islaamka aheed iyo hugaamiyaashii islaamka sida Abu-xaniifa, Imaamu-maalik, Imaamu-shaafici iyo Imaamunaa Axmed bin Xambali iyo ardadii Axmed bin xambali sida:- Bukhaari, Muslim, Ibnu maajah, Nisaai', Daawuud iyo asxaabul axaadiis, mana arag waligeey meel ay ku diiden

  • Asc wr. wb. War kuwaan la soo baxay Igooyoo iyo abu zubeyr waa kuwa dalkii iyo diintii rogeen oo diintii si kale u turjumeen ee adinka allaha idin soo hanuuniyo.. Culumadeenana afkiina nooga duwa ahlu bidcayahay... midda kale waxaan soo qortay midka sheeganaaya abu-zubeyr oo aad tiri:- Amaanta nabega waa wax mar dhaw soo billaawday, Afkaada alle ku celi ee soo baro diinta Rasuulka hortiisa ayaa laga amaanay. Ardadiisii ayaana amaantay ardadiisii(asxaabtii )(taabiciintii) ardadoodii iyo Salafu

  • Kalay Somalida tiinta Team team miya yagana -?

    Allaahyohow muslim baan ahay without Teaam .

  • gabarpuntland1991 cid ku tiri team raac ma jirto mida kale suufiyadana team ma ahan ee waa duruuqada kaliyah ee kitaabka allah swt iyo sunnada rasuulka scw ku dhagan qofkii aan dariiqa aan raacsaneyna dunida kama dhicin taasu wexey la mid tahay diin ma haysto

    marke walaal xaqa iyo baadilkana ilahey ma simin oo waad kala saari kartaa qofkii xaqa kuu wada iyo kii baadilka iyo naarta kuu wada.wabilaahi towfiiq

    marke ina adeer

  • Mus´lim baan ahay ,, Nabi Mohmed waa nabigayga SCW ,

    kalmada daruqadna walalo maba fahansani.

    aniga nabiga ma raacsani kuma oran lakiin without team baan ahay,

    Aqwaan , bla bla timiyo yar bla bla ,

    midna maihi saas u wadaa thanks

  • waa idin salaamayaa a.s.c walaalayal waxaan xageed kakeenteen yaa idinkaga horeeyay walaayal hadaad  nabiga jeceshihiinsidoo noo sheegay oo nabaray aan ugu salino waxaan aad la qeelineeysiin iska daaya waa bidco ilaaheey hanawada hanuuniyo inshaa alaah

  • ehlu sunah wal jamaaca wa runtot ee ban ma ahan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more