Added: 2 years ago
From: TheGuhaadpro
Views: 43,097
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • walal cadebashi, hadalka aan kahadlay ani iyo ka adi ka hadashay ismalaha. adoo iga raliah.

  • well done

  • Juba waa niin wanag san. ee dad ka

    qaararsan ha iska dhaafano af lagadada wayoo horaa waxaa loyiri tukurush timir gaari waayey af koow qaaraar lataagaa.

  • @xamdiist 

  • @xamdiist sidee ku ogaatay asagaba waa heesaa hadii ay ciyaarayaan

  • sumaya@ waa fananiintii mida kale waa dhalinyara cuslaatee ka qalee hayska bashaalane odaygu wuu shactiraynayaa kkkkk waxan u malayn inuu dacar yahay

  • wlh jubba caadi maho lkn waxaa la rabay in gabdho yar yar imaadan habrahan iyo odoyaashan aan da'dooda ogeen maxaa mesha soo saaray kkkkkkkkk jubba best fanaan somali waaye wlh

  • kkkk bisinka habrahan xusula baruurta maxey ahayeen oo isku maqiiqaa fanaanka

    iyo odagaa koofida dheer kkkk yaa yaa ar qaldaamintaan ninkood iyo naagtood yaab ay leeyihiin,,lolz

  • @sumeyalove mooryaantaa ka daran dabada ka hor ruxaya ninkooda aabahood walaalkood ee aan xishoonayn ee kolba nin dabada saaraya shit

  • @gobanimo100 mooryaanta waxeyba yaqaanaan sida loo ciyaaro ee habarhaan waayeelada mey tusbax qaataan maxaa waalay their time is over man...and i don't even know what u mean "mooryaan"..kuwaan ninka isku hor ruxayaa ..maxey ahaayeeen.. Your not making any sense"..

  • fanka somalia ninkaana ku raaxeestay inta kale beeen JUBBA NOOLOW SXB II BAASHAAL

  • Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw, wax fican Somaali ma is racday AAMIIN AAMIIN, AAMIIN, NABAD.

  • ubaxyahow bidhaamay oogada ka nuuraa

    eegmada jalleecada indhahayega naxariis adigaa ku beeree...........

    HEeStA CaAdI MaAhAn WalLeE. :D

  • xee tahay odayga jeegaa u jaran 

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more