Added: 2 years ago
From: Farajar
Views: 29,154
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (31)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Hadaad aragtaan qof markasta qabiil ka hadalaya waa qof xanuusan ee quraan sara

  • waa run teed xagee laga doonaa goba nimo iyo qaran soomaa li yeed heestu waa hees aad ii qiiro gali say ala soomaali aqliga iyo damiirka maxaa ka qaaday waa murugo iyo ciil inaan sidaa noqono

  • waa wax lagu qoslo in qofka lagu magcaabo @NTWphotographer uu u hadlo si raqiisa, soomaalinimadu oday adiga jeebkaaga kuma jirto dadkuna waa xor cidii is doonaysana amaba wadaninimo ku jirto waa sharafteeda..adigu hadaad soomaali ka baxday cidi kuuma baahna.. tan labaadna bililiqadan aad ka hadlaysid ee heesta markii KING KHAALID bililiqaystay ma ka hadashay?? waa maya jawaabta sababta oo ah isagu xafladaha 18 may buu ka jaasaaKKKK..

  • qoftan cadi mahan egshinkeeda iyo cayarteeda ayaba i cajabiyay intee kunoshahay tolow yartu nice dane huuno

  • hees qiiro badan... ilaahay nabad ha ka dhaliyo maruun...somalia ..

  • @NTWphotographer

    HUUNO ISKA ILOOW SOAMLI NIMO , ina qabyaalad lal wareereegaayo

    heesta waxaa ka soo biliqeystey CANFAR ,

  • Respond to this video... this songs belong canfar not somali origin

    calan waxaa ka heli jeeka soamli ee tuugta ah

  • Walaal waan heeleeynaa, NABAD.

  • nabad iyo caano mes freres et soeurs de xamar

    ilahow naba kusoo celi xamar cadeeeey ya rabi amin main

  • Yaasalaam Raxma nooloow maalin maalmaha ka mid ah ayaa lagu gudoon siin doonaa billad SHARAF INSHA-ALLAAH

  • Raxmoy sida magacaaga iyo muuqaalkaaga ka muuqata ayuu codkaaga iyo naaxiyadaaduma u raxmadbadan yihiin, marnaba ha joojin guubaadada heeseed ee aad ummadda guubaabinayso adaana na matalaya oo heeso nuguj matalaya. GUULAYSO.

  • hees wadani ah

  • halkeen ka helaa calankii

  • aloow nabad inshalah Raxmo waad a baxsatay sweety thnx 

  • ilaa 1o sano ayan hamiga ku haayaaa muqdishoo nabad noqoto halkeeyn ka helaaaa hmmmmm nice song, xamar nabad ilaahow nooga dhig waan higsan lahaa hadey nabad noqon laheyd, Raxmo thnx

  • masha alaah caadi mahan qoftani walahi ishay ka riday walahi

  • raxmo nooloow sis waxaasaa puntlander lagaa dhahaa codkeeda dahab 

  • wwwwwwwww wlh gabartan cadi mahan maxad sanid raxmo abaayo ilahay amar nabad anago dhigo aamin aamin

  • Cawaanta macawista u xaydantahay hala weydiiyo koonfuureed dalkii, xoolo dhar xiran oo lau yiri cidi kaama fiicnee soco ilaahow naga qabo kuwaan koonfureed!!

  • xamar wey u dhamaatay iska aamus hoobiyha iska cuna

  • waaaaaaaaaaaaaaaw walashey

  • abaayo aad iyo aad ayaad u cod iyo muuqaal quruxsan tahay waana runtaa intaad sheegtay hamigeena wuxuu tiigsanayey HARAR iyo HAWAASH calankii somaaliyeed iyo sharaftii waxaa ku tuntay kuwa koofurta dega markii horeba SOMALI aan aheyn oo xarig adag lagu hayey haddana somali waxaa u taala in XAMAR la xureeyo HARAR iyo HAWAASH gadaal ayaan u dhiganeynaa,koofur dulliga ku urureey aan ka sifeyno ilaahay idinkiis guusha somali inteeda kale ha gaarto aamiin.

  • maashaa alaah xabiibtii ilaahay kor ha ku yeelo

  • afkaaga caana ari lagu qabay waxaan maxaad u heeysatay maanta dhan waxaas aa kaa heesa raxmo huuno waa ku dhufatay walaahi caleeyk waxaasaa kaa heesa

  • afkaaga caana geel lagu qabay waa runtood ilaa harar iyo hawaash

  • caleek caleek

  • good.

  • Comment removed

  • Comment removed

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more