Added: 4 years ago
From: TazkiyahNET
Views: 138,182
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (503)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • hahhahhahhahahhahaahahahah waaa run mooliid wax ladhoho ma jiro ilahey haka baqan dadka oo waxusan ogolen ya lasamenin ilahey ha u naxariisto sheekhyadena <43<3<3<3

  • wax kastaa oo cusubi waa bidco waxaa laga wadaa wixii cusub ee laakin ka hor imaanahaya diintayada ...laakiin wixii cusub ee aan diintayada ka hor imaaneeyn waa laqaadan waana sunno wacan waana tan nabiga lagasoo wariyey ee xadiithka ibn jariir....(sunnada wacan....) haa mowliidku waa wax cusub laakiin diintayada ku bannaan saa fahan

  • Comment removed

  • maansha allah alla deysto culumaada somaliyeed melkastooyjogaan sida wanaagsan ey xaqa noogu cadeyeen alahana ka abaal mariyo wanagooda

  • wahaabiya somaliya waa uga dhamatey ..waana fashilmeen wahaabiya magacyo badan hadda waxaa eey ka mareeysaa in eey dhexdooda isgaaleeysiiyaan..kuwan waa nabidiid ..waana kheyrdiid ..waana islaam la dirir gaaladaana ku shaqeeysatta wahaabiyada waana wax taariikhda macruuf ka ah markoodii horena wahaabiyada gaaladaa aas-aastey ...kadaasha danbana al-khaacida iyo shabaab iyagaa aas -aasey ...iyagaana hadana baa bin doona gorta eey danaha eey ka leeyihiin ka gaaraan

  • @Feylasoof , waad isku dar darsantay sxb sida hadalkaaga ka muuqta, qofku marku isku dar darsamana hadalkiisu mecno maleh,

  • @Feylasoof, Ahlu bidcada tilmaamahooda ayey kamid tahay iney ahlu sunada magacayo u baxshan, mida kale magaca wahaabiya wax xun baad u qabtaa adigu oo cay ah balse waa magac qurxoon inkasto aysan jirin wahaabiya, al wahaab wa ilaahay, sh maxmed abduwahab magac xun suufiayadu wa u weyday waayo haday muxamadiyah yiraahdna wa magac sax ah oo ki nabiga scw, wahaabiyana hade waa calam illaahay mana banaana in lagu jees jeeso, balse garan maysid adigu

  • mansha allah

    

  • mowliidka nabiga ee laxusaaye ..waa wax cusub gadaalna laga sameeyey ...waana sunno wacan...waxa la aqrinhayana waa siiradii nabiga ..nabi ammaan qur,aan ...thikri iyo raashin sadaqo ah oo halkaa lagu cuno ..iyo mahadnaq ilaah loogu mahadnaqo..dhalashada nabigeena iyo weyneyn isaga ah ..intaa yaa xaaraantimeeyey aan wahaabiya aheyn..cajiib!!

  • @Feylasoof. cajiib!, waxa uu leeyahay waa wax cusub! hadana waa suno wacan! bal hadalkaas u fiirsada!, nabi maxmad scw waxa u yiri: iska ilaalsha waxyaabaha cusub (muxdathaadka) ee la abuurto, adna waxad tiri wa suno wacan! kee qaadna ma nabi maxmed scw mase aragtidada baadilka ah? maxaase u daliil ah in mowliidku yahay sano wacan? ma keeni kartid waayo ada qirtay inuu yahay wax cusub wax cusb oo an ale oran iyo nabina diin maaha taas caamada og iska daah ardaydee

  • somaliG123 CULIMADII SOMALIA ALLAHA JANADDA ALLBABADEEDA OO DHAN HA U WADA FURO

  • subxaanallah wahaabiyada nabiga xafladihiisa diidaaya ha raacina waa dadka khaldan oo dadka dila xuska nabigana diida

  • Comment removed

  • alla subxanalah maxaa wasaq meshan ku kulantay war waxu qurunsanaa wahabiya waligey man dhageysan waxay shegan bal daya wajiyo gubtay oo foolxumaa yahuu alle umada ha idinka qabto amiin ina llah yahdii ilman yashaa ilahay bidco ka soo hanuunsho

  • @somaliqueen10 , la soco in akhlaaqda suuban kamid taahy imaanka & astaamaha salafka! nabi maxmed scw waxa uu yiri: waxaa la iiso diray inan taam yeelay akhlaaqda wanaagsan! waxa laga hadlyaa hadiyigii nabi maxmed scw adna cay & aflagaado ayaad so qortay midaasna waxay khilaafsaysaa dariiqi nabi maxamed scw waana arin weyn oo danbi ah! hadad aqoon ledahay ama xaq ku sugantahay ma filayo inaad cay tami lahyed ee hadal sadaq ah oo san ayaad so qori lahyed balse allaahul mustcaan

  • saxibyaal mesha waxba kuma heysan nabiga ma jeclidin bal idinka kena xadis ama ayad shegeysa nabiga ninkii amano waba nin alle agtisa wax ku lehe wahabiya bidca rasulka ka dardarmay wale caruurta sira oo carabta soo tuugsada agoonta xolaheedana cuna aqiro waxad la imatan aan aragno

  • xaran xaran keentay wahabiyaa bidco khawariija najasada iska dhaqa gaalada waxba ma dhantane uff najas somalia idinkey ka dagi la,dahay

  • Allaah yaxram sheekhuna Cumar Faaruuq iyo sh Mohamed rashaad. inta kale naa allaah ha noodayo oo allow ha naga qadan ciilmigooda iyo caqligoodaba diiintana Allaah hanugu soogo awooda allaah ayaa leh qof ku rabo ayu hanuniya ku doonana ma hanuniyo.dadka culumada wax ka sheegayow allaah ka baqa oo wax bartaa marka hore intadan wax ka sheegin.siba walalka magaciisa ku qortay balinbalis.

  • Waxaan layaabay Wadaada oranaya lama xusi karo Nabiga (scw) oo aayad sheegtay maleh, balwaayahaye adinku noosheega aayada tiri ha xusina Nabiga (scw). hadii kale ha noolahadlina sidii inaan nahay maangaabyo.(midkaad aragtid wuxuu kuleeyahay waa bidci haad nabi xustid aayad sheegtay maleh hadana kuma siinayaan ayaad tiri haxusinina) ilaahay kacabsada, wadaadadii hore baa idinka aqoon fiicnaaye aduunkii oo dhan waa halaajiseen diintiina wax adag baad kadhigteene Islam is very easy and peace.

  • @Balinbaalis adiga ilahey kacabso waxadshegeyso wa qalad yaku yiri xus nabiga scw waxanala faray oo kaliya inan ku salino markan maqalno iyo wax badan lakin adinka hada tihiin kuwa moliidka dhigo waxa xustaan malmo la yaqan waxas na wa qalad oo waxad u dhaqmeysan sida gaalada ayaga wexe xusan nabiciisecs malmo kooban adinkana sida o kale ayasameyneysan ilahey kacabsada

  • ALLA ya arxama sh cumar faruuq iyo sh maxamad rashad inta kalana ilaahow noodaa amiin.

  • somaliG123. WAXAAN HEYNA CADEN ADINKU MAXAAD HEYSAAN?

  • almuhamadi1. GO LEARN MORE ABOUT ISLAM JAAHIL

  • ShibisGurl4life. GO TO THE HELL LEAVE OUR SHEIKHS ALONE

  • Inaalilaah waina aileyhi raajucuun.AUN" AAMIIN

  • umal waa duli wahaabi khawaarij ah , oo aan diinta waxbo ka aqoon .

    wahaabi waa kii wadankeena qaribay oo xasan daahir awees oo kale ah , asiga iyo xasan daahir farqiga udhaxeeyana waxaa waayay in umal uu lacagta ka halo inuu dadka been usheego , xasan daahirna in uu xil raadiyo .

  • @almuhamadi1 sheekhyada ha aflagadeen ma mudna inad sidaas ula hadashide wey ka cilmi nadan yihiin walal ilahey ka cabso dadka lamacayo

  • mawliid, dad wax iska cunay oo bidca ah iska dheh oo durbaan tuntay,,,,,,

    bidcaduna way ku adagtahay inay kabaxaan ficilada xunxun ey ku jiraan sida lasheegay,,,,

    bal haduu nabiga jecelyahay SCW maxaa u diiday inuu saqda dhexe kaco oo uu tukado,,

    maxaa u diiday inuu sadaqo badan baxsado,

    maxaa u diiday inuu soonka badiyo,,,,,cajab,, hadee waa QURAAFI BIDCI AH ,, oo meel aan diin ahayn diin karaadinhayo,,,,,

  • @barcarulz101 Sheikh Cumar faruuq Alllaha u naxariisto wixii qeyr u falay Allaha ajar ha ka siiyo wixii xuna allaha u danbi dhaafo. lkn waxaa haboon in uu qofka yaqaana waa maxay Sheikh mise Muxadith mise Xaafid mise Fiqii. Gabacdi uu barto kitaabka loo yaqaan Sharaxu waraaqat sababda aa saas u dhahaayo waxa weeyan qofka waa in u yaqaaan maxaa xuja ah iyo maxaanan aheen. Culimada halkan ka hadleeso xujooyinka ay sheeken maba noqoto xujo marki loo bandhiko shareecada islamka.

  • @barcarulz101 Alle wuxu yiiri wuxuu Nabiga niila yimid qaata wuxuu niga nahyi yay ka dheeraada.waxaa is weydin mudan hada la imaado shay u Nabiga la imaan mise iga nahyinin muxuu xukun giisa noqonaa? Culimada xufaata iyo muxadadiinda iyo fuqahada guli waxey dhahen Shareecada inu qilaafaayo iyo in kale ayaa la fiirin waa inuu ku dhacaa intaan mit ka mit ah Xalaal mise Xaran mise Makruuh mise Mubaax mise Manduud marka xujo manoqodo Rasul masameen asxaabta masameen lkn sheykan shareecada qilaafin

  • umul wan ku naqana islamha nairoobi kacagta ad ka dhamaysay usheeg anaga nabega wan jecel nahay maxamed abdi wahab ayaa fikirka ka kenten

  • wahabiyo waa walalo ayaga dhan beenta iyo dilka tooksiga latoksadu carabta. iyo khiyanada ayey ku walalobenn,, somaliya maanta ayaga ayey kadegi la dahey maanta...mana raban iney somaliya nabad noqoqto, kuwan waxa fiican in kenya hantida ay ku hestan lala wareegu ayagana guatanabay lo tiri wiilasha americanka ah haku bashalaane..

  • walee wahaabiya ma xishooto diinta afkooda miyeey xaaraan iyo xalaal ma kala yaqaanaan.afkaaga xaaraam wax kuma xaaraamoodo alle iyo rasuulkaa csw ayaa ka timid,nabiga gaalada iyo bidcadaa neceb in lagu farxo

  • Mowliidka bidco waye

  • hadaba su,aasha halakani waa in nabiga laxusaa diintu maxeey ka qabtaa ? jwaabtuna waa waxba taas diinta kama qabto haddaan waxyaabo fusuq ah meesha lakeeneyn oo uun halkaa kheyr uun laga sheegayo wax lagu kulmana waxaa ugu fiican kheyrka ..kaasoo nabiga lagu weyneeyo...taasi horta ha ku gasho..adiga iyo inta nabi diidka ahba.

  • @Feylasoof weynaanta aad nabiga scw waynasiinayso ee aysan u garan abu bakar cumar cuthman cali, tobanki janada lagu bashareeyay, salafki umada, ee aad adigaa fayalsuufka ah ee jaahilka ah waynsi maahan iyo jaceyl ee waa jahlinimo iyo bidco illaahay iyo rassuulkiisuba reebeen,

  • hadal badan oo muran ahna waa laga fiican yahay ..wax kastoo cusubina waxaa lagusaaraa miisaanka shareecadu waa [horta waxaas diinta waxaa eey ka qabto] laakiin miisaanka shareecadu maahan waxaas asxaabtii masameeyeen ama nabiga taas horta bal fahan.

  • beeraleey..diinta ma diidin wixii kheyr ah ee lasameeynaayo ..in nabiga laxuso..sanadkiiba mar ,la weyneeyo iydoo ilaah lagu mahadinaayo nimcadaas iyo naxariistaas ilaah inagu maneystey..oo laga sheekeeyo siiradiisa waa wax lheyr ah..{kheyr fala aad liibaanteene} baa ilaah quraankiisa ku yiri..laakiin wahaabiyada nuurkaas ilaah ma tusin.

  • فمعنى قوله تعالى: مَا كَتَبْنَاهَا، أي نحن ما فرضناها عليهم إنما هم أرادوا التقرّب إلى الله، فالله تعالى مدحهم على ما ابتدعوا مما لم ينصَّ لهم عليه في الإِنجيل ولا قال لهم المسيح بنص منه، إنما هم أرادوا المبالغة في طاعة الله تعالى والتجردّ بترك الانشغال بالزواج ونفقة الزوجة والأهل، فكانوا يبنون الصوامع أي بيوتًا خفيفة من طين أو من غير ذلك على المواضع المنعزلة عن البلد ليتجرّدوا للعبادة.اهـ ثم بدأ بذكر أمثلة على البدعة الحسنة:

  • قال الله تبارك وتعالى في كتابه العزيز: [وَجَعَلْنَا فِي قُلُوبِ الَّذِينَ اتَّبَعُوهُ رَأْفَةً وَرَحْمَةً وَرَهْبَانِيَّةً ابْتَدَعُوهَا مَا كَتَبْنَاهَا عَلَيْهِمْ إِلَّا ابْتِغَاءَ رِضْوَانِ اللهِ فَمَا رَعَوْهَا حَقَّ رِعَايَتِهَا] {الحديد:27}. فهذه الآية يستدلّ بـها على البدعة الحسنة، لأن معناها مدح الذين كانوا مسلمين مؤمنين من أمّة عيسى متبعين له عليه السلام بالإِيمان والتوحيد، فالله تعالى مدحهم لأنـهم كانوا أهل رأفة ورحمة ولأنـهم ابتدعوا رهبانية

  • في روح البيان في تفسير القرءان ج 9 ص 2:"ومن تعظيمه- صلى الله عليه وسلم - عمل المولد إذا لم يكن فيه منكر قال الإمام السيوطي قدس سره يستحب لنا إظهار الشكر لمولده عليه السلام. انتهى وقد اجتمع عند الإمام تقي الدين السبكي رحمه اللـه جمع كثير من علماء عصره فأنشد منشد قول الصرصري رحمه اللـه في مدحه عليه السلام:

    قليلٌ لمدحِ المصطفى الخطُّ بالذهَبْ ... على وَرِقٍ مِن خَطِ أحسنِ مَن كتبْ

    وأن تَنْهضَ الأشرافُ عندَ سَماعِهِ ... قيامًا صفوفًا أو جُثِيًّا على الرُكبْ

  • ملاحظة: إلى هؤلاء الذين يوافقون ابن تيمية في بدع الضلالة كالتجسيم، نقول لهم: هل توافقونه في هذا؟

  • يقول ابن تيمية في مجموع الفتاوى ج1/161-162 وفي كتابه المسمى قاعدة جليلة في التوسل والوسيلة ج2/28 ما نصه:

    وكل بدعة ليست واجبة ولامستحبة فهي بدعة سيئة، وهي ضلالة باتفاق المسلمين. ومن قال في بعض البدع إنها بدعة حسنة فإنما ذلك إذا قام دليل شرعي على أنها مستحبة، فأما ما ليس بمستحب ولا واجب فلا يقول أحد من المسلمين إنها من الحسنات التى يتقرب بها إلى الله.اهـ

  • قال الحافظ أحمد بن حجر العسقلاني في الفتح (ج4/298): قوله قال عمر: "نعم البدعة" في بعض الروايات "نعمت البدعة" بزيادة التاء، والبدعة أصلها ما أحدث على غير مثال سابق، وتطلق في الشرع في مقابل السنة فتكون مذمومة، والتحقيق إن كانت مما تندرج تحت مستحسن في الشرع فهي حسنة، وإن كانت مما تندرج تحت مستقبح في الشرع فهي مستقبحةوإلا فهي من قسم المباح وقد تنقسم إلى الأحكام الخمسة.انتهى

  • -قال ابن الأثير فى "النهاية فى غريب الحديث"(1/106- 107): وفي حديث عمر رضي اللَه عنه في قيام رمضان: نِعْمَت البِدْعة هذه، البدعة بِدْعَتَان: بدعة هُدًى، وبدعة ضلال،

  • culimada diinta magaca ku leh iyo kuwan ilmo wahbaan ah ..waxaa mudan in la qaato culimada diinta lagasoo gaarey sida shaafici..imaam nawawi ..ibn xajar...al-gazali...al-cizi bin cabdi salaam..iyo suyuudhii..kuwaasaa laqaadan cilmigooda laakiin kuwaan kale waa nabi diid iyo kheyr diid

  • kkkkkkk abti intee ku aragtay shaafici iyo imaamu nawawai iyo culimadii diintoo dhan nin baneeyay mowliidka qaabka suufida utaqaan inteena kasoo xigatay diinta waalayaqaanaa waxlayskadhah maahan wax ay saxaabada rasuulka iyo saxaabadisa lagasoogaarin yaa baneenkaro sheekh kasta noocuu rabo ha ahaawo waa bidco laba jibbaaran joojiyo waxaas

  • فمن الواجبة: نظم أدلَّة المتكلّمين للرَّدّ عَلَى الملاحدة والمبتدعين وشبه ذلك. ومن المندوبة: تصنيف كتب العلم وبناء المدارس والرّبط وغير ذلك. ومن المباح: التّبسط في ألوان الأطعمة وغير ذلك. والحرام والمكروه ظاهران، وقد أوضحت المسألة بأدلَّتها المبسوطة في (تـهذيب الأسماء واللُّغات) فإذا عرف ما ذكرته علم أنَّ الحديث من العامّ المخصوص، وكذا ما أشبهه من الأحاديث الواردة، ويؤيّد ما قلناه قول عمر بن الخطَّاب رَضِيَ اللهُ عَنْهُ في التّـَراويح: نعمت البدعة،

  • قال النووى فى شرحه على صحيح مسلم"(6/154-155): قوله صَلَّى اللهُ عَلَيهِ وَسَلَّمَ: (وَكُلُّ بِدْعَةٍ ضَلاَلَةٌ) هذا عامٌّ مخصوص، والمراد: غالب البدع. قال أهل اللُّغة: هي كلّ شيء عمل عَلَى غير مثال سابق. قال العلماء: البدعة خمسة أقسام: واجبة، ومندوبة، ومحرَّمة، ومكروهة، ومباحة.

  • قال العز بن عبد السلام في كتابه "قواعد الأحكام" (ج2/172-174) : البدعة منقسمة إلى واجبة ومحرّمة ومندوبة ومكروهة ومباحة ثم قال: والطريق في ذلك أن تُعرض البدعة على قواعد الشريعة، فإن دخلت في قواعد الإيجاب فهي واجبة، أو في قواعد التحريم فهي محرمة، أو الندب فمندوبة، أو المكروه فمكروهة، أو المباح فمباحة، انتهى.

  • قال أبو حامد الغزالي في كتابه إحياء علوم الدين، كتاب ءاداب الأكل ج2/3 ما نصه: "وما يقال إنه أبدع بعد رسول الله صلى الله عليه وسلم فليس كل ما أبدع منهيا بل المنهي بدعة تضاد سنة ثابتة وترفع أمرا من الشرع مع بقاء علته بل الإبداع قد يجب في بعض الأحوال إذا تغيرت الأسباب" اهـ

  • روى الحافظ أبو نعيم في كتابه حلية الأولياء ج 9 ص76 عن إبراهيم بن الجنيد قال: حدثنا حرملة بن يحيى قال: سمعت محمد بن إدريس الشافعي رضي الله عنه يقول: البدعة بدعتان، بدعة محمودة، وبدعة مذمومة. فما وافق السنة فهو محمود، وما خالف السنة فهو مذموم، واحتج بقول عمر بن الخطاب في قيام رمضان: نعمت البدعة هي" اهـ

  • قال الشافعي رضي الله عنه: المحدثات من الأمور ضربان أحدهما ما أحدث يخالف كتابا أو سنة أو أثرا أو إجماعا فهذه البدعة الضلالة، والثاني ما أحدث من الخير لا خلاف فيه لواحد من هذا، فهذه محدثة غير مذمومة. رواه البيهقي في (مناقب الشافعي) (ج1/469)، وذكره الحافظ ابن حجر في (فتح الباري): (13/267).

  • Horta yaa yiri wax kastoo cusubi waa bidco xun !! aan wahaabiyo ka aheyn...bal car ya ii sheega shiikh caalim ah oo layaqaan oo saa yiri ?!! ma jiro mana jiri karo ..soo raaadiya ...

  • kkkkkkkkkk warheedhe bidco micnaheeda soo baro sxb bidco waa waxwalba oo uu rasuulka jideen qofkii diin kadhigtaa ee lagama hadlayo wax kale oo cusub waa cibaadaadka rasuulka scw kuraaca haddi kale waa  bidco

  • @TheBeeraley sxb bidco macnaheda waa taqan waa kuwa sidan oo kla ah oo waxa ayaga raban xalaleya waxa aysan rabina xaraantimeeya..laba wajilayasha culimo haku til maamin..

  • nabi diid oo dhan ..uuuuuf uuf ..uuf uf...uf..uf..falacnatullaahi cala daalimiin!!

  • umal..kuye....(wax la aqriyo..cajiiib) ha ogaado waxa la aqrinayo waa qur,aanka marka hore..marka xigtana ammaanta nabiga iyo tariikhdiisa oo laga sheekeeyo

    kuye hadana ..hadda waba kadaroo dibi dhal..cajiib....waa weyneynta nabiga waxa uu ka wado...cajaabtan ba arka idinka culumo la moodkaan lasoo aruurshey!!

  • kkkkkkkkkkk war culimada aflagaadada kadaayo haddaad umadda beentaad usheegi jirteen la idinkashifauy culilmado miya lagu xanaqaa canbuulo waa la idin ogolyahay lkn diinta yaanan been lagasheegin si been ahna umadda loofahansiini

  • yaa mowliid ah ?!! waa su,aal u baahan in la ogaado.!!

    waxaa diida in la xuso mowliidka culimada wahaabiyada sida sanamka u caabudda ina cabdi wahaab...waana mutacasibiin ina cabdi wahaab..iyo ibn cutheymiin iyo ibn baaz iyo inta kaloo ku ta,asurtey batroolka lacagtiisa ee sacuudiga la xiriirta kuwaana waa kuwaas...la yaab malahan reer aduunyoodka

  • sida nabiga wax uusan sameyn eey asxaabadiiba u sameeyeen..sida salaadda jamaca ah taraawiixda..salaadda tahajudka jamaacada ah ..aadaanka labaad jimcaha ..sunnooyinka salaada jihaadka ..dhammaan waa wax kheyr ah quraanka oo shaqallo loo yeeley iyo qawaacidda naxwaha ..dhammaan nabiga ma sameyn.laakiin waa kheyr la faley dhibna kuma jiro

  • Comment removed

  • yowmul cashuuraa sanadkiiba hal mar ah ba la sooma waayo waa maalintii uu nabi muuse ilaah bad baadshey ..sidoo kale waa malintii uu nabi nuuux ilaah bad baadshey iyo intii iyaga raacdey ...mahadin ilaah taa looga mahadinaayo ..marka miyey jiri kadhaa maalin ka weyn oo ilaah lagu mahadiyo dhalashada nabiga ?!! halkaa baa laga soo qaatey xuska nabiga sida uu yiri ibn xajar iyo imam suyuudi

  • sanadkii in mar saa loo xuso ma banaan tahey?!! haa waa mid bannaan..dib ugu laabo maalinta caashuuraa sababta loo soomo..waa nabiga oo ka arkey yuhuudda reer madiina oo sooman iyagoo ilaah uga mahad celinaya bad-baadadii ilaah ee nabi muuse iyo nabi nuux..taasoo sanadkiiba hal mar ah ...nacam sanadkiiba hal mar ah!!

  • khur,anka maxaa daluil u ah in lasameyn karo in dhalashada nabiga laxuso?

    haa waa mid bannaan eeg ayadda qur,aanka ( kheyr sameeya aaad liibaaanteene..)nabiga oo la xusaa laga sheekeeyaa siiradiisa..la weyneeyaa waa kheyr la sameeyey.

  • culimada baneeysey..yaa ka mid ah ..?!! waxaa ka mid ah imaam suyuudhii..alxaafid ibn xajar alcasqaali...imaam al xaafid al-nawawi ..ibn katiir ...iyo waliba sheekha wahaabiyada ibn teymiyah!!..iyo culumo kale oo fara badan .

  • mowliidka ama dhalashafa nabiga ..lafahaantiisa nabigaa xusey isagoo nool...waxaana la weydiiyey sababta uu u soomo maalinta isniinta ..suuyeen- caleyhi salaam :- (waa maalintii aan dhasshey......).

    sida nabi muuse iyo nuuxba u soomeen maalinta caashuuraa ,nabigeenana uu inoogu jideeyey in anu sono maalintaas...taa baa daliil inoogu filan.

  • waxaa soogalshay alamagan qoryooley

  • waryaada waa run wax mowliid ladhaho majiro kooxaha juhalad ah oo aan aqoon wahaab ha barteen waa sheekh muslilm ah culimadana yaanan lacaynin ninkii daliil cad hasto culimada ha uyimaado haladoodo lkn waxna llamayaqaano culimadiina waa la eedda taasi cid aqbalayso malahan

  • waryaada waa run wax mowliid ladhaho majiro kooxaha juhalad ah oo aan aqoon wahaab ha barteen waa sheekh muslilm ah culimadana yaanan lacaynin ninkii daliil cad hasto culimada ha uyimaado haladoodo lkn waxna llamayaqaano culimadiina waa la eedda taasi cid aqbalayso malahan

  • Astaghfirullah. its sad wallahi da scholars of today givin fatwa's like dey have ejaza. da scholars of da past used to be so scared of giving fatwa's even tho dey were greater in knowledge. Da power of da tongue is something to be feared. U mite utter something nd it mite take u to jahanam nd u mite utter somethin gud nd mite take u to jannah. When a student of knowledge is confronted wit a controversial matter like da mowlid he shud always state his opinion not da fact nd we should respect it

  • kuwa makint babi inayaan makawaratay

  • naceybka rasuulka waxaan ula jeedaa wahaabiyada, waa madhab aad u neceb nabigeena scw waayo heer ay aflagaado ka gaareen waxay wahaabiyada, najadiga aamisan yihiin rasuulka scw waalidkiis aabihiis iyo hooyadiis inay naarta ku jiraan, sidii ay iyaga naarta soo arkeen, acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim. xaqiiqdii madhabtan 30kii sano ugu danbeeysay lacagta sacuudiga dunida ku faaftey ee wahabiya waa mad-hab ka shaqeysa badalita diinteena, wayo ibn thamiyah iyo abdiwahaab waxay ahayen dad lunsan

  • dhamaan sheekhyada waa wahaabiya, sacuudiga ayaa wax lagu soo barey, mawliidka nabiga scw culumada waaweeyn ahlu sunnah waljamaaca waxay yiraahdaan waa camal wanaagsan waayo waa camal muujinaya jaceylka aad u qabtaan rasuulka scw, wadaadan naceybka ay u qabaan rasuulka scw waxaa ka mid ah haddii aad weydiiso nabi maxamed waalidkiis scw halkee ayey ku jiraan janno ama naar? waxay wahaabiyada aamisan yihiin nabiga aabihis iyo hoyadis inay naarta ku jiraan, subxaana allah naceybkaas fiiriya.

  • ????????? ??? (from Azerbaijan) )))))))

  • HAAAAAAH! waa run! wexey culimadeenusheegayyaaaan!

  • HeHeHeHeHeHeHeHe

  • mash.allah ilaah ajar iyo xasanaad ha idinkasiiyo cilmiga aad noo faa ideyseen

  • Comment removed

  • sxb diin baro nabiga scs culimadaan kamajeclildiine ee beenta iskadhaaf diinta baro marka hore

  • @Feylasoof sxb diin baro nabiga scs culimadaan kamajeclildiine ee beenta iskadhaaf diinta baro marka hore

  • Suufiyo & Qaadiri & Xer Wax Jira Maaha Waa Khurufaad & Waxaan Jirin Weeye

    Ilahoow Culumada Noo Xifdi Oo Noo Ilaali Dhamaan Inta Toosan

    Shiikh Muhammad Rashaad Ilaahoow Raxariistii Jano Sii Oo Jannatul Firdawsa Ku Casuun Aameen Aamiin Aameen Aamiin.

  • culumadu run bay ka hadlayaan ee raaca waxay idin farayaana yeela dhamaantood allaha xafidee

  • kuwakani waa kuwii shaley lahaa muslimka halgu jihado ..maantana ku leh kuwey waxbareen (shabaab) waa dad qaldan ..jihadkana wa xaaraan ..sida cumar faaruuq iyo umul ee diintooda lacagta ku iibsadey ee sacuudiga musjahaaraadka ka qaatta..kuwani waa ducaadda albaabada jahanamo

  • what do you say? i not Understand

  • waa kuwo dhunsan kuwaan hana laga diktoonaado ..waa culimada wahaabiyada lunsan ...dadkana lumiya waana ducaadda albaabada jahanamo..hala iska jiro .

  • @Feylasoof

    kkkkkkkkkkkkkkkkk walahi isha ka riday

    

  • odayga furuqle la yiraahdo cacacacaca fuqu buraale adaa qabo iyo jin iyo sixir iyo waxaan la aqoon walee inaad jecel nabiga aad u qabtaan usan jirin ee odayaalyohow caalaamada naarta ka muuqato dadka masaakiinta ah ha halaajinina.

  • Ilaahi ka cabsada...the time is very close

  • Comment removed

  • Comment removed

  • ilaah weynaaye qofkuu doonuu nuurka khur,aanka waafajiyaa fahankiisa..liibaan-na uu ilaah lamaagaa ..ilaahna naartiisa ciyaar-ciyaar uma sameyn badana inta culumo lamoodo laakiin lagu kodmaayo ee ah ducaadda albaabada jahanamo war dadoow yaan laraacin wahaabiyada lunsan

  • waxaana taa daliil kuugu filan qowlka eebbe weynaaye

    {قل بفضل الله وبرحمته قبذالك قليفرحوا هو خير مما يجمعون } naxariista halkaani waa nabiga wax lagu kulmana isagaa xuskiisaa ugu kheyr badan

  • Hadaba qofkii eey ku weyntahayoow jeceylka nabiga ku weyneysii dhalashadiisa soon habeenkiina u sameey ixtifaal weyn waliba si weyn loo qurxiyey oo aad ku martiqaadid dhammaan muslimiinta yar iyo weyn kana sheekee taariikhdiisa adoo ku daraya ammaan iyo salliga nabiga

  • Hadaba nabiga oo laxusaa dadka diidani daliil unoqonmeyso iney nagu yiraahdaan nabiga masameyn iyo asxaabadii saana maahan miqyaaska diinta lagu cabiro ee miqyaaska diintuwaa waxaan shareecada maxey ka qabtaa ..nabigana dhalashadiisa soonbuu ku weyneeyey

  • hadaba mowliidka waa wax cusub oo lamahdiiyey oo aan diinta ka hor imaneyn waana wax kheyr ah marba hdii siiradii nabiga laga sheekeynhayo lana ammaanahayo laguna salinhayo oo la weyneyn hayo oo diintiisa lagunooleynhayo kuwa saa sameeyaana nuurka ilaah raacey oo liibaaney

  • wax kastoo cusubi hadaba micnaheedu maahan in ladiidey ee waxaa ladiidey waxii cusub ee diinta ka hor imaanaya ..saa horta hala fahmo..waxii cusubna wa laba wax ku banaan diinta oo aan kahor imaaneyn iyo wax cusub laakiin aan diinta ogoleyn..saana waxaa yiri imaam shaafici

  • Nabigaa CSW baa sidan yir:- { مَنْ أَحْدَثَ في أَمْرِنَا هَذَا ما لَيْسَ مِنْهُ فَهُ وَ رَدٌ } horta bal macnahaa dhuuxa ..oo yaan laraacin habowgaan diinta ka lunsan

  • nabiga ma,aanu oran:-{ waxii cusub ee aan anigu sameyn yaan lasameyn} laakiin waxaa uu yiri :-{qofkii layimaadaa waxaan diintu ku banaaneyn ee cusubi waa lagu celin}..mowliidkana diinta kama hor imaan !!

  • hadaba mowliidku waa sunno wacan oo cusub qofkii jideeyeyna ajarkeeduu helay iyo qofkii saa isaga ku raacey ..ilaah qofkuu doonuu kheyr lamaagaa ..alloow kheyrkaaga nalamaag aamiin

  • nabiga CSW baa yiri:-{qofkii islaamka sunno wacan ujideeyaa ajarkeeduu leeyahay iyo ajarka qofka isaga kuraaca oo saa sameeyo..isagoon ajarkiisa waxna laga jarinqofkii islaamka sunno xun ujideeyana danbigeedu leeyahay iyo qofka isaga sa ku raaca iyagoon danbigooda waxna aan lakaga jarin}

  • نْ سَنَّ في الإسْلامِ سُنَّةً حَسَنَةً فَلَهُ أَجْرُهَا وَأَجْرُ مَنْ عَمِلَ بِها بَعْدَهُ مِنْ غَيْرِ أَنْ يَنقُصَ مِنْ أُجورِهِم شىْءٌ، وَمَنْ سَنَّ في الإسْلامِ سُنَّةً سَيِّئةً كانَ عَلَيْهِ وِزْرُهَا وَوِزْرُ مَنْ عَمِلَ بِهَا مِن بَعْدِهِ مِنْ غَيْرِ أنْ يَنْقُصَ مِنْ أَوْزَارِهِم شىْءٌ"، رواهُ مُسْلِمٌ في صَحيحِهِ مِنْ حَديثِ جَريرِ بنِ عَبْدِ اللهِ البَجَلِيِّ رَضيَ اللهُ عَنْهُ.

  • ilaahbaa yiri weynaaye { وأفعلوا الخير لعلكم تفلحون } {kheyr fala aad liibaanteene}..waxa lasameynhayo waa wax kheyr ah qofkii mowliidka diidaa aayaddaas buu ka horyimi waana kabaxey xeradii islaamka

  • kuwaas diinta saa u nooleeyaa ayaa nuurka ilaah lamaagey iyagaana liibaaney ..laakiin kuwa ku leh mowliid maxaa ladhahaa? nuurka ilaah laabtoodu mahaleelsiin mana ahan kuwaa kuwa liibaaney maalinta aakhiro (wahaabiyada)

  • hadaba ula jeedadu mowliidka waa weyneyn nabiga lagu weyneynhayo iyo soo nooleyn diintiisa lagu nooleunhayo xuskaas diintaana loogu gar-gaaraayaa marba haddii laga sheekeynaayo siiradiisa

  • ilaah baa yiri weynaye{kuwa rumeeyey nabiga ee weyneeyey ee u gargaarey diintiisa ee raacey nuurka ilaah kusoo dajiyey waa qur,aankee kuwaasaa liibaaney} acraaf/157 aad

  • mowliidku waa uun nabiga oo laweyneeyeo .laguna saliyo la ammaano ..la duceysto ..siiradaiisa oo laga sheekeeyo ..eaashin-na lacuno kaasoo sadaqo ah dhammaan wax kheyr ah qofkii intaa diidaana waa diin diid .kheyr diid wax wacan diid

  • فَالَّذِينَ ءامَنُوا بِهِ وَعَزَّرُوهُ وَنَصَرُوهُ وَاتَّبَعُوا النُّورَ الَّذي أُنْزِلَ مَعَهُ أُولئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُون ﴾ [سورة الأعراف، 157

  • dadka diida xuska nabiga (mowliidka) waa juhalo aan diinta aqoon,wwyo waxa lasameyn hayo waa wax kheyr ah ..waa ammaan iyo kusalin nabiga iyo qur,aan aqrin iyo ducooyin dhammaan-na waa wax kheyr ah..qofkii intaana diidan waa kheyr diid

  • Does anybody know who the first lecturer is?

  • Mowliid is right, we love nabi muxaamed SCW...i will always digri my whole lifetime

  • @AlwyazSpeaKDATRuth قُلْ بِفَضْلِ اللَّهِ وَبِرَحْمَتِهِ فَبِذَلِكَ فَلْيَفْرَحُوا هُوَ خَيْرٌ مِمَّا يَجْمَعُونَ

    Dheh waa fatlika Ale iyo Raxmadiisa وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا رَحْمَةً لِلْعَالَمِينَ)) taasna ha ku farxeen (muslimiinta ) Taas baana ugu qeyr badan wax la isigu yimaada.

    Suaal: Miyaysan aheen dhalashada Nabigeena Raxmati Alle ? hadii ay jawaabdu haa dahay waxaan leenahay Ale wuxuu nagu booriyay هُوَ خَيْرٌ مِمَّا يَجْمَعُونَ

  • @sufi9111 What are you trying to say? Mowliid is wrong miyaa? Ofcourse Dhalashada Nabiga Muxaamed SCW Waa Raxmadi Allah SWT...who wouldn't be happy on such a great day. And let me ask you this: what is wrong with digri, amaanining Ilahi iyo rasulki allah subxana wa tacaala.???

  • @AlwyazSpeaKDATRuth walaal i love mowliidka nabiga you mis-understood i was talking to someone alse so me and you have the same opinion my name is sufi9111 i am enjoy mowliid and i think we should do it the way it used to be in somaliyah like giving food, nabi amaan, the whole community hearing about the history of the prophet and so on. so we are the same side ok.

  • @sufi9111 Oh sorry walal. Mansha'allh if you believe in the mowlid, ilahi haa ku siyaadiyo deenta oo fican ad ku jirtid.

  • i love and am proud of my Somali peoples steadfastness to their religion. we NEVER sell our religion to anyone!- despite of ayan hirSHIT ali.

  • majiro nabi kamida nabiyada ilaahay kaasoo udabaal dagay dhalashadiisa.... somaliyeey xaqa yaan la inkirin ilaahna yaan laga fogaan...

  • xaqu waa cadyahay hadii wixii khayr ku jiro salafkii(quruun khayrka badnaa) ayaa nooga hormaray, jidkoodii aan raacno - mowliidku waa bidco(wax cibaado oo ayna nooga hormarin oo rasuulkana (saw) nooga digay.

  • asc walaalayaal hadii daliil haysaan soo gudbiyo (wahaabiyo caydood diin maa hee daliil keena) ilaahay ka baqo xaqa raaca

  • hadaad haysaan aayad quraan ah ma xadiis sheegaya mowliidka fadlan noo sheega walaalayaalow idinkoo raali ah?

  • @dararac Sual wax cibaado ah ma u sameyay Rasulka scw dhalashadiisa isaga oo ugu xamdi noqaya Alle mise waa maya? marka 2aad hadii laguu keeno taliil amaad ku ku kufrisa? marka 3aad in wax wanaagsan la sameeyo ma waxey ku xirantahay in uu rasulka sameeyo marka hore? hatii ey haa tahay bal na fahansii halka uu ka yimid quranka kitaabka shaqalkiisa, na fahansii fiqika yaa sameeyay

  • @sufi9111 Daliil lagu kufriyo meesha ma yaalo, culimadii baa daliil u waysay. Inta Sheekh ee Video lagu xusay oo tiri....daliil looma hayo yaad leedahay waanka cilmi badanahay. Tan 2aad, ma waxaad leedahay way kufriyeen haday diideen Mowliid aan sal iyo raad la heen?

    Walaalayaalow ka hishooda Culimaada oo haka been sheegina diinta.

  • @Ismalure Ismalure walaal waxaad dhahday (culimadii baa daliil u waysay) Culimadee bal noo sheek. ma wahaabiyo oo bilaabatay xogeeda 1901 baad diin iyo culimo nooga dhiktay war meytay Xufaati Islaamka sida Imam Abu Shama (Imam Nawawi's shaykhisa) book Al ba'ith ala Inkar Al bida` wal hawadith (pg.23) waxa ugu wanaagsan oo waqdigeen la sameyey waa maowlidka nabigeena.

  • @sufi9111 Inta Hadith een aan garanyo oo ka hadleysa Jacaylka iyo ajirka ee leedahay ku Saliga Nabiga (scw), ma jiro mid ka mid ah oo xusaya Mowliidka. Haduu Mowliidka yahay cibaado lagu leeyahay qof walbo oo jecel Nabiga (scw).....deetana asxaabada yaa dabaaldagi lahaayeen Mowliidka.

    Aniga waxaan ahay qof Muslim ah oo jecel Nabi Muhammad (scw) mana aaminsani Mowliidka....hadii aad leedahay qofkii aniga ila mid ah diinta ayuu ka baxay. Taas adiga ayuu laguusoo istaajin Qiyaamada.

  • @Ismalure walaal qof ku yiri Mowlidka waxey ka mit tahay arkaanta islamka majirdo iyo qof ku yiiri qasab ku sameena majirdo hadi lagu yiri sidaa waa qalat laagin kuwan halkan ka fatwoonaya daliisha ay ku xarimeen in la sameeyo waxuu ka soo horjeeda shareecada islaamka laaginse waan u cudur daareena waayo afar sano oo jamacata madino wax lagu barto ruuxa wuxuu dareemayaa in uu caalim yahay

  • @Ismalure

    mowliidka hadaadan aaminsaneyn jecelka aad nabi muxamad u qabto mexey tahay waan jeclahay oo been ah weye ee taas wahaabiyada iskula sheekeysta. mida kale nabi muxamad oo qeyru khalqilaahi ah marku la kulmay yuhuuda oo sooman markii uu weydiiyana ee ku dhehen waa maalintu nabi muuse caleyhi salaam bad baaday kadibna nabigu scw uu yiri maalinta anaka idinkaga xaq badan muxu u dhihi waayay waa bidco ama waa shirki

  • @Ismalure Muslimiinta oo dhan waxey ku farxaan Dhalashada Nabigeena, in Alle uu naga dhigay umada nabi Muxammed, in uu noo dortay Diin ahaan Islaam in uu noo soo diray Raxmadiisa oo ah Nabi muxammad qofki muran ka qaba in u yahay nabigeena Raxma Alle noo soo diray wuxuu beenin ayaadka Alle sida u Alle u yiiri وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا رَحْمَةً لِلْعَالَمِينَ Maba aan ku soo diriin ba ilaa in aad u dahay Raxmad caalimka oo dhan.

  • @Ismalure Alle wuxu yiiri قُلْ بِفَضْلِ اللَّهِ وَبِرَحْمَتِهِ فَبِذَلِكَ فَلْيَفْرَحُوا هُوَ خَيْرٌ مِمَّا يَجْمَعُونَ Dheh waa fatlika Ale iyo Raxmadiisa وَمَا أَرْسَلْنَاكَ إِلَّا رَحْمَةً لِلْعَالَمِينَ)) taasna ha ku farxeen (muslimiinta ) Taas baana ugu qeyr badan wax la isigu yimaada. Suaal: Miyaysan aheen dhalashada Nabigeena Raxmati Alle ? hadii ay jawaabdu  haa dahay waxaan leenahay Ale wuxuu nagu booriyay هُوَ خَيْرٌ مِمَّا يَجْمَعُونَ

  • @sufi9111 Qof walboo ka horjeeda Mowliidka ma aha Wahaabi. Mida 2aad, aayada Qur'aanka aad kor xustay wax diidan ma jiro, laakin cadeen uma aha in loo dabaal dago Mowliidka. Waxaan aad u garan ajarka iyo fadhlika uu leeyahay kusaliga Nabiga (scw) marka magaciisa la xuso. Jacaylka iyo Kusaliga Nabiga (scw) waa cibaado mar walba aad samayn kartid oo hal waqti kali aan ku qaas aheen.

  • waa wahaabiyiin uun baad kuhaysaane maantoo dhan.... maad sheegtaan meesha mowlidku diinta islaamka kaga jiro? asxaabigee sameeyey? aayadee sheegtay? xadiiskee  noo sheega walaalayaaloow..........

  • axmedeeyali@ walaal wax cadayn ah hadaad haysid oo ku wajahan arinta fadlan noo sheeg adoo raali ah walaal... waxaan ogahay anigu in nabi mahamed s.c.w. uusan waligiis udabaal dagin mowliidka...

  • sheekyadan waa wada wahaabiya, wahaabiyada foolxumada ay somalia ka wadaan waad aragtaan xasuuqa. qabuuraha oo la qoto, bal waaad aragtaan cudurka wahaabiyada ee sacuudiga ka yimid dhibka uu ka wado somalia. mawliidka nabiga scw waa qeyb muhiim ah islaamka ka mid ah.

  • nimankan waa wada wahaabiyiiin, xaqiiqdiina wax aqoon baddan uma laha diinta islaamka, waad aragtaan cudurka maanta wahaabiyada ay ka wado somalia, inay qabuuraha qotaan oo ay ma shaaikhdii diinta faafin jirtey ay lafahooda la soo baxaan, mawliiidka waa sunnada rasuulka scw, waana qeyb muhiim islaamka ka mid ah. wahaabiyadana waa cudur allaha umadda ka qabto wahaabiyada tuugada ah.

  • haddaan iraahdo caqiidadeydu waa ashcariya madhabadeuduna waa shaficiya..dhariiqadeyduna waa qadiriya micnuhu waa waxaan ahay muslim jidkii ilaah heysto mowliid diidkuse may madhabadoduna diidaan kkkkkk

  • @Feylasoof

    WALAAL WAXBA HA ISKU WAREERIN KUWAN WAA WAHAABIYO JEEBKA MA BUUXAA UNBAY YA QAANAAN DADNA KAMA NAXAAN DALNA KAMA NAXAAN BURBUR UNBAY KA SHAQEEYAAN

  • quranka hal meel lagu aruurshey..adaanka 2aad salada jimcaha salatul tahajudka iyo afarta madhabadood oo midkood ama kuligood lawada raacaa iyo xuska nabiga toona nabiga nama farin dhibna malahan waa uun kheyr

  • nabiga ma anu oran yaan lasameyn waxaa anigu sameyn laakiin waxu diidey wixii cusub ee diinta ka hor imaneyso mowlidkana diinta kama hor imaneyso hadii wanaag lasameynayo

  • cajiiiiib !! bal haddii laweydiiyo salaadda tahajudka ee 10 danbe ee ramadaan hadii laweydiiyo yaa keenay? maxey oran lahaayeen? ma nabigaa saa sameeyey.

    nabiguse ma in kheyr lafaluu diday?

  • kuye bidcah kulliyah iyo bidcah idaafiyah iyo bidcah juz,iyah ..beenaale .. maxishoode ..war haddaadan waxba aqoon iska aamus.

  • Ar-kuwaan yaa isu soo aruurshey oo fadeexeeyey ogaada dadka qaar badanbaa uheystey culimo..laakiin ceebtooda ilah ma asturee ceeboobe kuwaan waligey niman ka jaahisan ma arag

  • Wax kastoo cusubi xaaraan maahan . إن هناك أموراً أحدثت توافق الكتاب أوالسنة أو الأثر أو الإجماع فهي بدعة حسنة ، كما قال سيدنا عمر بن الخطاب رضي الله عنه بعد أن جمع الناس على صلاة التراويح على إمام واحد : (( نعمت البدعة هذه )) . رواه البخاري

  • waayo ilaah baa yiri weynaaye (kheyr fala aad liibaanteene)

    ( وأفعلوا الخير لعلكم تفلحون

  • mowliidku waa kullan kheyr ah ..mahadnaq alle ah .nabiga lagu ammaano laguna salliyo intaana waa wax wacan waana wax aan diinta waxba ka qabin .nimanka diidan waa niman heysta diin kale

  • waa shayaadiinul insi ee mahan culumo waxey ka horyimaadeen ayadda

    ( وأفعلوا الخير لعلكم تفلحون

  • nimankan waa nabi diid ..islaam diid .. dowlad diid..kheyrdiid wax wacan diid

  • saan baan idinka niri sida eebe yiri

    (وَلاَ تُطِعِ الكَافِرِينَ والمُنَفِقِينَ وَدَعْ أَذَاهُم وَتَوَكَلْ عَلَى اللهِ وَكَفَى بِاللهِ وَكِيلاً) الأحزاب/ 48

  • sida uu bidcada u qeybsheyimaam al nawawi ka eeg shar/saxix muslimka m/9-p-154

  • وثبت المدح الأفرادي عن العباس وغيره قال العباس: يارسول الله إني أريد أن أمتدحك فقال الرسول قل لايفضض الله فاك فقال:

    من قبلها طبت في الظلال وفي مستودع حين يخصف الورق

  • sidaa waxaa yiri ibn cabaas qalinkii islaamka isagoo nabiga amaaney

  • فنحن في ذلك الضياء وفي النـــــــــــــــــور وسبل الرشاد نفترق

    فنحن في ذلك الضياء وفي النـــــــــــــــــور وسبل الرشاد نفترق

  • :" مَا كَتَبنَاهَا عَلَيهِم" أي نحن ما فرضناها عليهم إنما هم أرادوا التقرب إلى الله،

  • :" وَجَعَلْنَا فِي قُلُوبِ الذَّينَ اتَّبَعُوهُ رَأفَةً وَرَحمَةً وَرَهبَانِيَّةً ابتَدَعُوهَا مَا كَتَبنَاهَا عَلَيهِم إِلاَّ ابتِغَاءَ رِضوَانِ اللهِ" الحديد/27

  • قال رسولُ الله صلى الله عليه وسلم:" مَن سنَّ في الإسلامِ سُنَّةً حسنةً فلَه أجرُها وأجرُ مَن عَمِلَ بها بعدَه مِنْ غيرِ أن يَنْقُصَ مِنْ أجورِهم شَىء،

  • وللحافظ السُّيوطيِّ رسالةٌ سماها:" حسنُ المقصِد في عملِ المولد" بين فيها أن عملَ المولدِ منَ البدعِ الحسنةِ التي يُثاب عليها صاحبُها لما فيه منْ تعظيمِ قدرِ النبيِّ صلى الله عليه وسلم

  • وقال ابنُ كثير:" وقد صنفَ له الشيخُ أبو الخطابِ بنُ دحية مجلدًا في المولد سماه" التنويرُ في مولدِ البشيرِ النذير

  • aadaanka salaada jimcaha waa wax cusub laakin lamahadiyey

  • taraawiixda cumar ammaaney iyo tahajudkuba waa wax cusub lana mahadiyeyna

  • juhaladaan iyo cumar bin khaddab cumar baa mudan oo yiri sidan

  • نِعْمَ البدعةُ هذه". وهذا مما رواه البخاري، فعمرُ رضيَ الله عنه سماها بدعةً ومعَ ذلك فقد أثنى عليها.