Added: 1 year ago
From: Raadraacafanka
Views: 16,479
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • i luve it. thnks sis for the beautiful song

  • kkkkk

  • WAW MASHALLAH NICE VOICE!mmmmmm 

  • Calaak Calaaak.

    waxaas baa hees la yidhaa....

  • Dharaartaan ku waayaa, Sannad iiga dhiganoo. Anba dhamanna haysiyo, Dhadhabbaan ku nooloo, Sidaad iigu dheer tahay, Mar quroon ku dheehdaa. Dhimbilaha jaceylkee, Dhimirkiyo qalbiga yaal, Dhaqso ii buskoodaan. (Waxaan dhowrayaa waa, Annagoo dhammeynoo, Midigta isku dhiibnee, Sida DHIG IYO LOOL Ma Noqonnaa?)

  • Sida dheel habeen da`ay, Oo dharabka geeduhu, Dhibco sarinaayaan. Ama dhool arooryoo, Intuu dhigey xareeddi, Dhalatiyo ugbaadloo, Oo roob-la-dhaca iyo, Rahu dhaashanaayaad, Sida dheemman iyo luul, Dhaayaha u roontee. (Waxaan dhowrayaa waa, Innagoo dhammeynoo, Midigta isku dhiibnee, Sida dhig iyo lool, Ma noqonnaa?)

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more